Fikrad & Buug #42 I The 10X Rule I Grants Cardon I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 25,779

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

Fikrad & Buug #42 I The 10X Rule I Grants Cardon I - Mubarak Hadi

Пікірлер: 77
@simplyaweys6926
@simplyaweys6926 2 жыл бұрын
best books to listen on audible 1.48 laws of power 2.laws of human nature 3.33 strategy of war 4.art of war 5.art of seduction 7.awaken the giant within 8.50th law 9.mastery 10.how to win friends and influence people 11.ways of the superior man
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 2 жыл бұрын
Do you have these books please software
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 жыл бұрын
@@Dagancabdi4063 I do, better part of it, I have in soft copy form . If you are interested leave behind your email I will send you.
@khadarflippe8264
@khadarflippe8264 2 жыл бұрын
Masculinity books.
@Vanilla877
@Vanilla877 2 жыл бұрын
I need these books really😊specially seduction
@mohamedhassan-kv1wm
@mohamedhassan-kv1wm Жыл бұрын
Aadban u jeclahay wax akhriska lakiin awood aan ku sameeyo iyo meel an ka bilaabo ma aqaano oo wey igu culustahay marka Maclin Mubarak waxaan rabaa inad wax ka dhahdo iska indho tirin fariinteyda aadbaana ku salaama
@Miyi_Joog
@Miyi_Joog 2 жыл бұрын
Sareeyuhu ajar iyo xasanaaad hakaa siiyo ustaadii
@abdinasirhajimohamud9163
@abdinasirhajimohamud9163 2 жыл бұрын
Aad u mahadsan tahay Ustaad.
@yusufsahanshe6512
@yusufsahanshe6512 2 жыл бұрын
asc walaal mubarik waad kortay caqli ahaan iyo aqoon ahaamba anana waad na korisay illahay hakaa abaal mariyo akhiro iyo doomba mahadsanid
@GENERATIONVOCALS
@GENERATIONVOCALS 2 жыл бұрын
Ustaad Mubarak waa buug aan wax badan Kafaa iidey. Guuleyso👌
@engineerkhalil8765
@engineerkhalil8765 2 жыл бұрын
Macalin alaha cilmiga kusiyaadsho.waxbadn o faaido leh baan kaa faaidnaa
@which2152
@which2152 2 жыл бұрын
21 secrets of self millionaires book gas kaso hadal walal🌼
@amiiradadan4444
@amiiradadan4444 2 жыл бұрын
Masha allh jasakallah kheyr ustadi
@sharifabdullahiyusuf825
@sharifabdullahiyusuf825 2 жыл бұрын
Ustaad waad mahadsanthy. Fursado waxey u baahan thy shaqsi u diyaarsan.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustd really you inspire me Soo dhowaada walaalayaal halkaan ayaan idiin joogaa
@abshirbarremuuse6333
@abshirbarremuuse6333 2 жыл бұрын
Ustaad mubarak suaal baan qabaa taas , oo ah xagee kahelaa macalimiin khuburaa kudayasho mudan si aan uraaco wadooyinkoodii ayma reen oo kale masanid mclin
@salmajaama1196
@salmajaama1196 2 жыл бұрын
Wax badan ayàn kaa faa'iiday thank you again
@nuurabdi2903
@nuurabdi2903 2 жыл бұрын
جزاك الله خيراً يا استاذ
@dr.panadol4744
@dr.panadol4744 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 🥰🥰
@raxmaibrahim9318
@raxmaibrahim9318 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@fahmoali4186
@fahmoali4186 2 жыл бұрын
MashaAllah jizakaAllah khairan brother
@sekisaid8929
@sekisaid8929 2 жыл бұрын
jazakllah
@aminamoussa2530
@aminamoussa2530 2 жыл бұрын
Ale haku dhwro marxaldo badan bay iga sartay dhiri galintadu thanks 🙏
@abdulkadirmuhumedgure5865
@abdulkadirmuhumedgure5865 2 жыл бұрын
Asc, ustaad alle dartii ayaan kuu jeceshahay!. 🥰
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@maryanmahomett2176
@maryanmahomett2176 2 жыл бұрын
Baarakallaahu fiika ustaad
@marianor4588
@marianor4588 2 жыл бұрын
mahadsanid ustad
@somalishortvideos4784
@somalishortvideos4784 2 жыл бұрын
Xalay bee fursad I timid anigo anan diyaar u ahayn balse 10 X rule ban diyaar u ahay manta nan ku dhaqaqo thanks ustaad
@bashiirbashkabashiirbashka5341
@bashiirbashkabashiirbashka5341 2 жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad and Thanks for every 🙏
@esmailsayid2976
@esmailsayid2976 2 жыл бұрын
keep up the work macalin! haka daalin sanad kadib inaan falaqaytnta book-tada kusoo biiran rajayn ishallah.
@salmajaama1196
@salmajaama1196 2 жыл бұрын
Thank you mubaarak
@MohamedAli-dx2fp
@MohamedAli-dx2fp 2 жыл бұрын
Am at chapter 10....the Google Algorithm brought me here. Top book so far
@sadamabdallacazaam7171
@sadamabdallacazaam7171 2 жыл бұрын
Mshaa allah #ustadimubarakhadi sharaf kurgaga ha ahato. Anigu muqalki hore an dawanayo ayu hadana muqlkn cusub iso dhacay mhdsanid ustad
@arrehtaherentonio2667
@arrehtaherentonio2667 2 жыл бұрын
Moubarak Hadi bro one book DAVID IMONITE
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx 2 жыл бұрын
Thank you ustaad mubarak haadi💙🔥
@arrehtaherentonio2667
@arrehtaherentonio2667 2 жыл бұрын
Thank you bro very good motor
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 жыл бұрын
Mahadsanidwll
@nimcomahamed7088
@nimcomahamed7088 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@shinelaki9651
@shinelaki9651 2 жыл бұрын
'Power of subconcious mind' kwrn
@jabradaaud378
@jabradaaud378 2 жыл бұрын
Hami aduun , lacag intas le ma nagu dhirigiline
@sahraabdi9198
@sahraabdi9198 2 жыл бұрын
Thnks walaalo
@daudmumin1735
@daudmumin1735 2 жыл бұрын
شكرا
@nimcomohamed1503
@nimcomohamed1503 2 жыл бұрын
I read two books and listen 10 books
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 2 жыл бұрын
Thanks
@caishamoalim4451
@caishamoalim4451 2 жыл бұрын
Mshadsanid wll
@athendonal7997
@athendonal7997 2 жыл бұрын
ninkan u firsada wajiigisa nacalaad ba ku taala waayo wa rufiiyan weyn
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 жыл бұрын
Maxaa fursad isoomartay anoon diyaar uhayn
@abdallesamatar973
@abdallesamatar973 2 жыл бұрын
Ustaad buugas pdf ahan mankuhelikarna
@shaaficifiidow7417
@shaaficifiidow7417 2 жыл бұрын
Ustad buugan Xagee ka helaa ii sheeg
@ahmedsaidmire8529
@ahmedsaidmire8529 2 жыл бұрын
MAHADSANID USTAD MUBRAK HADI
@shakirmayax4049
@shakirmayax4049 2 жыл бұрын
Book club side uhele Kara wll
@abdilaahimohamed6080
@abdilaahimohamed6080 2 жыл бұрын
Ustaad xirfada forex ka waran ina hada bilaabo ayaan rabaa iso jawaab pls
@yasinabdirahmanahmed3487
@yasinabdirahmanahmed3487 2 жыл бұрын
Qofka ku Haboon weydii walal. Wa iga Talo
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 2 жыл бұрын
Sidiibaa lagu so biiraa Book club?
@safiaduco_daahir
@safiaduco_daahir 2 жыл бұрын
Ma garanayo wxaan kuugu mahad celiyo waxaad ku jirtaa dadka aragtida noloshayda badalay
@nimcomohamed1503
@nimcomohamed1503 2 жыл бұрын
Everything i do I'm not feeling enough I'm feel sad I'm anxious I'm hungry to learn I'm not good reader but I'm trying to be good reader what you are consulting to me?
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 2 жыл бұрын
Contact me I will give you advice insha allah
@axmanna14
@axmanna14 2 жыл бұрын
Abbaayada reply-ga kuusoo gashay la xiriir, waxaan rajeynaa inaad is caawisaan. Tan kale aad ayaan kuugu taageersanahay inaad caawin weydiisato, taasna waa wax wanaagsan
@kabogotechnology.100
@kabogotechnology.100 2 жыл бұрын
Read what you need and do what you can , that is all .
@MSakariye
@MSakariye 2 жыл бұрын
I have same problem like you but sometimes I read something in same time I feel that I didn’t understand or remember what I read 😒
@jamacclaahi1670
@jamacclaahi1670 2 жыл бұрын
Wll suaal maku waydiiyaa
@fardowsamaxed5590
@fardowsamaxed5590 2 жыл бұрын
Thanks ustad, I'm interesting! how to join a book club?
@saladmuxyidiin1681
@saladmuxyidiin1681 2 жыл бұрын
ustaad book clup ka linkigisa xage laga helli kara
@maarro1332
@maarro1332 2 жыл бұрын
Nafta been ma loo sheegi karo Mana laga dhaadhic . 1 hal saac waxan ku qaban karo mar 2 wasac ka dhigaa miyaa ,caajis ina ka qaado maa rabta . " aniga waxaan qabaa in hadii wax aad qabanayso intaa isleedahay ku qabo, hadaa ku qaban waydo waqti ku darso saa u qabto".
@mascoudcali2524
@mascoudcali2524 2 жыл бұрын
Lagama hadlaayo Howl Ay Ku Filan Tahay 1saac Ee Waxaa Laga Hadlaayaa Hadaf Ama Yool U Baahan Jid Loo Maro Si Lagu Gaaro So Sxb Hanoqon Sida Dadka Qaar Ee Noqo Qof Maskaxdiisa Shaqeyneyso Muuqaalka Isku Day In aad Sida Saxda Ah U Fahanto...🤔 MAHADSANID
@maarro1332
@maarro1332 2 жыл бұрын
@@mascoudcali2524 sxp mahadsanid , Lkm mid igu qaado hadaf ama yool aad dagsatay adi saad ku dhabeen leheed adi inaad dagsato mooyaane. Qof kale tijaabo uu ku guulaystay samaynaa wax ma soo kordhinayso ilee isku da' ma tihiin, isku shaqo matihii , isku fakar ma tihiin wax walbo aa kula duwan tihiin ,wadadaa adi jeexo warqad soo qaado iswaydii sidee ku dhabeeyaa hadafka aan dhigtay ? Adiga ka jawaab Ku soco waxaa kaa hubaa inaad guul ka gaari karto .
@awaaleali1363
@awaaleali1363 Жыл бұрын
Mhdsanid
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Qof faqiir ah Hadii dheho si lacag badan lo sameeyo Aya Ku barayaa to maxa dhehi lahayd waxa la Yiri ha rumaysan Ila qof Ku aragto max qof Hadii Ku dheho naag iyo Gaari leyahay Ila aad Ku aragto isaga naagta iyo gari si toos macna sheekadu been way nqoon kartaa lkn ficilku been ma nqoon Karo kkk kkk
@Markaawi9
@Markaawi9 2 жыл бұрын
Ustaad marwalba aduunyalee maadkahaleysa aawey buugagtii ibnu teymi imam qasali imamu shafici
@mohacarab8463
@mohacarab8463 2 жыл бұрын
Abdullahi intana majooktaa
@Markaawi9
@Markaawi9 2 жыл бұрын
@@mohacarab8463 inted kalo igu araktr ugas
@MAXAMEDNASIIB90
@MAXAMEDNASIIB90 2 жыл бұрын
Jooji Cabashada ku Saabsan Isbadelka ...Oo dhab ahaantii Isbadel | Who moved my Cheese |Dunida Manta kzbin.info/www/bejne/o6HYY5R-hLBrZ9k Waa muuqaalka kusaabsan, horumaraka iyo isbadelka wanaagsan Fadlan daawo waxan rajeynayaa inaad ka heli doonto kuna so biiri doontid asxabta aan jecelnahy
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 2 жыл бұрын
Book clubka nala so share garee qaabka loga xubin noqon doono
@impradorbasheelmi8443
@impradorbasheelmi8443 2 жыл бұрын
Hadal murtiyeed baa ahaa. Markad Orgac yar aad nin ka donayso inuu ku siiyo Awr baa la waydiistaa. Waxba ka wayimaysid.!!!!!
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 жыл бұрын
Mubarik Hadi waxaad ka mid tahay dadkaan aad ka u dhegeysto. Dhiiri-gelin iyo diin waad isku dheeli-tirtaa sidaas baa fiican. Waayo dad badan ayaad wacyi gelisaa. Waxaana laga yaabaa in suaashani timaado intee in leeg ayaad dadka diin u sheegtaa?
3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
17:18
Mubarak Hadi
Рет қаралды 60 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
Fahamka Naftaadu waa Furaha Noloshaada
17:47
Mubarak Hadi
Рет қаралды 21 М.
How to Stop Procrastinating and Finally Take Action
16:31
Ali Abdaal
Рет қаралды 96 М.
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 37 М.
FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
20:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 59 М.
Feel Good Productivity I Fikrad & Buug #45 I -  @MubarakHadi
22:12
Mubarak Hadi
Рет қаралды 25 М.
Fikrad & Buug #35 | The 48 Laws of Power | Robert Greene | Somali
17:45