Full Video Mulaxam Jiim Sh Mumin iyo qisadiisa - Waagacusub Tv

  Рет қаралды 58,074

Somali Tv

Somali Tv

Күн бұрын

waagacusub.com - Waa Full Video Interview -Qisadii toogashada ee Fanaan Jiim Sheekh Muumin lagu xakumay iyo sidii loo furdaamiyay bixinta magtiisa

Пікірлер: 82
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ma jiim baa dil loo quurikaraa😓😓😓😓❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zahraali8161
@zahraali8161 4 жыл бұрын
Jiim sheekh Muumin Nin 15000$ loo dilo wuu ka Qiimo badan yahay million and million ayan goyn Aniga dareenkayga Lkn ayaan daro weyn Waxa ah in Boqotka Cuudka oo weliba Fanaaninta Waaberi ka tirsana inuuu intaas oo dhan uu jeel ku jiro oo aanay Somalia oo dhami u kicin Habeen xitaa inuu u hoyda Jiim ma istaahilo Somalia oo dhan Ayuu Ku leeyahay intaas Iyo ka badan Lkn qadar ayey ahayd. Inta u dadaashay ee kala tacaashay dilka qofka islaamka ah jizakallah khayr ❤❤❤🎩👈
@mukhtaarmuosa9086
@mukhtaarmuosa9086 8 жыл бұрын
Ilaahay ha ka abaaliyo Eng. Cilmi samafalka aan hakrashada lahayn ee uu u sameeyay Jiim. mulaxamka xoogaa dhib maskaxeed ayaa haysatay, engineerkuna wuxu ka qaatay door bani aadamnimo, ku dayasho ayuuna mudanyahay. proud of you Eng. Cilmi.
@fathianasroy1663
@fathianasroy1663 9 жыл бұрын
Eng Cilmi wallahi ninkan aad baan uga naxay arintiisa ,,,, Eng Cilmi adigana walahi aad iyo aad baan ilahay kugu beryaya merwalba oo aan selada tukado waan ku xasuusta ninkaa aad soo badbadisey Inshallah adigana Ilahay akhiradada janetul ferdousa hakugu bushareyo Amiin Amiin
@MdAli-ux2oq
@MdAli-ux2oq 2 жыл бұрын
thanks c.qadir dulyar iyo carab nolaada wllyaal qeerka sii wada rabi ha idiin dhowro waxa tahiin dhalinyaro cudurkii qabiilka ka badbaaday yaa rabi nolada
@artan44ify
@artan44ify 10 жыл бұрын
Wlhi eng ka iyo dadkii ka qeyb qaatay soo daynta mumin ilaahay haka abaal mariyo, Aamiin yaa Allaah
@saalimbadri8817
@saalimbadri8817 9 жыл бұрын
Eng; Cilmi kheyr badan Allaha siiyo iyo intii kala qeyb qaadatay, Allah ka sakoow Naf buu bad baadiyay!!
@AbdifatahmHared
@AbdifatahmHared 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Jiim Sheekh Muumin, Eng. Cilmi Cali sidoo kale Allaha u naxariisto waa qiso cajiib ah oo laga baro karo bani’aadanimo iyo Soomaalinimo!
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Mashallah baba Cilmi Allah jannatul firdowsa haaku geeyo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirisaqnur3436
@abdirisaqnur3436 4 жыл бұрын
Cilmi cali ganey walaahi ninkan waa akhyaar somali dhab ah guulayso
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 10 жыл бұрын
hadii aan awoodo soomaali waxaan siin lahaa midnimo iyo qabyaalad in ay aasanto.
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
mohamed somali Waa sax walaahay. Waa qoomiyada kali ah ee aduunka ku nool ee aan fahmi waayay siday isutaageeraan hadan aanay isu aamin sanayn oo amase aysan umidaysnayn waa wax aad u adag in in la sharaxo qoom isku afa isku diina isku mida oo hadana kala fog. Alla hasahlo.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 8 жыл бұрын
Eng ilahay khayr Aan dhamaanayn hakusiiyo akhiro iyo aduunba waxatahay qos wanaagsan abaalkagana waad heli labada daarood mid uun Dhamaan dadkii kaqayb qaatay ilaahay khayr hasiiyo somalinimadu hawaarto qoyskii uu wiilku kadhintayna samir iyo imaan alahasiiyo jiimina cafimaad alahasiiyo dhamanten somali odhan amiin
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
King Gurey aamiin aamiin Nin xabad looquuro ma aha illahay cimri dheer lasiiyo fanaanka iyo ingineerka
@abdirahmanyaare3237
@abdirahmanyaare3237 10 жыл бұрын
Walaahi waa qisadii iigu xanuunka badnayd ee aan daawado waxaan ahay nin reer somalilnd ah waliba nin arab ah qofka dameerka lihi markuu qisada caadi udhuuxo waxbuu dareemayaa ma wanaagsana in lays caayo oo lays aflagaadeeyo reer xamarba sidan ah iyo reer hergeisa noocan ah waxaad si wanaagsan udhuuxdaan hadalka maxamed aadan dacar fanaaniintu waa isku qabiil waa runtiisa imika dadku fanka qabiil ayay ka dhigaan lkn fanku qabiil maaha waxaan aad ugu mahadnaqayaa ninka Eng cilmi la dhaho waa nin dadnimada yaqaan ilaahay soomali isagoo kale haka dhigo
@kayseali8070
@kayseali8070 4 жыл бұрын
Wuxuu dilay wiil reer Hargeisa oo jaad ku iibin jiray magaaladda Hargeisa gaar ahaan jaadkii la odhan jiray barje saafi oo magaciisa la odhan jiray marxuum kayse oo aanu isku magac ahyn
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 3 жыл бұрын
Yaare Arab axmed cabdale
@oyaayeaffairs
@oyaayeaffairs 11 жыл бұрын
This is what I called Being a Really Human being as well as Real Somali. Engineer Cilmi Ali created a new plat form for Somalia when he refused to let Somalilander's to kill Jiim Sheeq Mumin when Jiim Murdered another Somali Man. I am proud of you Eng; Cilmi Ali. Kudos to you.
@ubahkahie
@ubahkahie 5 жыл бұрын
Mahdy Maaweel absuletly mahdy,,, our people don’t understand what we call GONE INSANE, aidaas buu ahaaa, the other side why somaliland did release on social media what this guy did,,, may be the composition would be paid long time ago. But any way they are great people at least they release him?
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Jim shreekh muumin... waa mulixin , musician.
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 10 жыл бұрын
eysh calaa somali nimo waa taa somalinimada dhabta ahi
@sikaawe
@sikaawe 4 жыл бұрын
Bismillah Raxmani Raxiimi... Dhibaato ayaa ninkan ku dhacday
@farxanxirsi5226
@farxanxirsi5226 4 жыл бұрын
Qeer & janno allaha siiyo enj cilmi
@qadarbeza1536
@qadarbeza1536 11 жыл бұрын
Allah mahad iska leh waxaa kale oo aan halkan uga mahad celinayaa dhamaan dadkii ka qayb qaatay soo deyntii mulaxanka jiim sheekh muumin.
@fathianasroy1663
@fathianasroy1663 9 жыл бұрын
Mashallah Merka Hore waxaan aad & aad ugu mahad celinayaa Eng,Cilmi oo Runtii aan aad iyo aad ugu ferhay arinten merkaan meqlay,, waxaan heeyahay Abwaanka waxaan leeyahay Abwaan Eng, Cilmi maanta wuu ku dhalay oo Aabo ayuu ku yahay runtii Eng Cilmi Thanks
@adamdiiriye4845
@adamdiiriye4845 9 жыл бұрын
@teersomalin3212
@teersomalin3212 10 жыл бұрын
Engineere waxaa wax ku dayasho mudan
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Masha Allah injineer Cilmi Halyeey Qaran o insaan ah Aad bu u Mahadsanyahay iyo Dhamaan inta ka qaybqaadatay so deynta Boqorki Cuudka Jiim Sheekh Muumin ❤️👏.
@saidkalce82
@saidkalce82 8 жыл бұрын
sharaf iyo karaamo qaadir ha ku siiyo eng Cilmi waa nin qaaliya hubaashi naf dhan buu hubaashi bad baadiyey alle hayska daaye
@dii-1055
@dii-1055 8 жыл бұрын
intaan is xag xaganeeno hadaan sidoo kale isku xafidi laheen oo isku xurmeen laheen waxba nagama halaabeen
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Walaahay waxaa ladhihikaraa waa phsychological problem waxa haystay Macalin Jiim amase dhibaato maskaxeed waxa dhacayna qadar bay ahayd. Mahad rabise waxaa ah in Illaahay bad baadshay Macalin Jiim marxuum kiina naxariistii jano heladiisa iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan. Waxaan jeclaan lahaa meesha aan kala xidhiidhi lahaa JIIM SHIIKH MUUMIN:
@abdinaasiryuusuf9114
@abdinaasiryuusuf9114 8 жыл бұрын
engineere ajar iyo xasad alaha kusiiyo
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 жыл бұрын
Alxdlilah Waan ku faraxsanay inu dil ka badbaaday Lkn Hadda waxa la Gudboon Toobad iyo Cibaado suuban.
@makalaango
@makalaango 10 жыл бұрын
engineerka soomalida wax weyn ka baran karaan ..soomalinimo wadanimo..qof uusan qabiilkiisa uusan aqoon ...fanaaniinta Somaliland qadra dacar saban iyo inta kale ee ka qayb qaadatay ..
@weersanmedia4226
@weersanmedia4226 8 жыл бұрын
wlh gobnimadu looma sinna alaha dhowro engineerka
@saxarlaxaaji9240
@saxarlaxaaji9240 8 жыл бұрын
inj cilmi waa nin wanaagsan oo sharaf iyo dadnimo leh diinleh aqoona leh waa walaal lagu faanikaro.soomaalia oo Dhan .ayuu sharaf u soon jiiday iyo ku dayasho noo waar.walaal adoo nabad qaba.nlk
@jimcalemohamed3665
@jimcalemohamed3665 4 жыл бұрын
Waagas wadanka lacag ma oolin gabigedaba waxaa bixin karayay barlamanka ama wasaarad warfaafinta
@abdulkadirdulyar4020
@abdulkadirdulyar4020 10 жыл бұрын
Aad iyo aad Mahadsanidiin
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Abdulkadir Dulyar Mahadsanid mar walba cabdulqaadir isheeg meeshaan Macalin jiim kala xidhiidho.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 8 жыл бұрын
Waa dada gob ah reer Somaliland
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Jim sheekh muumin... mulaxin
@mohamedabdulle8059
@mohamedabdulle8059 8 жыл бұрын
masha allah
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Ninkan caadi maaha siduu ugu dadaalo .
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
Abwaan cabdi qeys
@a.rashidmahad6043
@a.rashidmahad6043 8 жыл бұрын
waa nin ku dayasho mudan
@af8803
@af8803 2 жыл бұрын
Maxaa looga dayanayaa? Miyaadan ogeyn in music la tumo xaaraan tahay? Ninkan jimy sh mumin isagana Allaha soo hanuuniyo
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 8 жыл бұрын
op op ninkan cilmi waa akhyaaar walaahi bini aadam ilaahay raali ha kaa ahaado
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 12 күн бұрын
Engku waa gob laakiin dadku ku dhex noolyahay ayaa dhintay bari hore farkaliya foolma dhaqdo laakiin waa inaynu wax ka barana
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Arab iyo ciidagale wa dad yaqan dhibta iyo waxa laysu yahay.
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Arabka iyo ciida galeba waa rag ku nooloyn kara kuna dili kara wlhi taasi waxa cadeyey dad badan
@abdulqadiromar
@abdulqadiromar 12 жыл бұрын
Waa xaajo wanaagsan oo wax magartada qaarkood degan Somaliland aysan fahmikarin. Waxay u baahanyihiin ilbaxnimo dheer in la baro.
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 10 жыл бұрын
Somaliland ayaa ku mahadsan dowlad ahaan iyo shcab ahaan waxaa kaloo mahad iskaleh ENG: Cilmi Ganeey hadaan nahay dadka xamar degan aad ayaan u tixgalineeynaa shacabka reer soomaaliland noolaada ilaaheeyna ha idin garab galo soodeeynta Muxalimiiste JIIM SH muumin
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
BAGAL Xaranbaa WAA DHAB waa ku mahadsan yihiin Somaliland inay sifiican ugu fiirsadeen arin ka jiim qoyska marxuum kana ishaÁllaah samir iyo iimaan barwaaqo iyo bashbash. JIIM WAXA HELAY WAXAY AHAYD QADAR PHSYCHOLOGICAL PROBLEM baana haysatay.
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 9 жыл бұрын
Haa sax huuno waxaan jeclaan lahaa inta afka wadaagta ayagoon fiirin qabiilkaaga in la is wada wanaajiyo aduunyo waa wax gaaban taarikh iyo sheeko ayaadna ka tageeysaa qofna meel xun buu ka galaa qofna meel fiican laakiin arintaan waa tusaale weeyn in lagu wada daydo mudan
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Nin aad taqoon yaa yahay lama yiraahdo
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Somaalidu waa dad isu gargaarah.
@abdiismaiabdi7036
@abdiismaiabdi7036 5 жыл бұрын
Sheeko hindigii miqdisho ayuu meesha lasoo fadhiistey adeet caruurta ugu sheekee
@ubahkahie
@ubahkahie 5 жыл бұрын
Abdi Ismai abdi astaqfurlah!!! You never know what goes around comes around...
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Markii la sharfay ayuu leeyahay kaash ayaa sitay qof dhan baa maqan ma alaab ayuu gadanayaa
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
Cadow.ayaadkaso.furatey..wll
@yoonoskaafi2806
@yoonoskaafi2806 12 жыл бұрын
ninkan waa nin fiican haduu ninkan soofurtay laakiin waxa uu deganyahay hargeysa weli sifttcan uma hadlikaro
@mahamedsalah1904
@mahamedsalah1904 8 жыл бұрын
war wuxu fulaysanaa hhhhhhhhh
@drlaamofreod6985
@drlaamofreod6985 4 жыл бұрын
Ma nin dhagar qabe ah ayaad leedihiin ustaad baw waar cadaab ayaaa sugaayo
@daarulshareecah.7143
@daarulshareecah.7143 Жыл бұрын
Waryee qush baa lagu yidhi. War ninku ma isagaaba joogay markuu wax dilayay wuuba falnaaye
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 12 жыл бұрын
koonfureedka waxaan ku nacay intay kugu soo qaxaan oo yidhahdaan amaan baan donayaa ayay hadhoowna dadkaaga laynayaan qudhun ileen ileen imika dalkoodii waa nabade haku wada noqdeen baan kula talin lahaa reer koonfureedka nagu cidhiidhyay dhulkayaga
@ahmetosman6711
@ahmetosman6711 6 жыл бұрын
Yummysomalilander xayawaan an laga xawaansanyn qudhunyahow afka hargaysa magaca haka ciyaarin qabiilsatayhow
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
waxas oo kale aya nala sheegta Somaliland naclad geel jire ah
@adanakalb8708
@adanakalb8708 5 жыл бұрын
b
@ubahkahie
@ubahkahie 5 жыл бұрын
Yummysomalilander you are a sick sycho... this has nothing to do reer koofur or or marqan land!!! Marbaad idinkaba soo qaxdeen,,, qax cay maahan jajilyahow, cawanka ah, impove marqanland ,,, hadayniska badalaa. Somaliland waa la aqbalaa marqaanland sounds great, ka shaqee taaaa
@saiddalmar
@saiddalmar 4 жыл бұрын
Dadku waa walalo ehel iyo xigaal ee walal iskada ha caadifad hadline waxa dhacayna waa qadar iyo wax qorna
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Nin aad taqoon yaa yahay lama yiraahdo
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 54 М.
BARNAAMIJKA Fanka & Sugaanta (Cawil Abukar Maxamed) &jiim sheikh muumin
41:04
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 408 М.
IIDLE YARE Ha Joojiyo Heesahii Hore hadii aanu saxayn Erayada
18:27
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 22 М.
Riwaayaddii Galbeed waa la xoreeyee  Waarsaa gaagixisay 1978
28:17
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 29 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 115 М.
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 326 М.