Gadiidka Togdheer Oo Si Adag uga Soo Horjeestay Caymiska Lagu Soo Rogay.

  Рет қаралды 4,691

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 14
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
Muuse sawkaad lahaydeen Muuse waa mujaahid
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 ай бұрын
Caagaafe iyo waxaasoosare iyo Beeraha Qaadka iyo Muuraqana joojiy Qadka malinkaste waa cunta joojiy
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
WAA IN HOOS LOOO EGO
@mukhtaarclaahixasan3493
@mukhtaarclaahixasan3493 3 ай бұрын
reer.sh.isaxaaq. xaaraanbay cuneen.xaaraantuna markay.30.sano gaadho.way.dilaacdaa kk.bal.nimankan.fahma dowlada.iyo.wixii baarlamaanku ansixiyey. dabiib.bay u.baahan.yihiin kkkkkkk
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Xukuu madu waxay rabtaa lacagtii la idinkudilaan. Muuse intuu joogo burco dhibaato mawaayeyso.
@boqoradathaibani7176
@boqoradathaibani7176 3 ай бұрын
😢😢😢 waa wax laga xumaado wadanka halkee loo wadaaa tolow
@Reallander1991
@Reallander1991 3 ай бұрын
Ha la khasbo wasakhda
@MohamedSuleman-f3s
@MohamedSuleman-f3s 3 ай бұрын
Tanina dhibtii hoere ee gaadiidka lagu hayay ee qasabka aad ku qadateen ayay lamid tahay
@SaleebanCali-lh1ii
@SaleebanCali-lh1ii 3 ай бұрын
Faarah dheere codwaynaa maanta odayga way daaareen hhhhhhhhhh
@ahmeddooddi4991
@ahmeddooddi4991 3 ай бұрын
Caymiska in la fahmo ayaa wanaagsan. Waa hanti wadaag haddii shil kugu yimaado loogu talo galay in lagaa kafeeyi wax aan qof keliyi kafayn karayn. Far keliyi fiol ma dhaqdo. Ee wax wada qabsiga ogolaada
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle 3 ай бұрын
qoraalka iska saxa darawalada
@cabdirisaaqfarxaancadirisa9294
@cabdirisaaqfarxaancadirisa9294 3 ай бұрын
Elka kii dhigay u ergotoy
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Burcoy muuse wuu idiinsoo shaqoteg diida qudhmiye . Muuse bari wuu kaquustee burcoy muuse waa cadawgiina.
@SakariyeMaxamuud-q8t
@SakariyeMaxamuud-q8t 3 ай бұрын
Rðufhh
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 144 М.
Filmkii Laxda Sooraan oo dhamaystiran Iyo Qosolkii Aduunka, 2021.
29:11
Qarri Jiqood
Рет қаралды 2,7 МЛН
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 153 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН