Waa run markaa mediaha iska daayey qabow iyo degenaan ba dareemay Hadda 45 day inan social media isticmalin ban goan ku gaaray KZbin iyo telegram un ban daawada waliba wax wanaagsan hees ma maqlo wax iscaayaya dad xun ma arko alhamdulilah Gabdho digriga ilaahay ku dedaal Noloshi dhan bad ku guulaysanaysa markaas❤️❤️
@muniirofarah32752 ай бұрын
Abaayo masha allah waqtiga allah kuu barekeeyo ee jadwalka ku dar quraanka alle oo kaga faa iideyso soo gudbinta malin lahaaga ajar baad kaheleysaa miss maamuusan❤
@yuuuuga12 ай бұрын
Haye abyo mcn ❤❤❤❤
@SalmaAbdi-s4q2 ай бұрын
Xamdiyey wlhi m.a dhiira geliso iyo qof lagu daydaad tahay waxa iijoga gabar yar o 4sano jirto badana adan kudhegeesta marka waxaan arkay gabartiyo ileh hooyo naftada majeceshahay anigu nafteydaan jeclahee waxan ku dhahay hoyo yadka baratay in naftada lajeclado waxey dhahday habo xamdida ad dhageysato qosol ani marka xamday dadka wawen kaliya dhira galiya uma tihid wala ciyalka ayad utahay m.a❤❤🥰
@Umumaryamchanel-z6o2 ай бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo hamda waafi qurux habo quraankana dhagayso Akhri hadaad xafiday waa alxamdulilaah hadii kale isna wakhti sii aad ku xafidid kudhagaysatid Mansha allah hooyo kartibadan ❤❤❤
Mansh Allah Hamdi habo illahay hamigag ilahay hamiigag haa kugu guulaysiyo Amiin Marlon hore baan dhagaysatay mar Ada kahadalaysay dadas marka habaryar baan ku ahay madams aan kawaynahay
iimankaha wuxu siyada ilhybad udhawaty , ilhy wxuyiri adunkayga hdu tako iso dhawado dhudhin udhawada , inkasto iso dhawado inkabadan udhawada markas wxa dhacaya aad ku oganysid in ilhy kuso dhawaday xumanta ka foganysa oo wa sababta aad gonada gaban ujoojisay wxikalena wad kaharaysa
@fahmo44312 ай бұрын
Quraan ka ka ficaan book abayo
@sumeyaa8902 ай бұрын
Abayo muringada sawirkeda nosodir
@Hafsarage2 ай бұрын
Media wa Ina iska Dafa wayo ad ayn ogu badanhy
@shukrihussein8312 ай бұрын
Wlhi yaraanteeda xanun badan iyo rafaad waa lasoo barbaaray lkn Waxaan go’aan ku gaaray caruurteyda ineysan marin waxaan soo maray
@deeqasaeed32632 ай бұрын
masallah
@ifraaxhazzanhazzan11982 ай бұрын
Wlhi wllo waa run tiktok aniyga sidaas ayaa wakhtiygaya iyga lumay hadda 2022 ayaa mobile kayga ka madmmuucay wlhi hadda alxm waa ka.raystay hada alxm online ayaan wax ka bartaa ma ahnee wakhti iyga lumid waan ka dhaystay wlhi waan ka reestay alxm macalaa tiktok maskaxdaa iyga waalan gaadhay waxyalao aàn maskaxda u qadan wayday ayaa ku bartay lkn hadda alxm waxaas o dhan waan soo gabo.babeeyo
@AminaYusuf-pr2kg2 ай бұрын
hamdiyey walal qudaarta vitamin kii baad kadishay
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf2 ай бұрын
Qali ani girl ban ahay wax dhigata cuntoyinkaygu ma ficna sabab jira awged kostada tomato iyo kabashka oo aan inta samaysto inta cuno oo aan jimicsi sameyo sow caadi maha madamo aanan wax kale awoodin
@yuuuuga12 ай бұрын
@@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf haaa yaba heli kara