Fundamental Analysis |Part 1| (Faham Noocyada wararku U kala baxaan iyo sida Loo Taxliiliyo)

  Рет қаралды 58,525

Moalimuu fx

Moalimuu fx

Күн бұрын

Muuqaalkaan oo noqonaya Midkii u horeeyay ee Muuqaalo Taxane ah oo aan doonaya in aan kaga hadlo Mawduuca Fundamental Analysis iyo Sida aad samayn lahayd taxliilin dhaqaale iyo fahamka wararka suuqa saameeya.
🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran KZbin-keena MoalimuuFX ✅
/ discord
🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts
✅ Instagram: / moalimuu
✅ TikTok: / moalimuufx
✅ Wesbsite: moalimuufx.com/
✅ Discord: / discord

Пікірлер: 234
@nasserothman4950
@nasserothman4950 Жыл бұрын
Runtii ragu kala abaal duwan moalimuu intuu ii qabtay u malayn maayo in abtigay ii qabty guulayso ustadii
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz Ай бұрын
Abdiwali Ahmed Ali moalimu abalkaga Jano si ad no caawisay ilahay ha ku caawiyo ❤❤❤❤
@arafaadabdi8945
@arafaadabdi8945 Жыл бұрын
Masha allah goat mocalimuu Waa intii igadhinayd kaliya Saad noogu hagar baxayso alle hakaa abal mariyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@Mahdi-Omar
@Mahdi-Omar Жыл бұрын
wllhi wax badan ayaan ka faa idey mugdi igaga jirey oo aan hada sida maalinta aan u arko . mansha allah alle haku barakeeyo ustaad aduun iyo aakhiroba
@The-BoY-x5r
@The-BoY-x5r 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad, Alle ha kaa ajarsiiyo.
@xalaneshow6498
@xalaneshow6498 Жыл бұрын
asc abduweli walal nagu qaali ah, anigu kuma jiro xeyn daabkaaga waxaan ku trade gareeyaa market structure strategy lkn forex base keeda oo dhan adiga ayan kaa bartay waana ku aaminsanahay sxb legendary ayaad tahay sxb jazaka allah
@Cajiincune
@Cajiincune Жыл бұрын
Wlahi isku mid aa ka nahay dhanka barasha Base asagaan ka bartay
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 Жыл бұрын
Mshaa allah ustaad alle haka abaal mariyo dadaalkga mahadsinid
@MaankaAli-nf7df
@MaankaAli-nf7df Жыл бұрын
Wuxuu ahaa macluumad aan sugeyney in badan ustaad Shukran
@bilezmaabi722
@bilezmaabi722 Жыл бұрын
This guy always delivers something exceptional 🔥❤ we can’t thank you enough sir. May Allah swt reward you.
@Hodobulale
@Hodobulale Жыл бұрын
New in forex but this guy made everything much easier thank u so much ustaad .🔥🔥
@MohamedSaid-n1e
@MohamedSaid-n1e 3 ай бұрын
How is your trade going on after 9months
@abdibasidosman2017
@abdibasidosman2017 Жыл бұрын
finally the long awaited videos.thank you sooo much ustaad 🙌
@abdirashid0
@abdirashid0 Жыл бұрын
Masha Allah Thanks Macalin In Badan Ayaan Sugaynay❤️😍
@DoshAli-zb2yt
@DoshAli-zb2yt Жыл бұрын
Masha allah aad Baan usugeyney ustaad mahadsanid kun iyo kowjeer faraxad kunaalow my mentor
@wahibmiganeh
@wahibmiganeh Жыл бұрын
Thank you very much a billion times my teacher now i understand fundamental analysis janatul firdowsa ayaan kuu rajaynayaa Macalinkaygii ABDIWALI Ahmed Ali Moalumuu ❤️🙏🥰🤲📊🇩🇯
@MadbacadaMarwaas
@MadbacadaMarwaas Жыл бұрын
Masha allah guuleyso ustaad moalimuu janogale barakow labada daarood
@queensaamiya3225
@queensaamiya3225 Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@HayirMaajid
@HayirMaajid Ай бұрын
❤صلي الله عليهوسلم
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow Жыл бұрын
Masha allah ustaad jazakalaah khayr juhdikaaga iyo dadaalkaagaba🫶muqaalkaan iyo taxanaahaasba waan sugaayey❤🥰
@Mucad_abdi1
@Mucad_abdi1 Жыл бұрын
Illahy Haku sharfo ustaad❤✅
@ahmedshariif9951
@ahmedshariif9951 Жыл бұрын
ustaad wa casharr ad uqimo badan waxbadana ina anfaci doona allah hakubarakeyo ustad
@jeeztomohamet
@jeeztomohamet Жыл бұрын
Jazaa'akalaahu khayr ustaad waa mawduuc muhiimadiisa leh oo free ah Mahadsanid 💯🙏🖤
@isseahmed8720
@isseahmed8720 Жыл бұрын
maasha allah ustaad wallaahi casharkaan waxuu noo iftiiminayaa sida aan u taxliilin lahayn fundamentalka analysiska suuqa iyo xoggaha waana loo baahnaa ee soo baddi casharaddan oo kale ustaad
@AhmedAhmed-tf1zg
@AhmedAhmed-tf1zg Жыл бұрын
Macallinka keliya ee Somali ah ugu qaabka fcn macalimiinta soomaalida ayaa tahay runtii.mocalimuu m.a thanks
@asadmohamedmohamud1605
@asadmohamedmohamud1605 Жыл бұрын
Maasha Allah ustaad Allah ku xafido wlhi anigoon daawan muuqaalkan ayaan hadane ogahay muhiimada uu ii leeyahay🙌❤️
@ahmetnuriye8074
@ahmetnuriye8074 Жыл бұрын
runti wa cashir wngsn balsecalin ani ahan waan cuzbahay waxanan raba inan horey usocdo balse hal wax dhib iga hystaa trendiga markad i.a axada zoomka ku jirtid wax yer nooga tataaabo trendiga waad mahadsan mcanlin runti salan sare in lagu taago mudantahy 🙌
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor Жыл бұрын
Bro trending vedio ugaar kujiro kucelceli
@MubarikAbdiGas
@MubarikAbdiGas Жыл бұрын
I dont know what I would DO without you for supporting and just wanted to let you know that you are truly appreciated THANK YOU FOR ALL THAT YOU DO to an amazing mentor 💯🙏✍
@abdikadialigedi9761
@abdikadialigedi9761 Жыл бұрын
Masha ALLAH ustaad ILLAH haku sharfo meel aan hore sifiican aanan ufahmin ayaan hada fahmay Shukran in bdn
@usaameapdy7089
@usaameapdy7089 Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad runtii mowduucaan waa maowduuc muhiima oo asaas u ah cidii rabto suuqaan iney guul ka gaarto aadna waan kaaga sugaayey ustaad mahad sanid inbadan macalin🙏🙏
@Geediguuleed1453
@Geediguuleed1453 Жыл бұрын
Mashallah ustaadi moalimuu alle hku brkyo awaalkaga janatul firdows alle hka dhigo
@ashkar1460
@ashkar1460 Жыл бұрын
Ugu danbeyn ALHMDLLH MAHADSANID USTAD
@Sacadcakuule
@Sacadcakuule Жыл бұрын
Masha allaah ustaad ano weli daawan ban ogahay muhiimaduu leeyahay
@CraxmaanBarre
@CraxmaanBarre Жыл бұрын
Macalin fundamental aad baan ugu baahi qabnay ❤ mahadsanid.
@ismacilxasan4613
@ismacilxasan4613 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad wa mowduuc muhiim ah una bahan in aan aad u barano thank you🙏🙏🙏🙏
@Abdirahiim
@Abdirahiim Жыл бұрын
Ustaad alle haku barakeeyo abaalkaaga janno alle haka dhigo
@Nadiir_Yare
@Nadiir_Yare Жыл бұрын
janogale aad baad umahadsantahy abaalkaaga runtii ma gudi karno balse every time duco baan kuula heelannahy guuleeyso janogale😍
@ahmedbeder10
@ahmedbeder10 Жыл бұрын
Masha Allaah ustaad Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
@Xasuustaaaduunka
@Xasuustaaaduunka Жыл бұрын
Ugu danbeen xalii muuqaalkan ayaan ka helay Ustaad alle haku dhooro
@khadarcraxmaanali2255
@khadarcraxmaanali2255 10 ай бұрын
Maasha Allaah Marka hre ilahay Mahale Marka 2 mocalimuu run ahaan aadban ugu bahnaa usdad maclimuu shugran waa wax qabad fara badan ugu hayey adiga dhowr minit ugu fansiisay waaku haya abaalka ustad
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad u mahadsanthy❤🎉
@mohamedabukar3892
@mohamedabukar3892 Жыл бұрын
Runtii macalin waa cashir aad umuhiim ah qofkii shucaac ku jiray ka saaraayo qofka aqaanin hada. Baranaayane fahmay Aad iyo aad kaga mahad celineenaa wanaaga iyo wx barashada free ga ah naku Barto qof aana wanagsaneen wx yaalaha kuma diiran karo runtii waxaan rajeynaa dhalin yaro badan tusaale inaad unoqoto abaal ka rajeyneysid na ilahey ka siiyo 🙏💯
@Abdi-alaz
@Abdi-alaz Жыл бұрын
Masha allah ustaad alle hakaa abaal mariyo abaalka noo gashe❤😢 we love you
@hujuumboy5175
@hujuumboy5175 Жыл бұрын
muuqaal aa mudo dheer sugaayay ustaadi wlhi qabiilkeyga wax aysan ii qaban baa ii qabatay allah haku sharfo janada allah hakugu abaal mariyoh abaalkaa mala soo koobi karoh mahadsanid xumaan eebe kuma tuso guulaysoh aduun iyo aakhiro ustaadi 🥰
@misho6794
@misho6794 Жыл бұрын
Welcome back legend moalimu
@aziiztv9692
@aziiztv9692 Жыл бұрын
mnsha allah ustaad aad iyo aad baad u mahadsntay runtii waxa aan videogan ka fahmey dhamaan warbixin KU saabsan wararka ka soo baxa suuqa jazaa kala allah
@KahiyeYasin-xi5eu
@KahiyeYasin-xi5eu Жыл бұрын
Masha alle teachar alle ha ku barkeeyo
@maslahkarama7163
@maslahkarama7163 Жыл бұрын
aad ayaad ugu mahadsantaahay ustsaad waqti badan ayaan sugeynay🙏
@loxos5238
@loxos5238 Жыл бұрын
mansha allaah ustaad aad baad umahad santahy
@keynaan3488
@keynaan3488 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad umahad santahay illahay haka abaal mariyo abalka noo gashay waxbadan ayaan sugay nay vedio gaan🙏💯✅
@ariiftube3631
@ariiftube3631 Жыл бұрын
Masha Allah Ustaad 100% Mahadsanid
@abdiwaliabdullahiibrahim9692
@abdiwaliabdullahiibrahim9692 Жыл бұрын
Ustaad wa ku mahadsantahay garab istaagaaga ❤
@subairlamela
@subairlamela Жыл бұрын
Ustaad Alle ha ku sharfo
@ahmedrajab4969
@ahmedrajab4969 Жыл бұрын
mahsanid ustaad muuqal lawada sugayey ugu danbeyntii Alxm❤
@Kalid-Ali10
@Kalid-Ali10 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad cashir muhiim ah weeyi Runtii 100%
@MubarekDahirOsman
@MubarekDahirOsman Жыл бұрын
you're the best mentor ✅
@Mohamedyare1919
@Mohamedyare1919 Жыл бұрын
Thank you our mentor for your endless supporting to the youth , The history will tell you
@khalidismail5960
@khalidismail5960 Жыл бұрын
Mahadsanid my mentor Allah hakaa abaal mariyo cilmigaad na bartay
@balqismohamed8596
@balqismohamed8596 Жыл бұрын
Thanks ❤
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 Жыл бұрын
AlA yacizaka ustaad ❤🙏
@abdirzakdeero
@abdirzakdeero 3 ай бұрын
Xaqiiqdii Qeybta fundamental analysis waa qeyb weyn oo kamid ah forex, qofkii aan xoogga saarrinna wax weyn ayaa kamaqan.. Technical analysis only isn't enough... Bro and sis try to learn and practice fundamental analysis🥰. Mahadsanid ustaad moalimuu ilaahey adduun iyo aakhiro haku guuleeyo🤲. Aamiin
@maxamedaadan9598
@maxamedaadan9598 Жыл бұрын
Masha allah, mahadsanid Ustaad. Runtii waa mawduuc muhium ah oo aan aad ugu baahnayn. ❤
@ayoupkeynaan
@ayoupkeynaan Жыл бұрын
Shb maicaawin karta
@koonkaTV-Ktv
@koonkaTV-Ktv Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waa shyga iga dhinaa
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 Жыл бұрын
MashaAllah barakaAllah
@husniyare7185
@husniyare7185 Жыл бұрын
Mahadsanid Janogale🙏Allaah Hakaa Abaal Mariyo
@Khalit_Muuze12
@Khalit_Muuze12 Жыл бұрын
Thnks ustaad ❤❤
@xudayfiosma1510
@xudayfiosma1510 Жыл бұрын
aad iyo aad ba umahadsanthy macalin ablkaga jano allah ka dhigo🙏
@hjgfds9717
@hjgfds9717 Жыл бұрын
Thnks ustaad allaha kubarakeyo abaalkaa lama gudi karee
@luqman1418
@luqman1418 Жыл бұрын
my brother and my teacher illahy cimrigaada ha dheereeyo
@Mankey-17
@Mankey-17 Жыл бұрын
aad iyo aad ayad umahad santahay utd runtii muqalkan aniga ahaan wan ubahnaa 🙏
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 Жыл бұрын
WCS Ustaad👍
@TheRealmotivationhub1
@TheRealmotivationhub1 Жыл бұрын
amazing jannogale waa xog dhamaystiran
@mahatawalle9707
@mahatawalle9707 Жыл бұрын
Allah ku sharfO UstaaD
@bashiirmumin875
@bashiirmumin875 Жыл бұрын
Ustaad alle janada haku geeyo sidaad noo garab taganatay
@fahadibraahim1251
@fahadibraahim1251 Жыл бұрын
mahadsanid ustaadi runtii muuqalkan indho fur fiican ayuu u yahay barashada fundementalka wa muuqal u baahan faham qoto dheer , iyo ku ceshceshad badan si basic kaga saxmo waxaadna uso diyaaris si qof walba levelku doono ha jooge uu u fahmi karo aadba u mahadsan tahay ustaadi
@The_BossManfx
@The_BossManfx Жыл бұрын
M.a ustaad aad ayad umahadsanthy waxanu ka filanyna casharo fundamental ah kuwaan iyo kuwo kabadn INSHALLAH ❤
@farhiamire8969
@farhiamire8969 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@cayduruusfx9358
@cayduruusfx9358 Жыл бұрын
Shukran ustaadi , Alle haku Amansdo 👏
@Abtigaa
@Abtigaa Жыл бұрын
Maansha alaah jasaaka laahu kheeyr
@abdirizaq626
@abdirizaq626 Жыл бұрын
Thnks Ustad macluumat an u bahnaa waye
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
Well done 👏🏾 Ustaadii🎉
@mohashiine2458
@mohashiine2458 Жыл бұрын
Masha allh janogale
@abdulahiodowaa8382
@abdulahiodowaa8382 Жыл бұрын
Msha allaH ustaad waa maclumaad aan in badan sugaynay waanan Kaga mahadcelinaynaa sida quruxda badan ee aad macluumaad faah faahsan oo fudud nooga siisay qodob wareer badan ka tagnaa.❤
@AbdihamidUpdy
@AbdihamidUpdy Жыл бұрын
Wax LabeerTo waxa Ugu wanagsan qalbi Balse adu quluub ayad kasbatay mgca hajiro moalimu🙏🙏
@khadarmohamedali461
@khadarmohamedali461 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 💪😍
@noorbaaje5133
@noorbaaje5133 Жыл бұрын
Inta dalin ee hanka nololeed horseed u noqotey mayara, inta guryo baqtiyey leyrka u daarteyna sithokale. Sharaf korkaadha ha'ahato janogale😘
@aziiztv9692
@aziiztv9692 Жыл бұрын
Hadii aan Ku soo koobo laba qodob waxan ka fahmay ustaad, labada nooc ee wararka soo baxa, leading and lagging, iyo siday isku sameeyaan, qodobka labaadna waxa weeye, sida suuqa loogu taxliiliyo forcast iyo acual ka first 30 mins, previouska iyo actualkana mudada ka danbeysa oo dhan baraka Allah ustaad runtii dhiga Ayaad noo shubtay thanks ustaad
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Mahadsanid wll in badan ayaan ka faaiday casharkan.
@ibrawobra
@ibrawobra Жыл бұрын
Maalinka khiyaamo oo la isxisabin dono waxaa marqaati kanahay in rabigeen kugu qabsan donin cilmigii aan kubaray maxaa umada ugaarsiinweyday ood ubari weyday Jazaka allah ustad janada noobalan ah
@mahamedabdullahihasan5728
@mahamedabdullahihasan5728 Жыл бұрын
M.a ustaad BarakaaLaH
@Goljano18
@Goljano18 11 ай бұрын
Mahadsanid Ustad wax badan bad isoo kordhisay thanks😊
@mohamedhukun8212
@mohamedhukun8212 Жыл бұрын
the one and only Goat moalimu✅
@ismaabdi5774
@ismaabdi5774 Жыл бұрын
Mashaa Allah waqti iyo maskax bad galisay Illahay haka ajar siyo walalo wax Badan ba kafaiday
@maanka18
@maanka18 Жыл бұрын
Thanks again
@marwaanismail
@marwaanismail Жыл бұрын
wa video aad aan ugu baahna ustaad wanna i anfacay qaybta labaad sugaa
@zackhussein6910
@zackhussein6910 Жыл бұрын
thankz ustaad waxyaabo badan ayaa ii cadaatay
@AyaanleHashi
@AyaanleHashi Жыл бұрын
Thank you very much ustaad mucalimuu ❤❤
@iimanfx1533
@iimanfx1533 Жыл бұрын
ALLAH ku barakeeyo Ustad 🤲
@naajiali7835
@naajiali7835 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka faaiday
@maxamedcaydiid3782
@maxamedcaydiid3782 Жыл бұрын
Moalimuu ustaad qiimo badan io muqaal aad uqiimo badan❤️🙌
@yahya5823
@yahya5823 Ай бұрын
wr ninkaasi ma ninkii odeyga ahaaba hhh
@Taajiriintahada
@Taajiriintahada Жыл бұрын
Ustd casharada soo koob adoo mahadsan
@RaxmaAadam
@RaxmaAadam Жыл бұрын
Jasakallah khayr ustaad
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 Жыл бұрын
MAASHA ALLAAAH USTAADII JAZAAAKA ALLAAH
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
20:06
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅
2:55:34
Moalimuu fx
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xoree Fikirkaaga Xaqiiji Hankaaga (Khudbadii Maal Visionary)
41:29
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 144 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 478 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 295 М.
The Only Technical Analysis Video You Will Ever Need... (Full Course: Beginner To Advanced)
1:17:35
The Trading Channel (The Trading Channel)
Рет қаралды 24 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН