dhawristeeda oo qudha ayaan dhawr ku qadayaa weli dhaban mid kula mida kama dhalan aduunkee Waxaasaa ereya ah Ilaahay ha u naxariisto waxay ka mid ahayd riwaayadii uu Hal abuuray abwaan marxuum maxamed cali kaariye oo ku magac dheeraa dhakhtarka jacaylka ee la magac baxday Aabahay ka samraye ee adiga 1973kii
@karti-soor2 жыл бұрын
I love 😍 😍 my beautiful country and brothers and sisters
@sihamcabdi90444 жыл бұрын
alleyarxmk fanana an jeclaay in badn😙
@mustafahasanfarah34766 жыл бұрын
Jaba kulli khayr ku rid fooxa dabka iyo cuudka ayay odhan jireen Ayeeyooyinkeen alle ha daayee
@sacadcumar8558 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto maxamed saleebaan tubeec waxa erayada heestan hal abuuray abwaan maxamed cali kaariye waxay ka mid ahayd riwayadii la magac baxday aabahay ka samraye ee adiga ee uu hal abuuray isla abwaanku 1973kii
@farhaanahmed65775 жыл бұрын
Geesiguba hadaa gabarka wax lala qaban guul gaarimayo that is true m tubeeeeeeec yaa salaaam
@ahmedomar441510 жыл бұрын
tuceec ilaah ha u naxariisto ilaaheygii abuuray auu sharaf ka rabaa in sha alaah ilaah ha sharfo isagaa caadil ahe mida kale somali o wada ureeyso sharaf kama rabo maxa med suleybaan tubeec ilaah dan bigiisa ha dhaafo janadii fardoowsana aallaaaaaaaaah haka waraabiyo insha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
@smilevlogs38687 жыл бұрын
wlalaxi iam cry markan maqlo hestan Allah haunaxaristo tubeec
@faysalyusuf836612 жыл бұрын
mansha alh hees macan weye thanks Gabooye sxb walahy I love Gabooye ilahay haydindaayo amiin dhamman Gabooye ha mansha alah Hargeysa Somaliland aya halkaas iiga muuqasa ilahyow noo dhawr caasimada iyo qaran kaba amiin amiiin
@SuperQadar11 жыл бұрын
maxmed saleeban i love you so much. rest in peace simply u were best and king of somali music we will love u 4ever ilaahaw unaxariiso boqorka codka ubadkiisana ilaahaw nolol barwaaqa ah sii iyo cimri dheer ilaahaw unaxariiso waalidkii maxamed saleebaan
nice song afkaga caano lagu qabay maxmed saleban tubeec boqraka codka soomliyeed
@mujaahidlibaax71857 жыл бұрын
QIIMO GAARA AYAA U HAYAA M.S.TUBEEC IYO DADKUU KASOO JEEDO WAA DAD SHARAF IYO KARAAMO LEH
@Gabooye14 жыл бұрын
@joogto Walaalo you are very welcome....take care.
@cabdinaasirjamaac601011 ай бұрын
Waayo waayo❤
@abdifatahsheikhahmed10 жыл бұрын
MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC ALLAH UNAXARIISTO NIN SHARAF LEH BUU AHAA OO QIIMO BADAN DAD BADAN OO QAALI AH BAA INA SOO MARAY AAQIRAASE LOO DHAMAADAY HEESTAAN XUSUUS DHEER AY IGALISAY HEESIHI HORE WAX MACNO LEH BAY AHAAYEEN
@sucaadahmed91248 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@abdifatahmusaahmed71703 жыл бұрын
Guuleyso gabooye
@adandhagax33146 жыл бұрын
Adunyada nin dhofiyo ninki dagan dhulkii hoyo allow kuu naxariiso 24.11.2018
@cabdifataxadan45265 жыл бұрын
SIRTA KUJIRTA INUU NOQDO BOQORKA CODKA WAXA WEEYE HEES KASTA OOUU QAADAYO BAYDKA DANBE AYAA COD MACAAN XAGA FANAANIINTA KALE KADAALAAN AMA BAYDKA HORE CODKOODA ISKUGU KEENAAN ILAAHAY HAWNAXARIISTO☝️🏝🏝🏝🏝♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💧💧💧
@mohamedabdulahiabdi20816 жыл бұрын
Heesta iyadoo music ayaan maqli jiray lkn kaban + codka tubeec waa marnaba haka daalin Alle ha unaxariisto janaadii fardawzo alle haka waraabiyo soomali qof udhiganto 10000 sano hadda kadib kama dhalanaayo
@eega2011 жыл бұрын
Alaha u naxariisto boqorka codka shalay ayuu dhintay
@عبدالقادر-د3ع8 жыл бұрын
xasuus igu qaali ah m s tubeec
@hassanmahamedali5881 Жыл бұрын
Xasuusaha kala wacan ayaamaha kala wanaagsan qaaramiga waa dareen jacyl walibo markaad tubeec dhagaysaneyso
@abdiladifahmeddhamac42176 жыл бұрын
Dhawristeeda OO qudha Ayaan Dhawr ku darayaaa. Wali dhaban cidkula mida kama Dhalan adduunkee.