لعل الله ان يغفر ك بسبب هذه المسألة التي نصرة بها كتاب الله
@sadiyomusa73923 жыл бұрын
Acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim
@shekhsalahmussa65264 жыл бұрын
M.a
@dixaakmedia5 жыл бұрын
انا احبك في الله
@dixaakmedia5 жыл бұрын
ماشاء الله
@mawjama8315 жыл бұрын
أمر النبي ﷺ عائشة لما حاضت قال لها: افعلي ما يفعله الحاج غير أن لا تطوفي بالبيت. Waxay culmadu xadiithkaan u daliishadeen in gabar caado qabtaa ay quraanka iyo adkaartaba akhrin karto, Sida xadiithka ku cad. waayo waxaa rasuulku (CSWS) u fasaxay Caaisha(R.A.C) oo caado ku dhacday iydoo soo xajidey, inay maasajidka xaramka gasho, oo sameyso wax allaale iyo Wixii xujaajtu sameeyaan, DHAWAAFKA MOOYAANE. Haddee SALAADANA gabar caado qabta horaa looga mamnuucay. Dadka xajinayana waxaa khasab in ay quraan iyo adkaar akhriyaan. Waxaa FAHAMKAAN qaba Ibni Taymiyah, Ibni Qayyim, Ibni Baaz iyo Albaani........ Sheekh xassaan ilaahay dartii baan u jeclahay Laakiin masaladaan ha naga saxo Mar 2aad. Oo yaan warkaan bulshada lagu sii dhex siidayn. Vedio-gaanna meesha halaga tuuro. Waayo boqolaal kun oo gabdhood buu hal mar quraanka ka joojinayaa!!! Ka macallimiin ahaanna waxaan ma aqbali karro in gabdhaha xifdiga laga joojiyo bilkastaba Mar ama laba Jeer, iyadoon wax daliil ah loo hayn!! Waxaa la isku khilaafsanaa masxafka haysashadiisa, Laakiin quraan ma akhrin karto waa war aan jirin.
@Capdallahpoy Жыл бұрын
M.a jisaka allah
@diiniahmad42985 жыл бұрын
Ilaahay sheekha hadhawro
@أمأسدالمؤمنين5 жыл бұрын
الله يحبك ويحفظك ياشيخنا الفاضل
@mawjama8315 жыл бұрын
أمر النبي ﷺ عائشة لما حاضت قال لها: افعلي ما يفعله الحاج غير أن لا تطوفي بالبيت. Waxay culmadu xadiithkaan u daliishadeen in gabar caado qabtaa ay quraanka iyo adkaartaba akhrin karto, Sida xadiithka ku cad. waayo waxaa rasuulku (CSWS) u fasaxay Caaisha(R.A.C) oo caado ku dhacday iydoo soo xajidey, inay maasajidka xaramka gasho, oo sameyso wax allaale iyo Wixii xujaajtu sameeyaan, DHAWAAFKA MOOYAANE. Haddee SALAADANA gabar caado qabta horaa looga mamnuucay. Dadka xajinayana waxaa khasab in ay quraan iyo adkaar akhriyaan. Waxaa FAHAMKAAN qaba Ibni Taymiyah, Ibni Qayyim, Ibni Baaz iyo Albaani........ Sheekh xassaan ilaahay dartii baan u jeclahay Laakiin masaladaan ha naga saxo Mar 2aad. Oo yaan warkaan bulshada lagu sii dhex siidayn. Vedio-gaanna meesha halaga tuuro. Waayo boqolaal kun oo gabdhood buu hal mar quraanka ka joojinayaa!!! Ka macallimiin ahaanna waxaan ma aqbali karro in gabdhaha xifdiga laga joojiyo bilkastaba Mar ama laba Jeer, iyadoon wax daliil ah loo hayn!! Waxaa la isku khilaafsanaa masxafka haysashadiisa, Laakiin quraan ma akhrin karto waa war aan jirin.
@jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын
Oo maxaadan ku qanacsanayn ?!!!!! Ku soo celi bal yaah!!!!! لا يمسه الا المطهرون kuma qanac sanid miyaa wahaabiya yay ku dhumin sxb
@dixaakmedia5 жыл бұрын
الله يحفظك يا شيخي
@abuazam86475 жыл бұрын
Bal kor uraaco mas aladan kahadlay inu wax kuu ifo
@mawjama8315 жыл бұрын
@@abuazam8647 أمر النبي ﷺ عائشة لما حاضت قال لها: افعلي ما يفعله الحاج غير أن لا تطوفي بالبيت. Waxay culmadu xadiithkaan u daliishadeen in gabar caado qabtaa ay quraanka iyo adkaartaba akhrin karto, Sida xadiithka ku cad. waayo waxaa rasuulku (CSWS) u fasaxay Caaisha(R.A.C) oo caado ku dhacday iydoo soo xajidey, inay maasajidka xaramka gasho, oo sameyso wax allaale iyo Wixii xujaajtu sameeyaan, DHAWAAFKA MOOYAANE. Haddee SALAADANA gabar caado qabta horaa looga mamnuucay. Dadka xajinayana waxaa khasab in ay quraan iyo adkaar akhriyaan. Waxaa FAHAMKAAN qaba Ibni Taymiyah, Ibni Qayyim, Ibni Baaz iyo Albaani........ Sheekh xassaan ilaahay dartii baan u jeclahay Laakiin masaladaan ha naga saxo Mar 2aad. Oo yaan warkaan bulshada lagu sii dhex siidayn. Vedio-gaanna meesha halaga tuuro. Waayo boqolaal kun oo gabdhood buu hal mar quraanka ka joojinayaa!!! Ka macallimiin ahaanna waxaan ma aqbali karro in gabdhaha xifdiga laga joojiyo bilkastaba Mar ama laba Jeer, iyadoon wax daliil ah loo hayn!! Waxaa la isku khilaafsanaa masxafka haysashadiisa, Laakiin quraan ma akhrin karto waa war aan jirin.
@NemoAhmed-r1g Жыл бұрын
M.n❤
@acazaam5 жыл бұрын
Mashallaaah
@dixaakmedia5 жыл бұрын
يحبك كل مؤمن ويكرهك كل مبدع وكافر
@yeshuasage37245 жыл бұрын
يحبه كل متخلف و عبيط و يصخر منه كل من له عقل
@abdirahmaansheikhmuhiadiin33125 жыл бұрын
جزى الله الشيخ عن كتاب الله ألف خير. " ذلك ومن يعظم شعائر الله فإنها من تقوى القلوب" ثم إن الشيخ أعني الشيخ أبا سلمان حسان حسين بين الوهابية او السلفية كالياقوتة بين الحجر. بوصلته الاخلاقية و ضميره الصافي هما السبب الرئيسي في عدم اتصافه بالمجاملة على حساب الحق. إنه يدور مع ما يعتبره حقا حيث دار. وهذه من شيمة الرجال أو سمها فطرة سليمة إن شئت. هكذا أحسبه والله حسيبه. ولا نزكي على الله أحدا. وبارك الله في عمر الشّيخ وبه نفع. بقلم الفقير إلى ربّه القدير عبدالرحمن الشّيخ مُحي الدّين العليّ القادريّ المقدشيّ.
@abdiguure17275 жыл бұрын
طالكالله عمرك يا ابا سلمان لقد وسعت بالناس علمك
@nastehateeste4076 Жыл бұрын
Aaamiin aaamiin
@guudweyneali10195 жыл бұрын
Sheekh Xasaan waxaan ugu baaqeynaa inuu ka hadlo dealka uu Qalaafe la galay KZbin ee xayeysiintaan xaaraanta ah uu muxaadaraatka iyo duruusta ku dhex wado. haddii uu isaga fatwoodayna nagu qanciyo, haddii kalena uu arintaan ka hadlo
@umuafnaan27284 жыл бұрын
Wll isaga maha qofka youtube ka iskale ayaan ku furtey xayaysiska
@diiniahmad42985 жыл бұрын
mobile ka talow sheekh qur aanka maka akhriye kartaa?
@gardhaale5 жыл бұрын
Anaa kuu fadwoone Maya kama aqrin karto Walaa quraan ay xifdisantahay kor kama aqrin karto
@abdihafiidahmed89504 жыл бұрын
Waxa mamnuuca ah wa AKHRISKA QUR'AANKA ee ma aha mesha laga AKHRINAYO wllo
@fatimadagan85414 жыл бұрын
May
@dixaakmedia5 жыл бұрын
في زماننا
@bintyuu25765 жыл бұрын
Anigu wlahi quranka la antii manolan karo aad ban ugu xiisaaa intan is iloobaa ban tellka inta kalasobaxo aqriyaa qalbigeygana wuxuu ishegaaa in aysan saas ahayn oo qofka ehlu quraan ah usan quranka isbuuc mogaan karin illahay waa wanagsane inamana ciqaabayo anago jecel kalaamkiisa ee illahay xaqa hai tuso arintaa arimahan kujahwareray bay kakow thy
@nagaadabdirahman52694 жыл бұрын
Walaal intaat Awoodid iska ilaali Adigoo og hadaad Aqriso wahilis
@raqiyayusuf73483 жыл бұрын
Noosoo ducee in Allah najeclaysiiyo quran ka
@libangedi49095 жыл бұрын
Jazakallah qeyran sheekhuna lakin aniga waxan qaba gabada cadada qabta inay quraan musxaf laantis aqrin karta wallahu aclam
@mawjama8315 жыл бұрын
أمر النبي ﷺ عائشة لما حاضت قال لها: افعلي ما يفعله الحاج غير أن لا تطوفي بالبيت. Waxay culmadu xadiithkaan u daliishadeen in gabar caado qabtaa ay quraanka iyo adkaartaba akhrin karto, Sida xadiithka ku cad. waayo waxaa rasuulku (CSWS) u fasaxay Caaisha(R.A.C) oo caado ku dhacday iydoo soo xajidey, inay maasajidka xaramka gasho, oo sameyso wax allaale iyo Wixii xujaajtu sameeyaan, DHAWAAFKA MOOYAANE. Haddee SALAADANA gabar caado qabta horaa looga mamnuucay. Dadka xajinayana waxaa khasab in ay quraan iyo adkaar akhriyaan. Waxaa FAHAMKAAN qaba Ibni Taymiyah, Ibni Qayyim, Ibni Baaz iyo Albaani........ Sheekh xassaan ilaahay dartii baan u jeclahay Laakiin masaladaan ha naga saxo Mar 2aad. Oo yaan warkaan bulshada lagu sii dhex siidayn. Vedio-gaanna meesha halaga tuuro. Waayo boqolaal kun oo gabdhood buu hal mar quraanka ka joojinayaa!!! Ka macallimiin ahaanna waxaan ma aqbali karro in gabdhaha xifdiga laga joojiyo bilkastaba Mar ama laba Jeer, iyadoon wax daliil ah loo hayn!! Waxaa la isku khilaafsanaa masxafka haysashadiisa, Laakiin quraan ma akhrin karto waa war aan jirin.
@sidraali99533 жыл бұрын
lkn macalin ma'alada waa mas'alo laisku qilaafsan yahan marka in aad gabdhauha dambi usoo jiido waa laga wanaagsan yahay. waxaan filayaa in aad fahantay.
@fatmasheekh20733 жыл бұрын
Waa sas Jizakallah
@AhmedCade-k1n2 ай бұрын
Masladan waa markad joogto oo caadada halkaa kuugu timado Ee maaha iyadoo kuu joogto aad aado
@raaxokhayre12603 жыл бұрын
Sheekh waxan dhigta madarasad marka cadada qabti xtaa la adayo kitaabka haso qadanina hana tuknina ink madarasada yimada qurankana ka baxa dhigtana kitabkana qofba ni qaban dhaheen macalimiintu danbi miyaa sheekh isoo jawab
@abuazam86475 жыл бұрын
Inta aana fahmaynin carabiga Waxan kawada sheekhul islam ibnu taymiya aya yiri wax daliil oo kucad inay gabadha caadada leh quraan akhrin karin majiraan iyado jireen waqtiga gabdho saxaabiyaad badan oo caadadu u iman jirtay hadana wax kamancaya lama hayo lkn taabashada musxafka unbaa banaanayn sida nusuusta kale lagafahmay _ sido kale ibnu qayim aya wuxu sheegay inay tahah xaraj ama culeys gabadha hadi layiraahdo bil walba mudada xaydka qur'aan ha akhrin xifdigi ba kakala lumaya teeda kale xaydku gacanteeda kumajiro oo iskama suulin karto waqtigay rabto ilaa xiligiisa iney kadhaqato maahine lamid ma ahan qafga galmo sameeyey misa janaboobay kaasi meerasha unba ka xigta inu iskasuuliyo marka xarajka waad fahmi karta labada udhaxaysa wallhu almuwafaq قال شيخ الإسلام ابن تيمية : ليس في منع الحائض من القراءة نصوص صريحة صحيحة ، وقال : ومعلوم أن النساء كن يحضن على عهد رسول الله صلى الله عليه وسلم ، ولم يكن ينهاهن عن قراءة القرآن ، كما لم يكن ينههن عن الذكر والدعاء" انتهى. وقال ابن القيم: ومن هذا جواز قراءة القرآن لها وهي حائض إذ لا يمكنها التعوض عنها زمن الطهر لأن الحيض قد يمتد بها غالبه أو أكثره فلو منعت من القراءة لفاتت عليها مصلحتها وربما نسيت ما حفظته زمن طهرها وهذا مذهب مالك وإحدى الروايتين عن أحمد وأحد قولى الشافعي والنبي صلى الله عليه وسلم - لم يمنع الحائض من قراءة القرآن وحديث: لا تقرأ الحائض والجنب شيئا من القرآن. لم يصح فإنه حديث معلول باتفاق أهل العلم بالحديث. انتهى.
@zamshire1 Жыл бұрын
Laba dhagax dhaxdood buu sheekhu kala so baxay Masalada Maxaa kulmiyay xadiiska UMUNA CAISHA. Quraan, dhabteeda xaydka ay lahayd iyo dhabteda oo NABIYULAHI MUXAMED صلي الله عليه وسلم QURAANKA UU Ku aqrinayay (Cilmiga halaguu dhigee Caqliga kaasho ba layidhi).
@mawjama8315 жыл бұрын
Sheekh xassaan ilaahay dartii baan u jeclahay, Laakiin masaladaan gar kuma laha. Waayo wuxuu masalada ku dhisay ta'wiil aad u fog, wuxuuna khilaafay fahamkii Ibni Taymiyah, I nil Qayim iyo rijaal kaleba. Lamana hayo nahyi ah, oo sariixa oo gabdhaha caadada qaba u diidaya akhriska quraanka iyo adkaarta toona. Waxaase suaal mudan, in la isweydiiyo, Haddii saxaabiyad caado qabtaa, inta maasajidka baaf dhex dhigato ku fariisan jirtay. Haddee Maxay La dhex fariisan? oo ay akhrin jirtey? ma quraan? mise adkaar? mise waxba?!
@@adonallah امر رسول الله صلى الله عليه وسلم عائشة لما حاضت قال لها : افعلي ما يفعل الحاج غير أن لا تطوفي بالبيت، ولا بين الصفا والمروة حتى تطهري., wuxuu rasuulku SCW ku amartay Caaisha RAC. 1- Inay maasajidka gasho 2- Inay sameyso wax Allaale iyo Wixii xujeydu sameeyaan(adkaar, duco quraan akhris iyo Wixii la mid ah). 3- waxaa laga reebay sacyiga, dhawaafka iyo salaadda oo horey looga mamnuucayna gabadha caadada qabta. Laakiin horta adigu is weydiiyoo, waa Maxay, waxa u soo haray, oo Caaisha RAC lagu amray inay sameyneyso, acmaashii xajka iyo cumada? Ma ducaa? Ma adkaar baa? Ma quraan akhris baa? Ma gowrac baa? Ma dhagax tuur baa?. Ama suaalahayga iskaba daayoo, adigu noo sheeg-sheeg acmaasha xujeydu sameyso, oo iyadana laga rabo, ama lagu amray inay sameyso?. Haddaad soo xajido ama soo cumraysato, ma wax aan quraan, adkaar iyo duco ahayn baa La akhriyaa? Yaa ka mamnuucay xujeyda inay quraan akhristaan xajka dhexdiisa?! Haddii aan xujeyda quraan akhriska laga mamnuucin, caaishana lagu amray inay sameyso Waxay sameeyaanba, sidee kaligeed quraan akhrisku mamnuuc uga noqday?! Waxaa kaliya oo laga mamnuucay waa SACYI IYO DHAWAAF kaliya war intaas ma fahamtay?! Middeeda kale sh. Xassaan daliil lama imaan sidii looga bartay ee sidii suufiyadii buu ku yiri "HALKAAS ISHASHAARO BAA KU JIRTA"!!!. Ishaaro waa war suufiyo iyo wax aan dhaamin. Amarkii rasuulka SCW iyo ficilkii saxaabiyadda baa ku hor yaal, markaas baa bilaa-daliil meel laguu ishaarayaa!. Si gabdhaha xifdiga looga joojiyo!!!. Waxaa haboon amaba waajib ah in fiidyoowgaan la tirtiro, meeshana laga saaro. Waayo barashada quraanka buu lidku yahay. Sheekhuna waa in uu ka noqdo ama daliil la yimaado intuusan gabdhaha xifdiga quraanka ka hor istaagin. Xadiithka aad soo daliishatey kama duwana macnaha aayadda: لا يمسهوا الا المطهرون. wax cusubna ma aad keenin, aayadda tafsiirkeeduna nagu filan.
@adonallah4 жыл бұрын
Xadiskan lafdi qur,an Kuma xusna marka muran mafecna ee la imaaw xadiis kitabka qur,anka fasaxaya tabasho waxa kaaga filan in ebe dhaartay fala uqsimu bima waaqici nujum wa inahu laqasamun low taclamuna cathiim ,,, xasaan wasaxan yahay waxa leysku heystaa qof an istijo qabin mataban kara xage jogta naag caado qabta xushmey kitaabka rabigen ee loxul maxfuudka kuqoran
@xaawocusmaan99193 жыл бұрын
Dhiig caado ma eheen istixaado ayeey qabtay gabadhaas baafka loo dhigay dib ugu laabo bal arinkaas
@Aaamina12Ай бұрын
Wan qabta o Want akhriyey ilahow iga cafi
@iqroaadan10612 жыл бұрын
sideee lagu meeyrin karaa hadeyba ka aqrin karin???????