Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia

  Рет қаралды 185,529

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Waxaan booqday 3 Jasiirad ee la ilaaway, waxaay ku taala Jubbada hoose
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 552
@GeediSahan
@GeediSahan 7 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/safaratiglobal Ahmed Fooma +252 61 4845122 Foodcade: +252 61 9429140 Abdiqadir: 0615687537 Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer): facebook.com/profile.php?id=100064855055736
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 7 ай бұрын
Sxip Noo gu badal Nashido Macan.Hesta Na ixtiram.plec
@abdalla_guul
@abdalla_guul 7 ай бұрын
Dadkaan hala garab galo Fadlan ❤ Inshallaah
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 7 ай бұрын
Masha Allah dad masaakinta ah oo shaqeysto xalaalquudato ah alaha dhowro
@cabdisamadcumarcadduur6042
@cabdisamadcumarcadduur6042 7 ай бұрын
😊
@muscabgaaaboromo9441
@muscabgaaaboromo9441 7 ай бұрын
Zxp xaafuun maad tagtid walahi waa the best
@abdinajibmohamed3340
@abdinajibmohamed3340 7 ай бұрын
wlhi oohin ayaa iga imaatay markan arkay dhulka aan heesano iyo sidaa nahay dhalin yarooy odayaashan ayaa sidaan noo galay ee aan anaga wadanka hagajisano waxa ku haraya waa anag umadana waxay ubahan tahay in ay markale alle utoobad keenan si ilahey noo jeclado nimcada aan hesano inoo fahansiiyo🥺🥺🥺🥺🥺
@Astaqfirullah9
@Astaqfirullah9 7 ай бұрын
Odayaasha qabiilkay isku dileen ayey raban inay adinkana kulumiyaan mustaqbalkiina. Anaga wa noodhamatay ee adinka kalexda jidka qabyaladda
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare Ай бұрын
Hawiye iyo darood ayaan wadanka u dhaafney
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 Ай бұрын
😂😂fircoon qabiilada waa Been nala sameeyay​@@Fircoon-yare
@DUNIDACUSUB155
@DUNIDACUSUB155 7 ай бұрын
Inta Geedi Sahan taageerta like 👍 iisaar
@maxamedhagioofficial9950
@maxamedhagioofficial9950 7 ай бұрын
Hadad sogashy ku saali nabiga scw❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 7 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 7 ай бұрын
Soomaaliyeey dalkeenu yurub iyo america , wuu ka qurux badanyahay lakiin waan ku ciyaarnay wadama kalena waan xayeysiina oo asaageen dhisteen aan wadankeena dhisano oo horu Marino🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏃🏺
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 7 ай бұрын
The question is when people ready for that
@BarwaaqoAbdiraxman-df6gz
@BarwaaqoAbdiraxman-df6gz 7 ай бұрын
Haa marka runta laga hadlo waxan aaminay dalkeenu shaqo ma leh hadad Shaqayso xitaa wax fican kasoo geli maayo lkn xaqiiqdu waxan tahay somaliya waa barwaaqo dadkeeduna waa dad sabool ah
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 ай бұрын
Walaahay waa run
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 7 ай бұрын
Ilahay baan idinku dharshee bal eega dhulkan waa dhul bereed hadana xeeb ah dadki dagi lahaa oo ka macaashi lahaa Kenya ayey Qaxooti ku yihiin Markii shisheeye Qaato ayey Cabaa daya ish ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@maryammb7064
@maryammb7064 7 ай бұрын
Riibe ma daaqo lagamana daaqo😂
@waaanigii8971
@waaanigii8971 7 ай бұрын
Aniyo adiga iyo inta nala fakarka ah waa inaan askartii soo noolaynta dalka aan noqono.
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 7 ай бұрын
@@waaanigii8971 waa diyaar walaahi hala kaco
@maryammb7064
@maryammb7064 7 ай бұрын
@@waaanigii8971 ❤️
@meroslavsheikh8306
@meroslavsheikh8306 6 ай бұрын
Xaqiiq Wlh Weyba Ka Qexeen Cajiib
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 7 ай бұрын
Allah haka dhigo Soomaaliya nabadgalyo, barwaaqo iyo dowlad daacad ah iyo madax daacad ah oo si daacad ah ugu adeegta dalkooda, dadkooda iyo Diintooda. InshaAllah.
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 7 ай бұрын
Dont point fingers to leaders problems are the people
@apdihalimapdimalik7836
@apdihalimapdimalik7836 7 ай бұрын
Geedi sahan one of my fav youtuber 🤴🔥
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-ix8qy3pp2x
@user-ix8qy3pp2x 7 ай бұрын
Scw
@user-un3ez8gm3d
@user-un3ez8gm3d 7 ай бұрын
Geedi sahan,waa you tuber somalia ugu wanaagasan.
@YoundIjust
@YoundIjust 7 ай бұрын
The secret behind the scenes of Somalia is honestly a rich country with a good future in the world. may allah bless our country Somalia 🇸🇴 🙏 ❤️
@NA-id8hb
@NA-id8hb 7 ай бұрын
Wow, our country is so beautiful all we need is to build the country beautiful. Geedi Sahan thank you brother for sharing your beautiful videos to show us how beautiful our country❤❤
@Unknownjhggr5678
@Unknownjhggr5678 7 ай бұрын
Abti luuqadaad iskaga hadal dadkale lama hadlayside mise ilnaxnimaad uhaysta
@NA-id8hb
@NA-id8hb 7 ай бұрын
​@@Unknownjhggr5678Maxaad ka hadlaysaa?
@AFDiini1722
@AFDiini1722 7 ай бұрын
@@NA-id8hb waa reerkii Somalida sheekta umaleeynaa qofkaas
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 7 ай бұрын
AFDIINI1722 MA REER SOOMAALI SHEEGTA AYAA JIRA OO AHAYN IIDOOR OROMO QOTI SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH
@NewsFusion24
@NewsFusion24 7 ай бұрын
@@sadiyaali9508 Horta maxaad nagu caydaan? CID kale macaayi taqannaan. Waad naga Il hesheene kuwada
@ahmedismail2312
@ahmedismail2312 7 ай бұрын
Caadi ma ahan alow nabad nooga dhig dalka Aamiin
@Dr_Jama
@Dr_Jama 7 ай бұрын
Waa nabad qori maba Laga yaqaan 😮
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 7 ай бұрын
Legend ilaahaw somali dhulkooda Tus
@Nalleye
@Nalleye 7 ай бұрын
wow im so shocked that we have beautiful islands, what is wrong with my people ... the whole country of Somalia is magical
@dahabilyrics
@dahabilyrics 7 ай бұрын
YOU DESERVE MORE THEN 1M SUBSCRIBERS LEGEND GEEDI SAHAN👏👏👍👍👍
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 7 ай бұрын
Meeshaan oo kale dadka wax haysta ha maal gashadeen jazeerad nabdoon deggan qurxoon wixii aad cuni lahayd ha ka fakari weeyaan mashaa allaah
@kajamohamed
@kajamohamed 7 ай бұрын
M.a dalkeygoow dushaadu waa barwaaqo 🎉🎉🎉😊😊😊wadanka nawad alaah nooyeelo aamim🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Barokimistari
@Barokimistari 7 ай бұрын
Aad ayaa u mahadsan tahay sida aad u caawinayso dadka kaalmada u baahan. Mahadsanid
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 7 ай бұрын
Wooooow maxn uga baahanahy Maldives iyo Zanzibar banjuni Islands Baan hysanaaye.❤❤❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 7 ай бұрын
Wllo dadkeena meel banaan ayaan isku dileynaa meel cidla ah iyo qabiil Ilaahey caqliga ha inoo soo celiyo very sad walaahi.
@hadillaium
@hadillaium 7 ай бұрын
Jaziiradahan mar buu aabahey i geeye iyga io kooyame juula io jaawy io madhwa 😊 aad bey u qurux bdnyhin
@AhmedDheere1-nk1gw
@AhmedDheere1-nk1gw 7 ай бұрын
MashaAllah allow wadanken kuwi dhisto naga dhiig Beautiful country Thanks almighty God
@user-ye8hd2hl5j
@user-ye8hd2hl5j 7 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 caday 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤viva
@sumsumabdi8434
@sumsumabdi8434 7 ай бұрын
I felt emotional watching this weligey somalia maadhin illahow iggey walahi our beautiful country masha Allah
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 7 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 7 ай бұрын
best somalia youtuber
@sweetkokii
@sweetkokii 7 ай бұрын
Ilhay dalka ha noo xafido , mahadsanid geedi Sahan , meel aan waligeen arag ayaad na tustay 👍
@aminaaadan6620
@aminaaadan6620 7 ай бұрын
Ina adeerow maad I sii kaxeysid ❤❤❤❤❤❤
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 7 ай бұрын
Ma is raacna
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 7 ай бұрын
Aad ayaad umahadsan tahay geedi sahanow waxyaabo badan ayaa ibartay iyo deeganada loo dalxiiso karo iyo dhul muslim ilaahey dagan yahay Inshalh mar aan dheereyn waxaan rajeyn inaan booqdo baraawe,Marko cadey ilaa kismaayo iyo jasiiradaha
@Dreamy-M
@Dreamy-M 7 ай бұрын
Allow aniotagin ha idilin ❤
@nimcoadam9437
@nimcoadam9437 7 ай бұрын
Aamin
@HilalAfrax
@HilalAfrax 7 ай бұрын
Amiin❤
@user-gr5te2jo6t
@user-gr5te2jo6t 7 ай бұрын
Anaga dhan aminn❤
@Bashicade842
@Bashicade842 7 ай бұрын
Afsomaliga was wastay
@Qays_channel23
@Qays_channel23 7 ай бұрын
Best somali youtuber geedi Sahan
@abdulahimohamud-yp4oo
@abdulahimohamud-yp4oo 7 ай бұрын
War dhulku qurux badanaa masha allg wlhi iIhy dhul wuu Ina siiyay
@abdifitahcabdullhisagal7495
@abdifitahcabdullhisagal7495 7 ай бұрын
Yaa fahmayo ee dhulka aa naga badn wlhi
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 7 ай бұрын
Anaa ka soo jeeda dhulkaan lkn waxaan la yaabay dadka hada ka dhigaayo dhul cusub waligeed wey jirtay ee ogoow qofwalba meeshii ilaaheey ku abuuray ha iimaansado walligeed wey jirtay anagaa degno Alxamdulilaah
@abdifitahcabdullhisagal7495
@abdifitahcabdullhisagal7495 7 ай бұрын
@@sadiyaali9508 ya dago laiskuma hysto ee mxa lo dhisi la'ayhy aa laga hdlayaaa Wxa aduunka naga reby aaba hdlkaga ah ana dago iyo ana leh wxas walaga tgy malgashi aa aduunka ka jiro
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Mansha allah Geedisahan dhulka somalia meelo badan aan aqoonbaan youtube kaga kubartah alle hakugarab galo isdaad dhulkaga udareen siiso inaad somalida dhulkeeda kuqanacsanato❤🎉
@cabuud16
@cabuud16 7 ай бұрын
Hore u soco bro
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 7 ай бұрын
Manshallah waa jazirad qurux badan keep going brother geedi sahan 🙏
@popular7493
@popular7493 7 ай бұрын
Mahadsanid sxp sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbiso quruxda dalkeena
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
Mashalah Somalia dalxiiska lacag ayay ka samayn lahayd laakiin iyagiibaa isku maqan waana lagu soo maqan yahay dhulkooda iyo badoooda
@umuosama2956
@umuosama2956 7 ай бұрын
Maashaallah whli dhul qurux badan Allahaa nasiiyay lkn qiimihiisa garan ka nalahy Allahaa noo barakeyo dhulkena mahadsanid gedi sahan
@MUUSE967
@MUUSE967 7 ай бұрын
Geedi sahan ❤ legend
@Adnomo1234
@Adnomo1234 7 ай бұрын
Msha allah ilahy dhul qeyraad badan ayuu ina siiyey inaguna shisheeye ayaan siineyna waa nasiib xumo
@Dreamy-M
@Dreamy-M 7 ай бұрын
Quruxbadanaa 😮❤
@user-es5fd6ud5x
@user-es5fd6ud5x 7 ай бұрын
M.a😂 dheeh aboowe
@zubeetdaahir7677
@zubeetdaahir7677 7 ай бұрын
Mahasanid geedi sahan ,Horta ilaahay ahanoo kaso in soomali oo isku duuban ee Dalkaan ka faa iideysoto ,nabad ,sinaan, Amni,isjaceel❤ ,Aamiin Aamiin Midakale Odayaasha way naga qanaaco iyo dadnimo fiican yihiin Aan garab istaagno.
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 7 ай бұрын
❤❤❤❤wwwwwwwwwwwwww❤❤❤❤ i love you because of xeebaha aad ibartay ee wadankeeyga ku yaala insha’allaah waan tagi doonaa❤❤❤❤❤
@wargall2
@wargall2 7 ай бұрын
Waa jogijiray. Waa meel fiican.
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 7 ай бұрын
Haa wllyaal masaajidka ugu yaraan aan ku caawino dhismihiisa
@muhudinaahmed5621
@muhudinaahmed5621 7 ай бұрын
Thanks
@GeediSahan
@GeediSahan 7 ай бұрын
Thanks
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 6 ай бұрын
ganacsatada may ka faideystan meshan oo malgashtan allow nabad nagu dhig 😍😍😍🤩🤩
@user-vl8mr2tq8k
@user-vl8mr2tq8k 7 ай бұрын
Wlhi geedi sahan oo sax ah cadi mahan dadalkada ❤ manta ka hor ma arkiin sxp jasiiradan hor u soco sxp 🥰🇸🇴
@milgosare3448
@milgosare3448 7 ай бұрын
Geedisahanow waad mahadsatahay
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 7 ай бұрын
Brother, I love your videos keep going InshaAllah.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay haynoo xafido dhulkeena waana dhaxalkeena Rabbi ayaa inasiiyey cadawgeen jaban
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 7 ай бұрын
maansha allah wiilka waan in la taageero maadaama uu #khayraadka_wadanka
@Maxamuudmuusejaamac12
@Maxamuudmuusejaamac12 7 ай бұрын
Sanaag calmadow kaalay wll❤
@mklsl3663
@mklsl3663 7 ай бұрын
Maansha Allaah ninkaas nolol fiican ayuu ku nool yahay wey ka muuqataa meesha uu ku noolyahay waa meel aad uu qurax nadan waan ahay dadka jecel meelahaas camal iney ku nolaadan
@Eng_moy
@Eng_moy 7 ай бұрын
Mansha allaa
@user-iv7ty4dy1s
@user-iv7ty4dy1s 6 ай бұрын
Masha.allah xuseen food cade wa wa nin sodhawen badan
@user-ib1cj7ms3t
@user-ib1cj7ms3t 7 ай бұрын
Jasiirada chula tag sxb thanks for showing us the beuty of our country
@dahirsabriye1904
@dahirsabriye1904 6 ай бұрын
Mash allaha
@farhiabeauty5537
@farhiabeauty5537 7 ай бұрын
Alla fiicana muuqalada noo soo gudbisay jazaklah qeyr Ded jazajin ayaa nahay oo nimcada ale siyey arkenin
@suleymaaniidow
@suleymaaniidow 5 ай бұрын
Maasha allaah
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 6 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 is beautiful. Wadanka wuxuu u baahanyahay maal gashi
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 7 ай бұрын
Wwww Masha Allah sxb keep going villah ha kugu xafido ❤
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 7 ай бұрын
Thank you for your sharing information bro geed sahan
@sikowsomali4662
@sikowsomali4662 7 ай бұрын
Masha Allah
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 7 ай бұрын
Wow qurux badana mashaallah ❤😊
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 7 ай бұрын
Mashallah Somalia 🇸🇴 is so beautiful ❤❤❤
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 7 ай бұрын
Malaaygaas xamar lakeenaa laasqoray looyaqana waa 1shling somali. malaay adag oo macaan wye 😂❤
@Koyama548
@Koyama548 7 ай бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🙏
@aweysabdulaahi602
@aweysabdulaahi602 7 ай бұрын
Waaw mash’allah ❤aad ayeey u qurxoon tahay.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 ай бұрын
Dadkeenaa haloo kaco oo hala caawiyo khaasatan masjidka haloo dhiso inagoo isku duuban
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 7 ай бұрын
Allhyow waxan ku weydiizaney Dawolad Caadila Dalkan dadkan soomaliyed ee Burburey zamota bixisa Alle ha inasiiyo Aamiin Aamiin ta Raaciya wllo 🤲🤲🤲
@hibo7569
@hibo7569 2 ай бұрын
Machalla c'est très belle la Somalie, on savait pas c'est trop beau ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@Farhia_ali
@Farhia_ali 7 ай бұрын
MAASHA. ALAAH DHULKEENA. NIMCEESAN. LEEDAHEY ILAAH. USIYAADIYO❤❤
@MurtiMaal-lo3dc
@MurtiMaal-lo3dc 7 ай бұрын
Maasha allah geedi sahan waa youtuberka keliya aan 100% aan taageero mudana in la taageeero
@wararkasomalia
@wararkasomalia 7 ай бұрын
Mashallah qurux geedi sahan caadi ma ahan jaziiradaan waa meelaha dalxiisayasha lacago badan ku bixiyaan yaa dadkaan iyo jazeeradaan maal gashado
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 7 ай бұрын
Mahadsanid inaad natustay jasiiradaa quruxda badan ee Soomaaliya. Waa jariirado ku fiican in hoteelo iyo dalxiis laga dhiso. Bajuni aragnay laakiin 20 kala daadsan koonfunta Kismaayo ilaa Mambasa Kiiniya. Inkuwa kale Lagu nool yahay iyo inkale.
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 7 ай бұрын
Waan soo soconaa qurba joogta baajuun waa gob waanu soo dagaynaa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 7 ай бұрын
Mansha allaah illaahay wadan waa,nasiiyay laakiin dad ma,haysano dad iswada cunaya horey buu u,sheegay mohamed siyaad bare allaha u,naxariisto dal in uu ka tagey laakiin dad uusan ka tagin
@kadarfarah8104
@kadarfarah8104 7 ай бұрын
Best youtuber ever. A* highly recommended 👌 👍 👏
@Elias14-vl6wd
@Elias14-vl6wd 7 ай бұрын
Wow 😮😮🥰
@Aminodhyman
@Aminodhyman 7 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰
@AbdulkadirFarah-cz6yw
@AbdulkadirFarah-cz6yw 7 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 7 ай бұрын
waaaaw macquul ma aha inaba caadi ma aha
@zahavi.10
@zahavi.10 7 ай бұрын
Geedi sahan wllke kawan malayga ee kismayo so booqo wllke waxa ladhaha suuq wene❤
@travielee186
@travielee186 6 ай бұрын
I’m from kismayo last time I was there was 2013 , I used to fish , travel to all of those islands , I will go back one day insha Allah
@ibrahimjan5320
@ibrahimjan5320 7 ай бұрын
MASHALAH ILAAHAY HA UGARGAARO ILMAHAN HALA KAALMEYO SI AY ISKUFILNAANSHO UGARAAN❤
@abdinasirwarsame4549
@abdinasirwarsame4549 7 ай бұрын
❤❤❤ manshaa alah waxaan walaigay arag oo Somalia ah baad natustay sxb mahadsanid ❤❤❤❤
@abdulljamba2864
@abdulljamba2864 6 ай бұрын
Thanks for reminding us how beautiful is our country ❤❤ Caqligu ha shaqeyo dhulku ina ka badan walalhay somaliyed
@sweetkokii
@sweetkokii 7 ай бұрын
Horsy u soco walal mash Allah 👍
@somali4154
@somali4154 7 ай бұрын
Tani waxay daliil u tahay in Somalida ay yihiin dameer uu malab ku raran yahay. Ilaahay wuxuu ku manaystay walbo oo dad bini aadam wax ku qabsan karaan: bad, dhul, cimilo, khayraaad faraha ka baray bad iyo beri ka buuxa laakiin ilaa iyo maanta waxaa lagu mashquulsanyahay reer hebel sidee kursi hebel ugu fariisan waayeen, iyo beeshaas ayaa ugu tunka wayn, ama in reer hebel aan ka aargoosano. Caqli dhulka yaala, shacab liidan, waxgarad lagu qasaaaray, malaayiin qaxooti ah oo sidio kalana meelaha ay qaxootiga ku yhiin sharciyadooda dhoora laakiin baaba’ iyo kala goyn iyo isku dir dalkooda la daba taagan
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 7 ай бұрын
Thank you for reality atleast you know your people and dont deny africanism which is major issue in africa we are stupid
@lilmo3962
@lilmo3962 7 ай бұрын
U the best KZbinr
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 7 ай бұрын
Jasiiradaa hala dhiso waan soo deganaayeh inshalaaah
@bondheere..s
@bondheere..s 7 ай бұрын
Masha Allah bro Thanks for info
@Abdi-weli
@Abdi-weli 6 ай бұрын
Mahadsanid Geedi sahan
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 7 ай бұрын
Geedi sahan waa geedi sahan
@salmoabdi9011
@salmoabdi9011 7 ай бұрын
Geedi sahan best KZbin ❤
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 7 ай бұрын
Thank you geedi sahan congratulations and continue with your great achievement and adventure travel all the remote islands and the world may bless and give you Somali young boy Inshaallah you will write your book which give history and learn in the school and university of Somalia 🇸🇴
@user-us7hp8mc5l
@user-us7hp8mc5l 7 ай бұрын
Ilahayow wadankeena noohagaaji waadanka aduunka ugu quruxda badan
@superfun1819
@superfun1819 6 ай бұрын
Wadanka nabad waa heesta ee shacab ubahanthy dhiisata
@MohamedHassan-yt6wj
@MohamedHassan-yt6wj 7 ай бұрын
Somalia honoloto ❤❤❤❤
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
After suwahili mise af Barawaani miyuu ku hadlaayaa? Baajuuni maba ahee! Keep going Geedi sahan this region is where I come from ❤❤❤ Masha Allah
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 289 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 7 МЛН
Dooxada ugu Fardaha Badan ee Xuddun.
7:46
Cawaale Koronto
Рет қаралды 3,9 М.
3da Webi ee Somaliya Mara
4:25
Cawaale Koronto
Рет қаралды 4,6 М.
Safarkaygii Baraawe 🇸🇴 || My journey to Barawe Somalia
19:47
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 126 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 925 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 172 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 410 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН