faysal cumar mushteeg hay gabin | faysal cumar mushteeg heesta hay Gabine hay Gooynin lyrics

  Рет қаралды 120,224

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

2 жыл бұрын

sahra axmed jaamac,
sahra axmed jaamac qaraami,
sahra axmed jaamac raganimo,
sahra axmed iyo ahmed yasin,
sahra axmed jaamac jaceyl,
sahra axmed jaamac sir maqabe kaban,
sahra axmed jaamac laba sooryo,
sahra axmed jaamac lyrics,
sahra axmed jaamac lakanto,
sahra axmed jaamac ma naxo,
kaban heeso qaraami,
qaraami xul,
heeso qaraami 1950,
heeso qaraami 1980,
xulka heesaha kabanka,
yar ayri qaraami var,
heeso somali qaraami video,
qaraami video,
qaraami waayo waayo cumar dhuule,
qaraami xasan aadan,
yurub geenyo qaraami 2022,
hees qaraami yurub geenyo,
kooshin yare qaraami,
iidle yare qaraami,
amiin yare qaraami,
nimco yaasiin qaraami,
dalmar yare qaraami,
maxamed yare qaraami,
heeso qaraami yurub geenyo,
qaraami xula,
qaraami yurub geenyo,
xasan aadan samatar qaraami,
qaraami xul ah talantaali,
qaraami xul talantaali,
qaraami xul ah axmed mooge,
qaraami xamari,
qaraami xaliimo khaliif,
qaraami niiko,
qaraami nugul,
qaraami macaan,
qaraami cusub 2022,
ethiopian music qaraami,
best qaraami ever,
digfeer qaraami,
dhaanto qaraami,
qaarami daadsi,
qaraami macaan jaceyl,
qaraami cabdikariin cali shaah,
heeso qaraami tubeec,
qaraami calaacal,
qaraami channel,
qaraami collection,
qaraami cabdi tahliil,
qaraami cusub 2023,
best qaraami collection,
el hees,
aun cumar dhuule,
best qaraami,
qaraami fadumo,
qaraami gaasira,
qaraami gaywarow,
qaraami gii hore,
qaraami gacayte,
farxiya fiska qaraami,
qaraami fartuun birimo,
qaraami foorjo ah,
qaraami faysal cumar,
qaraami films,
qaraami farxaan qaboojiye,
qaraami fiska,
qaraami foorjo,
qaraami faysal muniir,
qaraami farxiya fiska,
best qaraami songs,
buunis qaraami,
qaraami gabaraw,
qaraami waayo waayo jaceyl,
hindi af somali qaraami,
hees qaraami ah,
heeso qaraami ah,
qaraami axmed mooge,
qaraami ah,
qaraami cusub,
qaraami cumar dhuule,
ismaaciil aarka qaraami,
qaraami kaban,
qaraami xasan aadan samatar,
qaraami heeso,
qaraami jacayl,
qaraami xul ah,
qaraami waayo waayo,
astaan qaraami,
hodan abdirahman qaraami,
best kaban qaraami,
qaraami macaan xasan aadan samatar,
qaraami balwo,
qaraami boy,
qaraami best,
qaraami bk,
qaraami boy official,
qaraami banaadiri,
qaraami beerdilaacshe,
omar aden qaraami,
qaraami bilaa music,
riwaayad qaraami ah,
qaraami talantaali ah,
qaraami calaacal ah,
qaraami macaan xul ah,
qaraami bilaa music ah,
heesaha qaraamiga ah,
qaraami geela,
qaraami giriig,
qaraami nimcaan hilaac,
qaraami kooshin yare,
qaraami laac,
qaraami lafoole,
qaraami lyrics,
khadar keeyow qaraami,
qaraami khadar keeyow,
qaraami kinsi xaaji,
qaraami kaban xul,
qaraami lyrics 2022,
qaraami kaman,
qaraami kuluc,
qaraami kaban xul ah,
qaraami kaban macaan,
qaraami khadra daahir,
qaraami jooqle,
qaraami zillow,
qaraami live,
qaraami jaiib,
qaraami macaan 2023,
qaraami nimco jaamac,
m mooge qaraami,
qaraami media,
hees macaan qaraami,
qaraami mix,
qaraami maxamed saleebaan tubeec,
qaraami mooge,
qaraami lay lay,
qaraami macaan cumar dhuule,
qaraami maxamed mooge,
qaraami magool,
qaraami lamaane,
qaraami laac lyrics,
qaraami lyrics 1,
qaraami jigjiga,
qaraami juba,
qaraami gabarow,
qaraami heeso jacayl,
hees qaraami,
heeso qaraami,
qaraami hees macaan,
qaraami heeso xul ah,
qaraami hindi af somali,
qaraami heeso macaan,
qaraami hanuuniye,
heeso qaraami xul ah,
qaraami hibo nuura,
qaraami hore,
qaraami hees,
yurub geenyo qaraami,
qaraami geerida ku farax day,
qaraami garma qaate warankiyo,
heestii qaraami,
hees jacayl qaraami,
qaraami jacayl macaan,
qaraami ismoodsiis,
qaraami jabuuti,
qaraami jecel,
qaraami jacayl talantaali,
qaraami jacayl ah,
qaraami cigaal iyo khadra,
qaraami muuse ismaaciil qalinle,
qaraami ismail kaban,
heeso qaraami macaan,
qaraami iskushuban,
qaraami iidle yare,
qaraami if iyo aakhiro,
qaraami iyo qaaci,
qaraami ina mooge,
qaraami ismaaciil aarka,
heeso cusub qaraami,
all somali qaraami songs
#faysal_cumar_mushteeg

Пікірлер: 51
@MukhtaarKilaas
@MukhtaarKilaas 4 күн бұрын
Alayaa raxma faysal cumar mushteeg
@Bin_Abdalla
@Bin_Abdalla 4 ай бұрын
Muqdisho ayaan ku dhagaysanayaa galab arbaco, noloshaydu ma xuma balse waayo nololeed baa naftayda dhiftay oo xasuus i galiyey. Farax iyo ayaan wcn baan u rajaynayaa naf walba oo ciishootay misna caloosheeda xiratay😢
@ma9276
@ma9276 4 ай бұрын
😢
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
😢😢
@IbnuaaryasirIbnuaaryasir
@IbnuaaryasirIbnuaaryasir Ай бұрын
Ilaahay ha unaxriisto faysal omer m
@daudabdirahman571
@daudabdirahman571 10 ай бұрын
Xasuus maalin jimco ah 8-da september 2023 Ku dhageysanayaa heestaan MUBENDE UGANDA, anigoo ah arday diyaarinaya taqasuska qaliinka guud sanadkii labaad dhameynaya kana sameeya qaliinada isbitaalka MUBENDE REGIONAL REFERRAL HOSPITAL🙏
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 7 ай бұрын
Alle haku fuududeyo wll❣
@SuleekhaFaysal
@SuleekhaFaysal 3 ай бұрын
Illaahay haku naxaristo faysal cumar mushteeg haygabine
@SuleekhaFaysal
@SuleekhaFaysal 3 ай бұрын
Waxan dhageystay 1991 wakhtiguu noola faysal cumar mushteeg
@SuleekhaFaysal
@SuleekhaFaysal 3 ай бұрын
Alle haku naxaristo faysal cumar mushteeg
@FarasCade-ti8mr
@FarasCade-ti8mr 5 ай бұрын
Xasuus: Feb 22 2024 12:30 Duhur, Texas USA. 4 shir kadib ayan hada soo galay xafiska oo heestan dhagaysanayaa with Sony Speaker Heestan waxan maqlay anoo yar laakiin iminkaa iigu horeysa mudo 25 years ah. Aaaad baan ugu mahad celinayaa dadka kalmadaha so qorey si'aan u fahmo (Hadi kale wa ka dhacsanan lahaa lol) Maalin uun baan heli gabadh Somaliyeed oo aan sidaa u jeclaado.
@NajiibAhmed-mj7zo
@NajiibAhmed-mj7zo 5 ай бұрын
Ax yaa Dareen ❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
00:01 Hurdo kamaba Laddo oo 00:01 Jacayl igama guurroooo 00:01 Galiilyada naftaydana 00:01 Qaban waayey gogoshee 00:01 Gayaankiisa oo badan 00:01 Nin dartaa U gees maray 00:01 Haddaad garasho Leedahay 00:01 Go'dooy Lama Colaadshee. 00:01 Hay gabine hay goyninnee 00:01 Amba kuma guhaadsheene.
@ayanbarow8035
@ayanbarow8035 7 ай бұрын
Xasuus malin khamisa 22December 2023 aa kadhagesanaya magalada muqdisho sacadu tahay12:00 duhurnimo waqti kalana ina kuso labta rajayna
@QaadiroAxmed-tc6pk
@QaadiroAxmed-tc6pk Ай бұрын
20/6/2024 habeen khamiis ah yaa hees nio ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤21:02 mirir
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 6 ай бұрын
Maanta anigay iqusaysaa heestani January 10 2014 hargysa❤❤ xasuus
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 Жыл бұрын
Alle how naxariisto alfanaan faysal
@idiriscabdi43cartan3
@idiriscabdi43cartan3 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@himiloyoutube9186
@himiloyoutube9186 Жыл бұрын
Ax yaa fanaan ax yaa cod maalin Khamiis ah ku sugana hargyesa 13/7/2023 لايك
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 7 ай бұрын
19 12 2023 in Aberdeen shire Scotland darbi reerood baan marxuunka ku dhageysaneyaa talow ma islahaa maalintuu qaadeyey heestan halkaas fog baa qof somaliya oo dalkiisa nabadgalyodaro uga cararey baa halkaas ku dhageysaneyo aniga xageyga maye Allah unaxariisto feysal cumar iyo dhamaan intii dhimatey ee Islam inagana hanooga daba naxariis maalintey teena noqto 💓🥰
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 7 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 8 ай бұрын
Gayaankiisa oo badan Nin darta u gees maray Hadaad garasho ledadahy Go'day lama colaadshee 😭😭
@xasanomar1915
@xasanomar1915 5 ай бұрын
Axyaa drem❤
@moshexaari1918
@moshexaari1918 7 ай бұрын
Xasuus Cawa waa sabti ah 2/12/2023 🙏
@xasanmahad-xg4tv
@xasanmahad-xg4tv Жыл бұрын
Fayzl allh naxaristo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Who, yaawaayE yartaanaa tanaaa murwodumaroo yariisEEy tii lagaa sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo waleee iyoiyo
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Gayaan kiisa oo badan Nin dartaa u gees maray Hadaad garasho ledahay Go'do lama colaadshee🤦‍♂️
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 9 ай бұрын
My favourite song
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 2 ай бұрын
Earayada: maxamed aadan dacar Laxanka:? Codka: Axmed Cali haaruun Dararamle Hada: Fayasal cumar Mushteeg
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 9 ай бұрын
our great that we know.
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
Eesh cala hees yaa mushteeg!
@maxamedcabdi8275
@maxamedcabdi8275 5 ай бұрын
16/2/2024 Maalij jimcaa
@ma9276
@ma9276 24 күн бұрын
Ilaahay set haw naxariisto faysal cumar mushteeg
@nafisayusuf6931
@nafisayusuf6931 11 ай бұрын
Allow unaxariiso
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 ай бұрын
Go'dooy lama colaadshee! 10.March.2024
@maanka1095
@maanka1095 9 ай бұрын
Maanta waa khamiis 5 October 2023
@faadumomaxamedxure5142
@faadumomaxamedxure5142 6 ай бұрын
❤❤❤
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 4 ай бұрын
Wsc
@maxamed8923
@maxamed8923 6 ай бұрын
2024/1/14
@cabdikhadarmaxmuud
@cabdikhadarmaxmuud 11 ай бұрын
❤❤
@arafatabdullahi8144
@arafatabdullahi8144 9 ай бұрын
14/10/2023 Xasuus gaaraa iyo wakhti ..
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 6 ай бұрын
Galab khamiisa 28/12/2023 New year 2024 Mudug galkacayo Meel cidla anoo fadhiyay hestan igu soo dhacday😮
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx 11 ай бұрын
Axsan fanaan fesal cumar mushteeg Alaha yaa rama❤❤❤ ❤❤ha iigabin ha ii goynin ❤❤anba kuma guhaadshene ❤❤15-8-2023 Ayan dhageysanaa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song ❤❤❤❤❤😂😂
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 11 ай бұрын
He's the whole price❤of music and song❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Nololba cadceeddumaroo jEmaadeeey yanogasho qiimobadan yRiisaeey dagan lagufarxeeeey fariidad facyaashay tarooneey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Жыл бұрын
what a legendary ❤songs and music❤ that was more than 40 years ago Omg.f###k the shit today❤
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Жыл бұрын
may this people to recognize the value of the golden generatoin music and the prosprety life challenges that had came victories
@isacknurow2594
@isacknurow2594 Жыл бұрын
😅😅
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 ай бұрын
50 yrs
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 106 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 13 МЛН
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 158 М.
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 193 М.
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 87 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 462 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 954 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 777 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 820 М.