MOOSHINO CULUS, CALAACALKA BADAN EE KA SOO YEERAYA AADAN MADOOBE, XASAN SHEEKH OO ISKU QARINAYA...

  Рет қаралды 8,397

Aftahan Production

Aftahan Production

8 күн бұрын

Пікірлер: 61
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 6 күн бұрын
Gurigii maamada iska dhiib 🎉yaan la duugin ineey tiri maamada dhacday ma ku soo gaartey🎉🎉
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 6 күн бұрын
Tuugo isma khilaafto waa isku dan🎉🎉🎉🎉🎉
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 6 күн бұрын
RABI TALO KU FILAN ??? ODAYAASHA O DHAN ILAHY HAA NAGA QABTO INSHALAH❤❤❤❤
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 6 күн бұрын
Ilaahay wixii dalka dib u dhigaya oo musuq iyo hantida qaranka lunsanaaya ilaahay haka qabto
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 6 күн бұрын
Guuul balwaan. Horay usoco❤❤❤
@abdulkadiramussa
@abdulkadiramussa 6 күн бұрын
Legend! Kudos to Belwaan‼️🇸🇴💙🇸🇴
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 6 күн бұрын
Xaqa guleysanay insh allah❤❤💪
@abdirahmanabdi3618
@abdirahmanabdi3618 6 күн бұрын
Adiga Iyo Cabdi Xashi Illahey Umadda Ha Idiinka Qabto Insha Allah
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 6 күн бұрын
Cod kiisa. Ma. Hamooyi. Pls mooshin
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 6 күн бұрын
Aden madoobe waa ehlu naar
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 6 күн бұрын
👍
@bby6
@bby6 6 күн бұрын
Xayawan madobe waxba makala oga brother
@yasminali5763
@yasminali5763 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤journalist balawan well done
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 6 күн бұрын
Damaljadiid.aleakashifo
@laylosiciid781
@laylosiciid781 6 күн бұрын
Kkkk Kitabkii laguu dhaariyay mee Ilahay soo maaliya ha kaa qabto Madoobow
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 күн бұрын
Sorry Adam Modbe
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 6 күн бұрын
Bal.waan adigu waa dhib.badantahau😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 күн бұрын
Aadan Madoobe war Guriga agoonta ee sida xooga aad kuhaysato,musuqaa laalushka War Oday Aakhiro moog ah.
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 6 күн бұрын
In aad tuugo tihiin ilaahn waa og. Yahay. Umadan waa otahay been malasheegin waa laid in Arkaa
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 6 күн бұрын
Odey xaaraan ku naax ah warkiisa kuma jirno adi iswaani khiyaamo xisaabaa kusugeyso miidiyane adkayso jaxiimo hotel ma ilowdey kasooyeerijirteen sidii xoolihii adiga iyo damuljadiid tuuuuuuuk tuuuuuuuk dhashey damuljadiid iyo aadam madoobey nacalaa idinku taal Mr balwaan waa kusallmey ❤
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 6 күн бұрын
Kan afka somaaliga xitaa ma yaqaano, yaaba isgaaray damulqushaash
@ShireCadde
@ShireCadde 6 күн бұрын
TUUGII GURIGA MAAMADA DHACAY HADLAYO
@aweissoccorro4671
@aweissoccorro4671 6 күн бұрын
Axmed Madoobe in dastuurka in la beddeli karo waxuu ka bartay Md. XASSAN SHEEKH.....
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq 5 күн бұрын
Tuuugo..MA.isdagasho..ileen..waa..tuuuugo..owogas..aadan..madoobe..waa..tuuuug😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq 5 күн бұрын
Mooryaan..Tuuuuug..aadan..madoobe..waa..tuuuug....mooryaan
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 6 күн бұрын
Idinka bilaaba hantida dadkan iska celiya
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 4 күн бұрын
Media mey utaliyaan adeer adeer adokalaa logu talagaley in lagu kashifo adiyo xasan waxaad ku heshiisku tihiin tuugnimada
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 6 күн бұрын
Laaluush iyo Xaaraan kii dhadhamiya macaanteeda wiligiis kama dhergaayo , wax kastaba ha ku kalifee weliggiisina kama haraayo .
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 6 күн бұрын
Odaygu runta iyo ɓeenta makalayaqaanaa arduous walaalayaal yuu ulajeedaa mà anaka soomaalida ah naga aamus waa ku naqaanaa yaahuu
@Gudbiye1
@Gudbiye1 6 күн бұрын
Fadlan ka bax guriga islaanta waayeelka ah, waa sharci darro wanna xaraan, sidee ku noqon kartaa guddoomiyaha baarlamaanka adigo isticmaashay sharci darro
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 4 күн бұрын
tuug guug dhalay
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 6 күн бұрын
Heatka gray kkkkkkk
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 6 күн бұрын
Geesi geesi Dhalay Well done Balwaan. You are hearo❤❤❤❤❤❤
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 4 күн бұрын
Ismaga😂😂kkkkkkk
@user-jb6iv5ko4n
@user-jb6iv5ko4n 6 күн бұрын
AADAN MADOOBE MARKAAD ADIGU WAAN TOODA BEY DADKA SOOMAALIYED WWANTOOBEESAA
@ShireCadde
@ShireCadde 6 күн бұрын
MADOOBE TUUG. MAAMADA GURIGEEDA BEYDHABO. U CELI
@gigachad9879
@gigachad9879 6 күн бұрын
Xassan Tuug Iyo Aadan Tuug maxeey isku khilaafaan waa laba Munaafaqe Silic u dhinta Ilaaaheey idankiis
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 6 күн бұрын
KOOXDA AYAX GAAJEYSAN WAA LAGA ADKAADAY😂😂😂
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 6 күн бұрын
Calaacalkaaga iska daa
@berlulam936
@berlulam936 6 күн бұрын
Sharci cusub u soo saaro kuwa xamar jooga miskiin baad tahay aadan madoobe
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 6 күн бұрын
AADAN MADOOBE TUUG MORYAAN MUMADA GURIGEED SII
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 6 күн бұрын
Aadan madoobe waa sac ciyaaya
@TripleA0825
@TripleA0825 6 күн бұрын
Shalay markay qaran dumiska ahaayeen ee ay shisheeyaha u adeegayeen dadka dawladda taagersanaa waxay lahaayeen waa cayayaanka baraha bulshada 🐞🪰🪳 maanta tuug nimadoodii markii la sheego way cabanayaan oo waxay leeyihiin maxaa tunta loo sheegayaa tuug tan jawaasiis ta ah dadka Soomaliyeed way barteen mana khaldi karaan
@silverloola726
@silverloola726 6 күн бұрын
Yaa tuug ah?
@abdirahmanabdi3754
@abdirahmanabdi3754 Күн бұрын
Guriga maamada iska dhiib adiga iyo tuuga xasan
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 6 күн бұрын
Walaa layaal tuug mawaantoobo guru waxkabadan ayaaķumaqan gurigu waa waxa ùguyar
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 күн бұрын
Aadan madoobe iyo xassan gurgurte tuugada markii ay fashilmeen dadkii ayaa Nacay 😅😅😅😅wle waxba kama qaadi kartan dadka social media majirte hit Ka waxba yusan idin gaarin kooxda dam kasiii😅😅😅
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 6 күн бұрын
Aadan madobe Cid ku fahantay ma jirto afsoomaaliga soo hagaaji Waxa aad tihiin somaalida wada og
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 6 күн бұрын
Been waataada dad dal iyo bad midnight faraha kuma haysaan tuug is urur sadly wax matarayaal
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 6 күн бұрын
Damul faasid idinku tuuganimada joojiya iyo musuq maasuqa
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 6 күн бұрын
Kkkk war halagu sii wado banaankana hala keeno tuugada dalka ma iyagaa leh horta? Yaa sharci u siiyey inay waxay rabaan sameeyaan? Iyagaa u baahan inbulshada ay matalaan sharci kasoo saraan. Xaaraan buuba ka hadlaayaa isagoo qarankeenii dhamaa xaraashtay.soomaaliyeey u kaca dalkiina oo ka ceshta dalkiina. WBT
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 6 күн бұрын
Duli ale kubad laaluush iyo fadlan ku shubo baad xasan munaafaq kula socotaaye ma wax qalad iyo dawlad nimaad ku wada soco taan iimaanka beelee laba tuug laba xaaraami maxaad noo haysaa baad is waydiisaan nacalad ale idinku rid ye ufufufuf
@abdirashidduale2883
@abdirashidduale2883 6 күн бұрын
Tuug miya wa maxay mamada qaylinayso
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 6 күн бұрын
aadan mooryaan inkaar alle kugu dhacday tuug waa tuug
@maxamedfilacaduur357
@maxamedfilacaduur357 6 күн бұрын
DADKA XUMAHA LA WAREGAYO WAA KUWII EEY FARA XUMEYEN FIRGAJO IYO FURUQ YASIIN WACALONA QEER MALEH ILAHAY KA BAQA CEEC MAAHIN
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 6 күн бұрын
Tuug aan adiga aheyn miyaa jirah
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 6 күн бұрын
Habarta miya iska leh baraha bulshada tuug qaain oo tuug ah baad tahay Aadan sheydan madoobe bahan oo umada dhacay haysto agoon iyo hoyoyin somaliyed oo guryahodi xoog ku haysto war aqiro xageed tegeysa sheydan madoobe adiga iyo tuuga baahan ee madaxweynaha isku shegayo iibsadey badi somaliyed kuligin maxkamad in keydin soo taagi doono ogaada adiga horta ka baq illaahey iska celi guryaha agonta iyo hoyoyinka somaliyed tuug yahow 😂😂😂😂😂
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4 МЛН