Gabayga Saluug Iyo Abwaan Maxamed Galaydh Muqaal Qiiro Ah 2019 !!!!

  Рет қаралды 348,873

Somali scandic TV

Somali scandic TV

Күн бұрын

Kala soco Arimo xiiso badan iyo xogo Kaa Qorsoon.
Nagala soco barta Facebook:Dun carbed Tv
Nooguna soo dir wixii talo iyo tusaala ah.

Пікірлер: 440
@ananmohamuud9018
@ananmohamuud9018 5 жыл бұрын
Gabay qalbiga gilgilay😭
@diyaarsaneofficial2585
@diyaarsaneofficial2585 4 жыл бұрын
Sxbow aniga ba gaby daruuf qiimo leh ban dubaye bal soo daabo adoo mahdsan kadin comment ii reeb
@bilaal-ugaaska
@bilaal-ugaaska 4 жыл бұрын
HoYada TaaqzhadU waztaY
@hantileofficial8231
@hantileofficial8231 2 жыл бұрын
Hadu gabaygan qalbiga katabtay like
@zhaymashankaron7303
@zhaymashankaron7303 5 жыл бұрын
Gabay qiiro badan abwan galaydh alle haku karaameyo
@SKY........63
@SKY........63 5 жыл бұрын
Su'alaha gabaygaan kujira wax jawaba somali uma hayso allow na badbaadi adun iyo akhiraba🤲
@abdikarimmuxumed3396
@abdikarimmuxumed3396 6 ай бұрын
Aaamiiin yaaa rabiii❤😢
@khalidjr5164
@khalidjr5164 5 жыл бұрын
Markii iigu horaysay Ee aan sidaa soo kale ugu qiirooday 😭😭😭😭😭
@muktarabdi9089
@muktarabdi9089 Жыл бұрын
Emotional poem, I can't stop listening at any time. Thanks bro mahamed galaydh, I love all yours.
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 5 жыл бұрын
Samir yeelo saadan baynu heli Dirir sagaaleede Isha allaahu sidaan jecelahana saacad dhaw imane!
@Tariigashots
@Tariigashots 4 жыл бұрын
Mar walbo waxn jecleysta inan dhageeysto Wilana kama dalin Walhi qiimuu ku fadhiyaaa gabaygan Balse Intiii gara karta garn 😭
@MG-go2ub
@MG-go2ub 3 жыл бұрын
Dalka iyo dadka iyo diinta weykuu baahan yihiin taas ogoow guubaabada gabayga iyo waxdiga diinta labadaas waa hubka ugu culus oo dalka iyo dadka lagu badbaadiyo MashaAllah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Maruun baad sarkaalnimo Heshaa Lagu Salaamaaye Raaxada Safkeedii Marbaad Saammi Ka heshaaaaaaaye.
@abdalla_kimon5108
@abdalla_kimon5108 2 жыл бұрын
This guy is legend 🙌✊
@mkmafio5438
@mkmafio5438 2 жыл бұрын
Habar yartay dhashay wllhy waa reer burco
@abdulahimohamed303
@abdulahimohamed303 2 жыл бұрын
Very emotional poem which carries a message to the intelligences
@Ouzyman
@Ouzyman Жыл бұрын
Koley adigu kama mid tihid ku caqli usaxibka ah. Ileen waa adiga meel maanso iyo gabay laga wado luqad gaala lasoo galaye.
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 5 жыл бұрын
Wlhi waan ooyay😭😭 Muxuu waqtiga ina ciilay😭
@cabdalaaadam7920
@cabdalaaadam7920 5 жыл бұрын
Wallahi wanka naxa illahawo u naxariiso somalii ya rabii
@fatmaali9034
@fatmaali9034 5 жыл бұрын
Gabeygan wuikaoysiyay 😢😢😢😢😢 Allah kuxafido abowe mashaallah 😙😘😙
@nabadatv6128
@nabadatv6128 5 жыл бұрын
In tears wlhi😭😭😭😭
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Runtii waa gabey qiradisa wata oo qof dareen leh sameyntisa kuyelanay Abwaan maxamed Galeydh
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Ax Gabaygani qiiru xanbaarzanayahah😘
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 5 жыл бұрын
Abwaan Erayo Taabanaya Dadka Welipa Muuqaalka Ayaa Aad U Turjumey Erayada Gabeyga Allah Haku Xifdiyo Abwaan Galaydh 👑
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 4 жыл бұрын
Sidaan filaayo maansaduu ku cabirayaa ee maahan waxaas oo mushkilaad ah in ay asaga haystaan waana muuqaal iyo erayo iskeenay 😭😭😭😭😢😢😢😢😢
@samiiramiirullqalbi9054
@samiiramiirullqalbi9054 Жыл бұрын
ISAGA MUSHKILADAS MAHEYSATO BALSE WAAA XAQIIQ RAG BADAN AYAA U CIILAN QABIL HEEBSOCAN DARTIIS AAN XITAA GABDHO QABILADA KALE KAGURSAN KARIN SIYAASADU 1BOS LAGA SIYAY QABILADAKALANA 10BOS KAHESTAN WLH DAD BADAN MASAKIN EH ADUNYADA WALAGU SILCIYAY BALSE AWIRAA WAR UYALA DADKA HADA LANDHERAYASHA EH
@abdinuurmuuse3172
@abdinuurmuuse3172 Жыл бұрын
@@samiiramiirullqalbi9054 waa run wllo lkn isaga qudhiisa inay mushkiladu hasato laga yaabaa markan Sababtoo qof xigmad iyo hal abuur leh hadaad aragto waa qof soo jabay waayauhu soo tababaray
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 3 жыл бұрын
Qofki dareen leh wlhi wuu la ilmaynaya gabaygan😭😭😭😭
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 5 жыл бұрын
waa gabay aaad u qiimo badan
@zalahudiinabdiqani6844
@zalahudiinabdiqani6844 5 жыл бұрын
abwaan alleh haku dhawro🤲🤲 xasan Xandule Duncarbeed Alleh wll haku garab galo
@sharafaniashur3536
@sharafaniashur3536 4 жыл бұрын
Saqiir ban Ku Goyn lahaa nafta So lugo i lahayd 😭😭😭 ABWAN galaydh
@xamsejiir5137
@xamsejiir5137 5 жыл бұрын
Waa gabay xaqiiqi ah waa gabay ka hadlaya bulshada dulmiga saaran ee lahuwiyay
@xamsejiir5137
@xamsejiir5137 5 жыл бұрын
Balse aragtidayda ahaan waxaan is qabanayn music lasaaray iyo gabayga way jiraan musicyo badan oo ku soo baxayaa duncarbeed sxp sida kale muuqaal 2019 fcn hambalyo
@llibaanofficial2383
@llibaanofficial2383 5 жыл бұрын
MaQalnaye saciirana dad baa loo salaxayaaye samada iyo aduunyada hadaan ku saranseeray waa su.aal furane seexo janada maan la i yidhaahdeen😭😭
@filsanmaxamed5905
@filsanmaxamed5905 11 ай бұрын
Gabay qalbiga taabanaya weeyi still waan dhagaysanayaa 11 otober 2023.😢😢
@Garyaqan
@Garyaqan 11 ай бұрын
22 October 2023 kuladagesan haaya😢
@lilcir4857
@lilcir4857 5 жыл бұрын
Allaah haku sharfo Abwaan qaran🔥
@asmagariyee7986
@asmagariyee7986 3 жыл бұрын
WLahi wuu itaabty gabaygani abwaan hory u soco
@mohan8838
@mohan8838 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢wlee waa inaa xnuunka dreemnaa
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 5 жыл бұрын
*Abwaan ha is dhiibin waligaa*✌
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
Saqiir ban ku goyn laa naftan soo lugi layd saddest part walhi😭😭😭😭
@mascuudjamac3612
@mascuudjamac3612 5 жыл бұрын
Inaan noqono ku sabra ayaa fican aduunku waa imtixaane ilaahay aan talo saarano 😭😭😭😭😭
@bashiirmohamet8118
@bashiirmohamet8118 5 жыл бұрын
Erey latuuro maleh abwaan galaydh allaha ha ku sharfl Raxada safkeedi marbad Saafi ka heshaye
@mrdhaanteeye4926
@mrdhaanteeye4926 5 жыл бұрын
Dun carbed TV wll thank abwaanka wlhi qalbiga ayaa naga taabtay waxa nahaysto ayuu Ka hadlay waliba si qiiro leh wlhi qofkasta oo qalbi leh wuu taabanayaa
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 4 жыл бұрын
Walahi waa gabay qiiro badan Allah kaku dhooro abti insha Allah waaynu kabaxe
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 5 жыл бұрын
Waligay ma arag gabay kaqiira badan mahadsanid abwaan iyo asxaabta kalaba
@mohamednurmohamud348
@mohamednurmohamud348 3 жыл бұрын
Usujuudnney cabsidaa oo raacney sunihii e (hadii intaas la inaga Helo Allah balan qaad kiisu waa dhab inagaa daciif ah oon sunihii iyo Allah cabsigii ka Soo bixin) Allah inoogu gargaaro inaan la nimaadno Allah ka cabsi dhab ah oon raacno sunaha rasuulka (scw) Markaas ayaan hiilimaadka rabi helaynaa
@daariqaflahaar5412
@daariqaflahaar5412 5 жыл бұрын
May wlhi inaan janadana la urinayn e camal baa ka horeeeya
@lastkingleo5228
@lastkingleo5228 5 жыл бұрын
Mar un baad sargaalnimo heshaa lagu salaamaaye😥😥😥
@engahmedabdiali7917
@engahmedabdiali7917 4 жыл бұрын
Dadka maansa dhuuxa ah waa hubaal in ay jiriricoonayaan. Waa erayo iyo muuqaal is fasiraya xaaaaax😭😭
@nasiralpha7667
@nasiralpha7667 5 жыл бұрын
Gabay qiiro leh abwaan galaydh✋
@ahmedabdirashiidahmed1397
@ahmedabdirashiidahmed1397 4 жыл бұрын
Aad ayaan u qiirooday runtii😢
@nimcoabdilaahiburale4833
@nimcoabdilaahiburale4833 5 жыл бұрын
😭😭 ax waa gabay qiiro badan
@muhaniahmed1793
@muhaniahmed1793 5 жыл бұрын
Mncha allah dhamaantiin Azxaapta Dun Carbeed😍
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 5 жыл бұрын
Subxanallah! Alle afka hakuu barakeeyo sxb.
@suganta.dahson
@suganta.dahson 3 жыл бұрын
wallhi galaydh waaa murti socota maskaxda alla hakuu barakeeyo
@mohametofficial3839
@mohametofficial3839 5 жыл бұрын
Abwaan moHamet wd la heshay 👏👏
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 5 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay😓😓😓😭😭Aadbuu ii taabtay
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 2 жыл бұрын
Aaamuuuu
@qadaafi123
@qadaafi123 5 жыл бұрын
Subhaanallah qul istaaqfurullaah waa la kheyrayaa insha Allah nafta sabirka la ogoow akhii filaah
@yozevmohamet3213
@yozevmohamet3213 5 жыл бұрын
Sabadii aduunyada hadaan ciil lasaranseeray Seexo janada maan lay dhahayn waa su'aal furane?🤔
@apwanafrica4991
@apwanafrica4991 3 жыл бұрын
Shaqayso mayee wlhi hadii kale labada shiid ayaad ahaanaysaa Alloo kuu naxariista mooyaan😂😂👍
@shukriabdi4227
@shukriabdi4227 5 жыл бұрын
Waa qiiroday wllhi abwan allaha ku dhowro 🔥🔥🔥🔥🔥
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 2 жыл бұрын
Sanad noo curtaaa Rabow badi samaan waaye Hbeenka sanadka cusub 31/12/2021
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 5 жыл бұрын
Ax yaa gabay wallhi qiiro anan sanado arg ban arky☝️ allahayow maxa loo sanifay isirki soomali🇸🇴😭
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 5 жыл бұрын
Masha allah waan ka helay gabaygaan walhi
@maxamuudducaale5502
@maxamuudducaale5502 5 жыл бұрын
Waa muuqaal qiiro leh xaqiiqdii alle ha dhowro abwaanka
@abdiwahabomersheikh2430
@abdiwahabomersheikh2430 5 жыл бұрын
Hadan oganlaha inan sidan ku warayoo sitan hooyadan didi lahaaa inay isartayeee 😭😭😭
@liibanbarre8881
@liibanbarre8881 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 saqiir baan kogoon lahaa naftan solog guilahed
@hananahmedhassan4713
@hananahmedhassan4713 2 жыл бұрын
😭😭Qof walboo dhiban ilaah dhibka haka qaaado🤲🤲
@SahroCabdille
@SahroCabdille Жыл бұрын
Waa gabay qiiro leh walaahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 3 жыл бұрын
Ma islamnimada ayuu saluugay, Subxanallh
@bashiircabdi1143
@bashiircabdi1143 5 жыл бұрын
allahow umadda somaliyed iyo islamkodhan u gargaar illahow somali midee si ay silica uga baxdo wlhi waa gabay qiiro badan qofkastana tabanaya
@ibrahimabdibaxnaanm879
@ibrahimabdibaxnaanm879 4 жыл бұрын
Gabaygaas dareenka somalidu maanta kusugantahay kahadlaya waan jeclahy
@zakidalnurshe5311
@zakidalnurshe5311 5 жыл бұрын
First comments like view But muhimada waxa wye Nice video duncarbed
@badardaahir1619
@badardaahir1619 2 жыл бұрын
In tears really😭
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 5 жыл бұрын
Mnsha allaah Abwaanku siduu xaalda umatlyo dadbaa ku jira weeyi macnaheedu Alla caqliga hkuu siyaadsho Abwaan
@abdirashidali163
@abdirashidali163 5 жыл бұрын
Gabay xaqiiqda ka hdlayo wlh
@abdilaahiawil8202
@abdilaahiawil8202 5 жыл бұрын
Lkn abwaanku waxaad mooda inuu saluugsanyahay nolosha ilaahay inoo dooray sideedaba aduunyadu waa xabsiga muuminka iyo janada gaalka markaa samirku waa qasab xaalad kasta aad ku sugantay
@suldaanduureedd
@suldaanduureedd 5 жыл бұрын
Ad iyo aad saluug sanaan ba muuqata hadalkiisa ah hadan oganlaha inay noloshu sidan isiinayso
@tt3y_1
@tt3y_1 5 жыл бұрын
Saluug mahan balse baraarujin wye gabaygu
@mohamedabdifatah3080
@mohamedabdifatah3080 5 жыл бұрын
Sxb waa sawir uu kabixinayo nolosha saboolnimda saan filaayo
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 5 жыл бұрын
Qofkii damiirleh ba fahmi kato waxaba dhici karta ninkan in uu wax haysto lkn uu gabaygu dad ku socdo== videogaas soo waado 🤟 waxa garan kara gabaygaan qof aragti dheer soomali oo dhan buu ka hadlayaa🇸🇴kzbin.info/www/bejne/aKawi6yMhrGKraM
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Way jirtaaa saluugu lkn inuu samirka kuso daro ayay ahyd
@abdifatahjama3464
@abdifatahjama3464 3 жыл бұрын
Gabay aan dhowjeer dhagaystay Gabay aan ka helay
@abdifatahjama3464
@abdifatahjama3464 3 жыл бұрын
Mnsha allh Abwaan Aan uqiray
@ahmedbarre1536
@ahmedbarre1536 3 жыл бұрын
Maxaaa nin rageed waqtigu ciilay Nacasnaa sasabayaaa
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Si kale ban noqday markan arkay gabaygan💔😓😢
@m.digaale4190
@m.digaale4190 5 жыл бұрын
Saqiir Baan Ku Goyn Laa Naftan Soo Lugo`i Layde. Wuxu Waa Aduunyee Ninba Waayo Soo Joog Illahaw Ummadadaa Ugargaar Yaa WADUUD
@drgaas1826
@drgaas1826 5 жыл бұрын
Apwaan Galaydh raxmaanku ha ku xifdiyo Adduunku waa Imtixaan
@NuurCA
@NuurCA 4 жыл бұрын
masha allah abwaan alle haku barakeeyo, waa gabay qiimo leh
@mahamednoor6030
@mahamednoor6030 5 жыл бұрын
Maa shaa Allah Wll qaali abwaan qaali
@abdulkariemiman1916
@abdulkariemiman1916 2 жыл бұрын
ThIs touched mi heart😥
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Abwaaan galeydh👏🏻👏🏻😢😢
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 5 жыл бұрын
Wooooow axyaaa gabay iyo badh
@modupe5541
@modupe5541 5 жыл бұрын
Gabaygu kma hdlyo nlol xumo u asagu klgiz gar u tirzanyo balse wxu lahdlyaa ummada somaliyeed sdn ka dhex aqrizty inad igu racdo io inad igu dido wa aragtidada walal👏
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 ай бұрын
Waa kaa diiday abwaan gabay maaha kan waa Gaf
@ridwansaleban6328
@ridwansaleban6328 5 жыл бұрын
Abwan galaydh gabaygagu wuu wanagsan yahay walowba at kujiran dhawr kalmadod oo San yara saluugay oo nimcada eebe nasiiyay an mujinayn lkn hore usoco zxb
@kaltunmoxamud4310
@kaltunmoxamud4310 4 жыл бұрын
Saqiir Baan ku goynalaha Nafta soo luga godayA Apwaan waxan ka muuqata inuu noloshada qawadaya samir baa loo baahan yahay
@ahmeddeey91
@ahmeddeey91 5 жыл бұрын
Abwan galydh hore usocdban kurajeynha zxp
@abdisalanka7310
@abdisalanka7310 5 жыл бұрын
abwaan Hormarkaaga ayaanu ka helaan abwaan runta ayaad ka hadazha
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 жыл бұрын
Waaryaa xaaroe
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 5 жыл бұрын
Ax wan ilmeeyay wllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 5 жыл бұрын
Axyaa gabay waxan xasusty gabaygii timacade Dayaxa lakala Boobaya sacana waa daaf Somali halka waxa dhigay isir sooc iyo qabyaalad 😔
@yasingmg8180
@yasingmg8180 5 жыл бұрын
😢😢😢 intasa ii tabatay wlhi meel xun hadi aan ogan laha inan sidan ku warayo sinta hooyadan diidi laha
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 3 жыл бұрын
Walee ilmo ayaa igusoo istaagtay war dadoow rabi ka yaaba oo joojiya bahdilka walaalaha dulman
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 3 жыл бұрын
Aax jirka ayaa idubaaxay xaax
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Guuleyso agwaan ❤🎉
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭dareenka dhabta ah buu ka hadlay sinta hooyaded baa diidi lahaa in aan ka baxee😭😭😭😭😭😭ax ax
@hamzaarashid3407
@hamzaarashid3407 5 жыл бұрын
Yaa allaaaaaah!!!!!!!!!😢
@amareveira9357
@amareveira9357 4 жыл бұрын
whi waa gabay qiiro ah alle far ha u furo abwaanka
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 жыл бұрын
Inaa lilaaah saqiir ban ku goyn laha nafyan soo lugo i lajayd walaahu waan qiirooday tolaaay somaaliyeey mageceen be
@dalmarchannel5211
@dalmarchannel5211 4 жыл бұрын
Mnsha allah abwaan Liketa igu caawiya walaalo
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial 2 жыл бұрын
Subax yada qaraar ka ah marbaa laga si foowaaye
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 2 жыл бұрын
Saqiir baan ku goyn lahaa nafta so lu gi'i lahayde💔 2022
@axmadsheikhabdirahman9448
@axmadsheikhabdirahman9448 5 жыл бұрын
Gabaygu saluug bu ku bilaabanaya kuna dhamanaya saluug kalena mahee waa waxa ilahy umadahiisa ukala qoray.. alxm ilaahay wuxu inaga dhigay dad islama oo ku samra dhibatada iyo waayaha Dunida kuna mahadiya ilahay nimcooyinkiisa faraha badan Alxm..
@roohaani6952
@roohaani6952 5 жыл бұрын
Waxaan ahay hal abuur suugaaneed iyo waliba qoraa. Maandhoow gabaygaasi waa iga ilmaysiiyay. Waase boogtuse nin garan waayay eelkiisa.
@sheekhabeerta5335
@sheekhabeerta5335 5 жыл бұрын
Runtii waa shaqsi hufnan iyo garasho alle ku baneestey,
@xaantuug8946
@xaantuug8946 Жыл бұрын
2023 darK night 🌙✨🖤
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 4 ай бұрын
2024 same 💔
@murshiddahir9286
@murshiddahir9286 5 жыл бұрын
Waa gabay qiiro leh balse waxaan ka jeclaan lahaa intuu shalayto muujin lahaa qeybta dambe inuu kuduceeyo abwaanka.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 71 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Daawo: Gabay Qiiro Leh| Oo Abwaan Lab salax | Utiriyay Aabaha|
5:10
Gabayga Gaafmeer - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
6:39
maktabadda | Af-Soomaaliga
Рет қаралды 6 М.
abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics
20:48
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 672 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 90 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 142 М.
Maahmaahyo iyo murti  soomaaliyeed oo xul ah.
11:14
Murti Somali.
Рет қаралды 363 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada | Anuun Baa Hooyada Ah 2021
11:08
Somaliland HD
Рет қаралды 266 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 71 МЛН