SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN

  Рет қаралды 100,157

GAFDIID GAFDIID

GAFDIID GAFDIID

Күн бұрын

GAFDIID GAFDIID

Пікірлер: 87
@farjanomedia5033
@farjanomedia5033 4 жыл бұрын
Somaali soomaali banahy. Inkasto sabool ahay hadane waan sariigta sacabada ma hoorsado. Allow soomali dib u soo celi sharaftoot . Soomalieyey like i saara.
@axmedxuseen7938
@axmedxuseen7938 5 жыл бұрын
heestaan waa mida igu kaliftay in aan jeclaado maqluuq kasta oo somalia ah oo madax madoow 🙏
@cigaalshidaad6307
@cigaalshidaad6307 3 жыл бұрын
Kkk
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 2 жыл бұрын
Wn ku jecelahay wllky sidoo kale... ❤️🇸🇴✌️😎
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 10 ай бұрын
iga daa ciyarta hee waan Ku salaamay
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 8 ай бұрын
Masha Allah Axayaa wadani in kastn sabool ahay hadanaa waan sariigdaa sacaabaada mahoor saado saaxiib nimaan aheen ❤❤❤❤
@AhmedAli-lx7sl
@AhmedAli-lx7sl 2 ай бұрын
Wali dhiigadi ma badalmin sida kuwa badan hadaba kugu qoslaya waxa aad ka hadleysana ciyaar u maleeya
@giniabdisalam9247
@giniabdisalam9247 5 жыл бұрын
Heestan markan dhageysto anigo dhan si kale ayan noqdaa runtii wadankeena alle hano hagaajiyo wadan qurux badan alle wuu nasiiyay
@abdulghaniabdullahi5600
@abdulghaniabdullahi5600 Жыл бұрын
Heestan waxa sameeyay abwaanbcsbdiqadir xisi yamyam alla ha u naxariisto waa heesta kaliya ee wadaniyada dhabta ah ka hadleyso somali somali ban ahay somami somali waa kuma ninkan taydu sooli karin una yeelo suurabo suda dunida qaatkeed sanduleenta ma ovoli nina kabaha umasido ninka iga sadtoon siintada magacleh ogoow kasma sugaayo hana oran sabssba badan somali ban ahay.
@nouh.updisalan
@nouh.updisalan Ай бұрын
❤somali🇸🇴 ban ahay 😢illahow somali wayn dib umide ❤ from🐎🐎Darawiish
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Calanka Somaliya Ka Naxo NAFTA waa
@Raxoole2-yu6xh
@Raxoole2-yu6xh Жыл бұрын
alhamdulilah dadisjecelbaa ilahnagadhigy
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Calanka Dhan xidigood Ku Sarantahay Guul Wacan Allaahay
@kawsarhashi3296
@kawsarhashi3296 3 жыл бұрын
Soomaaliya hanoolaato cadawgedu hajabo amen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍 jimco wanaagsan
@Somfox1
@Somfox1 6 жыл бұрын
mashaa alaah jecliyaa wadanimo somaliyed guul dhamaan somali
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Waqti yada socdalka ah adunyada silsilada ah so jire hata tahay sadarada dib ugu noqo somali wa kuma sinan ta la magac ahay sanku nefle ma ogoli iga sareyn karo Ana garasho sogar dahan soryo rux uguma dhigo nina madax salax iyo kama yelo setada dhibta waxan irahda saba biyaha celin somali ban ahay inkasto sabol ahay hadane wan sarigta sacabada ma hor sado saxib niman aheyn socdalkeygu wa Mel sahaydeydu wa dacar sohdinteydu wa can setadeydu wa cudur naftana gedka iga suran nin I sigay ma nabad galo nin I sugayna maba jiro libta weli ma si deyn nabada u sahan sha coladan ka salala some jesto gortan ninka nabar ka so sido gacan tisa kama sugo dabeysha la socod ahay salfudedna uma kaco wabay suna ahay marna same wadan ahay samir ban hagog nahay ninka teyda soli karin uma yelo su rabo sida dunida qarked San duleynta ma ogoli nina kabaha uma sido ninka iga sad ronow sintada magaca leh ogow kama sugayo hana oron sasabo daren sexdo ma lihi somali ban ahay
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 5 жыл бұрын
Waa heesta keliya ee soomaali ama qofka soomaaliga qeexda sida aan anigu u soo joogay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Dabecadena dhan lagu shegay best song
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Hee iwad shekada ayaa igu socota Eebbe rob hakena
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdirahmanmaxamed7064
@cabdirahmanmaxamed7064 2 ай бұрын
Cabdi bashiir indha buur alle haw naxariisto waa midhihiisii
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Ай бұрын
Heestaan marka aan dhagaysto waa qiiroodaa soomaali waa kuma😢😢
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 күн бұрын
Ereyadii AHN Abwaan Abdkadir Hersi yamyam Codkii hobaladii Qaranka EE waaberi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Waan kudhashay.calanka wana ku dharta ee nafaqada Dhub dhuuba
@nouh.updisalan
@nouh.updisalan Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤one love somali wayn
@maxamedosman9344
@maxamedosman9344 5 жыл бұрын
Heestan markaan dhaqeysto Waxaan is waydiiyaa Soomaali xaga laga haysto
@caligidhow4712
@caligidhow4712 9 ай бұрын
Somali waa Kuma hees rasamaal ah
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 salaan sare habeen wanagsan sxb
@RidwanCabdilahi-uk8nb
@RidwanCabdilahi-uk8nb 2 ай бұрын
Abwaan abdiqaadir xirsi yamyam rabi haw naxariisto
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Waa la midoobaye doqan kaan ogaynban leenahay ha dalxiiso
@shangaiolerapoy9287
@shangaiolerapoy9287 10 ай бұрын
Nasikiliza sana👍👍🖐️🖐️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
I love this song
@shangaiolerapoy9287
@shangaiolerapoy9287 10 ай бұрын
Habari nimependa nyimbo zako❤❤❤🙏🙏🙏
@Armaan_iicamira_77
@Armaan_iicamira_77 4 ай бұрын
Ii camira like somalinimo haday ku keentey comments ka
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Ай бұрын
Somalia somalia
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Жыл бұрын
Maashaa allaaaaaaaah 🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳
@silentlion3025
@silentlion3025 6 жыл бұрын
Calanka buluuga ah yoo jclasho ugu bahan yahy hor Shanta Somali aba jcl Mar ka laga Reno doqon cuqdad heeso
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 10 ай бұрын
Every good work
@MariaSaleh-bs3yq
@MariaSaleh-bs3yq 5 ай бұрын
Nine madax salaax iyo kama yeelo seetada ❤
@ismacilcasir7716
@ismacilcasir7716 Жыл бұрын
Heestan waxaa alifay alle ha unaxariisto abwaan cabdulqaadir xersi yam-yam
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 10 ай бұрын
Anaga leh habeen wanaagsan Somali waa tuma?
@caligidhow4712
@caligidhow4712 7 ай бұрын
Waa kooxda iftin iyo heestii somaali baan ahay
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Waa ninkuu i laahay garansiiyo
@shugriisaaq3484
@shugriisaaq3484 5 жыл бұрын
Sooomali wlhy kama daalo heestan wadaniga dhabta ah alloow guuulee
@ahmedabdullah7186
@ahmedabdullah7186 5 жыл бұрын
Somali baan ahay sanku neefle iga sareeyo majiro
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Kuwan kaf iyo kakan dherina aniga iyo Kuwana
@Raxoole2-yu6xh
@Raxoole2-yu6xh 10 ай бұрын
Somali wanjaclahy❤
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Maamul Maxamuud Mavia
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Abwaanka erayada sameeyay aaway magaciisii,hadaadan aqoon abwaanku waa cabdi bashiir indhabuur allaha u naxariisto.
@ismacilcasir7716
@ismacilcasir7716 Жыл бұрын
Cabdulqaadir xersi yam yam ayaa leh heestaan
@baashaal6778
@baashaal6778 5 ай бұрын
Kooxdaan waa Iftin. Cabdi bashir indhabuur kooxda heegan booliska ayuu ahaa.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 күн бұрын
Heestan waxaa sameeyey oo lahaa ereyadeeda AHN Abwaan Abdkadir Hersi yamyam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
SSC of Soomaaliya Guul Wacan
@noorahmmad2278
@noorahmmad2278 5 жыл бұрын
As
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ASC MY Soomaaliya ❤
@NasroCawil
@NasroCawil 5 жыл бұрын
kujclhy dhbtii calnyohow wabalan inaa wax kuu qabto mntay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeedow midooba
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy 9 ай бұрын
❤🎉
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jamaaloomaar
@Jamaaloomaar 10 күн бұрын
ilaahow dawladnimadayadii iyo sharaftayadii noo celi,waayo dadku haddaanay dawlad lahayn sharaf ma leh,dawladnimadu waa sharaf
@nouh.updisalan
@nouh.updisalan Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@daacadyare8780
@daacadyare8780 3 жыл бұрын
Cadowgeyga lama simo soomali baan ahay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
No Place Like Home
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Hargeysa Muqdisho Boosaaso bari iyo Bakool Bay iyo Gedo ❤❤❤ maxay ka karanan Austaralia ❤waa waxa layab leh kuwan Burhakaba ayaa ka sooraan ruunti Xada iska da ee Hadi aad waxa weydisit waa sorre Only king haddii ay tahin kuwa Waxa yaqana miyay dhahii layen aniga waxa naqana Anigo JIIR IYO JAN JUG ama Jag jag jeediil mahaye mahaysa masea hubta inad haysit Waan kulahay hubi hubsiina halba lassiista
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 16 күн бұрын
maxaad jacelan laheed ?
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s Ай бұрын
Ma gare waa i laahay
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
Ma aha
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Hee
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
SSC Doqon Ha U Hiilin Graash Waa Deni Wa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
SSC For Soomaaliya Don't to Give of Sopmaaliya
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 9 ай бұрын
Kuwaana Afaf kala ayaaya ah ayaa yiiraay ku tuugso englishow
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Жыл бұрын
Wàow😂
@captanjihaan7882
@captanjihaan7882 Жыл бұрын
Sayftaydu waa cudur
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 8 ай бұрын
Somali aya ahay not oromo oe axmaro
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 Жыл бұрын
Not beenloow
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
❤❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
yaaa Hee kadhakeysana.adiga jale
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Somaliland wa kuma? New song for somalilanf people
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Who is somali = who is somaliland song should be created by the author of somaliland singers? Who is somali song is the best songs which indicate somalis r proud to help the poor and peaceful maker somalia old generation was strong in all aspect and they were proud and reach and honest 💙 and unity brothers in all views but the existence of the new generation they stooled name of somali proudness during 1960 to 1990 Allah bless somali trible injected new generation
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
❤❤❤ Somalia weyn
hees Wadani ah  "Alaahu Akbar" Erayadii Cabdi Muxumed Amiin  (1969)
12:22
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 102 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 47 МЛН
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 256 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,1 МЛН
Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
10:46
Qaranimo QOL
Рет қаралды 722 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
GOBONIMADU MAANTAY
6:25
Daahir Afloow
Рет қаралды 33 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 102 МЛН