GARYAQAAN; AWEYS SAAMEYNTA KIISKI QALBI DHAGAX KU YEESHAY IDAACADDA GOOB-JOOG I HANOOLAATO

  Рет қаралды 20,810

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 117
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Masha Allaah Garsoore. Dalku u baahanyahay Waaye Aweys Waxan rejeynaa In.qalbi dhagax kiiskiisa Maalin maalmaha ka mid Ah Loo maxkamadeeyo Farmaajo Sanbaloolshe Khayre In.sha Allaah Taariikhdu. Waa keyd haraya Oo jiilba jiil uga sheekayn doono Wariye Ayaanle Xuseen cabdi iyo teamka hanoolaatto Mahadsanidiin
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 жыл бұрын
M.sha allah waa macalinkaygii sh.aways mudo badan ayuu macalin ii ahaa dugsigii sare ee cabdilla al.noori ee magalada BURCO Cidii uu macalin usoo ahaa sh.aways like isaara gaar ahaan reer burco
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 3 жыл бұрын
Garsoore Aweys waxaa ka muuqata sifooyin ku yar mas'uuliyiinta Soomaalida. Degganaan iyo ka dhowrsasho waxyaabo badan oo rag badani la boodi lahaayeen ayaa ka muuqata.
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 3 жыл бұрын
Ninkaan waxaad moodaa Naftiisa inuu ubaqaa allow nabad baadi kuwa sharta wadana nagaqabo.Amin
@saiddhore4968
@saiddhore4968 3 жыл бұрын
Haa waa sidaas waa baqayaa, sida Firimbi iyo Waraabe Geesi uma aha.
@tigerentertainment1543
@tigerentertainment1543 2 жыл бұрын
Haduu baqayo cabdirahman abdi shakuur miyuu fasixi lahaa miyuu dowlada rali galin ku xukumi lahaa no weye jawaabtu ee suasha la waydiinayo buu iska hubinayaa al cumuum muhimku waa intaas
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 3 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤
@warismohamud8888
@warismohamud8888 3 жыл бұрын
Maasha allah wallaakeen Aweys illaahay ha xifdiyo. Waxaan u baahanahey garsoore sidii Sa oo kale isku kalsoonida oo soomaalinimadu ka go’antahay.
@saiddhore4968
@saiddhore4968 3 жыл бұрын
Sifadaan oo kale dadka leh meel ay ku fiican yihiin waa jiraan laakiin waxbadan ma xaliyaan. Hadii qaladka aan umadda loo tilmaamin si ma noqonayso cid gar leh iyo kuwo gar daranba loo shaqeeyo. Garsoore wax ma baaro micneheedu waxaa waaye shaqadayda ayaan ilaashanayaa ee iga leexo.
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 3 жыл бұрын
Masha Allaah Garyaqaan Aweeys Great lawyer
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 3 жыл бұрын
maashaa Allah inshaa Allah ninkaani wuxuu noqondoonaa Guddoomiyaha maxkamadda sare ee soomaliya,kaddibna ICC.waa nin bisil oo qaali ah.
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
MaashaAllah that’s really good thing to interview this guy.
@HalAbuurOG
@HalAbuurOG 3 жыл бұрын
Ayaanle maxkamad dad matali kara iyo gal dacwadeed inaad meesha keento ayaan kaa codsanaynaa bal xukunkaa khayaano qaran inuu ahay Inta iska Indha tiraysaa si ay u arkaam ama ay u ogaadaan. Mahadsanid marwalba.
@nimcohassan9699
@nimcohassan9699 3 жыл бұрын
Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedfarah4332
@mohamedfarah4332 3 жыл бұрын
Thanks ayanle ninkaan wallaahi wax badan oo naga qarsoonaa ayuu noo iftiimiyay
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Hassan sheikh nin lagu abaal dhacay. Walle wax waa qalday lkn nin culus bu ahaa walle
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Waa ina aderkiis ninkaas udiiday inu dhiibo dhiiga ayaana qaday ee xikmad kale maleh qabiilkiisa sida loogu hagar baxo waa yaqaana odayga
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
@@Kzhdwwa hhh wuxu yahy ogtah adigu iyo qabilkisa. Yaab
@saalahyare369
@saalahyare369 3 жыл бұрын
Wa wareysi qimo badan xaqiiqdi wana kumahadsantahay Ayanle iyo garsorahaba , waxa wareysiga kucad 2 mweyne o iskukis somaray iyo sidey ukala mareyen wa mweyne Xassan shekh iyo mweyne Farmajo , mw Xassan kiski markilokenay e dawlad shisheye sodalbatay muwadin somaliyed maxkamada ayu ugudbiyay osharicigalamariyay mesha mw Farmajo u kalexday sharcigi muwadinkina logacangaliyay dawlad shisheye, danbilaha nocasokala ah inu madax dalka kasi ahado ama tartan mweynanimo in u kaqeybgalo ayaba musibo kale ah in u xabsikujirey aheyd xaqiiqdi farmajo cimriga lasokob muxudanbigalay.
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
Ninkan somali ayuu raja ka leeyahaye, wax badhan ayuu ilaalini hayaa
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 3 жыл бұрын
This government is the worst by far
@hdhhcnxh3876
@hdhhcnxh3876 3 жыл бұрын
Masha Allah rag culus
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 3 жыл бұрын
Garsoore Aweyes Waa garyaqaan qaali ah Hadan yaab Dadaa waxkasheegaa
@modaud3858
@modaud3858 3 жыл бұрын
paysii mudo bil kahor ayan lacag ku dirsaday ilaa hada lacagtii lamahayo ii soo celi ayan dhahay codsi soo qoro ayey wan qortay ilaa hada ila mahadlan !!!!!!!
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 3 жыл бұрын
Ninkaan waa nin fiican oo dhawrsan . Maxkamadda sare ha loo dhiibo.
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 3 жыл бұрын
Calaadadii oo qof ah waaye
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 3 жыл бұрын
Shameless farmaajo iyo reerkisa they will pay price about this..qalbidhagax 50 × farmaajo baaa looo xiri
@cirjeex6412
@cirjeex6412 3 жыл бұрын
Absolutely huuno
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Farmaajo nin daba dhilif shisheeye ah somali uma yaqaan mana so dhaweesto ee wa xoora
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Intaad xil so wayso bad somali sheganeysan markad itoobiya wax ka heshaana etoobiyan ba nahay dhahdaan tintiina dhinac hau xiiranto
@muktara.9989
@muktara.9989 3 жыл бұрын
Waxaan arkaa in uu go,aanlahayne wakaa garsoorkii soomaliyeed😭
@caddeadam8277
@caddeadam8277 3 жыл бұрын
Marka aad tahay wariye waxaa wanaagsan in aad dhexdhexaad ahaato. Sida ay sheegtaan marka ay rabaanba.
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 3 жыл бұрын
Xasan sheekh waa nin siyaasi ah oo jecleen in muwaadin la dhiibo waa wadani .
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 3 жыл бұрын
Dhiibistii Qalbi dhagax waxey aheyd qiyaano qaran oo aan meel laga eegin, taasoo laggu maamuusayey Ethiopia iyo calooshood u shaqeystayaal.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 3 жыл бұрын
Good
@abubakarkulane4016
@abubakarkulane4016 3 жыл бұрын
maxasuusto iyo wan umaleen socon meysoo.cabsida iskadaa garsoore
@mohammedhussiehassan4689
@mohammedhussiehassan4689 3 жыл бұрын
Hassan sheikh Mohamu'd iyo Farmaajo aad bey ukala duwan yihiin
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 3 жыл бұрын
Macalin buu iigu aha dugsigii sare Dayaxa Secondary school
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 3 жыл бұрын
Ilaahey ayaa xaal og
@azakzaak1691
@azakzaak1691 3 жыл бұрын
Hada ayaa noo cadaadatey in Farmaajo axmaaro hoosta xiriir kala leeyahay. 1) qalbidhagax ayuu u dhiibey 2)Abey wuxuu la galey heshiis in uu dekadaha siiyo oo dhaho labada wadan aan isku darsaneynaa 3) Isbaheysi taageersan abey iyo Afwerki 🇪🇷 🇪🇹 oo lagamacbaxey NoMore ayaa hada bilaabey in Farmaajo taageeraan oo xataa kooxda Farmaajo taageersan ay ku dheheen waxaan isku darsaneynaa sadexda wadan. Marka soomaaliyey farmaajo wuxu rabaa maanta in cadowga dhul naga haysta in nuu intii xorta aheyn ugu daro. Waa in aan iska qabanaa inta goori goor tahay.
@mohamedsharifali3886
@mohamedsharifali3886 3 жыл бұрын
Nin weyn oo mas'uul ahaa oo ku jawaabayo inta badan ma xusuusto!!! Waa qeyru mas'uul oo siyaasiyiinta u shaqeeynayey.
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 3 жыл бұрын
Sax
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 жыл бұрын
Kuwa xeerilaalinta shaqada xeer ilaalinta waxbarasho ha loogu diro;
@mohamedfarah4332
@mohamedfarah4332 3 жыл бұрын
Garsoori geesi ah wallaahi ninkaan oo kale uu wadanka u bahanyahay .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Xakiinka illahow ha ku dharo xataa kuwii xumaata gasytey magca gid uun bu shegyaa Xeer illaahya kk somali baan nahey xaakiin noo sheeg magaca kolka aka haystey xeer illayahay mise waa i dinaka baadhaa kkkk isgana waad ilaalinysaa xaqisii ninkana waa nin u qalmaa madaxweyen walaahi wa a qof ummaada maamul kara
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Ninkan ayaanlew nin xogbixinaya ma aha waxbadanbuu qarinayaa inaad unaxdo ma ahayn su aalo weerara inaad kubillowdey ahayd
@tigerentertainment1543
@tigerentertainment1543 2 жыл бұрын
Khasab kuma laha caadi iska dhig hadalkaaga akhlaaq daro baahsan baa ka muuqatà
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 3 жыл бұрын
Bravo PRESIDENT/PROFESSOR HASSAN SHEIKH MOHAMUD HE IS HERO UNLIKE 💞💞💞💞💞💞💞💞💓🧡🐦😉😉😉
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
He is qabyaaldiste ninkaas wa cidiisa qabiilka ha waaro🤔
@ibrahimosman7165
@ibrahimosman7165 3 жыл бұрын
Garsoorahaan jawabtiisa ma cada.
@encrypted983
@encrypted983 3 жыл бұрын
Oo walibana veteran ah! Oo 77kii ladagaalamay Ethiopia . Markii laga reebo u dagaalamka onlf.
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Hada qalbi dhagax muxu yahay so taliye itoobiyan ma ahan?
@Sunny45553
@Sunny45553 3 жыл бұрын
@@Kzhdwwa iska amus laxyahey
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
@@Sunny45553 runta miyan ka aamusa sac yahey
@msalad6532
@msalad6532 3 жыл бұрын
Qalbi dhagax waa ogaadiikii La beeray sida Australia
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife 3 жыл бұрын
sidee loobeeray iijilci sxb
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 жыл бұрын
Qalbi dhagax galmudug laga so qabtay marka dhibistisa maxabis lagu badalay ka mid aha maxamed awes mudey iyo dhalinyarada itopio u xirna lakin jabhada itopio kaso hor jeday aha madama u somali aha in la dhibo ma aheyn sanbalolshe waxu sameyay wax nacasin aheyd
@HalAbuurOG
@HalAbuurOG 3 жыл бұрын
Gardoose Aweys na waxaan leeyahay Shaqo wanaagsan ayaad uhaysay dadkaaga iyo dalkaaga Madax iyo xeer ilaalin noocaaga ah ilaahay dalka ha noogu dhiiibo. Cadaaladu haday shaqayso waxwalba way hagaagayaane.
@fe8445
@fe8445 3 жыл бұрын
4 sano cusub Farmaajo. Horumarka dalka yaan jidgooyo loo dhigan. Soomaali waxaa ka soo baxay caadoqaatayaal midabada bedesha.
@ahmedmoalimabshir4515
@ahmedmoalimabshir4515 3 жыл бұрын
ayanle x.campaign ayuu ugujiraa qaab maldahan.asaga oo qabyaaladesan
@FreemanV99
@FreemanV99 3 жыл бұрын
Mr Ayaanle, why don't you also present the positive development of the country, or you believe there's none?
@AhmedAli-lx7sl
@AhmedAli-lx7sl 3 жыл бұрын
@freeman99 sxb adigaba wadanka waad leedahay cidna haka sugin ninkaan dhinac buu haaya dhinaca kale ee maqan adiga noo sheeeg
@FreemanV99
@FreemanV99 3 жыл бұрын
@@AhmedAli-lx7sl fair call. Thanks pal.
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 3 жыл бұрын
Xubnahaasi khaa imiin ayay ahaayeen oo gacmo ku gabad aha
@mohayuusuf725
@mohayuusuf725 3 жыл бұрын
Kan wariyaha isku sheega wa qabyaladiiste kalab kalab dhalaya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 жыл бұрын
Qalbi dhagax ma aheyn nin jabhad aho nabad gelyo somalia ka codsado xer nabad gelyo Don lagu badbadin karo inkasto u somali yahay hadane inu xadud degankisa ka dagalamo ayay aheyd lakin inu saldhiga somalia ka dhigto ma aheyn
@degdegmedia12
@degdegmedia12 3 жыл бұрын
Dhib maleh hada etoopiansii deysay ayadoo tusineysa onlf cadowgooda inuu yahay somalia.waxaa go'aan lagu gaaray etopia iyo kenya inaan ku gumeysto somalida kale.naga war suga
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Garsoore wax no sheeg ama iska amusa lkn waxba shegy ama waxba ma shegin
@cismaanboss821
@cismaanboss821 3 жыл бұрын
Ayaanle Nabad Iyo Nolol Diid Ey Ey Dhalay Ayad Tahay
@Sunny45553
@Sunny45553 3 жыл бұрын
Nabar iyo naxdin eyo adinkey idin dhalen nacala wixi idin dhale ku yale
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Ninkas iyo kuwa wadwada ba waxay ushaqayin jiren tikrega waana qasaren. Allahu. Mak Finiihimm bimashita aamiin yaa rabbi.
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 3 жыл бұрын
Farmaajo Ethiopia buuu u shaqeeya CBB kooda fashuuu iyo xaaranta uuu sxb ah
@saciidnuur6062
@saciidnuur6062 3 жыл бұрын
@@Jan-i3f9j afkaga cano lagu qabay waa ilkayarti
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
@@Jan-i3f9j farmaajo haku waso dhilo lkn waaba rabtaaye ma helaysid urto
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
@@saciidnuur6062 ilkayar ana waso iyo adigaba cawaan qabiil isku qufulay farmaajo wa madaxwene qaran reer wu ka dhashay lkn inta uu madaxda u yahay ba ka badan reerkisa waana tagersanahay guul farmaajo markale
@Jan-i3f9j
@Jan-i3f9j 3 жыл бұрын
@@Kzhdwwa ilka yar aqli laawe wasid iyo dil iyo xirid bey kaga dhagtey sacada midgaan booran waaa midgaan
@m.h.a8476
@m.h.a8476 3 жыл бұрын
Hadhimato waa la gu ogyahay waxaad ula jeedo kiiska qalbi dhagax iyo waqtiga doorashada laakiin waa lasoo ogaaday in qalbi Nacas laftiisu ahaa jaajuus TPLF u shaqeeya sorry way kaa xumaatay
@Qaali12
@Qaali12 3 жыл бұрын
Alle waa ku maqlaya ogow, keligana waa lagu gayn dona godka taa xususnow Allah kabaq
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Wa sax wa taliye itoobiyan ah markaas ba lagu leeyahay wa soomali dadku caqli xumaa walu way hurdaan meeqa somali ah oo dana shisheeye u adeega
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
@@Kzhdwwa haddii uu basaas u ahaa ethopia sidee loogu dhiibay iyagii hhhhhhh aduunka halkee ka dhacday basaas dalkiisii uu wax u basaasay loo celinayo si loogu maxkamadeeyo. Cbb qof caqli leh lagama helo miyaa? Waaxay dadkaan wada daroogeysani.
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
@@Kzhdwwa war alle xasuusnaw, ninka sidaas loo galay hadana aflagaado loogu darayo. Adiguna aad wadani sheeganaysid!!
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
@@sayidka6911 waxani qiyaana ku duugneyd dhaga culusta ma fahanto kaartooyinka sirdoonka maxa rabtay in lagu muujiyo inu sirdoon yahay xoolow
@hashimmabdi6409
@hashimmabdi6409 3 жыл бұрын
Reer koonfurka ma ilaaliya sharciga Waxan ku shaqaynay waa dhaqankii fircon oo ah in aniga aan ahaykan ugu ficin waliga waxad ku jiray San uun dhaqankii fircon
@fuadahmed474
@fuadahmed474 3 жыл бұрын
Reer waqoyi miya Sharci dad u shegaya wakan muse shaani dadkii masakiinta dhulkii ka xogaya qofku donana handarabaya mee cabdi Malik muuse coldoon ma adinka Sharci ino shegaya kan fircoon iska daye kii abii lahab xita kuma dhaqantaan
@saciidnuur6062
@saciidnuur6062 3 жыл бұрын
Rerkonfur waa kuwa u dacwooday in la soo deeyo ,so hargeysa ma aheen iyo boosaso meesha igadenka laga dhibayey cabsida tblf ka qabtan war iska aamusa manta hadaysan ahen rerkonfur wa la idin yelan laha alhamdulilaah, walalkeey cadow masiin mana sinayo, waxa si dher marki tplf muqdisho so galaysey cabsi aad ka.qabteen ayaad xita ugu hilin weysen kownfurna waa tii idin xureysay adubko nakinadaha la adinku girayo awalba hawar habasho waxay dhalen kownfur wanagkama sugate afkiina qurmuun adeb u yeelo
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 жыл бұрын
What's Qalbi Dhagax?? You are propagating very cheap propaganda.
@Sunny45553
@Sunny45553 3 жыл бұрын
Qalbi dhagax wa guumeysi la dirirki Ogadeniye e xarmaajo tigrega ka gatey
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
Qalbi dhagax wa somali itoobiyan double passport ah ama laba dal dhalasho ka haysta sharciga muxu ka qaba maxa uwaydiin waysay?
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
Wali ma waxaad rabtaa in dhibanaha xaqiisa la inkiro!? Somali ethopian wax layiraah ma jiraan
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 3 жыл бұрын
@@abdulqadiradamali9123 dhibanaha aad shegayso ana afkay asago talye itoobiyan ah waliba sarakil tplf lasawiran oo wlhi eh
@daudamin2616
@daudamin2616 3 жыл бұрын
Somali patriot beenaale cuqdadaysan baadtahay, muutuu biqaydikum. 1978 kii oo katirsan ciidanka xooga dal soomaaliyeed buukudhaawacmay Goldogob, 1994 wardheer buu kabilaabay dagaalkii Onlf iyo tplf udhexeeyay inteed ku aragtay adigu?
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 3 жыл бұрын
@@daudamin2616 wll haku dalin. Dulmigu ninkiii galay iyo kii ku taageeraba way wada dha-dhamin doonan. Qalbi-dhagax eebe awoodiis ayuu banaanka ku marayaa. Wuuna yaqaan Somalidii ka xumaatay waxa lagula kacan
@garadawale8019
@garadawale8019 3 жыл бұрын
Ninkan wax baa ka qaldan ayay ila tahay
@doodaay5822
@doodaay5822 3 жыл бұрын
Waxaa layaableh inaad qalbi dhagax muwaadin somaliyeed aad kadhigeysid ilhaan cumar iyo qalbi dhagax waa iskumid hadii ilhan omar danbi kagasho mareykanka somalia qasab waaye waa dhiibeysaa sual aad sax eheyn oo aad wax kale kudoon dooneysid waaye Anigu waxaan ahay 2sharciile hadba dalkii idoona ayaa xaq uleh waxaan kageysto inow igu xukumo somalilyeey waxfahma waliba hadii aan xil qabbto maba kusiijirto
@muktara.9989
@muktara.9989 3 жыл бұрын
Waad jiranyahaye ee alaha ku caafiyo
@doodaay5822
@doodaay5822 3 жыл бұрын
@@muktara.9989 afsomaliga iska sax waxba baro walal somali ayaad tahay walalkeey ah ama walashey. Waan kaa caafimaad badanahay lkn aqri rules ka dalalka uyaal kabacdi fahan waxa la Isku heeysto qalbidhagax waa itoobiyaane somali ma ahan qarankiisu waa itoobiyaan waakaas maanta utartamaayo xil lkn suashu ma ahan gaal madow iyo qof muslim qoomiyadda somaliyeed ah kee uhiilin leheyd taas dowlad duhu kuma shaqeeyaan
A Child's Big Mistake Turned Into an Unforgettable Gift #shorts
00:18
Fabiosa Stories
Рет қаралды 43 МЛН
Провальная Акция в Seven Eleven
00:51
Тимур Сидельников
Рет қаралды 2,6 МЛН
Сигма бой не стал морожкой
00:30
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 10 МЛН
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 311 М.
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
HANOOLAATO
Рет қаралды 124 М.
A Child's Big Mistake Turned Into an Unforgettable Gift #shorts
00:18
Fabiosa Stories
Рет қаралды 43 МЛН