GARI MA KAA BAXDAA Saalax Qasim Amina C Xasan A S Sahra AHMED Dhabarow Cadar A & Heesta Gari Makaa

  Рет қаралды 140,597

HASSAN IH

HASSAN IH

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii m.c.sangub laxankii s.qaasim codkii x.a.samatar iyo s.qaasim iyo dhabarlow cadar iyo khadra daahir iyo sahra axmed aamin cabdilaahi
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 10 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Waxaa sameeyey faalodegen
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 24 күн бұрын
Waa Erayadii AUN Abwaan Sangub Waana 6 fanaan talan Raali Saalax qaasim iyo AUN Aamina cabdulaahi AubN Sahara Ahmed iyo Xasan Adan iyo AUN dabare iyo Cadar
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Waa midhihii abwaan Sangub Allaha u naxariistee. Heestan waa lagu qabsaday abwaan Sangub waxaana lagu yidhi Gari ma kaa baxdaa Maxamed Siyaad Barre ayaad oola jeedaa.
@danan3332
@danan3332 2 жыл бұрын
Aad iyo aad heesta waxa loola jeeday Maxamad Siyaad Barre
@danan3332
@danan3332 2 жыл бұрын
Sax heestan waa sarbeeb ee jcyl loolama jeedo
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Жыл бұрын
Waasax maxuusu yiri aun maxamed siyaad waxuu yiri gar waa nagashaa waana naga baxdaa idinkay idin galin inagana baxin markaasay fanaaniitii isla casheeyeen maxamed siyaad fanaaniinta waa jeclaayeen maanta bal ha arkaan
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 2 ай бұрын
Muxaa xikmada iyo murti sarbeeb hal xidhaale ka buuxa Sangub allaha unaxariistee abwaan cabqari ah buu ahaa oo dhaqanka aad uyaqaana
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 6 ай бұрын
AHUN abwaan singub
@DhadoonKhuuriye
@DhadoonKhuuriye 5 ай бұрын
AHUN abwaan sangub iyo riwaayadii gari make gashaa ee sida toodka uu ugu weeraray xukuumadii kacaanka siyaad bare laguna dhibaateyay oo uu xabsi ku mutay waana la manuucay ruwaayadaas
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Aminana jaceyl ma gala
@mustafecumar9291
@mustafecumar9291 2 жыл бұрын
heeesigadhe qali kaaha ageeyda
@Abwaanqaalib7667
@Abwaanqaalib7667 3 ай бұрын
08/09/2024 ayaan dhagaysanayaa like hayga hilmamina
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 20 күн бұрын
Shan Sano kadib so booqdey pagekan wale xasus weyn bey igu tahay hestan ❤
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Boongaha aways abubakar goobe allah unaxariisto
@abdijubbo2227
@abdijubbo2227 4 жыл бұрын
Ahsan hees
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 2 ай бұрын
Khawarijta alshabaabow gari ma idinka baxdaa
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 5 жыл бұрын
Walee wamarkan umada kale aan baac deren,ilahayow heybadeni iyo sharaftena inoso celi
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci Жыл бұрын
Amin
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Usha xibinta lagajari insana yaqana maxa allah ka galey
@idilcusmaan2039
@idilcusmaan2039 4 жыл бұрын
ala heestan maxan radiiyey xasuus iyo samayn waynbay igu ledahay 😔 lest cawaan dhagaysanayaa/20 7/ 20 20
@BashirBashir-d3j
@BashirBashir-d3j Жыл бұрын
Of.dadkaasaan.waxkagartaa.qaarbaa.dhintaye.alle.ha.unaxariisto
@maameemvbyoutup1952
@maameemvbyoutup1952 Жыл бұрын
M...a hestani wa fani
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Really..Talantaali,& Legends Waaberi 1-Good Remembering 85-86 was Agood time!! Mogadishu!!!...Shining!!!.
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Gari makaa baxda madaxweyne xassan sheikh maxamud
@AadanMuxidin-s2o
@AadanMuxidin-s2o 11 ай бұрын
Maya maxamed siyaad barrow Gari makaa baxdaa heey yaalagaadaa adillee maahoo
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
Inta heestan tiktok kasoo heshay like dhac kusiiya
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Me walhi
@daarali
@daarali 5 ай бұрын
1991 ayaan dhagaysanayaya iyado xiliga somalia meel walba omolaysay hh tiktok halkuu joogay hhh
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Saalax gari makaa baxda
@abdulaahiaxmed8691
@abdulaahiaxmed8691 6 жыл бұрын
Heestaan waanba raadinaayay
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Ай бұрын
Waaaa hees mugweyn xambaarsan hadana markaad sifican udhuuxdo ereyadeedu ay yihin kuwo sarbeeb ah hadana hal xidhaaale kusalay san yahy
@cabaascabdiraxmaan6835
@cabaascabdiraxmaan6835 6 жыл бұрын
waayo waayo
@suhayrxaajiaadan3687
@suhayrxaajiaadan3687 2 жыл бұрын
2022 ya dawaday
@khadarfaarax7603
@khadarfaarax7603 2 жыл бұрын
Anti ayay haayeen hesahan esh calaa badankodu weydhinteen
@sihaammawliid4665
@sihaammawliid4665 2 жыл бұрын
24/7/2022 ayaan dhegaysanayaa burco
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Xassan aden samatar gar jana aduun iyo akhira sheydan maka fahma
@idriskalele721
@idriskalele721 5 жыл бұрын
Axyaa cod👌
@maxamedjamac7948
@maxamedjamac7948 6 жыл бұрын
Axyaa qaraami heeso waa kuwii hore
@apiipmaxamed9639
@apiipmaxamed9639 25 күн бұрын
waxaan arkayaa dad badan oo commentiga kuso qoraya mxmud c/lahi sangub magacu wxuu sax ku yahay SINGUB SIN = RIGHT SAN = WRONG
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 5 ай бұрын
Godob ruuxii laga galay Gocoshada ma daayee
@SheikhAbdiSalahDaar
@SheikhAbdiSalahDaar Жыл бұрын
Sahra akhira webi caana miyey heshay iyo webi biya iyo webi malab iyo webi qamri liyahdiyahum iyo webi hilib iyo webi geed ah
@mustafeali617
@mustafeali617 Жыл бұрын
14.9.2023. War
@mustafeali617
@mustafeali617 Жыл бұрын
Still same and no r m. 7.12.2023
@AxmadCabdi-iv9lz
@AxmadCabdi-iv9lz 9 ай бұрын
Gobi waxay utaala guri nabadi taala Garna waxay taqaana ka garaabaheedi Ruxii sheeka kuu gala Hadaan hadalka laga gurin Inuu gaab sadaa urooon
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
Usha xubinta laga goyni geel jiraa yaqaanee maxaa adiga kaa galey
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Heesta miraheeda saxa pageka Dabarloow waxay sax ku tahay weysha xubinta laga goyn. Ee maaha Usha Xubinta laga goyn.iyo erayga gummadka Waa khalad wuxuu sax ku yahay iyo uur gumaarkaba.?ku laabta qoraalka afsoomaaligana iska saxa.
@sahalfarah1634
@sahalfarah1634 Жыл бұрын
Waa maahmaah USHA XUBINTA LAGA GOYN GEELJIRAA YAQAAN
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 Жыл бұрын
Mudane adiga ayaa si khaladan u fahmey, weliba adiga oo isla saxan ee mar u noqo. "Usha xubinta laga goyn Geeljiraa yaqaannee Maxaa adiga kaa galay?" Sidaas u fahan.
@mohamudhasan2266
@mohamudhasan2266 9 ай бұрын
WAYL SIDAA XUBIN LOOGA OYN USHA XUBINTA LAGA GOYN GEELJIRAA YAQAANEE MAXAA ADIGA KAAGALAY WEEYE
@tspedd9064
@tspedd9064 5 ай бұрын
@@mohamudhasan2266 Waa run inikaa. Ayaa. Ku joogo
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Hees qarami ah oo aad u macaan, gari maka baxda?
11:06
Siciid Xuseen Cabdi
Рет қаралды 48 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 37 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,2 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 322 М.
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 720 М.
Heestii:- WAA BIXISO ODAYOO
10:15
Hal Abuur channel
Рет қаралды 23 М.
Samatar Iyo Sahra Axmed | Waan Dibed Gaaroobay
7:01
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 250 М.
Saalax Qaasim || Moog iyo Jacayl || Official Lyrics 2022 #SomaliVoiceGlobal
6:59
WISIISI SAHRA AXMED JAAMAC
6:53
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,2 МЛН
Abaal Hassan Aden, Calaacal Song (Abaal)Lyrics
7:00
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 306 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 37 МЛН