Gaadhigii Qaraxa ee Laqabtay & Taliyihii shbab oo Taliyaha Biirjeex Hayo

  Рет қаралды 56,405

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 72
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Guul ciidamada Jubalaan iyo ciidamada xoog dalka guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Masha Allah Guul Cidanka Somaliy iyo Kuwa Jubaland insha Allah
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 ай бұрын
guul iyo gobanimo guusha aad maanta u soo hoyiseen soomaaliya ninkaan axmed madoobe isagaa khibrad u leh uuruurku sadhigoodana waa kismaayo in ninkaan la dhaafo kursigiisa lacagna lagu siiyo shabaab soomaaliya wey la hareen oo intey dhisan yihiin dalku talaabo ma qaadayo
@DeeqKhalaf
@DeeqKhalaf 2 ай бұрын
Jamac galad wiilasha waa liyuu dhamaanto ee ma aha kuwa soomaliyeed ee kasoo carar
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 2 ай бұрын
Guusha dowlada jubaland insha allaahu way sii socon doontaa waxaan leeyahay Tani waa furihii dhamaadka Al shabaab
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 2 ай бұрын
Maasha Allah waa guul. Lakiin madaxweyne ciidanka lacagta ukordhi kuma fila inta yar ay qataan.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Guul insha Allah
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 2 ай бұрын
Masha,Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya kuwa Jubaland khasatan Birjex gulaysta insha Allah
@mohamedmoalim3363
@mohamedmoalim3363 2 ай бұрын
M.a maanta cibaadaa ka dhacday guul c x d s iyo kuwa maamulka jubland madaxweyne Ax madoobe uu maamulo
@Dhuuso500
@Dhuuso500 2 ай бұрын
Calankaan madow wuxuu xambaarsan yahay cudur gaajo iyo dhimashada dhalinta soomaaliyeed gaalkii soo fikiray waa mid uu ugu talo galay isagoo ka leh filin aad u dheer si loogu baxo waa in dhalinta la fahamsiiyo
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 ай бұрын
Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 2 ай бұрын
Jaamac haka xishoon x sh In taliye la bedelo macne ma sameyneyso waayo madaxeeynaha ayaa ah musuqmaasuqa isaga guuldarada sabab u ah soomaalinimada adiga kugu jirta xasan sh kuma jirto
@Mumtaazcabdiqadir
@Mumtaazcabdiqadir 2 ай бұрын
jaamac galadoow ragani waa liyuuboolis hal hayskoodii aabo ayey isticmaalayaan
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 2 ай бұрын
Hi is from kilin oromiya alshabab hi is abiye muse cagjer
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 ай бұрын
OGAADEEN AMAAN HARTINA CAAY KHAASATAN MAJEERTEEN BEENAALE
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 2 ай бұрын
MJ & OG wa walalo zxp
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 ай бұрын
Mj joogo xage jogan cuqdad ba Ku hayso cayda Wa mida ledahay
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
@@Johnniedallas214 isku dan maaha ogoow kkkkkkk qabiilkasta asagaa wax isla rabaa. Xitaa hoos ahaan qabiiladu iskuna jecla
@YussufMohamed-m5k
@YussufMohamed-m5k 2 ай бұрын
Okey
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 ай бұрын
Guuul ciidamada somaliyed ❤❤❤
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 ай бұрын
Kkkkk mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 ай бұрын
Xamaali wuuba ahaa ee yaa kuu sheegay
@massmass8300
@massmass8300 2 ай бұрын
Ilaahy ragbuu idinka dhigay ninkii Axmed madobe maanta waa qanimaysday🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻
@SayliciAdal
@SayliciAdal 2 ай бұрын
@@massmass8300 runta hadaan landing sheeko cidanka jubaland ayaa la laayay been ayaad isku Maa weelisaan
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 2 ай бұрын
Guul
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 2 ай бұрын
Guul jupaland army and federal army 💜
@AhmedAdow-h2q
@AhmedAdow-h2q 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 2 ай бұрын
WAA NINKII MAJEERTEENKA NECBAA BEENAALE XAASID AH!!!
@abdibarri9012
@abdibarri9012 2 ай бұрын
WAXA AAD MIDGAAN MJ CUQDAD QABA SAYID MAXAMED AYAA AWOOWGAAGA DILAY
@jamanuurdini6170
@jamanuurdini6170 2 ай бұрын
Axmed madoobe dhowr iyo toban sano ayuu meesha haduu wax qabanayee howshan howl ay inta aqliga yar iyo caadifada iyo qabiilnomadu kuweyn tahay mafahmayaan goor ay ahaataba umada illahay jecel yahay cadowga gumaadaya ayagoo shaatiyaal kala duwan wata wuu kadul qaadayaa inshlh qalbigana illahay ayaa daalacda oo la socda
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
XASAN DHIIQO CAAWA WAA U BAROOR WAAYO ALSHABAAB KII ISAGA U ADEEGAYEY IYAA LA DHAMEEYEY😂. TAASI XASAN KUMA FARXAYO
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
War ilahay ka baq xasan ka hor wax shabaab la dagaali jiray ma jirin dal xoreeye Xasan Shiiq President
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
Anagu Xassan hortii ma aanu arag alshabaab madaxtooyada dalka iyo dhulka hawiye degaan oo dhan, sidan oo kale ugu habsaday. Xassan intuu soo noqday dalku dilal, qarax, dhulboob, dagaalo, qabyaalad ayuu ka geystey. Hadana wakaa keenay hub KONTRABAND ah oo uu rabay in uu ka ganacsado, dadkuna isku dhameeyaan.xasan waa alshabaab iyo wax ka daran. Dalka ha laga qabto tugaas.
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 2 ай бұрын
Gobalka Galmudug Vs Tuulada Buula Xaji ayaa leysgarab dhigay...Ragii Shabaab ka saaray xamar ilaa Xaradheere iyana waa qeyb kale
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ай бұрын
Saxiibadey waxaan leyahey manta haba kaharina wayo wixii ayhayeen oo dhan wakuwaas aad surka kurogteen aa israa ciya
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 2 ай бұрын
Inadeer cadawgga ha ku iftiiminin wala waxa way ugaarsanayaane col walaka ku Jirra lagama guulleystto
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ай бұрын
Qof shabab ah daduu dono ha ahaadee jaxiimada uu usocdey udira koley waa ahlunaar aa
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk Ilma adeerayalow Axmed madobe yaan loo getting inta nool. Haddu sii daynayah intu Daweeyo ayuuh sii daynayah
@AhmedAlijana
@AhmedAlijana 2 ай бұрын
Waa dhulkaan hawiyaha ku cadhsaday
@abdiwalishonbe5393
@abdiwalishonbe5393 2 ай бұрын
Kxkxkkxkx walaa ogadeen hadal jaaajaanimo laga qoran. Kulahaa kaas baa wataye huwiye marada madow😂😂😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
GURGUURTE WUXUUBA VILLA Q1BYAALA KU HAYSTAA ALSHABAAB. SARKALKII WANAAGSAN XILKUU KA QAADAA OO MA UU RABO IN DALKA ALSHABAAB LAGA XOREEYO
@xassanyare9526
@xassanyare9526 2 ай бұрын
Adeer jamacow hadalkan masugan yahay mise ugaadeen ahaan baaa inoolahadleysaaa??
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 2 ай бұрын
Kkkkkk waa adigi laa waa ladin qaqabanee jogalaah
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Waa la qaqabanaayaa argagixiso qashinka ah ee dhiiga shacabka daadiya nijaasta waa la leeyanayaa
@nasiraden4628
@nasiraden4628 2 ай бұрын
Nimankaan macawis ma wataane maxaa dhacay!!!!
@Mahamedjama-p3q
@Mahamedjama-p3q 2 ай бұрын
Jaamacoow aduunki baa yaabay qaabkey udagaalameen
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur 2 ай бұрын
Sc, Laguma maqlo
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 ай бұрын
Xoreyntii buale ayaa soo ifeyso.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 ай бұрын
Wariye ugaadeen ayaa noqotay
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 2 ай бұрын
Waa kuuwuu inaa cagajara erayaya
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 2 ай бұрын
Guul ciidamada jubalaan guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 ай бұрын
CLIPKA COD MALEH.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 ай бұрын
War hedhe magalada hala ilaa liyo Raggan wey soo laban sidas ku joogimayaan.
@abdirahmanali9867
@abdirahmanali9867 2 ай бұрын
Gariga miidoo ayaa laguqabtay
@Zahra-nh9px
@Zahra-nh9px 2 ай бұрын
Ragii garan ayaaa kujraaa
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
al shabaab alaha guuleeyo aamiin
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Tani waxay muujinaysaa sida loo nacay niman kaas khawaariijta ah ee dalka iyo dadkaba la degey
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 ай бұрын
Bardherena hals xoreyo ilkoyar ba ku xartee
@DaahirAhmed-g5k
@DaahirAhmed-g5k 2 ай бұрын
Maxa kaagalay deeganka ma ahan meesha lagu dagalay deeqankaga mida kale sarashiisha meesha taagan waa heer cabdule ma waxad arkta sarga makahiil
@IbrahimmaxamedNuur-o4o
@IbrahimmaxamedNuur-o4o 2 ай бұрын
Lacakta ubadiya
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 ай бұрын
Ciidamada jubllnd wa kuwi so afjari laha alqushash
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 ай бұрын
M.sanid .
@buhodledolal8885
@buhodledolal8885 2 ай бұрын
Dayib gorse
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 2 ай бұрын
Get ismaciil saxardiid ha la geeyo
@Abdirahman-so5hu
@Abdirahman-so5hu 2 ай бұрын
Beenlow
@TripleA0825
@TripleA0825 2 ай бұрын
Ahmed dhuxul iyo As miyay iska hor yimaadeen awal waa wada shaqaysan jireene 😂 Xasan munaafaq qayb tii Hawiye ayuu Qatar ku shirunyaa Ahmed naa booday intaan lagugu soo kubaarayn kismaayo Ayuu iska sii moosayaa
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 2 ай бұрын
Stob ha qeybin gobolada somaliya afkaaga haku burburinin wadankaaga is Manuel gobbled afkagu ma diidey war wadanku haldowlad but leeyahay dowlada huba land waa xagee kismayo shimee dowlad goonni ah noqotey watch your language bto
@somalilandnew
@somalilandnew 2 ай бұрын
Murtadinta cagdheeer Waa in akhiro loo diro
@Mumtaazcabdiqadir
@Mumtaazcabdiqadir 2 ай бұрын
aabo cagdheer illaahay baakaraali ah mareer kiina alshabaab ah ayaad moodi
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 2 ай бұрын
You laying
@Abdirahman-so5hu
@Abdirahman-so5hu 2 ай бұрын
Beenlow
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 566 М.
Hanjabaadii AzraiIl ma waxay Ahayd Hadal & Habaar 2-Todobad kadib
23:36
RUWAYADII Taliyaha Qosolkii aduunka🤣🤣
19:50
Bulo Official
Рет қаралды 629 М.
الشيراتون فقدو السيطرة ملي طلع معاهم القالب 😂🎉
24:03
الرباطي TV / كمل كمل
Рет қаралды 103 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН