FAYSAL CALI WARAABE OO AMAAN KALA DULDHACAY MAJEERTEEN, LAFTA GAREEN OO DIIDAY IN UU KA SOO QEYBGALO

  Рет қаралды 20,284

Aftahan Production

Aftahan Production

8 күн бұрын

Пікірлер: 102
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 күн бұрын
Annagu Haddaa Majeerteen Nahay Dhulbahante Waaloow Baanu ladhalanay. Meesheey Noo Jiiddaan Baanu Ujeesan. Waxba Hayna Kala Dhex ordin Feeysal Faaruq. Guul Hartiweeyne. 🇸🇱🇸🇱💪🏿💪🏿
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 күн бұрын
@@Cici_mimi waxad illowday wallalihiinii kale manta waxa somalia kajira gashan buursi marka adoo helikara(d5 Maxaa Mel hose kugu Soo celiyay fadlan adoo raa li igah adeer
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 5 күн бұрын
@@ahmedmose5466d5 Maxaa la dhahaaa Ninkiiii i raba oooo siyaasadyda raba baaan wadan Mr bes baaaa igula tartami kara siyaaasad Inta kale eee darooood waxa naga dhaxeeeya Waa difaaaaav bes Kala baro wax
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed horaa looyiri laab aay cano galeen aqli magalo. Marka hadalkada qabasho maba lahayn ee saas ulla soco plz
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 күн бұрын
@@ahmedmose5466 Walal waa Runtaa lakiin reerkaan ma iyagaa rabo inneey midoowbaan? Harti unbaa mideeysan maantay adigu Meel kusheeg D5 kii kale.
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Faysal faruq wa doqon majerten and dhulbahante are one family wa hal qoys o harti ah brother
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 күн бұрын
Fadlan markay halkas mareyso hakahadlin jifo.kor ubax si aad u heshid qiimo sare?
@user-th4et2vl9q
@user-th4et2vl9q 6 күн бұрын
Wax kasta oo Soomaali dhexdeeda isku haysano waa laga heshiin doonaa insha allah , ee hala ilaaliyo diinta, midnimada, iyo sharafta Soomaaliyeed. Ilaahay Soomaali xaqa ha tuso quluubtoodana ha isku soo jeediyo. Aamin. Xaliye from Garoowe.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 күн бұрын
@@user-th4et2vl9q intuu nin Somali,ah haysto xolo ninkale oo Somali'ah bal ii sheeg sida aay Somali ku heshiineyso . Mr:xaliye from gerewe
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 5 күн бұрын
Mj wa dad somaliyed faysal fadaro somaliya Somali ba iskaleh🇸🇴
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 күн бұрын
That is why harti is number one.
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 6 күн бұрын
Faysala faaruqu majeerten iyo dhulubante waa hala amaan kaama rabaan
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 күн бұрын
No thnk you Feysal dhurwaa yaad u sheegeysa waad iska dhurwaay Cidey 😂. Yaahu yur.
@seed3966
@seed3966 5 күн бұрын
Asc maa shaa allaah guuleyso weriye balwaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Adamhagler
@Adamhagler 6 күн бұрын
Mayee ugaas balawaan odayga x sheekh haku talax tagin isagu bada ma iibinayee si sharci dawladnimo ayu wax ku dhanaynaya sidasay aniga ila tahay
@zaytum
@zaytum 5 күн бұрын
Waa iska aduun faysal oo aflagdeyn jirey majertenia mantana amaanaya
@seed3966
@seed3966 5 күн бұрын
Kkk waa shaabuuga jabuuti kaga soo dhacay weeye faysal 🥾🦂🦟🪳🏃🏻🕺🏼🕺🏼
@FH-qt4up
@FH-qt4up 6 күн бұрын
Asc walal waa runta afkaga cano leguqabey mashe Allah
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 6 күн бұрын
1998 buu bilaabay cayda majeerteen Waana maalintii kowaad oo laga maqlo faysal cali waraabe Amaanta Beesha majeerteen
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 5 күн бұрын
Lafta gareen in xamar lagu shirqoolo ayuu Ka baqay waa sababtuu u lahaa ha lakeeno baydhabo. We dhibkale majoro.
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 6 күн бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Balwaan Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Iyo Qosol Badan Guuleyso Adeer Inshaallah
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Brother naftisa ayu ubaqay asaga iyo Hassan dhiqo way kala dhinten
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 6 күн бұрын
Xataa haddii ay Itoobiya ka noqoto maxaa lagala hadlahayaa?
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 5 күн бұрын
Alle ha ku naxariisto
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 5 күн бұрын
Dhulbahante iyo MAJEERTEEN waa Hal biyo oday baa israaciyey.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 күн бұрын
FAYS1L FAARUQOW YAAHUU BAANU KU LEENAHAY😂. SOWTUU LAHAA WAA INOO GAROOWE IYO GUUSHA ?🤪😝
@user-zh4be6si8r
@user-zh4be6si8r 5 күн бұрын
Bada xasan baa gadanaya hada waayo mucaarad muxaafid waxaa layla ogaa itoobiya haka noqoto heshiiski muuse lagalay 😊😅😮😢🎉😂❤❤wasiirada aadaya ankara iska jira bada somaliya hagadìna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 күн бұрын
Iidoor maxishoodo laakiin waycabsadaan.hawiyuhuna waa iamid.😂😂😂😂
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar 6 күн бұрын
RABI tALO KU FILAAN inshaaalh
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 күн бұрын
In lagudilo ama lagusumeeyo xamar buukabaqayaa ee colad kamadhexeyso marxuunka iyo laftagareen 😢
@seed3966
@seed3966 5 күн бұрын
Hhhhhh feysal dhinicii xasan buu kasoo wareegay xasan yaa badii uga hornarey 😮😮😮😮😮😮
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 6 күн бұрын
RABI TALO Ku Filan Inshaaalh
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 5 күн бұрын
Faysal waaaa marfuuucul qalam
@abraQolkisa
@abraQolkisa 5 күн бұрын
inadeer waxa heshiisi madhicin oo ku sabsan MOU waxa lagu yedhay, Nin walan oo Muse layidha ayaa utagay Abay waxuu ku yidhi Bad baan ku hayaa isaguna thank u ayuu ugu jawabay intasay ku kobnayd maxa laga noqoda marka
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 5 күн бұрын
Faysal wuxu isku haysta intelligent:wuxu doonayaa inu siikala dheereyoo walalaha hawiye iyo darood majeerteen.
@fosiafaarax8998
@fosiafaarax8998 6 күн бұрын
Waa billaa qadiyad, oo dabayshaa sidata
@abdulraziq7581
@abdulraziq7581 5 күн бұрын
NINKAN AMMAN UGAMA BAHNIN SOMALINA WA HAL QOYS O WALALO AH MARKA 35SANO O LASO DHAFAY WAXU KU SIFOBAY FIDNOLE NINKAN FAFAYSAL WARABE MASKAXIYANA MAHAN NIN FAYOW .
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 6 күн бұрын
Majeerteen dantiisi buu gaarey😂😂😂 faysal faaruuq iidoor waa sandwich maanta xaga awdel ba mamul noqotey xagana dhulbahsbte😂😂😂 qac ba ka yeedhy
@aweysosman5122
@aweysosman5122 6 күн бұрын
Isaac jariir camal miyaa dharbaaxo ayay wax ku liiyihiin miyaa
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂kkkkk riyoland way jaah wareereen😂
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 5 күн бұрын
Majerten
@abdihakimyusuf5340
@abdihakimyusuf5340 6 күн бұрын
Balwaan waxaa sheegaysa waa run wareyihii tvga Aljaseer ayubu ku yiri somali nasiib daro ku dhacday madaxweyne afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan.
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 5 күн бұрын
ALLAH HAA INAGA BADBAADIYO DHAMAANTEENA QOWLEYSATADA VILLA ISKU KAADI
@axmedyare2404
@axmedyare2404 6 күн бұрын
🎉🎉
@seed3966
@seed3966 5 күн бұрын
🇸🇴🌎🇸🇴 dowlad majirto hadaay lahadasho itoopiyo ayadaan raali gelinka bixin khaladka xadgudubkaa aayna qiran in lala hadlo maaha ee 😮ismaciil amrey yaan u maleyn 😮😮😮
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 5 күн бұрын
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 6 күн бұрын
Balwaanow adigu saxbaa tahay Adeerkana Lacagbuu rabaa Dana kama laha dhul Soomaaliyed Xasan Hunguri.
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 6 күн бұрын
WAAD QALDAN TAHAY WAXAA LAYIRI NIMAAN WEER SUGIN WARAN MA SUGO TURKIGU WAA SAAXIIBKA SOOMAALIYA HADDII WADA HADALKA LAGU GELAYO TURKIGA WAAN KU QANAC SANNAHAY.
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 6 күн бұрын
War heedhe balawaan walale waxajira ee Fayasal uarakay Ririr samaale ayaa mialxadii kuabadatay
@Abdulahi243
@Abdulahi243 5 күн бұрын
Waa in lahaa balanqaadkii ahaa Etobia la hadli meyno ilaa ay ka noqoto heshiiska bada haddii kale waa sida balwaan leeyahay
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 5 күн бұрын
Hadalka Faysal waraabe waa lyfooyo wuxuuna doonayaa in LA is dhigto kadibna ay weerar sooqaadaan. Sidaa awgeedna hala foojignaado insha'Allah guul SSC
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
waatuugo tuu saxeexay buuba dafiray xasn teeramkii hire ee barbara
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 5 күн бұрын
Lafta Gareen wuu qaldan yahay.
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 күн бұрын
Xamar baabahalogaleen noqotey oolayskusumeyaa baaloobaqdey taxadar baaloobawdey ee,marxuunka cidwsxuqabta majirto balwanow😂😂😂😂😂😂😂
@maarmaar6136
@maarmaar6136 6 күн бұрын
Balwan waan tageera lkn wlhi Damuljadiid ayuu u shaqeeya iska jira waayo meeydka marxum jawaari waa laysku qsbsaday mw laftigiisu waxuu rabay inaa baydhabo lagu aaso lkn waxa diday dowlada somalia waxwyna isku dhacsan Laftagareen iyo hassan sheekh Tusaale 5 cisho ka hor Laftagareen Mogadishu imow ladhahay wuu diiday doorasho qaban maysid iyo waan qaban ee kuso fariista ineey shirqoolan ama jilbaha qabaadan Laftagareen wuuna diday pageka konfurgalbeed ka fiirso hadalkiisa wuxu dhahay xitaa wiil u dhalay jawari ayaa Norway 🇳🇴 kaso hadlay oo dhahay abahay wala baadhi kadibna baydhabo aya lavu assu kadib u kale uu dhalay oo Mogadishu jooga aya lo yeedhay lagu dhahay Laftagareen wuu diday dheh 😂😂
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 6 күн бұрын
Mr waraabe amaanayo Danni waqti gaa keenay
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 6 күн бұрын
Balwaanow maad ka hadashid gumeyiga gobolka Ogaadeeniya ee xabashidu gumaysato iyada dadka Soomaaliyeed gaadhayaan 18 million oo qof
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 5 күн бұрын
Balwaaan wa hawiye Xamse miyuuuu ka hadlo isagaaaa og ahe
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 5 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed Balwaan waa nin qaran ee maaha nin Hawiye. Xamzana waa la hayste aanan qadiyad lahayn.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 4 күн бұрын
Lafta Gareen xamar iyo Xasan Sheikh ayuu isku aamini waayey
@haniaden2700
@haniaden2700 2 күн бұрын
Waa dabal mj waaa darood ee kadhamow
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 5 күн бұрын
Siwen aloqorshey dilka laftagane wadankana mata waxa qarsodi kujogay #c.c geele sasmaula socota iyo wafdi sirdo #jabutiyan ah..😊
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w 6 күн бұрын
Taas waa ku qaltan tahay 100% soow ma maqlinoo mw xasan sh oo leh aniga inaan saxiixa m biixi diiday aniga ma saxiixaayi,ilaah dulanka iyo been abuur ma jeclo. Wiil hiiran nabad iyo nolol.
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 5 күн бұрын
Inusan imanin a fican sababto ah wa la sumaynaya damuljadiid diin malehan Allah na ka ma cabanayan xasan iyo koxdisa malaysku galay karo
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 6 күн бұрын
Xasan waa inuu isagu garo xaqiiqdii
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
waxan waa doqon dhaqankisah ah in u kah shaqeyoh isku dirkah somalidah
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 4 күн бұрын
Faysal faaruq dhulbahante MA iidor buu u yaqan miyaanu ogayn dhulbahante mj Inay Walaalo yihiin
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 6 күн бұрын
Ka warkisa wa qof maran hadaka amanta benta ah e marmarsinaha ah vedio ban kadambeyay uleyahay hadan madaxweynenimada kuguleysto ila garowan qabsani marka ka warkisa waxba kumadhexjiro somali meshey jogtaba ilahay hakuxifdiyo
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 5 күн бұрын
Ma waxay noqen-/*\##wax Mar labhdilo🎉 sasabashadan🎉ma geeymkiba🎉caruuta kuciyareysey🎉bolis:teeshiin🎉caruuta
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 5 күн бұрын
Dhulbahante taa sababay
@nasirmohammedcade8425
@nasirmohammedcade8425 5 күн бұрын
aderki joga 🎉 farmajo
@yaasmiinabdi1653
@yaasmiinabdi1653 5 күн бұрын
Faysal Faruq wuu dhimane yahye
@abdimuse6945
@abdimuse6945 5 күн бұрын
Fasal waa gabadh xumatay Oo suuqa gashay waayo Iyadaa hadba ninka aylaqayisho amaanta
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 күн бұрын
Waad saxan tahay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 күн бұрын
FAYSAL C.WARAABE HADALKIISU MEEL MID KU SUNTAN MAAHA EE MAALINBA WAA HALKII DABAYSHU U SOCOTO MANA AHA NIN MOWQIF LEH
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 күн бұрын
Car ha dhahaan tuugo.isbzhzysatay ma gadan karaan
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 5 күн бұрын
Ammaanta waa KU qabsan yahay.
@asiliboorle998
@asiliboorle998 5 күн бұрын
Hhhhh nin dad qadey xuma cukeya fayesal ya waxa ka qoro
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 5 күн бұрын
Cawaankaan la yidhaahdo F. Dhurwaa taariikhdisii madow iyo wuxuu yahay way qorantahay .
@museosman8296
@museosman8296 6 күн бұрын
Faysal wax lagama qoro
@farhamohamud4933
@farhamohamud4933 5 күн бұрын
😂😂😂
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 5 күн бұрын
#Balawan #Laftagaren waxloqorshey inlasumeyo emaka'ahen xanaq iyo dagal ladhaxey #jawari
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 күн бұрын
SAAS AYEY U QAAB EGTAHAY WELIBA DADKA LA DIRAY MAAHA DAD KHIBRAD ARIMO DIBADEED LEH WAANA ISKU WADA HEYB XSM DHANKIISA AH WAANA DHAQAMADA LAGU DUMINAYO DAWLADNIMADA SOOMAALIYEED.OO UU RABO XSM CID AAN HEYBTIISA AHEYN MOOYEE CID KLE MEEL KA MUUQAN MAYSO OO DAWLADU WAA INAY HEYBTAYDA UUN NOQDAAN.
@Ali-kv7cr
@Ali-kv7cr 5 күн бұрын
Laftagareen naftiisa ayuu xamar uga baqay taas waaye baaqashadiisa.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 күн бұрын
MA KEYNA JA LIIDANA MISE QABIIL DARTIS AYA SAAS LO SAMEYN? XAMAR WAA IN LAGA BANAAN BAXA OO TURKIGA SAFARADIISA DHULKA LA DHIGA. YAA INTAS UMMADA SOMALIYEED U QABAN KARA?
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 күн бұрын
Somaliya ninkii axmaae waa axmaar.
@Cumarwaabery
@Cumarwaabery 5 күн бұрын
Balwaan runta ayaad ka hadashay dadbadana way dhobsanayaan
@ChunaAhmed
@ChunaAhmed 6 күн бұрын
Balwa
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 5 күн бұрын
Balwaan tuug baatahay afki isaaq ayaadna kuhadleysaa , waad gardarantahay xasan si cad ayuu u yiri sida Uganda’s& Kenya oo kale ayaan ogolnahay ,maxaad muuse & xasan isku mid uga dhig Tay waa naqaan qabiilka sidi call box kugu shuba waxa aad kuhadleysid,Qabiil baad adoon utahay aan kaaga aheyn.
@bardehanad4919
@bardehanad4919 6 күн бұрын
Xassan shiikh waa madaxweynaha Soomaaliya. Feysal faaruq runta ha ku seexdo. Xaafaddaha aad ku meereysaneyso is daa dheh.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 6 күн бұрын
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude yuu mw u yahay xasan. Munaafuq
@bardehanad4919
@bardehanad4919 6 күн бұрын
@@sadiyaali9508 Feysal Faruq ayuu u yahay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 күн бұрын
@@bardehanad4919 Wallee Qabiil Inuusan Qabri kulagaleeyn.. Xassan waa Ninkii Ugu Liitay ee Taariikhdda Soomaaliya Soomara.
@hersijama6742
@hersijama6742 6 күн бұрын
Asc.balwaan taas waa ku khaldan tahay.waayo sababta loo aaday Ankara waa turkiga ayaa ku taliyey,mana diidi karan waayo saaxiibka keliya aan haysano.
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 6 күн бұрын
Wuu sa sa sabanayaaa beenloow
@luulluul1427
@luulluul1427 6 күн бұрын
ninyahow xishoo isaaq waa qabiil soomaaiyeed oo sharaf leh ee ummada ha isku darin siyaasiyiinta iyo shacabka isaaq kala saar subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah ummada qof xun iyo qof fiicanba waa laga helaa ee BALWAANOW ka xishoo cayda qabiilka? aniga waxaan ahay hooyo daarood ah oo ka soo jeeda qabiilka leelkase jijiga ayaan ku noolahay ciyaalkayga waa hawiye hadaad I moodayso isaaq ma'hi? hawiye waa adiga arkaya nacaybka iyo dhibaatada ay ku hayaan ummada soomaaiyeed walaahay hawiye ummadan soomaaiyeed dhibka uu u gaystay cid u geysatay malaha? hadana hawiye oo dhan ma xuma okey daarood sidoo kale marka qabiil cayga iska daa shakhsi iyo siyaasi haa okay mahadsanid
@hodanc6255
@hodanc6255 6 күн бұрын
Luul culimada iyo camada maxay u hadli wayen marki la laynayay dadka lascanod
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 күн бұрын
WAA BEENTAA. LA TIHID HOOYO DAAROOD. MIYAAD ILOWDEY MUDO 1 SANAD AH MARKII YAR IYO QOF WEYNBA REER SOMALILAND U SABCINAYEEN IN LA XASUUQO CARUURTA IYO HOOYOOYINKA LAASCAANOOD ? HADANA SACAB AY MUSE KU TAAGEERAYAAN LASOO TAAGANYIHIIN ? MAXAA IS BEDELEY OOD NOO SHEEGI ? GORMAAD ARAGTAY MASUULIYIIN SOMALILAND AH OO NABAD KU BAAQAYA ? WAX AAN AHAYN GARXAJIS OO MEEL ISKA TAAGEY ? GARXAJISNA SOMALILAND WAAKUWA KU WADA KACSAN OO HUWAN KU TILMAAMAYA IYAGOO AAN HADANA NAGA GARAB DAGAALAMIN ? SOMALILAND XUMAAN BAA WARKAAS KA YEERSIISEY. MIDA KALE ILAA IYO WAKHTIGAAN JOOGA SOMALILAND DAGAAL BAY NUGU SOO WADAA. SAAS DARAADEED, NAMA ORANKARTID DAD RABA IN AANU NABAD KUWADA NOOlAANO BAY ISAAQ LEEYIHIIN. QOFKII DAAROOD AH OO SIDAADA OO KALE U HADLI WAA HORGAL. AMA WAA QOF ISAAQ AH OO DAAROOD SHEEGANAYA. SUG MAALINTA ISAAQ NABAD KU BAAQO
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 күн бұрын
Darbi Daarood Maahid Nayaahee ee Ha Sheegan. Idoor Waa Kuwii Niikiniye Markii Laascaanood Madaafiic Laladhacaaye Ee Qiiqeeyse. Culimadoodda Xitaa Waa Kuwii Ufadwoonaya. Waa Reer Dhan Oo Aan Kalaharin Saqiir Iyo Kabiirba. Somaali Daarood Unbaa Kacaafimaadqaba Oo Eey Ka Go'antahay Soomaalinimo.
@luulluul1427
@luulluul1427 6 күн бұрын
@@Cici_mimi xishoo eedo macaan aniga been kama sheegayo qabiilkayga waxaan ka hadlayo fahan iidoor waan ogahay waxay sameeyeen lkn maxay ka hayaan maanta horaa loo yiri hadaan la kala roonaan roob ma da'o cayna waxba makeento? midaas waataa Darbi daaroodka aad sheegayso maxaad ugu hiilin weydeen waata la isugu tagaye oo dawladii galmudug iyo ciidankeedii isugu tageene majeerteena daawade ka yahaye? waryaahee LEELKASE DAAROOD waxba uma qaban ma fahantay hawiyana way is yaqaanaan gaalkacyo waagii majeerteen hawiye oo dhan isugu tagay wacdarihii LEELKASE dhigay waa la ogyahaye? LEELKASE iyaga iyo mareexaan gacantooda iyo geesinimadooda ayey ku nool yihiin daarood u hiiliya majirto? putland dawladooda ayey LEELKASE ka mid yihiin wali wax ummadan lagu soi duulay ka hadlayo ma aragtay qaar KZbinr ah oo majeerteen ah ayaa lahaa LEELKASE ayaa la cayrsaday dhulbahantaha aad sheegaysid anigaa kaa xiga kuumana sheegayo marka afdaboolan waa dahab cay iyo been iidoor land meeshay joogaan ayay dhigtay ummad dhana ma wada xumaan karto
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 6 күн бұрын
WCS MASUL SARE BALWAN MARXUMKA ILLAAHEY HAUNAXARISTO ((MADAXWEYNE LAFTAGAREN WAX XUMANAH UMA DHAXENIN EE SUNTA XAMAR TALA AYUU ILLAAHEY KAMAGAN GALAY LAFTAGAREN WAA MASUL SARE HALYEY WADANI AH SOOMAALI NIMADA EYKUWENTAHAY GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO))
NIMCAAN HILAAC { ANAA XAMAREEY KU JECEL } 2024
5:12
Hillaac Music
Рет қаралды 574 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 29 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 40 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Qabyada Xassan & Maydka Madoobe Wato 😁 Shirka Qatar Ka Dhici Doona!
7:21
FEYSAL CALI WARAABE HAWIYE WAA ADDOOMADA DAAROOD (3937)
1:00:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 39 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН