Ganacsato Booqasho ku tagtay Warshada Kaluunka Garacad iyo Warbixinta meesha dhismaha marayo

  Рет қаралды 5,059

Deex TV

Deex TV

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 28 күн бұрын
Masha Allah baarakallah guulaysta walaalayaal, insha Allah Soomaaliya weysoo hagaagaysaa.❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@moali27
@moali27 27 күн бұрын
Mansha Allah, Rabbi ha barakeeyo🤲🤲🤲
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 28 күн бұрын
Maasha Allah Reer mudug waa dad isku tashaday oo dedaal ku qabsaday wax badan, waa ku bogaadinayaa, Allah ha idin garab galo.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 28 күн бұрын
Masha ALLAH guulaysta walaalayaall.
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 28 күн бұрын
Shacabka Soomaaliyeed, waxaa laga rabaa in ay nabada iyo horumarinta dalka Soomaaliya oo dhan, ka shaqeeyaan , umadda Soomaaliyeed waa in qabyaalada iyo dagaalada dhex dooda ah,ka tagto Soomaaliya hanoolaato guul.l
@MohaCumar-o6f
@MohaCumar-o6f 27 күн бұрын
Man sha alah
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 28 күн бұрын
Maasha Allaah! Soomaali dhulkeeda ayaa ku filan oo ay wax walba kala soo bixi kartaa.
@ummu3116
@ummu3116 28 күн бұрын
Masha alaah
@ahmedabdullahi7868
@ahmedabdullahi7868 27 күн бұрын
mac-had ku dara shaqaalaha farsamada iyo qeyb dayactirka leh.
@wamuajani54
@wamuajani54 28 күн бұрын
maad bada ka fogeysaan ??
@nahawi1479
@nahawi1479 28 күн бұрын
Qorshaha ku Darsada inaad Sameysataan Coast guard iddiin ilaaliya Warshada iyo Kalluunka Badda ku jira labadaba,Turkigu Wuxuu Sameeyaa Doonyo Àad uga jaban kuwa Reer Galbeedka. Guul iyo Gobonimo.
@omarabdi1042
@omarabdi1042 28 күн бұрын
Maalin walba in dacaayad looga sameeyo sociale media warshadan wax badan soo kordhin mayso , hadii warshada afar nin oo is taqaan oo isku xaafad ah ku shuraakoobayaan wax dhib ah maleh laakiin hadii dacaayadahan looga golleeyahay in qurba joogta iyo ganavsatada loogu gacan haatiyo waa in la helaa qawaaniin iyo shuruuc kala hagta nadaamka maamulee warshada waa in la helaa war cad oo ku saabsan saamiyada lagu yeelanayo warshada cida maamulaysaa waa ayo iyo in la helaa webside lagala soxoni karo dhaqdhaqaaqa warshada iyo wax qabadkeeda, yaan laga dhigin warshada sidii hagbadii islaamaha guryaha albaabkood la isku garaacayay markii islaan kamid ah hagbadlayda ay lacagtii la dhuumato
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 28 күн бұрын
Sxb waxan waa bandhig un oo laga rabo in Warshadaan hesheey wixii standard calami ah oo eey u baahneyd. Hadii eey share iibinayan iyaga sheegi lahaa in eey maalgalin rabaan . Umaleyn mayo in cid ku tidhi Share baa furan ama malgalin baan rabnaa. Waxa shirkada sameynaya rag ku filan Malgalinteeda. Hadii aad maalgalin rabtid Wadaagsin baa macquul ah in eey share wali ka furan yahey.!
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 28 күн бұрын
Sharciyan share sale ka waa lagu dhawaqaa ee mahan wax la qariyo marka hadii share ka furanyahey waa hore maqli laheyd.
@omarabdi1042
@omarabdi1042 27 күн бұрын
@abdinurhassan3729 dhowr jeer bay ugu yeereen qurba joogta inay maal gashadaan
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 27 күн бұрын
@ sxb ma arkin , warshadaan iminka sidaa maqleey maalgalin weyn uma harin. warshadii weey heystaan , dhismihii waa u socdaa hadana wixii nidaam ( shuruuc) ah oo dhoofka waxa ka caawinaya Comoany simple life ee Willkaa oo laftiisu dagaanka kasoo Jeeda uu ka caawinayo. I am positive in 80%. Hada meel fcn marinayan planks fish processing plant ka.
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 27 күн бұрын
Share waa furan yahay haddii aad danaynaysid​@@abdinurhassan3729
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 28 күн бұрын
Meesha baabuurkii shubka samaynayey ma haysataan miyaa Waa maxay dhismaha intaa le 'eg ee gacanta shubka lagu saarayaa. Marka hore baabuurkii inaad keebtaan ayay ahayd shaqadiina markaad ku dhammaysataanna Dhismayaasha ayaad ka kireysan lahaydeen.
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 28 күн бұрын
Dhisme weyne maha ee waa aas aaska un, Guryaha iyo Hangarada uma banana shub ee waa make shift oo si fudid loo dhisaya. Ha moodin in meel kasta shub looga bahanyahey. Baaburta shub ka waxeey busy ku yihiin howlo kale .
@user-xi2gd6gc3o
@user-xi2gd6gc3o 28 күн бұрын
MAASHA ALLAAH. ALLAHUMMA BAARIK FIIHAA
@Marryan-j7j
@Marryan-j7j 28 күн бұрын
Masha Allah
@CaliahmedCali-co7hv
@CaliahmedCali-co7hv 28 күн бұрын
Mash allah
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 28 күн бұрын
Mashaa Allah
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Halkaan waa Muqdisho.
10:27
Jimcaale Deals
Рет қаралды 18 М.
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 14-AAD OO XIISO BADAN XAMBAARSAN.
10:16
Somali National Television
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sheeg Macnaha Erayga Hadhimo? Barnaamijka Su'aalaha
26:09
Dhoofinta xoolaha Soomaaliya oo loo xiray ajnabi | Qubanaha VOA
29:41
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 281 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН