Galka Baarista: Qorshaha cusub ee Xasan Sheekh ku wajahayo dagaalka Al-Shabaab

  Рет қаралды 47,209

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@madarcali122
@madarcali122 2 жыл бұрын
Haruun macruuf waa nin sii fcn uso diyaariya galka barista MASHA ALLA
@abdikarimyasin7688
@abdikarimyasin7688 2 жыл бұрын
Wada hadal majiree xabad baa lagu kala baxayaa, waqtigay doonto haqaadatee, markasto waqtigu dheeraadana Alshabaab bay dantu ugu jirtaa.
@SerAbuuAbdiYare
@SerAbuuAbdiYare 2 жыл бұрын
Hasan sheikh mahamud wa libaax guushuna wa xagisa inshshllh
@cabdimajiidsaciidcumar1842
@cabdimajiidsaciidcumar1842 2 жыл бұрын
Xasan sheekh maxamuud alaah ha asturo xukunkiisa
@usaamemohamedhashi8348
@usaamemohamedhashi8348 2 жыл бұрын
الشيخ المجاهد أحمد عمر أبو عبيد حفطه الله ورعاه Amiirka bariga afrika oo ah amiirka xarakada mujaahidinta al shabaab Murtaka baqti urukuucaha madaxwene uma agoonsabi Wuxuu madaxwene uyahay intii lasaxan gaalnimada uu kujiro murtadkaan iyo kooxdiisa Soomali mardhaw wexee noqondonta خلاف الراشدة على منهاج النبوة بإن الله قريب غير بعيد
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 2 жыл бұрын
Anu wxn qabaa dagaalka somaliya 30 sano waday e wali taagan xalkiisi waynu wada aragne somalidu ha wada hadasho
@alalialmaqribi4188
@alalialmaqribi4188 2 жыл бұрын
Dastuur aan wataa, Xukumka allaah na, fikradahayna ayaa kamudan, Natiijadu waa fashil, Waqtiga ayaan u cadayn doona fashilkaas inta huruda ama aanan waaqica arag
@falisissahak
@falisissahak 2 жыл бұрын
Asc Haa run aniga waxan qabaa inaan wali lala dagaalin ee dagaal runa oo dhagaha laga tumo meel walba dagaal looga qaado oo gurmad aysan haysan Shabaab waa leyska celin karaa waana la dabar goyn karaa ee madaxweynuhu hakadhabeeyo dagaal ka Shacabkuna way aaminayan haday arkaan wado saxa
@farxandaahir2590
@farxandaahir2590 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 shacabka ma raba dowlad musuq masuqa Dimuqaradiyada gala dhaqan xumo fasahad wad argta dowlad mesha ey heysato fasahadka ka jira dhaqan xumada diin la aanta Dowlada musuq masuqa oo madaxweyne heeda dhaqalo ku koro korsiga shacabka tagera ma xanuun sanayan? Dadka waa Dad aqli leh iyo kuwo dabala
@sumar4007
@sumar4007 2 жыл бұрын
Farhaan dahir 😅😅😅😅 dadku ma waxay rabaan marka kuwa diintii ka sasraya ee murtadiinta ku tilmamay ee qarxinaya dhacaya maalkoodii beerihii ay ka falan la'yihiin ilmihii ka qafaalanaya si ay u askareystan kadibma qarax ugu xiran dadku waa kuwa caqliga leh ee naftoda maalkoda iyo caqiidadooda difaacanaya Alshabaabna waala dabar jaraya insha'Allah oo xaqa aya guuleysan
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
Waa maxey dadkaan aad wareysatey waan idin ka shakiyey
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Nadaara he is Still member Of Alshabaab Because Doofaarka ma daahir samo
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Thanks for liking it
@faariscaynte832
@faariscaynte832 2 жыл бұрын
sidan miyaad xog iyo baaris kusheegaysaan rag iyagiiba soo goostay miyey kulatahay inay si saxan ufakirayaan dhankaliya uunbay wax ka fiirinayaan markaa dad xora waraysta ama naga dhaafa dhooqaysiga
@Axmadcmaxamad9
@Axmadcmaxamad9 2 жыл бұрын
Waa sax 3dex daas ayaa loobaahan yayahay waa in lahormariyaa xaga fikirka waa meesha ey ka aas aasmayaa waa wax barashada
@cqadarliibaan3558
@cqadarliibaan3558 2 жыл бұрын
SHALAY QABIIL BUU GEEL UQALAAYEY WUUNA CAAYEY CIIDAMADA QARANKA MAANTANA NIN QARAN BUU ISKA DIGAYA
@Super_man44
@Super_man44 2 жыл бұрын
Alshaabab weey ka xunyahiin gaalada, waa in lala diriraa si arxan la,aan ah, waxaan hambalyo udirayaa ciidanka dowlad deegaanka somalida oo halaag iyo hoog ku dhigay argagixasada
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Sirta ha sheegin
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 2 жыл бұрын
Alla cebtisa baal eeg sheley wuxu dhaxaye turkey wa inay jojiisa cidanka tawbareso hassan sheikh neefba taxay ciidan loma baxno ayu laxaa sheley dabadada kula dagalam lexeed
@cqadarliibaan3558
@cqadarliibaan3558 2 жыл бұрын
CIIDAMADA WAXAA DISAY OO QALABEEYEY MADAXWEEYNA FARMAJO...UGU YARAAN 20 KUN OO CIIDAN OO TALIS IYO KALSOONI LEH BAA MADAXWEEYNE XASSAN LOO DIIBAY EE YUSAN KALA DIRIN ILEEN XASSAN WAX BURBURIN BUU GARANAYAA EE DISMA GARAN MAAYO
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Waa dhaqanka loo laabtaa
@acazaam
@acazaam 2 жыл бұрын
Wuxuu leeyahay midka ibrahim nadaara madax dadka dhibka kaga horeysa haday helaan kkkkk Arooo mawaxow rabaa ragii al shabab ahaa inay xasan shekh kuquraacdan kkkkk
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Alle Umada soomaaliyeed Dhibka Haka saaro Marba Dagaal Nooc Ah Ayaa ku furmaya
@yarka4574
@yarka4574 2 жыл бұрын
Shabaab Nacalad baa kutaal, wa mooryaan dhaqan xun, Somalia halagatirtiro.
@mohameddalmar7061
@mohameddalmar7061 2 жыл бұрын
waa sheeko kllee...?
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 2 жыл бұрын
Idaacadan waa mid dhinac ka raran dad maskax furan waraysta oo daacad ah nin an asagaba mabda' lahayn maxaa laga faaida
@cabdikariinharuuze2545
@cabdikariinharuuze2545 2 жыл бұрын
Kkkkkkķķkk
@Mohamedyasin99
@Mohamedyasin99 9 ай бұрын
Xasan shiq dadka mawaxa uu moodaya xoolo cidanka bariiskii iyo xuquqdiba laga cunay tuug weye beenlaw ah
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Carabtu waa waxa soomaaliya gaajada u sababay
@taajir8491
@taajir8491 2 жыл бұрын
Laxdii Xanjada Calaashatay kzbin.info/www/bejne/eaXWi2Opg6xofKs
@um.samiir3755
@um.samiir3755 2 жыл бұрын
Muxuu qabana xasan siwax loo mamulo mayaqaano sida loo dhaco xaqadadka uuyaqaana
@abdullahimohamed7051
@abdullahimohamed7051 2 жыл бұрын
*um.samiir* CBB GARACYADII XARMAAJO MINGESTE DOWN GARACYAHAY GARACADU DHASHAY AMUUS DHILAA KU DHASHAYE *SHAME ON YOU* *DHILO*
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Cayda hawiyaha waa diidnay
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Hawiye waa isku filanyahay
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
Hawiyow xasan shiiq taageera
@um.samiir3755
@um.samiir3755 2 жыл бұрын
@@abdullahimohamed7051 xaaran iyo bililiqa lagugu dhaley isdahiri ada garacehe
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 508
Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
19:26
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 78 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН