The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42

  Рет қаралды 36,680

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

Пікірлер: 95
@xaliimo5422
@xaliimo5422 Жыл бұрын
1 saving 2 financial freedom 3 accomplish 4 investment 5 impatient 6 compound 7 values 8 relationships 9 enough 10 capitalism 11 concept
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Жыл бұрын
Qofka hab dhaqa kiisa ayaa ka dhigo taajir 1 Maalgashiga 2 Waa inaad la haato shaqo aan lagu maamuleen 3 keeydashado lacag ( seven ) 4 isbiirsiga 5 waaineey isla socdaan qiyamkaado & lacagsameentaada
@sadfa-j4r
@sadfa-j4r Жыл бұрын
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Жыл бұрын
runti waxaa tahey qofka kaliyo nolasheyda waxyaaba badan kabadalo allah ku sharfo akhari iyo aduunba ustada aqontada Allah kuu barakeeyo markastana waan kuduceya habka wallahaga muslika ooga faaideyso sida qurux badan waxan ahey gabadh yaroowax barato markey cajisto nafteyda wllhy adiga eraydada ayaan ku dhirgaliya nolasheyda hormarkeeda qeeybta ugu muhiimsan ayaad kaqaadatey akhari iyo aduunba Allah ku sharfo 🥰🙏🙏🙏💯💯
@MubarakHadi
@MubarakHadi Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo huuno
@sumayyoeducator5123
@sumayyoeducator5123 Жыл бұрын
@@MubarakHadi Amiin macalin sidokale adna Allah ku barakeyo🥰🥰
@mariamm.sheikhw1522
@mariamm.sheikhw1522 Жыл бұрын
Waan ku faraxsanahy ustaad in aad barnaamujkii fikrad iyo Buug dib inoogu soo celisay, waana kuu mahadcelinaayaa.
@Taaymtus
@Taaymtus Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad,Runtii rabbi wuxuu kusiiyay "بلاغة" ama balaaqo oo ah af soomaali hab-gudbin, Anigoo iska socda ayaan intabadan dhagaystaa Mawduucyadaada oo runtii wax badan iga bedelay. Mahadsanid ustaad alle haku sharfo.
@MubarakHadi
@MubarakHadi Жыл бұрын
Alle haku sharfo
@badalbudul7878
@badalbudul7878 10 ай бұрын
Shukran ustaad mubarak haadi ❤❤❤❤❤❤❤
@LiibaanYare11
@LiibaanYare11 Жыл бұрын
Wll mubarik hadi waxan aqriyey bugagi aha garadso inatad hursan anu weli gursan sida hada ahyba wlh wax badan ayu igabdaley xog badanna kanogaadey guurka iyo marxaladihiisa thank U wll
@Mohamud_shibile
@Mohamud_shibile Жыл бұрын
ustaad mubaarak runtii rabbi hakaa abaalmariyo barnaamijka fikrad buug waa mid waxbadan aan ka faaidayno allah hku sharfo ustaad inbdan mahadsanid.
@Ahlu-Quran123
@Ahlu-Quran123 Жыл бұрын
Ma shaa Allah ustadh wax badan ayanu kasugeynay barnamijka fikrad iyo buug. Mahadsanid
@zakilyrics11
@zakilyrics11 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad mubaarak ❤we love you noosoo badi Program yada noocaan ah ee gorfaynta buugta ah adigu bishiiba ilaa 5buug noosoo gali adoo ralia ❤
@naciimacabdilaahi8616
@naciimacabdilaahi8616 Жыл бұрын
masha Allah allah haku barakeeyo ustaad
@aishaAbdullahi-cm6fu
@aishaAbdullahi-cm6fu Жыл бұрын
Intow maanku gaajysan yahy guuli waa wali ustaad shukran
@Dhaqtarka_Caruurta
@Dhaqtarka_Caruurta Жыл бұрын
Ustaad @Mubarak mahadsanid wax badan ayaan kaa faaiiday.
@Garaadsan855
@Garaadsan855 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid barnaamujki aadban ula dhacay
@saeddayib6752
@saeddayib6752 Жыл бұрын
Jazakallah ustaad
@comfortable949
@comfortable949 Жыл бұрын
Ustaad mudaan sugaaye barnamijka fikrad iyo buug Allah kaa abaal mariyo sidaad noogu faaideso
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 Жыл бұрын
Mshaa allah waa mowduuc muhiim ah ustaad
@mohamedkhalifshimoy8304
@mohamedkhalifshimoy8304 Жыл бұрын
Shukran ustaadii.
@hassantech510
@hassantech510 Жыл бұрын
mahadsanid ustad wxan ku darsan lahaa muqaalada ku dar qoral yaani, siida headlineka iyo mowducyada muhimka ah
@nursaid6283
@nursaid6283 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane Haadi, alle ha ku barakeeyo buugga aad baan ugu bogey aqoonta ku duugan gaar wanaaga qiyamka iyo qanaacada, waxa u qoraagu u xusay sida ya shareecada ugu xusan tahay.
@bidixo1bidixo158
@bidixo1bidixo158 Жыл бұрын
Mahadsanid mubaarig hadi
@Shakureyy
@Shakureyy Жыл бұрын
5:24 daqiiqa kula saaxiibay BARAKA'ALLAH FOLLOW
@CabdiraxmanQoys
@CabdiraxmanQoys Жыл бұрын
That was a good book to read the summary you made was amazing thank you very much for sharing with us
@MubarakHadi
@MubarakHadi Жыл бұрын
Glad you enjoyed it ustaad !
@bisharokhaliif3137
@bisharokhaliif3137 Жыл бұрын
Ustaad buugan asagoo afsomali ah mala helaa
@saidahashi9921
@saidahashi9921 Жыл бұрын
Richest man of Babylon Think and grow rich Rich dady poor daddy Bugaagta aan ka faiiday ee aan akhrieyy bay ka mid yhiin madama aan ahy economic student mahadsanid ustaad 🙏
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 Жыл бұрын
Shaqo adag baad qabatay masuul Cash flow quadrant by Robert kiosaki kaasna wu ku faahfaahsanyahy kana fiicanyahay rich dad and poor dad
@deeqbile572
@deeqbile572 Жыл бұрын
aad ayaad u mahadsan thy ustaad jazakallaah
@Gunaanadai
@Gunaanadai Жыл бұрын
I miss ustaad eebe dartiina waku jeclahay
@shaakiraxmed7819
@shaakiraxmed7819 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@MUNADHIBYAR
@MUNADHIBYAR Жыл бұрын
Shukra ustaad❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaaaasha allah 🥰 abwe qaaali
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mustafasaalax1290
@mustafasaalax1290 Жыл бұрын
Asc ustaad mahadsanid
@abdifitahjimcaale8840
@abdifitahjimcaale8840 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad mubarik
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 Жыл бұрын
Ustaad guulayso
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
iLAAHAY HA KU BARAKEEYO USTAADKAYGA MUBARAK HADI OO ILAAHAY HA KAA ABAALIYO WAAN U XIISNAY BARNAAMIJKII FIKRAD IYO BUUG
@ahmedsoomaali8409
@ahmedsoomaali8409 Жыл бұрын
M.a ustaaad mubaarak haadi ustaad lasoo dhakhso asbuuc le nooga dhig inaha lah
@abdikadirfarah1750
@abdikadirfarah1750 Жыл бұрын
Macalin buugagta noo soo badi
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Жыл бұрын
GUULEYSO USTAAD
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Ustaad Mubaarik mahadsanid, Barmaamujkii Fekrad iyo Buug aad baanu u sugaynay runtii
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Жыл бұрын
Ustaad barnaamijyadan noo wad
@mahadabdi6663
@mahadabdi6663 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin ,mufakir Mubaarik Hadi
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 Жыл бұрын
Msha allah ustaad, Mahadsanid. Ustadow maad noo soo gudbisid soo koobida buuga " Essentialism by Greg"
@nastehamohamed3696
@nastehamohamed3696 Жыл бұрын
Mahadzanid ustaad♥️💯
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad mubaarak alle xafdiyo ❤
@motimacade1
@motimacade1 Жыл бұрын
mahadsanid
@AhmedkhafiAk
@AhmedkhafiAk Жыл бұрын
M.a Allah hakuxafido masul
@Darularqam2024
@Darularqam2024 Жыл бұрын
Ustd mubarak jazaaka allah khayr . Inta maanku gaajaysanyahay Guuli waa wali.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 Жыл бұрын
macalin luuqada af soomaliga aad wax ugu sharax. Hadda financial freedom 2 saving dad badan baa aqoonin. Xornimo dhaqalaale 2 ayuuto ama hagbad sidaa u isticmaal. Muuqaalkaaga dhan waa af English 😅😅😮😂❤ sorry but correct😂
@museabdile-fi1bb
@museabdile-fi1bb Жыл бұрын
Best ❤
@ramlayusof8922
@ramlayusof8922 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad ❤
@yuusufcismaan9236
@yuusufcismaan9236 Жыл бұрын
The psychology of maney iyo buuga aabe hodan iyo aabe faqiira Waxaad mlodaa inay 2 daa buug isku dha dhawyihiin Thanks ustaad
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Жыл бұрын
ustaad mubarak ✨️
@MohamedAhmed-vj7do
@MohamedAhmed-vj7do Жыл бұрын
Ustaad waad mahadsan tahay sida wanaagsan ee aan noo gu faaf faahisay waxaan kaa cod sanayaa in aad noo soo eegto Buuga la dhoho المرحلة الملكية للدكتور خالد المنيف in aad noo gudbiso runti wuu Book aad u dhisaya Sakhsiyada qofka mahadsanid mar kale iyo mar kale
@abdimalikmohomoud3932
@abdimalikmohomoud3932 Жыл бұрын
It is good summary
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Carsho carshayn waaxay ustaad
@rabsholeoffcial7329
@rabsholeoffcial7329 Жыл бұрын
Ustaad aad ban kugu xiisnay noso badi cashiradada
@mabruukmedia8706
@mabruukmedia8706 Жыл бұрын
mhdsnd ustad
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 Жыл бұрын
شكرا جزاك الله خير أستاذ
@zahramohamud5641
@zahramohamud5641 Жыл бұрын
Manshaaa Allah
@Mucaadcloth
@Mucaadcloth Жыл бұрын
Ustaad ilaa 2018 kugu xiranahay qeebtan lacagta inoo Soo Yara badi adoo mahadsan
@farhanhusseinismailabu-xaa98
@farhanhusseinismailabu-xaa98 Жыл бұрын
Mala turjumay ustaad
@LiibaanYare11
@LiibaanYare11 Жыл бұрын
Ustaad buug kale oo kan lamid ah oo layirahdo rich dad and poor dad inoo soo fududey plz
@M.f3711
@M.f3711 Жыл бұрын
Qofkii af soomali buugan ku hayaa ilaa soo xidhiidh aaan kaa iiibsade Amabaa ooog meel lagu iibiyo isaago af somali ah thanks
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 Жыл бұрын
Thanks sir the way you tell us its very impressive 👏
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Жыл бұрын
ustadii attitude iyo behaviour mar inooga soo hadal insha Allah mahadsanid 🙏🙏
@wardaqali8394
@wardaqali8394 Жыл бұрын
Ustaad book xilkas kasoo hadal
@hamdakhayr6280
@hamdakhayr6280 Жыл бұрын
Fincial freedom you can reach self employee
@CiisexuseenIbraahim
@CiisexuseenIbraahim Жыл бұрын
Ustaad waxaan jeclaa lahaa erayada english ah inaa shaashada noosoosaartid mahadsanid
@mohamedmahad2495
@mohamedmahad2495 Жыл бұрын
ustaad mental toughnes kasoo hadal
@jaabirshjaamac8427
@jaabirshjaamac8427 Жыл бұрын
Ustaad mubaarakaw soo noqosho wacan. Isaga oo qoraal ah miyaad soo galisay blogspot-?
@abdirahmanallaale7462
@abdirahmanallaale7462 Жыл бұрын
Big fan Bro
@ilyasmuse2100
@ilyasmuse2100 Жыл бұрын
Asc waraxma wll aad bn kuu zalaamayaa mubaarak buugan aad ban uraadin jiray se wn helay hadda waxaan kaa codsan lahaa hadad smskaygan aragtay inaad noosoo lafa gurto buuga layidhaa blue ocean strategy buugaas isagoo hard ahna waan kawaayay maktabadaha magaalada pdf na wxba kuma akhrin karo fadlan haday kuusuuragasho vedios badan sii noona soo gudbi
@CabdulahiCabdirshiid
@CabdulahiCabdirshiid Жыл бұрын
Dange schöne ustaad❤
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 Жыл бұрын
Masha Allah Jazaakallah kheyr Ustaad aan ku suaale Ustaad inta badan earphoneka isticmaasho buugaag miyaa ku dhageysata? Mahadsanid.
@axmedmaxamuud2528
@axmedmaxamuud2528 Жыл бұрын
Asc ustd mubaarak haaddi ,salan ka dib wad ku mahadsantahay jiheynta iyo toosinta bulshada shaqo fiican baad u haysaaa.intaaas kadib waxan rabaa in aaad iiga jwbto aqriska bookta maxaaan aqriyaa marki laga soo tago waxyaabaha an jeclahay sida xikmadaha ,waxan u baahanahay book tixin oo naftayda iyo garaadkayga wax ku kobcinkarta. Arintaas igu jihey.mahadsanid.
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Walaal fadlan kasoo hadal Bitcoin in aan maaal gashto ayaan interest ku ahay.
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 Жыл бұрын
Mahadsanid❤
@ahmedhassanabdimohamed5566
@ahmedhassanabdimohamed5566 Жыл бұрын
Xaqiiq ustaadi book gan macalin mado ino dhigayay ayaa inoga shekeyay waa book aad muhimsan. Pdf kisa aniga hayo!!!!!!!!!
@ramlayusof8922
@ramlayusof8922 Жыл бұрын
Abowe makaa heli karaa ??
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
Wllo maka heli kara ❤
@ridwaanmaxamed2340
@ridwaanmaxamed2340 Жыл бұрын
Abowe nalawadaag
@M.f3711
@M.f3711 Жыл бұрын
Af somali malgu heelayaa masul
@huuni48
@huuni48 Жыл бұрын
Xge lgaga so xirira walalo wa rabey
@ridwaanmaxamed2340
@ridwaanmaxamed2340 Жыл бұрын
Mia role model
@mentoringthefuture2023
@mentoringthefuture2023 Жыл бұрын
M.a
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 Жыл бұрын
Income= Consumption+Saving Saving (wuxuu isu beddela investment)
@askar7190
@askar7190 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@mohacaafi7196
@mohacaafi7196 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I - @MubarakHadi
13:09
Saykaloojiyada dhiiragalinta aadanaha
12:39
Salmaan Maadow
Рет қаралды 22 М.
FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
20:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 66 М.
3 Hacks To Being More Productive I - Mubarak Hadi
17:18
Mubarak Hadi
Рет қаралды 60 М.
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 33 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН