mansha allah allah ku barakeeyo amiin amiin yaa rabi
@wadaniyadmuwadin955611 жыл бұрын
Masha allah ilahay haku xafido xaqa ilahay ku baray wad no shegtay
@caliyare33765 жыл бұрын
Msha allah
@maxamedcalimaxamuudmakaraa59115 ай бұрын
Masha Allaaha ❤❤❤❤
@afraxsiyaad83487 жыл бұрын
ilahay ha soo hanuuniyo dadka lumay
@Faiza-vy8wv Жыл бұрын
Jasakalkhyr sheekh arintasi ani ayay hada I hysata lkn wax bdn aynka faiday
@MariaOsman-rx3gn Жыл бұрын
Kula mid abyo
@umuhoda132 Жыл бұрын
Sokale huno
@Yusufxasann5 ай бұрын
CULIMO WAA CULIMADII HORE IYO ARDAYDOODII. CULIMADA DADKA WAREERIYEY WAA KUWA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEEYA EE WAX WALBA KA HOR MARIYA DANAHA SUCUUDIGA TAAS WAXA KALIYA EE KU KHASBAYA WAA DHAQAALO IYO MASHAARIIC. WADAADKA ASHCARIYADA AMA SUUFIGA AH EE BAAHAN AYAA DIINTIISU SAX TAHAY WAANA CULIMADA SAXDA AH EE GANACSI IYO HANTI AAN KA FEKERIN. UFIIRSO WADAADADA SUCUUDIGA KU XIRAN WAXAA MANHAJ U AH(( NIN AAN HANTI LAHEYN DIIN MA FAAFIN KARO)) TAAS AYAA KA DHIGTAY IN LA WAAYO CID KA AFLAXDAY OO LA DHEGEYSTO. TOBANKII QOF EE UGU HOREYSEY EE QANDARAASKA KEENAY AYAA WELI UMADDA HORTAAGAN
@fadumomaxamuud74682 жыл бұрын
Furiin nin cabsan
@abdallamaalim4342 жыл бұрын
Nin cabsan umalen maayo in wax laga qoraayo lkn wax cabsan wax la iska furo ayuu istaahilaa
@Hassanwest7 ай бұрын
@@abdallamaalim434😂😂😂😂😂😂
@queenofeastafricaayanna55917 жыл бұрын
MnshaAllah shiekh jazakallah
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yaawaaye
@nasiromar36202 ай бұрын
"Makhred maleh" maxaa laga wadaa hadda?
@craxmanimj24302 жыл бұрын
Waan rumeysanahay
@nasiromar36202 ай бұрын
Dhibaatada ugu weyn ee culumada somalida haysata waa inay dadka carabi kula hadlayaan iyagoo u qaba inay dadka somali wax uugu sheegayaan. Ereyada muhiimka ah ee daruustu kusaabsantay carabi umbuu ku sheegin; markaa maxaa laga daaiidi. Bal wadaadkan u fiirsada inta erey ee carabi ah ee uu leeyay. Yaab
@garanecade65586 жыл бұрын
masha allah allaha nagu anfaco
@mohamedshaafici83814 жыл бұрын
Masha Allah sh baajuuri Xafidahu Allah
@anisaabdullahi73644 жыл бұрын
Waxaa la igu furey sadax dalaq an rajacadu laheel hadana waxu ileyahay wn ku qawa Ana ifur ma dhihiin wllhi 😭😭😭😭😭
Waynu sabrayna insha Allah farajbaa iman rageeni way inagu ciyaarayaane lkn dumarku ha barteen si ayaan dantooda inuugu fushan
@abdallamaalim4342 жыл бұрын
3 ninkii kugu furaa gabarey qiil malahan nin kale waa inaa soo martaa hadii kale xaaraan aa is kula joogtaan Kuma furin haka yeelin hadaa hubtid in 3 dhagahaaga ku dhaceen meesha wax kuuma yaalo
Amiin liibaan War an ahay k . Ma taqaniid miyaa ???? Sei noiosa
@amlaamla7765 жыл бұрын
Numberkisa ya isiyo
@osmanabu88654 жыл бұрын
Anaa ku haya
@hodannxasan41669 ай бұрын
Me
@Yusufxasann5 ай бұрын
CULIMO WAA CULIMADII HORE IYO ARDAYDOODII. CULIMADA DADKA WAREERIYEY WAA KUWA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEEYA EE WAX WALBA KA HOR MARIYA DANAHA SUCUUDIGA TAAS WAXA KALIYA EE KU KHASBAYA WAA DHAQAALO IYO MASHAARIIC. WADAADKA ASHCARIYADA AMA SUUFIGA AH EE BAAHAN AYAA DIINTIISU SAX TAHAY WAANA CULIMADA SAXDA AH EE GANACSI IYO HANTI AAN KA FEKERIN. UFIIRSO WADAADADA SUCUUDIGA KU XIRAN WAXAA MANHAJ U AH(( NIN AAN HANTI LAHEYN DIIN MA FAAFIN KARO)) TAAS AYAA KA DHIGTAY IN LA WAAYO CID KA AFLAXDAY OO LA DHEGEYSTO. TOBANKII QOF EE UGU HOREYSEY EE QANDARAASKA KEENAY AYAA WELI UMADDA HORTAAGAN
@ismahanmohamedsaalax90805 жыл бұрын
Shukran shiiqow aniga waa.ley furay mar isaga marna abahiiis idhahay waa furantahay in labadeena isdagalnay hadda maku noqsan karaaaaa
@qurixiwaafarakuhayn71074 жыл бұрын
walaly waba ii kow abihis ba i furay ma abihis ayaa ku qabay mise asaga taas culumada waydii wayo dalqado asaga kaliya ayaa hayo halmid haduu u dhiibo aabihis ama adiga balse si kale ma maqal
@axamedadaan58874 жыл бұрын
@@qurixiwaafarakuhayn7107 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ala naa waad igaa qoslisay wllo wlhy dee
@Yusufxasann5 ай бұрын
CULIMO WAA CULIMADII HORE IYO ARDAYDOODII. CULIMADA DADKA WAREERIYEY WAA KUWA SIYAASADA SUCUUDIGA KU SHAQEEYA EE WAX WALBA KA HOR MARIYA DANAHA SUCUUDIGA TAAS WAXA KALIYA EE KU KHASBAYA WAA DHAQAALO IYO MASHAARIIC. WADAADKA ASHCARIYADA AMA SUUFIGA AH EE BAAHAN AYAA DIINTIISU SAX TAHAY WAANA CULIMADA SAXDA AH EE GANACSI IYO HANTI AAN KA FEKERIN. UFIIRSO WADAADADA SUCUUDIGA KU XIRAN WAXAA MANHAJ U AH(( NIN AAN HANTI LAHEYN DIIN MA FAAFIN KARO)) TAAS AYAA KA DHIGTAY IN LA WAAYO CID KA AFLAXDAY OO LA DHEGEYSTO. TOBANKII QOF EE UGU HOREYSEY EE QANDARAASKA KEENAY AYAA WELI UMADDA HORTAAGAN
@UmuAyman-e6q11 ай бұрын
Islamarka sedaxad dhacado ma gursan karaa ninkale
@KhaledMohamed-r5o3 күн бұрын
Nnbb
@KafanXalal10 ай бұрын
Sidax dalaaqo hal mar wad dhici karaan horta maxase culimad ku kal dugay taas
@amaalasad40636 жыл бұрын
Nin keyga haduu 3dex igu furo ma isku noqon karnaaa intaaan cudada ii dhamaaan
@amalahmed53156 жыл бұрын
Axkaamta furiinka Sheekh maxamuud shibile KZbin ka fiirso
@zalmabariyeylife89935 жыл бұрын
Amaal Asad haa sadex dalaqo hal mar qof laguma furo hal lee dhaceyso