Faysal Muniir Heestii Dayaxiyo Cadceedaba Lyrics 2019 BY ILKACASE LYRICS

  Рет қаралды 1,695,577

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

4 жыл бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 208
@mohamedmazka3863
@mohamedmazka3863 4 жыл бұрын
wuu keenay heska dhankaste top xaqiisa iyo libintiisa haloo qiro faysal muniir iyo music mawlid faarax xasan dhameeye 👍👍👍
@anisocadoow6137
@anisocadoow6137 Жыл бұрын
Niyada ha udhisin😮
@MoMoA_TaaNi
@MoMoA_TaaNi 4 жыл бұрын
Sowtii nabiyulaahi muxamed csw oo kaliya samadaa sarre loga yeedhay, xageed madaxa nooga qaadeen. Heestaasi daba gal bay u baahan thy ilaa digfeer ah.
@XamdiBilan-r6d
@XamdiBilan-r6d 7 күн бұрын
Siilgua
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Dayaxiyo🌙 cadceda ☀️ Darad layga yeedho😏 Daruraha💭 korkoda Durbaan layga tumayee🥁
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Legend faisal muniir barteeduu dhigay 😍2k20✌nxriista rabi hka wraabiyo digfeer
@teamkazoow2627
@teamkazoow2627 4 жыл бұрын
"Xasuusti alle ha u raxmee AXMED YAASIIN DIGFEER
@bombom894
@bombom894 4 жыл бұрын
Fanaankii fananda ☺axmaed yasiin 😘
@apdoulwahab8309
@apdoulwahab8309 4 жыл бұрын
Allow uu naxarisoo xaqliih heestaan😥😥😭
@ayandhalad4616
@ayandhalad4616 4 жыл бұрын
Woow, Innaba AADI MA AHA🌺♥️ Halkaa ka sii wad Min Bror MUNIIR.🌺🌹🌺✋🏼.
@hamsecarab1982
@hamsecarab1982 4 жыл бұрын
Faysal muniir heesihii aad u jeclahy lkn waa jano ka bood masaajidkii inagu wada celli wll faysalaw ana masaajid ayuu ika zoo zaareee😭🤲🏻👉🤲🤲🤲
@jasminej6281
@jasminej6281 3 жыл бұрын
Maxaa kawada
@kowtharkhalif9237
@kowtharkhalif9237 3 жыл бұрын
@@jasminej6281 imam ahan jiray ban maqlii
@jasminej6281
@jasminej6281 3 жыл бұрын
@@kowtharkhalif9237 lool really wow
@MohamedNaasir11
@MohamedNaasir11 10 ай бұрын
Aynu Ku Wada Salino (Xabiibunaa Mohammed ﷺ SCW)
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 4 жыл бұрын
Wax waliba sidiisa wax ka wacan lama arag .. heesta qaraamigeeday wareer ku tahay 😍
@ayanbadan7034
@ayanbadan7034 4 жыл бұрын
Heysi horey wax cusub maha lakine waa maccan ❤
@muunahaldhaaxasan4414
@muunahaldhaaxasan4414 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭👌👌👌👌allaw unaxiirso digfeer muniir ceep going pro
@ilhamfarah9971
@ilhamfarah9971 4 жыл бұрын
Aamiin Yaarabi
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 4 жыл бұрын
Allh ha u naxristo digfeer codkisa macnaa qof keni karto malmhn kama dhargo dhagesika heestan allow janta ku gali....
@abdilkadirdamhassan1191
@abdilkadirdamhassan1191 11 ай бұрын
😂daawada helay murti😅😅fanaan abwaan legend Faysal hore u soco
@ikrammohamed4640
@ikrammohamed4640 4 жыл бұрын
Intan ragba jclada dhokhu Ila hababoo Sida aan dardaranahay iska daba wareega legend digfer and munir
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 4 жыл бұрын
Ikran mohamed hhh heesta mxd uugu ciyaari
@xamdiaadan3979
@xamdiaadan3979 3 жыл бұрын
Heestan waa jeclhy ❤
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 3 жыл бұрын
Faysal muniis Al fanaan nin ka baxsaday tahay horay u soco
@abdallahassan5898
@abdallahassan5898 4 жыл бұрын
Legendary ilahy ha unaxariisto axmd yasin digfeer .
@yaasminmohamed4656
@yaasminmohamed4656 4 жыл бұрын
Masha alah waa hees aan iska jeclahay inan dhagaysto in bdn kamaba caajiso 🔥🔥🔥
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 жыл бұрын
Www faysal muniir nin jawi degan isaga jira sas kusoco bro 👏👏👏👏
@sagalsagal3888
@sagalsagal3888 4 жыл бұрын
Waaaaw fayisal munir dayaxiyo cadceda darad layiga yeero xusuti fananaki wayna digfer waxkale wlhi hestu
@munayusuf960
@munayusuf960 4 жыл бұрын
xasuustii digfaar alle ha u naxariito fanan faysal muniir hore u soc
@HunTer__Ak47
@HunTer__Ak47 4 жыл бұрын
xasuustii lagend Digfeer heestan hesaha ugu jclhy ku jirtaa
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 4 жыл бұрын
Faysal maniir tageero buuxda wlhi akhii horumar gaar insha allh
@nunenune1415
@nunenune1415 Жыл бұрын
Jacaylkii dadkii hore Da'yar badan kaduga Anna laygu dirayoo Iga daba wareegtee Sida an dardaranahay Ama duulal aan qabo Qofaan dunidan jogin Waligayna an daalacan Aan kadaba gucleeyaa Diifta iyo haraadkaba Daryel man helin badan Waase dowga caashaqe Duruufuhu ladaris yahay Intaa waan dulqaadani Midii aan kahelay dumar Dooqaaygu iyiri dahab Ilaa aan ladagaayana Dugsigeygu waa meel Dayn maayo geenyadan
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 2 жыл бұрын
Heesti DaYaxA iY0 CadcEeda XaSuusti AxmEd Yaasin DigfEer AdEer iLahY HakU Naxarist0😰
@biladaquruxda1986
@biladaquruxda1986 Жыл бұрын
💔😭
@abdilahiibrahim4711
@abdilahiibrahim4711 Жыл бұрын
Heesta erayo badan ayuu qalday fanaanku best digfer
@saeednoor5625
@saeednoor5625 4 жыл бұрын
Heesta magaceeda wa DIGFEER waa heestii fanaanka loogu magacdarey
@munahusein4920
@munahusein4920 Жыл бұрын
😔
@idileabdi2307
@idileabdi2307 4 жыл бұрын
Heest iyo badh feysal muniir cawo xasuus ayaad ee galisay
@ayanosman4980
@ayanosman4980 4 жыл бұрын
Asc Muniir horey u soco, innaan caadi ma aha heestan Cod, musik ba🌹❤️✋🏻.
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 3 жыл бұрын
Hees ta calam ka waaye kisto qarami copy ya tahay
@abdullahiabdi3275
@abdullahiabdi3275 4 жыл бұрын
MAsha Allah keep going
@xubixasan1439
@xubixasan1439 4 жыл бұрын
Midaan dawadwoo kale dunida majogate💖💖💖💖🌎🌎🌎👌👌
@kaahanuura1357
@kaahanuura1357 3 жыл бұрын
Midaa Dayrta maanta Way Ama daawada helay Amaseeeee Daaaloy dhacay Digfer aawada galy Xnunka heesta inta itabty Ax Ax Jcylow maxa dhibkeny Allow🤲🤲🤲🤲🤲 iga gargaar jcyl xnunkiisa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shiinsiin
@shiinsiin 4 жыл бұрын
Khaladaad yaryar xaga qoraalka; Meeday *dahabadeeydii* *Midhaa* dayrta maanta ah *Ama* daawadaa helay Mise daalayoo dhacay Digfeer aawadaa galay
@hodandahir3732
@hodandahir3732 4 жыл бұрын
Wwwww xusuusti digfeer hory usoco wllky
@najaxcumar2695
@najaxcumar2695 4 жыл бұрын
Wooooow feysal munir hore u soco bro 🔥❤💚
@IbrahimAli-vw3dl
@IbrahimAli-vw3dl 4 жыл бұрын
Xasuusatii alle how naxariisti ahmed digfeer
@user-nj7po9iy3m
@user-nj7po9iy3m 4 ай бұрын
Absolutely beautiful soun
@dollfaysal4001
@dollfaysal4001 4 жыл бұрын
Faysalow masjidkii kuzoo noqo, wll .2020.!🙏👍😂
@imsboy6084
@imsboy6084 4 жыл бұрын
Xerow miyuu ahaan jirey hhhh
@sahlendukane7153
@sahlendukane7153 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk 😅😅😅😂
@gorgorofficall1712
@gorgorofficall1712 4 жыл бұрын
Faysal cabdisalan cali horey usoco
@maryansiciid4758
@maryansiciid4758 4 жыл бұрын
Mnah alhaaa Isha calaa cod ilahy haku xafido faysal muniir ❤️❤️🖤💚💚❤️💚❤️💚💚❤️💚💙❤️💙❤️fanan tagayvwaye kanaxow naftavwa❤️💙🖐️👊💗💘💗💖💘💖💖💘💗💘💘💗💘💖💖💘💖💘💚💓💗💘💯💘💯💘💯💋💘💯💯💘💯💘💘💗💗💘💘💖💗💗💘
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 3 жыл бұрын
2021 kii Ayaan Dhagaysanayaa Kadip Markii Gabar AaN Mudo Dheer Xariir Soowada WadNay Kala HarNay😨😰
@rozeahmed9326
@rozeahmed9326 4 жыл бұрын
Wooooooooooooow. Fayzal muniir
@hadiyaahmed8947
@hadiyaahmed8947 2 жыл бұрын
Dariiqan ka laabtanaa dabaylihii jaceylkaa igu soo dagaayo❤💯🥰🌍
@mohann1421
@mohann1421 2 жыл бұрын
Daris aan u noqonee 👸🏻❤️🫀🧸
@mushtaaqjamaal1595
@mushtaaqjamaal1595 4 жыл бұрын
Hees iyo bar 👌🏻
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Hees waa dhaafty🙏🔥
@mohamedshiine6067
@mohamedshiine6067 3 жыл бұрын
Heestani waa wax kle faysal muniir halkeeda dhigtay bro
@ilhaamhassan7428
@ilhaamhassan7428 4 жыл бұрын
faysal muniir keep goin😍
@amaljokar8338
@amaljokar8338 4 жыл бұрын
Ilkacase LYRICS respect full
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 3 жыл бұрын
Jcylki cilmiba dilay igu dooganado Dadka kle ma aade anaa leyga daba riday 😢😢
@asliosman8274
@asliosman8274 3 жыл бұрын
Feysal jano ka boda
@asmarofficial3469
@asmarofficial3469 4 жыл бұрын
Middaan Daawadoo Kale Dunidaba Majoogtee😢
@xupihassan7288
@xupihassan7288 4 жыл бұрын
faysal munir walalkay qali hore usoco gulaso waliga😍
@zupeiralii
@zupeiralii 2 жыл бұрын
Legend feysal munir🙋🙋🙋
@bombom894
@bombom894 4 жыл бұрын
Heestii heesaha 😍😗faysal muniir c.salan😘
@abdinaasiraliahmed2371
@abdinaasiraliahmed2371 3 жыл бұрын
Keep going Brother 🥰
@jiman4326
@jiman4326 2 жыл бұрын
Jawiga codka daganaanta eesh qiyaasak fanaan iyo bar 🤩
@llelahasaan9723
@llelahasaan9723 4 жыл бұрын
What a song nd voice ✔✔✔
@xamdailka7922
@xamdailka7922 3 жыл бұрын
Fbtrpwwwbgvgflcfffffffffffffffffffffff
@xamdailka7922
@xamdailka7922 3 жыл бұрын
Svggfdbhtsnjre
@user-hh3od7je5r
@user-hh3od7je5r 2 ай бұрын
Hesstan Marwalpa waan dhagaysta❤
@amooreamore8017
@amooreamore8017 Жыл бұрын
Another level fayzeL muniiR🙌🥰
@xamdadiamond738
@xamdadiamond738 4 жыл бұрын
Hees io bar wllhi 😓❤
@amiishaden7233
@amiishaden7233 4 жыл бұрын
Cvbnnbb ..i
@farxaancismaanali3804
@farxaancismaanali3804 Жыл бұрын
Best 🎵 🎶 ( dayaxa iyo cad ceedaa doraad liga yeedhoo daruuraha kor koodaa durbaan liiga tumayee)
@drabdiwalialihussien3618
@drabdiwalialihussien3618 2 жыл бұрын
Keep goin boqorka codka
@legendruuzi612
@legendruuzi612 4 жыл бұрын
www heestii digfeer ahaaa
@jackfficialjack6751
@jackfficialjack6751 4 жыл бұрын
Inta hestan qarami ahan udhagaysatey like ha.ila dhaafin
@SomaliMusic11
@SomaliMusic11 2 жыл бұрын
Meday dahabad aydi 😉 hes macan walahi
@moowliiddiiriye7616
@moowliiddiiriye7616 Жыл бұрын
Faysal minor nin Aan jeclahay Walahi
@hamzefoozi7055
@hamzefoozi7055 4 жыл бұрын
First one 😍
@elmiainanache4596
@elmiainanache4596 11 ай бұрын
Wa sax dii
@abdiahmedmohamud4254
@abdiahmedmohamud4254 4 жыл бұрын
King Geon Albano Jr weey
@kingmo3022
@kingmo3022 3 жыл бұрын
2021
@apdirazakalta7090
@apdirazakalta7090 2 жыл бұрын
xasuusti digfeer 🥰❤️
@YahyeMustafe-zf2vd
@YahyeMustafe-zf2vd 3 ай бұрын
Walaahi waa doo khan gii faysal😢
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 9 ай бұрын
War hesta ka leexo Axmad yasiin digfeer Aa barteda dhigay pro😊
@ahmedcizmanzalad4505
@ahmedcizmanzalad4505 4 жыл бұрын
Fayzal muniir alpo hory oosco 😍😍
@AxmedmaxsmedcaliSadhan
@AxmedmaxsmedcaliSadhan 10 ай бұрын
❤❤❤wareer
@qamarmohud7457
@qamarmohud7457 4 жыл бұрын
Faysal muniir 🙏
@fatahalpha1695
@fatahalpha1695 4 жыл бұрын
Xasuusti axmed yasin digfeer boqorkii heesaha jaceylka
@honycad3631
@honycad3631 4 жыл бұрын
Walee dayrta maanta dheh xoolo heesta wa kufsate
@kamadage8784
@kamadage8784 4 жыл бұрын
Sowka heest wasay😩
@yaasinmayracaxmedyaasin9487
@yaasinmayracaxmedyaasin9487 3 жыл бұрын
yaasin mayrac
@yaasinmayracaxmedyaasin9487
@yaasinmayracaxmedyaasin9487 3 жыл бұрын
bbyyy
@khadargeele3463
@khadargeele3463 3 жыл бұрын
Ninkan heesaha halaga qabto uu bahdilayaa
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
😳
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 8 сағат бұрын
Dayax iyo cadceda dorraad layga yeedho daruuraha kor koda Durbaan layga tumaye dariiqan ka laabtana dabeeylihi jacaylka igu so dagaayo daris an noqonee midkan dawado kale dunidaba ma joge
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 жыл бұрын
Walaahi waa hees dareen leh ilaahow Hospital Digfer jaceel hanoo galin
@asiahaji8824
@asiahaji8824 4 жыл бұрын
Cabdi Casiis Maxamuud Macalin waa iga qoslisay kkk geesi
@ilaysmediailays4986
@ilaysmediailays4986 3 жыл бұрын
Heesta ninbaa iska lehaa maa iska xusto wll axmed yasiin digfeer heestan waa jclaa 🎆
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Very nice voice faysal muniir
@user-qv1zz8br7r
@user-qv1zz8br7r 5 ай бұрын
Gg
@mohamettmohdi6092
@mohamettmohdi6092 10 ай бұрын
Jaceyl manta leyma Tusi karo 😢😢
@biladaquruxda1986
@biladaquruxda1986 Жыл бұрын
Mase daaalayo dhacy digfeer awada galy💔😭alow ku naxariiiso
@user-kn3dy2rw2r
@user-kn3dy2rw2r 8 ай бұрын
❤❤ 0:38
@Khaleth_hussein
@Khaleth_hussein 4 жыл бұрын
midaan dawadoo kle dunidaba ma joogtee
@carabcali985
@carabcali985 4 жыл бұрын
Waryaaa midkaaan la. Warama. Hanooga dheelin. Heesta. Dadkii. Hore. Ayaa nahaye
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 4 жыл бұрын
Was runtii ma keenin codkii digfeer aun
@wiilgedo277
@wiilgedo277 2 жыл бұрын
Ama daawada helay ama daalayo dhacay digfeer aawada galay. Alla maxay dumar rag danbi ka galeen 😭😭😭
@kawsariyemahadiye8676
@kawsariyemahadiye8676 4 жыл бұрын
Offfffff clkkkkkk echt song
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 жыл бұрын
WlHi ninkaan waa digfeer oo update ah
@caydaruusmowliid2462
@caydaruusmowliid2462 4 жыл бұрын
ma ogahay waaw
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Deeq Dheer baa kaaga wacnaa heesta
@qiiimeeenaftaaada6945
@qiiimeeenaftaaada6945 4 жыл бұрын
Meeeeyey............😣😢
@yusufibrahim4518
@yusufibrahim4518 4 жыл бұрын
Dayaxiyo cadceediyo daruraha korkooda mise daruuraha dushooda!!!!!
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 2 жыл бұрын
Dushooda it's not korkooda
@godolmedia
@godolmedia 4 жыл бұрын
Nice Qaaraami 💽
@Ismahannur
@Ismahannur 2 жыл бұрын
Nice song Caadi Mahan ❤️❤️❤️❤️
@suldanxasan8316
@suldanxasan8316 11 ай бұрын
Heesta waad ku ciyaarty
@XamdiBilan-r6d
@XamdiBilan-r6d 9 күн бұрын
Faysalalfanaan
@mohabandz4737
@mohabandz4737 2 жыл бұрын
Meeday dahabadaydii meday dahabadaydii
@xamdiabdi6810
@xamdiabdi6810 4 жыл бұрын
waaaw barteda dhigty
@jblexpressllckhalif4459
@jblexpressllckhalif4459 4 жыл бұрын
Allaha unaxariiste waxa horay u qaday hestan axmed yasiir digfeer
FAYSAL MUNIIR┇WAAN KULA BALAMI LAA ᴴᴰ 2019┇LYRICS
5:56
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
FAYSAL MUNIR/ XASUUSTII CUMAR DHUULE(AUN)
5:25
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 2,1 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka New Song Haldoor  lyrics 2018
6:33
FAYSAL MUNIIR Hees Cusub  | Nafyahay Doqontiyo Qof Neceb | Lyrics 2019
5:37
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2,9 МЛН
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Dayax iyo Cadceedaa Lyrics | | Axmed Yaasiin Digfeer
8:33
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 450 М.
Faysal Muniir Heestii Ma Hadhee Jacayl  Wuu I Hawlayaa Lyrics 2019
3:45
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 359 М.
Maxamed bk hees jaceyl ah lyrics 2018
5:50
apdirohman kaizeh
Рет қаралды 75 М.
HEES CUSUB FAYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ 2020 HD Tusmo Lyrics
6:12
Naasir Tusmo channel
Рет қаралды 351 М.
*Faysal Muniir iyo Heestii Shimbiryahow
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,7 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 834 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 856 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,4 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 432 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 794 М.