Faysal Muniir Heestii Ma Hadhee Jacayl Wuu I Hawlayaa Lyrics 2019

  Рет қаралды 360,748

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

5 жыл бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 96
@HaajiObsiiye
@HaajiObsiiye Ай бұрын
Heesta original keeda waxa lahayd Khadiija foodey alle haw naxariiste Lkn ninkan yar heesta si miisaman ayuu u qaaday Anaba dhawr jeer ku ceshty fankuna waa hibo alle bixiyo ee maha iska dhig-dhig 20/6/2024
@ahmedseed589
@ahmedseed589 4 жыл бұрын
Hawadiyo Naftuba Way ILa Hadlaan Haasaawahaan ku Habeensadaa Ma Hadhee Jacayl Wuu I Howlayaa heeztaan waana kaa heelaya dhinaac inaay ika socoto ayaan uu heesta faysal muuniir hoore uu soco Laki ii saara
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 4 жыл бұрын
Heetan waxa iigu danbaysay wakhti aan ku jiray dugsiga hoose dhexe BIYO DHACAY ,waxaan si gaara ugu xasuusta SHUKRI oo hal fasal iga hoosaysay maantana waxaan ku suganahay HARGEISA anoo fasax shaqo ku jooga aan kaga imid magaalada MUQDISHO alx gabadhaas meelwalba oo ay joogto waxaan u rajeynaya nolol fiican inshallah
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
ciyaalo biyo dhacay😍
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 Жыл бұрын
Aad iyo aad wllkey thanks 😊 🙏 kk
@WadhafIYOshimbiro
@WadhafIYOshimbiro 11 ай бұрын
Adiga iyo shukriba ALLE meel khayr le ha idin mariyo
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 3 ай бұрын
Sxb aad iyo aadbaad u mahadsantahay gabadha waxa iigu danbaysay wakhti aan iskuulka dhiganjiray waxaan u rejeynaya nolol qiimo badan meelwalba oo ay Ku nooshahay sxb thanks 🙏
@AbdiraxmaanMaxamud
@AbdiraxmaanMaxamud 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Hawadiyo naftuba way ila hadalaan 🤗💉 hasawahan ku habensada 😒 Ma hadhe jacayl u I hawlaya❤😊
@abbasdettergentabbasdetter8153
@abbasdettergentabbasdetter8153 5 жыл бұрын
Best feysal muniir waxa tahay fanan talent leh ❤️❤️❤️❤️❤️ Keep going best frend
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 2 жыл бұрын
Khadiijo foodey legend qaarami inay tahay heesta ina so raacisan bay ahyd Lol
@Simmran
@Simmran 5 жыл бұрын
Wah waah feysal munir hees shidan iyo adoo shidan waadna shiday inagana ❤❤
@iskufilan5405
@iskufilan5405 5 жыл бұрын
Fan Nooleye Feysal Muniir Wan aaminsanhy❤❤❤❤ ma hadhee jcl Wuu I Howlaya
@safahassan321
@safahassan321 4 жыл бұрын
Haazawahaan ku habenzada FAYZAL miniir wax nool❤💋
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 5 жыл бұрын
Ninkan codkisa ayaaaba Ku deqa pro horey usoco muniir...
@koosarmaxamed3055
@koosarmaxamed3055 5 жыл бұрын
Ax heestan markan dhagsyto indha ee furma😎
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif 11 ай бұрын
4 years kadib
@AyuchAbdinor
@AyuchAbdinor 6 ай бұрын
Heestan kama daalo jawi kale ayey abuureysaa❤
@suleimanmohamed1050
@suleimanmohamed1050 Жыл бұрын
Walasocota faysalow
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 4 жыл бұрын
..... Oon ilaba Hayn baan u Heesayaa 💔💔😔
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
2 years kadip baan dib u dhagaysanaaya. #13_03_2022. Nairobi. Faisal Muniir Heestu si wanaagsan buu ugu luuqeeye 🔥
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 Ай бұрын
Midaan ilaba haynbaan u heesayaaa
@iqbaalmukhtaar4745
@iqbaalmukhtaar4745 5 жыл бұрын
ilkace wll buuska looga baahnay waad keysay heestaan love ii sar waan kuku xiranahy
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 жыл бұрын
Inta jiifka kudawa nysaay liketa igu shrfa allow alle waxba kasocda meshas lipaax hore usoco laap
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
waaaw muniir si qasan ku jeclhy lengend❤❤❤🌻
@ABWAANDAYIB-QOODH
@ABWAANDAYIB-QOODH 2 жыл бұрын
HEESKAN HABEEN KASTA OO AAN HAWSHA KU JIRO WAAN KU TUURTAA🤣🤞
@deeqcilmi3485
@deeqcilmi3485 2 жыл бұрын
Heeskan waxaa hore uqaadey qadiijo foodey nuur
@mohamedabdalla2024
@mohamedabdalla2024 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa horay uqaaday khadiija food
@saciidabdi4319
@saciidabdi4319 5 жыл бұрын
Axzan hees fayzal muniir wan jeclaahy inan hes laxan ku saro
@abdiqanimohamedjilaal3453
@abdiqanimohamedjilaal3453 5 жыл бұрын
Siciid sxp ma awodaaa
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Heestan gabadh baa lahayd xishoon maayo ninkani ee bahasha cidii lahayd Ku xus dheh
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 жыл бұрын
Originalkedi ya qaadey bro
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 жыл бұрын
Bro heestan original kedi ya qaadey
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
@@ismailmaryacase3184 kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 5 жыл бұрын
Zxp muniir myla hysaa jcylkaas aan haryn allow iga reeb xaqiiq axyaa music allow alle inta iga dnbeysay
@leylamohamedsalad5593
@leylamohamedsalad5593 5 жыл бұрын
ma haree jecel wuu ihayaa.💃💃💃❤👌👌👌
@moemahir3384
@moemahir3384 5 жыл бұрын
Faysal Munir Marku hesta rimaayo Waa lipaax banan dagaay Walee
@mahamedmataan4841
@mahamedmataan4841 Жыл бұрын
Best. Feysal. Muniir. Waxad. Tahay. Fanaan. Cod. Macaan.
@iqbaalmukhtaar4745
@iqbaalmukhtaar4745 5 жыл бұрын
codkiisa ayuu alle uma ceeyey feysal muniir
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 5 жыл бұрын
Wall ilkacase faraha eepa kama jaro thnks sxb sare horey usoco....
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
Ilkacasow iga raali ahow sxb 😁
@abdikhalaqabdulahi7289
@abdikhalaqabdulahi7289 5 жыл бұрын
Hees macaaan like
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 жыл бұрын
Ilkacase Lyrics 😍Horay Usoco Wll
@aweescabdukhadir2248
@aweescabdukhadir2248 4 жыл бұрын
M.a wake helay heestaan wlhi🥰🥰🥰🥰
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
Hawadiyo naftuba way ila hadlaan❤🌻
@mokhadar6396
@mokhadar6396 4 жыл бұрын
Faysal muniir Axsan calayk "legend"
@mohakula5027
@mohakula5027 4 жыл бұрын
Bnan bad ku dhcdey😎
@Khadarhaybekhadarhaybe
@Khadarhaybekhadarhaybe 3 жыл бұрын
Waa xasuusti Qadiija fooday Heesaha dumarka in ragu copy kadayan kuwa raga ha copy
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 2 жыл бұрын
Oon ilaba hayn baan u heesayaa.
@iqranuur6320
@iqranuur6320 2 жыл бұрын
Midan iga hareyn ban u hesaya o aan ilaba heyn ban u hesayaha
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 жыл бұрын
Nice PiCE 👍📸
@cabdirisaaqmuuseabshir
@cabdirisaaqmuuseabshir 2 жыл бұрын
Heestaani xasuus ayey igalisay
@ishardek
@ishardek 4 жыл бұрын
Waa best song
@a.joseph8541
@a.joseph8541 4 жыл бұрын
Nice song
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 жыл бұрын
WOOW
@mukhtarmohamed
@mukhtarmohamed 4 ай бұрын
Heesta maxa kuu geeyey eeygi ku dhaley wase
@hargeisaboy2624
@hargeisaboy2624 3 жыл бұрын
Hadad dhegaysanayso 2021 like
@munakiki5894
@munakiki5894 4 жыл бұрын
Midan iga hadhen ban uhesaya💔😔
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 2 жыл бұрын
💔😥😭😭
@dajiya9270
@dajiya9270 Жыл бұрын
Oon ilaba hayn uhesyaaa😢😢😢
@kingsulub5447
@kingsulub5447 5 жыл бұрын
Lamabar one war nacaa shaydhan kuyaalee ama like iyo susbscirbe ii saara ama idiiida oo masejka iigu reeba inaad idiideen 🎤🎤🎤🎤🎤🎧💎🔫💖💗💝❣️💝❣️💖💕🔐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 one ☝️ love
@user-oi7kv2us1j
@user-oi7kv2us1j 5 жыл бұрын
Ina abee ii nolow
@zakihussein9481
@zakihussein9481 3 жыл бұрын
.....oon ilaba Hayn Baan uheesayaa
@samatarguled4898
@samatarguled4898 5 жыл бұрын
Nice
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Axyaa jano kabood heestan wuu ku farayaraystay
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 3 жыл бұрын
wll maxaad wilka saa uu ledahay janada iyo cadabka ba allah haaya waxad mudaana ma ogiid , armu isag kaga dhowyahay ba janada.
@barwaaqoa.waqooyi6580
@barwaaqoa.waqooyi6580 4 жыл бұрын
Wixii horaba kahadh axyaa hees
@abdikahin93
@abdikahin93 4 жыл бұрын
Barwaaqo A.waQooyi wara wa hees hore o qarami ah
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
@macowcade9985
@macowcade9985 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌
@15asvlogs85
@15asvlogs85 5 жыл бұрын
First one
@maksoudali4453
@maksoudali4453 5 жыл бұрын
ماشاء الله 👍⁦✔️⁩🌴🌾
@legendarysomali538
@legendarysomali538 5 жыл бұрын
Hoobaan baslaataan u halacsadoo
@kadarkait1051
@kadarkait1051 5 жыл бұрын
Heestan yah laha originalky please brother and sister icaawya
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 4 жыл бұрын
Faysal muniir thanks bro runti waxaad dib ii xasuusisay kudhawaad 17 sano ka hor
@sharaafbadaan4163
@sharaafbadaan4163 3 жыл бұрын
ma markaasu so shaac baxay fanaanku?
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 2 жыл бұрын
May wll marka fananba muu ahayn lkn heestan waxaa qaadijiray fanaan kale wll thanks
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
@@sharaafbadaan4163 kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
@AhmedXMacalimu
@AhmedXMacalimu 5 жыл бұрын
Kabax isii
@ahmedkhalifgure9659
@ahmedkhalifgure9659 4 жыл бұрын
Muniir nin buuxa
@queenhaboon8194
@queenhaboon8194 4 жыл бұрын
Qofkii hore u qadey ii sheega
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
@jacaylmedia3196
@jacaylmedia3196 4 жыл бұрын
Haaa
@caawiyechannel9650
@caawiyechannel9650 5 жыл бұрын
inta habeen daawanaysa subscribe iisaar
@sahrayusuf6691
@sahrayusuf6691 5 жыл бұрын
Hees ika dheh
@nuuracisman3347
@nuuracisman3347 4 жыл бұрын
♥️
@sagalhassanabdishakur1133
@sagalhassanabdishakur1133 2 жыл бұрын
د.
@ahmeddalal3304
@ahmeddalal3304 3 жыл бұрын
W2
@amiirhawd
@amiirhawd 3 жыл бұрын
Wwww
@mohamedinshaar1139
@mohamedinshaar1139 5 жыл бұрын
Ilkacase heestii FALAQ FALAQ Lyrics kama haayo niyow 🙏👍
@tayiptalks9994
@tayiptalks9994 5 жыл бұрын
Subscribe isii anku siiye
@BuulCaws
@BuulCaws 3 жыл бұрын
Heestan waxan ilaaway original fanaanadii u qaaday Waxaan isku hayaa Caasha cabdoo Ama xareedo ismaaciil duniyo. Bal hada soo sheeg qofkii xaasuuta fanaanadii heestan lahayd.
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mGSziKltmbeGfdE
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2,9 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 49 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 1,8 МЛН
YURUB GEENYO┇GALAD CAASHAQ┇LYRICS 2020
5:19
ZACK FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
HEES CUSUB FAYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ 2020 HD Tusmo Lyrics
6:12
Naasir Tusmo channel
Рет қаралды 358 М.
Faysal Muniir Heestii Dayaxiyo Cadceedaba Lyrics 2019 BY ILKACASE LYRICS
6:34
Hees cusub faysal muniir  ☆ku lugo'ay☆...???  2019..♤♡◇
6:28
CAWAALE AADAN HEES CUSUB ileen dumar maquustaan
5:31
Qaniyale
Рет қаралды 362 М.
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,1 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 101 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 235 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 919 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН