Boos cabir kisa yahay 20+20 meqa green house ayaa laga samen karaa
@abdi-c9uАй бұрын
جزاك الله خيرا خير الناس انفعهم لناس
@JeeytaАй бұрын
Sxbow ceelka kasoo hadal qiimaha lagu qodo
@kimuhumad6594Ай бұрын
20k + ban maqlay ceelka riiga ah
@Jeeyta5 күн бұрын
@@kimuhumad6594 thnks boss
@HasenAbdi-j8jАй бұрын
Wcs ustaad. Jigjiga 1kg ee xabubta ama tamandhada waa 70birr ama $0.5
@MofaDhi-c4zАй бұрын
Kiilooga yaanyadii waa 12000 kun oo shillin Hargaysa
@MohamedHussein-m4xАй бұрын
Wcs wr wb zakariy abdulhi cali
@AbdijibarAli-kx5jcАй бұрын
0.6$
@abdisheikh6094Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@murjinofficialstudio8688Ай бұрын
Mahadsanid walal waxaad ka shaqaynaysaa wax loo baahan yahay
@WacdimaalАй бұрын
Way wanaagsanaan lahayd xadigaha biyaha ku filan in aad nala wadaagto mudane.
@maxameddeeq9227Ай бұрын
Yaa ii xir xiraya hadan iibsado qalabka grean House ka yaana ii abuuraya oo ii manage garenaya xagee ka helayaa abuurka yanyada nooca aan rabo ee organiga ah ?
@nasraqaali75Ай бұрын
I'm interested too. Please answer the above questions.
@ZakariyeCaawiyeАй бұрын
Walal dhamaan Gobol kasta Greenhouse Engineer ayaan kaaga haynaa oo Installation kuu xidhxidhaya sidoo kale wixii khibrad Beerid iyo ka shaqayn waxaan shaqaale xirfad leh ka keenaa Dalka Kenya hadii loo baahdo oo macaamiisha qaar isbuucan u keeni doono. Qodobka ugu muhiimsan inaad adigu go’aan leedahay aad kaga midhodhali aysid hadafkaaga waxkasta xal baa markaa loo heli karaa.
@aliabdisalan139Ай бұрын
Nairobi 0.40
@cabdixakiinsh.colaad7924Ай бұрын
Muqdisho 1.5$
@11naa44Ай бұрын
Ma turkiga ka dhisty
@ncagedo1125Ай бұрын
7:41 abuurka halkee laga helayaa (cherry tomato)?
@ZakariyeCaawiyeАй бұрын
Walal Turkiga ayaan ku haynaa xafiiskayaga Istanbul soo booqo
@Saharo-h6uАй бұрын
Asc habo hadii aan haysto dhul100% meepa gareen hows ayaa ka soo baxaya
@sahraahmed4810Ай бұрын
Wall riiga ayaan rabay
@WaalakasaaАй бұрын
Wll sideen ku helaa greenhouse qaladkiisa OO dhameystiran
@ZubeyrCali-n9kАй бұрын
ustaad green houseka aad hada nala wadaagtay waa immisa markii loo eego hectar ahaan
@fadumoahmed8203Ай бұрын
Walaal basal laguma beeri karo miyaa green house ka
@ilhamdahir9915Ай бұрын
green house its very expensive wow
@caashaoog3862Ай бұрын
Asc zakarie aad baad u mahadsan tahay lakiin malihid meel adiga toos lagaala soo ciriiri karo hada anigu aad baan u rabaa giriin huoska iyo xurfada laqodayo marka ila soo xiriir
@muuday6093Ай бұрын
Mogadishu July ilaa August aan joogay waxey aheed 1 kg $1
@ice-cold4342Ай бұрын
How much is to send it Berbera?
@kamalyusuf6211Ай бұрын
WAxa Daganeha Münster 1kg 3€ ALdi Supermarkt Netto WAA kg 2.80 WAA Qaliay waaxa ka timad spain
@yoonis1001Ай бұрын
Walaal sakariye waxay ka Maraysaa 1,2
@SakariyeCabdi-pr7upАй бұрын
Waa 10kun
@ziyadproduction1006Ай бұрын
Asc wr wb zakariyo Maca dhismihi miya ku jiro . Haye Maya tahaye inte lagu dhisaya
Mar walba wll sakriyoow wxd muuqldadu igu dhiirigalisaa in aan shaqaysto oo aan mashaariicda noocan oo kle ah maalgshado anigo 8 jir ayn xolha io berha jecla dadku wxy igu odhn jiren kani waa berole ilaa hda wn xiiseeyaa lkiin lacagtii malglinta ayn ku hwlanahy wali
@kimuhumad6594Ай бұрын
Ninyahow Isku day inaad iskashato ahaan ku bilowdo howl walba waxa ugu adag bilowga marka hadafkaaga ka miro dhali
@Jananjanan-g9wАй бұрын
Galkacyo 1.2 weye yanyadaan tankale ee dalka dabadisa katimada wa .9
@mohamedkamaludinhaji-ali3730Ай бұрын
Dabeesha ka hadal
@YaabkayaabkiiАй бұрын
Asc. 10 ka kg/ geed ma bishii baa mise waa 6 bilood
@adowhussein4962Ай бұрын
Total number of fruits per tomato plant
@ZubeyrCali-n9kАй бұрын
af soomaali ku hadal talyaani maa wax u sheegee proud your mother language bullshit😎@@adowhussein4962
@sabrinaa8488Ай бұрын
How much the green house ?You are talking about it tell us please the right price. As African exportering items is killing Africa so our mentality is buy to something outside is best option .
@Naymerjr1Ай бұрын
Yaanyo yar yarta 1k waa 1.6$ from Garoowe
@sultanbarre8304Ай бұрын
5000$ an heystaa shqadaadn maku bilaawi karaa ustaat zakariye isheg
@mahadsanidcabdi4780Ай бұрын
Haa, Mashruucan dhamaystiran ayaad ku bilaabi kartaa ustaad.
@ZubeyrCali-n9kАй бұрын
waa weynka aa thy shab dheh pro
@ZakariyeCaawiyeАй бұрын
Haa walal waad ku bilaabi kartaa
@Fartundegan7011Ай бұрын
@@ZakariyeCaawiye Salam wllo ma ilaa wadankii laiigu keenayo baa 12000 macnaha transportation wuu ku jiraa miyaa
@Xaswawa-rz2etАй бұрын
Qiimaha ku baxaya waa imisa ama qeyb ka mid ah sida 2500 oo geed ilaa 3,000 oo geed?
@idirsali115Ай бұрын
meeqa weeyi
@ahmedm.hassan7841Ай бұрын
Geedku 10kg ma hal mar harvest baa mise waa dhawr bilood.
@AbdiladifFarhanAliАй бұрын
laascaanood maanta 0.8 ayay ka maraysaa
@murjinofficialstudio8688Ай бұрын
Waxaan joogaa hargaysa kiilooga yaanyadu waa 50 kun oo shilin ama 5 $
@sakariyecishqi641Ай бұрын
Thanks
@NajaxMohamed-m1yАй бұрын
Lambarkaaga wll
@MaxamedCabd-tb4zn5 күн бұрын
1.5
@nimcodaahir9192Ай бұрын
2 boloodh O dhula green house manoqon karaa.
@intisaamisakАй бұрын
Aqoontiisa yaa iga caawinaayo
@brahimcabdirshidАй бұрын
mgaalada galkacyo waa 0.8
@CumarCabdalle-h9eАй бұрын
Lascanod 1$ mida dalka Mida itobiya 0.7
@Mahuraanchannel-c7nАй бұрын
Green House ka moodoobi ma fiicna qoraxda mar kiiba googaynaysa
@andariya4616Ай бұрын
1dolar hargeisa
@InspireSphere252Ай бұрын
3kilo tamamta wa 1.5$ bakaraha
@dhamme0Ай бұрын
Ceel waan haystaa Dhul waan haysaa beerashada ku fiican se lacagtii aan ku maalgelin lahaa ayaanan haysan markaa ma ii helaysaan cid ii maalgelisa ama share ila gasha.
@libanayanle3954Ай бұрын
Haa meeqa u baahned
@dhamme0Ай бұрын
@libanayanle3954 Waa la qiimeynayaa ee Adiga miyaa hawshaas diyaar u ah inaad ilagasho