GABAR REER 🇺🇸 AH CAANA KA AH TIKTOK OO NOO WARANTAY

  Рет қаралды 20,988

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 119
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 Ай бұрын
Xan jecliyaa nimco jookar iyo ilka casan mooday ka wrn caliya wan ku taageera from caasimda duriyada kaasoo salaamaya ❤
@queenqueen5947
@queenqueen5947 Ай бұрын
Nin saloon ka weydiiyey lacagta lagaa rabo waaba qorqode
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aragsanuj
@aragsanuj Ай бұрын
Caaliya Shariif Allow an ku waaayin🥰🥰🥰🥰
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰 amiin my beautiful ❤️💐
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 Ай бұрын
asc abaayo mcn mansha'llah ❤❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Ай бұрын
Maashaa allaah caaliyoo quruxbadan hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadijaali2562
@khadijaali2562 Ай бұрын
Quruxdaada MAANSHAA ALLAH
@leilamohamed9758
@leilamohamed9758 Ай бұрын
Markaan ku arko caaliyo shariif waan iska qoslaa ilahay amarkii ❤
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 Ай бұрын
😂😂😂
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 Ай бұрын
Funny waye caliya
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 14 күн бұрын
Thnks marka tiri waa cidii talin jirtey ee Mareexaam❤😂
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Ай бұрын
Caliyow fariid wanka helaa rayigaga mmarkad wax ka dhiibanasid waliiba waxan u arkaa inaad dhex dheexad ka tahay baan ku araka fariid ❤from burco❤❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Mahadsanid Ifraaxeey xbbti qaali♥️ Magaaladaas Burco waan jeclahay dad karti badan oo aan cidla kaaga tegeyn baa ka yimaada 🥰💐
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Ай бұрын
Caalia waxan ka mid ahay dadka had iyo jeer ku daawado. Marmar baan ku maagaa raali ahaw walalo. ❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah sister ❤🎉🎉
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 Ай бұрын
Toyota highlander 65000 dollars ah miyuu u iibiyey, reerkeedana guri ma u dhisey in africa
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Ай бұрын
Asc lkn nin xaaskisa dhahayo saloonka meqaad kuleedahay waa baqiil maahan jaceel muu lacagta gabadha siiyo iyadu i ismaamusho lakin hada asagaa maamulaya
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 Ай бұрын
Habo sheekoyinkaga wan u xararooda wlhi ❤😂
@Princesszoya-p2k
@Princesszoya-p2k Ай бұрын
Mansha Allah xbbty ilahay ha ku xiftiyo
@Nafteed-Jaceyl
@Nafteed-Jaceyl Ай бұрын
😂😂😂😂 you are funny ❤👌👍keep up the hard work queen👍💕
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Thank you so much 😁
@aragsanuj
@aragsanuj Ай бұрын
Aaliya shariif Xantaada week dhan was sugaaa 😃😃😃Deeqa mama noo keentay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣Haa mid Khatar ah baan idiin soo wadaa walaahi deeqa ku soi suga
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Ай бұрын
Ilaahow tiktok baan kaa Magan galay, haduu saas yahy waaba meel sharleh!!
@nuragure2954
@nuragure2954 Ай бұрын
aaliyo waa farxamad hore usoco ❤🎉🎉❤❤❤❤❤
@sacdiyaahmed239
@sacdiyaahmed239 Ай бұрын
Asc abaayo caaliya wa kusalaamay dadka qabiilka may noo xayaysenayaan miyaa doonimayno qabiil i❤❤
@marwochannel8352
@marwochannel8352 Ай бұрын
I love. You habo caliya from Djibouti ❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Msha alhaa tabarakalhaa ❤mamii hore u soco 🎉
@WarlaMohamud
@WarlaMohamud Ай бұрын
❤❤❤
@sunari8818
@sunari8818 Ай бұрын
Asc Calia Sharif waad ku mahad santahay shegooyinga aad noo soo gelisid, midka ku soo qoray bucbucana Ilaahey ka magal isha baxarka ayaan leyahay, anigu waxaan kugu jeclahay saad markasta u farax santahay salaan sare boqortooyo jir oo jog ayaamaha dunidu rabi ku qoray farxadna nolasha ku dhameyso.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Xbbti qaali😍😍 midkaas Maba arkin hadaan raadin Miyuusan Mashallah Oran
@halimohellos8943
@halimohellos8943 5 күн бұрын
Wategaya, it going to be sweet the next few years then after that ghosting....
@ninaa7968
@ninaa7968 Ай бұрын
We love you habo
@fabu2526
@fabu2526 Ай бұрын
Waa meel hoogtoo ba’aday qabiil dad liita oo gang ah baa ku qaraabta wadankii sooomaaliya la oranjirey. Hawiye Daarood baa burbursaday.
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Masha allaah waa sidda odaygaygo kale goob goob dhashay ❤❤❤❤ i love ninkaygay
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Ай бұрын
Anigu nin marexana iqaba alx horta salon ima raco lakin wu iso Adega
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Lama sheeg sheego 😂😅 Ilaahay ha isku kiin daayo
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Ай бұрын
@@ekramabdirahman3746 mahadsanid Maya waxay titi raga Mr oo dhan romantic Maha waxna Kumar qabanayan
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Ай бұрын
hhhh nin iisoo adeego marabo hh waa qorqode mid hawsha guriga iga caawiyo alx amaa adeega iyo shopinka noo waa qad cas
@Cilaansomali252
@Cilaansomali252 Ай бұрын
Haa Nin Fcn alxd deh
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Ай бұрын
Mashallah dumashi guuleysta
@cabdinuurjaamac872
@cabdinuurjaamac872 Ай бұрын
Ma,arag maata maalin aadkafiicnad wacyigalin fiican❤
@ZakirMohamed-w1o
@ZakirMohamed-w1o Ай бұрын
Jecliyaa sheekadada habo caaliyo❤❤❤❤
@rodamahamoud
@rodamahamoud Ай бұрын
Asc Sister caaliya
@Mumtazqurux102
@Mumtazqurux102 Ай бұрын
Naagaha mareexan markey duqoobaan maxey gare u guursadaan?
@nooranoor7774
@nooranoor7774 Ай бұрын
Salam aleykom sis
@hanihani-gq7oe
@hanihani-gq7oe Ай бұрын
Mashaa allah
@citybern1493
@citybern1493 Ай бұрын
Maashaalaah ❤️ ❤️ ❤️
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
Ninka baqiil waye nimanka garaha waa dad xun naaga ma xishmeyan aniga garaha Kenya ayaa arkay isku dhaqan iyo isku luqad manihin dad fiican ma ahhan runtii
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Nin Daarood iyo ku Isaaq ha ka sugun inuu ku raaco Salon 😂 Wayna saxan yihiin maxaa gaynaya meelaha naagaha lagu qurxiyo.
@nadifoissak1316
@nadifoissak1316 Ай бұрын
Afkaga caano lagu qabay Gobti waye ❤
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Ай бұрын
Jacaylku ha’ waaro ❤
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Ай бұрын
Illahay amarkiis Garre nin ah oo ad wax u bartay o wadad ah ba gabar naga qaba lkn 2bo jeer ayuu naga dhamseeyey markii loo tagayna waan idin xirin kulahaa 😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
🤣🤣🤣 Ma police buu ahaa
@stronktimmyispro7022
@stronktimmyispro7022 Ай бұрын
Deka ali waa naag adag ❤
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Waxaan ku tilinayaa in dumarku xijaabka xirtaan. Oo. Allah kacabsadan
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 Ай бұрын
Queen Caliya is not easy😂❤❤🫶🏼🥰🦋
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Ikraanteyda caashaqa waan ku salaamay qaali😍😍😍
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 Ай бұрын
@@Caaliyasharif waa ka qaday gclo😍😍
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Ай бұрын
Absolutely!!!!’ She’s awesome.
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Caaliya wll Voice hagaji next time very low waye
@allowhooyojanadageeamiinum3730
@allowhooyojanadageeamiinum3730 Ай бұрын
Waxaas jcyl maahe waqorqode nimo maxaa nin saluun iiraacinaya 😅
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
SOMALI WAADULI LOO TASHADEY MALO IDIN QABIILEYSEY UF ILLAHEY HAKASOO HADEEYO
@Hodaneey
@Hodaneey Ай бұрын
Masha tabaraka Nag fariida xaaalimo sirta Haka barato TikTok caanyo uun Familie ka waranta
@yurubshire3501
@yurubshire3501 Ай бұрын
Please isoo quota ciwenka Gabadhii?
@faizaahmed4268
@faizaahmed4268 Ай бұрын
Umu sufyaan waa codkar aqli badan deqa Ali qol dhan bay kahadli jirtey
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
WALEE NIN AAD AFRIKA KASOO JIIDEY QASAARALEE KEENSATEY WALIBA XAASLAA ADNA CARUURKUU JOOGTO INTAAD AFRIKA LAJOOGTO WUUKU KOOLKOLINOO DANUU LEEYAHAY EE CAR ADIGA IYO ILMAHAGA AFRICA UGU TAGEE SOODHAWAAW HAKU DHAHO MISKIIN DUMAROOW GOORMAAN DANTEENA GARAN
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
Caliya very funny 😂😂😂😂😂
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Ай бұрын
M.a baayo wn ku salamy
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi Ай бұрын
caaliya i love you ilaahay dartiis❤❤❤❤❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
😍😍😍😍
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 Ай бұрын
@@Caaliyasharif yaa caaliya love you ilaahay dartiisa aa anigana caaliya love you darisnimo darteeda yaah
@kasimhaji1950
@kasimhaji1950 Ай бұрын
As caaliyo waxan karaba lanbarka talafunkaga
@bmismail1299
@bmismail1299 Ай бұрын
Kkk 😅😅😂😂😂
@mohamedabdihakim9569
@mohamedabdihakim9569 Ай бұрын
Caliya buuro is NOT easy
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Ooma qasabaa inaan nolosheeyda kaliya kasheekeeyaa?wax kale kama hadlikaraqn miyaa
@hodanf2829
@hodanf2829 Ай бұрын
Tan ninkii Garre ee usoo adeegayay haduu maqlo karama Jacaylka ha iska ciidayn yaadhaha😂
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Ай бұрын
Alla mxd legemad tahy qlbi saafi cidna waxba ha uraacin saas baan kugu wataa cadey kuus😊
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Ай бұрын
Waa runtaa Caaliyo abaaye dadkii xishoodkii ayey ka tageen, ninkii/ naagtii shalay is amaanayey ayaa maanta is kala guraya waa ceeb iyo xishood la'aan taasi, adiguse la talisay hadii ay wax ku qaadanayaan wax walba sharafta ka xig saasaad shar ku yeelaneysaaye.
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Asc Caaliyo from D5😊
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Ай бұрын
Deeqa ayaa ladhahaa naynasteeda umu sufyaan, 15 kabadan ayaan daris ahyn xoogaa qabyaalad ayaa madax martay 😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Ileen Qabyaaladu qofwalba wa gashaa😆
@muhubaibrahimmahamud2745
@muhubaibrahimmahamud2745 Ай бұрын
asc caaliya funny ayaad tahay ku soco sis
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 Ай бұрын
Caaliya qeer sheeg soo tuko marka hore waa ka gaarsiinaa aa adoogaa alle janee
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
​@@abdikafiosman607😂😂😂😂
@bmismail1299
@bmismail1299 Ай бұрын
Ok hayw
@fardusali2771
@fardusali2771 Ай бұрын
Hhhhhhh wa in qabilkaga layaqano, Haye oo Rulka udejiyey.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Noo soo uruuri anaguna aan qosolee 😂😂😂
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi Ай бұрын
Qabiil waa kan qaaxda naguriday😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 waa dhab
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Caliya Sharif anaa xubuka
@khadijabin8262
@khadijabin8262 Ай бұрын
Naayuu kusixrin Gare waa sixiroolayaal
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Ай бұрын
Walaalay Gare dhan maxaa ugu gafee?
@anabbashir2678
@anabbashir2678 Ай бұрын
7 caruurara ayay
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Never ever 😅😅😅 inaa kulasoo adeego 😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Hadde khaalidow ma adigaaba romantic ah inader🤣🤣
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
@@Caaliyasharif 🤣🤣🤣 Anaa leeyahay dadka qaar ku sir maahee Maba samayn karo 🤣🤣🤣
@Umi-v7c
@Umi-v7c Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@kadijaabdi3120
@kadijaabdi3120 Ай бұрын
Umu sufyaan from Seattle
@yurubshire3501
@yurubshire3501 Ай бұрын
Abaayo ciwnka umm sufyaan isoo dir❤
@bmismail1299
@bmismail1299 Ай бұрын
Kkkkhh haye kkhhh
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Saasaa larabaa walee inaadcboqortooyo thy,yaaqay boqortooyo dulqaad laguma gaaro
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Caadi maaha 😂😂😂 waa inaa is baraxdaa
@maammeee
@maammeee Ай бұрын
Caaliya adna mid guurso deee , adigaaba qoftaas kayar malahayga oo ilmo kugu hareeene 😂 bucbuc & badhina isku darsadaye 😂 Qosolkaa KZbin-ka kula jirtidna hadii qolka jiifka lagula tago another level wye
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
GARE qabiilka la dhaho oo gabadhu Amaanray baan raadin🤣🤣
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o Ай бұрын
Qabiil dad kuwaashal asal xalaal maahan
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 Ай бұрын
Sheko marku imado kawar suga 🙈🙈🙈
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 beenley ninku dhoof buu rbaaa caqli isku yeel anagaa nin darood ah na qabaa oo meel kasta noo raçaa habrahaan hoosta ka waashey
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Cirta jug leh
@khadijabin8262
@khadijabin8262 Ай бұрын
Waa Loserad
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Caaliya rutaan ku jeclahay nooloow ❤
@udgoon
@udgoon Ай бұрын
@hindisac7758
@hindisac7758 Ай бұрын
❤❤❤❤
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
❤❤❤
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Ай бұрын
❤❤❤
DUMASHIDEY I DISHAY MARNA I SUMEYSAY ANIGOO  UMUL AH🙄
16:06
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 26 М.
NAAGAHA QAAR SAXIIB MA LEH Qiso Naago reer 🇬🇧 #QisooyinkaQurbaha
17:33
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 27 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 34 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 60 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 23 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 16 МЛН
CAASHO GABADHA ILMAHA LAGU INKIRAY😪 #ArimahaBulshada
15:35
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 38 М.
5 GA BAR LA SILCIYAY O WARIRKEDA SO DACWEYSAY par 5
5:06
WARKA ISII MEDIA PRO
Рет қаралды 614
UGU DAMBEYN HAGAJINTA GURIYAGA CUSUB BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰
12:03
Samira Siman Channel
Рет қаралды 44 М.
NIN NAAGTIISA 21 SANO LAGA HEESTO OO LAGA ILMA DHALAY GABADHIISA LA KUFSADAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
58:58
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 44 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 34 МЛН