Yurub wuxu ku tagay maxamed 20 dollar - Qaybta 2aad Talyaaniga

  Рет қаралды 132,737

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 332
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Fadlan 10kun Like iyo Share Mohamed Farah Instagram: instagram.com/mahamed.faarah?igsh=MW1sNm5odm9hcjJheA==
@XamdiAbdulaahi-i7o
@XamdiAbdulaahi-i7o 3 ай бұрын
😂❤
@HamseMohamed-o2o
@HamseMohamed-o2o 3 ай бұрын
Shukrn wll wax badan ayan iga kordhay nolashayda alle ha ka abaaliyo . maxamed na guul ayan ku rajanya insha Allah wll
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk 3 ай бұрын
Msha allah
@abdiwahabhassan8455
@abdiwahabhassan8455 3 ай бұрын
Nio sheegada waa kakala boodeen waxa very interesting u ahaay sida uu taliyr xijaar uu uso caawiya????
@Engr_Ukmaan
@Engr_Ukmaan 3 ай бұрын
Masha allah hormar wacan ayaa leyhy wllkey lkn mararbadan ayaan lahadlay wax jawaaba neh maba ka arkin kaliya docomts waan hestaa lkn linked schlarships jamcadda talyaniga noo weey dii @Geedisahan codsi waayo
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 3 ай бұрын
Ninkan Sheekadiisa In Film laga sameeyo ayay ahyd. True Legend
@SAHANDOONOFFICIAL
@SAHANDOONOFFICIAL 3 ай бұрын
Wlhy Wuxu aha waraysi aan wax Badan kabartay. Had iyo jeer markaad aad dhagaysato tariikh nololeedka dadka kale wax Badan ayaad ka ogaan karta nolosha aad kusugantahay.
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 3 ай бұрын
Wiilkan in aan caawiyan rabaa eesidee ula xiriira
@mfaarahjaamac5512
@mfaarahjaamac5512 Ай бұрын
@@ayaanibrahim3491adiga oo ee cawiya ka soo qada wlla
@AhmedCabdi-oc1ty
@AhmedCabdi-oc1ty Ай бұрын
​@ayaanibrahim3491😂😂😂
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 3 ай бұрын
Ninkaaan caadi ma ahn walahy, Walahy. Waa uu dadaalay,nin jiifa wax ma helo. Nin soo jabay.
@abdislow2913
@abdislow2913 2 ай бұрын
One of the best interviews I've ever seen in my life! Allaha kugu guuleeyo hammiga aad nolosha ka leedahay brother❤.
@IME0
@IME0 3 ай бұрын
Hormarka uu gaaray iyo mesha uu ka soo bilaabay anaa ku farxay bal sawiro hooyadiis iyo abihiis waxa ee daremayaan ?
@AmeinAdem
@AmeinAdem 3 ай бұрын
Noloshu waa halgan qofkii doonayo in uu noolado ha u adkaysto caqabadaha ka hor imanayo, never give up bro.
@zakariyefarah2363
@zakariyefarah2363 3 ай бұрын
Taasan been aheyn
@somalitiktokk
@somalitiktokk 3 ай бұрын
Geedi sahan wlhi wiilkan wuu xishoon wll caawi waa geesi halgan adag nolosha usoo mare wll garab qabo wax isii inuu kudhaho lagama yaabo waana dhaqanka gobta,
@Farah-pr2xd
@Farah-pr2xd 3 ай бұрын
M,a waxa tahy qof caqli usaxaba wa run in la cawiyuu mudanyhy wn darwmaynaa lkn ducan tari karaa manta sorry ilhy hqku garab galo edo I,n feeding zahan shaqa wacan m,a
@matanka993
@matanka993 3 ай бұрын
Ninkaan waa rageedi halganka noloshu wax uusan kula galayn maleh kartidii iyo indho adaygi reer mudugaa saamayn badan ku yeelay keep going bro
@muxubaaxmed4562
@muxubaaxmed4562 3 ай бұрын
Somalida xilalka haya waa qashin caadiya wlhi bal maxay qof fursad raba ka xasdayaan
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali 3 ай бұрын
Mnshlh Mnshlh Wllhi Ninkanoo Kale Inuu somali Yahay waa Ii farxad Wllhi Waa Ii Farxad Iyo Dhiiri Galin Inaad Adna Aadanoow Noosoo tabisay Nin Sidan U Howl kar ah Mnshlh Aad baad U Mahadsantahay Adna Isna Alle Ha Guuleeyo ❤
@fadumoabdullahi8409
@fadumoabdullahi8409 3 ай бұрын
Igula .saliya rasulakena saw saw saw saw saw saw ❤❤saw saw
@AbdifitaaxAbdikadir
@AbdifitaaxAbdikadir 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@monaturally
@monaturally 3 ай бұрын
Waxan soo xasuustey hadalkii shekh mustafe noloshu waa halgan ninkan waxyaaba badan oo aan islaha wey kugu adagyiin baan kabartey maanta allah hacaafimad hasiiyo iyo nolol waarta
@LibanMohamud-rj8jy
@LibanMohamud-rj8jy 3 ай бұрын
You are the best maxamed faarax
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 3 ай бұрын
Qofka go'aan gaadha ilaahayna talasaarta marna lagama yaabo inuu ilaahay dadaalka iyo halganka aad bixinayso inaad ku khasaartid waxa kaliya eed u baahantahay waa dulqaad iyo samir nolushuna kama maaranto sabirka ilaahay (swt) sida uu inoogu sheegay qurakisa meelo badan oo kamida inuu la jiro kuwa sabra, isku daygu waa furaha guusha runtii sida ka muuqata qisada maxamed farax waa tusaale nool oo laynooga baahanyahay inaynu ka fa'idaysano dhalinyaro ahan horena aad u socotid oo aanad is dhiibin, dadku waxay isku deyi doonaan inay ku niyad jabiyan oo kaa hor istagan hadafkaga lakin ha u ogolaan inay kaa weeciyan hadafkaga .
@ABDIJIBARAHMEDOSMAN
@ABDIJIBARAHMEDOSMAN 2 ай бұрын
Halgamaa nololeed weeye ninkani, Alle haku garab galo oo guulayso Mohamed Faaraxow.🙏
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 2 ай бұрын
Qisada Maxamed Farax waa qiso cajiib ah never give up youths ❤
@idriisabdi7513
@idriisabdi7513 3 ай бұрын
Ninkas sxb madama aad nin dhalinyaro ah oo mustaqbal leh tahy siyaasada somalia wax micno ah malahane goaankas wax ka badal sxb👍
@alimuxsinbalcad1379
@alimuxsinbalcad1379 3 ай бұрын
Excellent ❤
@user-nu9gb6zh6f
@user-nu9gb6zh6f 3 ай бұрын
Sxb dadkeni fcna haday ka haran soo caloshod u shaqestayasha soo fursada ay nagu dhibateyan soo anaga ma sinin
@XaldoonTv
@XaldoonTv 3 ай бұрын
Smart Guy, Nolosha waxey u baahantahay Tricks.
@SudaanXareed
@SudaanXareed 3 ай бұрын
You are the best youtuber all somali
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 ай бұрын
Bulshada waxaad u soo gudbisa markasta wax faaiido leh Keep going Geedi Sahan
@Waalayaqaan
@Waalayaqaan 3 ай бұрын
Motivational story. Qiso dhiiigal xambaarsan.
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 ай бұрын
Masha allah wiilkan waa fariid ilaahay haw barakeyee aaamiin
@zedriina
@zedriina 3 ай бұрын
I liked this story....🖤
@YasminYususf
@YasminYususf 3 ай бұрын
Walahi waa markii igu horesey ee aan dhameysto video dhirigalina wax badan kabartay guulayso sxb 😢
@MustafYuusuf-oq1dd
@MustafYuusuf-oq1dd 3 ай бұрын
illhyow walidinteen janada gee🥺🥺❤️
@user-is2vu1bt5y
@user-is2vu1bt5y 3 ай бұрын
Ninkan nin waaya arag aha weeye wax badana waan ka faa'iidey
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 2 ай бұрын
Masha Allah 👏👏👏 horumar wacan bro. ✅
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 2 ай бұрын
Maxamed faarax waa nin legend ah ala habarakeeyo madawdaha somalia wuna noqon dona haduu eebo edinkeda leeyahay
@ArrowJubase
@ArrowJubase 2 ай бұрын
❤Mohamed Farah Allah hakuxivdiyo , Ducawalid iyo deeqrabi ayad kugarde
@iqraomar9438
@iqraomar9438 2 ай бұрын
Aad ayaan ugu helay wareysigaan Mohammed farah walal nolasha Allaha ku fura ,
@dr.abdinasirhasan4912
@dr.abdinasirhasan4912 3 ай бұрын
Allaha marwalba kugarab galo wllo mxamed Farah waxbadan kafaidnay❤
@abdirazak1503
@abdirazak1503 3 ай бұрын
Manshallah jazakalahu kheyr waa wii Somali yeed oo kudayasho mudan siiba dhalinyarada Somaliyeed
@SaidoBulhan
@SaidoBulhan 3 ай бұрын
Walalhay qisadada waqti baan ku bixiyey dhageysigeeda qof adeg ahadaan ku sheegi lalaah wadiga waayo caqabaduu somarah qofkasta in tuu nolyahan badanaa lkn qofkii taada dhaytah waxba masoo marinba😢subxanalah hadaf kagah allah kuu rumeeyo inta kuu hadhay.
@ameinofficiall1873
@ameinofficiall1873 3 ай бұрын
First comments like ta haYla dhafiN
@AmeinAdem
@AmeinAdem 3 ай бұрын
Qofna halgankiisii bu ka shekenaya adiga niic iyo like bad ka hadlaysa.
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 3 ай бұрын
Illahay hadafkaga wanagsan hakuu rumeeyo aamiin yaa rabi
@Bakarashid0
@Bakarashid0 3 ай бұрын
Mashalh walalkay mohamed Farah wax badan ayaan ka faaiiday oo aan is dhihi karo mustaqbalka Waxbadan ayey kuku kordhin doonto haduu alle idmo ❤️
@AbdirahmanAhmed-n1i
@AbdirahmanAhmed-n1i 3 ай бұрын
this man waw masha alah hero waye soyal nololed
@JamaaleAli
@JamaaleAli 3 ай бұрын
Hambalyo Mxmed Frax Alahana ku xafido, iyo Gedi Sahan Mahadsanid.
@nemoismail1415
@nemoismail1415 2 ай бұрын
Masha Allah horumar ayuu gadhay Keep going wllo ❤
@Engfarey
@Engfarey 3 ай бұрын
your are great MO.FORAH
@ahmedkarshe7445
@ahmedkarshe7445 3 ай бұрын
Mansha allah nin karmeed weyaan Mohamed farah ilaahay hakuu rumeeyo hadafkaaga aad nolosha ka leedahay
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 2 ай бұрын
Cajiib Maxamed Farax hard work man dadaala waa gaadhiye
@farhanahmed6135
@farhanahmed6135 3 ай бұрын
Hda ma shaqen karo o wu qalanyhy, hdana wali alxm bu leyhy 😮 ninkan hala cawiyo o hala malgeliyo xiligan aadbu nogu bahanyhy wlhi, wali guushu ma dhawa
@rahmaabdullah6820
@rahmaabdullah6820 3 ай бұрын
Masha allah guuleyso 👏🏽👏🏽👏🏽
@HAMDAMUHUMED-ey9hr
@HAMDAMUHUMED-ey9hr 3 ай бұрын
Walahi wa wil howl kar mashalaha waraysigan wax badan ayan ka faiday
@juweumar5075
@juweumar5075 2 ай бұрын
ALLAH ka rameyay bini adamka wiilka dadalbu Nolosha u Galay Rabi inta hadhay hakula garab galo wllo 34:23
@mohamedhassan3469
@mohamedhassan3469 2 ай бұрын
You done great bro Alx 🙏
@SalmaMohammad-sp5if
@SalmaMohammad-sp5if 3 ай бұрын
Mansha alllha Raga kiisa Adag.keep going
@MOhaCadeKaCade-w4d
@MOhaCadeKaCade-w4d 3 ай бұрын
Masha allah Nin Samray Weeye aduun & Aakhiro Guul Wll
@libanleo1376
@libanleo1376 3 ай бұрын
Yarkaan waa legend noloshana dhinac walba arkay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
M.a alaah dhalinyarooy wiilkan ku dayda Alaha baarigo yaa allaah
@SukritiXasan
@SukritiXasan 3 ай бұрын
insha allaaah illaahey ha na kaa tuso adoo madaxweyne ah oo madaxweyne ah oo ummada cadaalad u hogaaminaya
@MunawarAxmedtaliye
@MunawarAxmedtaliye 2 ай бұрын
The best KZbiner on the world
@hibohassan1796
@hibohassan1796 3 ай бұрын
M a allaha ku fududeeyo hamiygag🎉
@mshaakir4155
@mshaakir4155 3 ай бұрын
Wiilka waaxsda tasdiiqa ee wasarda jooga ee ciise maxamuud wali ma arag qof ka mahad sheegnaya. Aniga waxaa igu dhacday anagoo sugayna oo u fadhina inuu inta 12:00pm naga tagay uu iska so danysaty, marki 2:30pm noo so laabtay anaguna aan intaas mesha iska fadhinay oo sugaynay.
@mshaakir4155
@mshaakir4155 3 ай бұрын
Magiciisa maahan waa rerkiisa, waa nin ciise maxmud ahh oo reer garoowe ah.
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 3 ай бұрын
​@@mshaakir4155 HaL QoF QabiiL Dhan Ha Ku Soo Hadal Waban Pio 🙏
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 3 ай бұрын
​​@@mshaakir4155 HaL QOf Haku Magac Qaban QabiiL Dhan & magaal dhan pio🙏💯
@MaskaxBile
@MaskaxBile 3 ай бұрын
Absolutely 💯 nin ragged oo tusaalo u ah halganka nolosha
@bintutakar6244
@bintutakar6244 3 ай бұрын
Waa run waa dhibadanyihin somalida faido malhan wa lalalush qataya yal arydayna wa Silciyan Allah silciye illahow sidan si dhaanta
@badridaahir8103
@badridaahir8103 3 ай бұрын
Masha Allah waa rajo wanaagsan guul ayaan kuu rajaynayaa
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 3 ай бұрын
Alaha kugu guuleeyo wall Hami fiicn baad leedahay Guulayso bidnilahi
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Masha allh nice story kahadlay mohamed keep going geedi
@anasomar1321
@anasomar1321 3 ай бұрын
Sxp Nolosha caqabadaheda waxa ka adag rabitankga sida ka Muqato shekadada Maxamed Farax kaliya markay xalada kugu adkato wax yar aa sabartay 🎉Maxamed Farax mustaqbalka Madaxweynanimo kaga fadhina Dadal Inta ku hartay,sidasne Alle iskugu Xir I.a
@claahicasayr3798
@claahicasayr3798 2 ай бұрын
MAAHA ARDAY KALIYA EE WAAHALYEEY
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 3 ай бұрын
Maashallah eedo illahay ha ku xiftiyo hana ku gaarsiiyo hadafkaaga
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 3 ай бұрын
Maashaa allaah wiilkan hadafkiisa alle ha u rumeeyo oo illaahay ha la garab garo waa wiil fiican oo caqlibadan Maashaa allaah
@juleibibade
@juleibibade 3 ай бұрын
Mansha Allah Good Joh Mohamed Farah Sido Kale Waxbadan Aya Laga Qaadan Karaa Waya Aragnimada Mohamed 👏👏
@MAAHIRPES
@MAAHIRPES 3 ай бұрын
Noloshu waaba halgan maalinkasta oo cusub waa fursad aan dib danbe kuu soo mari doonin Hadii aadan ka faa’idaysan ninkaan dhalinyarada ah waxa uu tusaale nool u yahay dhalinyarata rabta inay nolshaan hadaf ka yeeshaan guulayso zhp
@eng.mohamedalisabrie9037
@eng.mohamedalisabrie9037 3 ай бұрын
Odayga safaarada joogo oo uu ka sheekeenayo yarkan waa laga sheegtay lkn ani alxm waan ka badbaaday in aan asi ku aado gabadha ayaa aad u wanaagsan ixtiraamne keh
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 3 ай бұрын
Me too odayga wali marag
@zakariyefarah2363
@zakariyefarah2363 3 ай бұрын
Ma Talyaaniga mse Soomaliya
@sakariemohamed9291
@sakariemohamed9291 2 ай бұрын
Wax faah faahsan isii
@abdilahiabdinour1462
@abdilahiabdinour1462 3 ай бұрын
sheekadaada iyo hal adayga aad la timid baa dhalinyar ahaan dhiirigalin noo ah. Hore u soco walaal oo ilaahay hamigaaga hakuu rumeeyo.
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 3 ай бұрын
Waa muhalig dadaalay
@cabdicasiisismaaciilwars-kz7po
@cabdicasiisismaaciilwars-kz7po 3 ай бұрын
Guulo badan Gaaadh bro
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 3 ай бұрын
MasshaAllaah,waa wiil yaroo howl kara.dhalinyada waa inay ku daydaan
@wayel5266
@wayel5266 3 ай бұрын
Legend jeeri waan salaamaa🎉
@lafoolemohamed3025
@lafoolemohamed3025 3 ай бұрын
Mashaa allah Walee gedi sahan xariif ayaa ka yaabsaday qiso ku dasho mudan and baan ula yaabay qaabka is dheeli tiran uuw Wilku naftisa u mormariyey gudoomiye waankugu hambalyenYaah
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 3 ай бұрын
Insha Allah waad gaadhin hadafkaa
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 ай бұрын
Masha alh nin soo jabay oo casharna kabartay nolosha anagana dhiirigelin ayyeey noo tahay hamigaga alle hakuu sahlo mohamed guuleyso 🎉
@ayanahmed5959
@ayanahmed5959 2 ай бұрын
Allahuma baarak🎉😊
@XaldoonTv
@XaldoonTv 3 ай бұрын
Insha Allah waad Guuleysan doontaa my brother, you have Motivated me wlhi❤️
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 ай бұрын
Mash allah brother keep going
@khadroabdikarem6710
@khadroabdikarem6710 3 ай бұрын
Mashalah nin waa nin rageed
@Cafadaaji24
@Cafadaaji24 3 ай бұрын
Muqalkii ugu wanaagsanaa ee geedi sahan
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 3 ай бұрын
Manshallah Caadi matihid 🇸🇴🇦🇪
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
Mnsh allah
@onkotgondeey3181
@onkotgondeey3181 2 ай бұрын
Masha allah
@SahraSaleebaan-xi7ck
@SahraSaleebaan-xi7ck 3 ай бұрын
Ilahay ha kula qabto wll waa wiil yar oo geesi ah Warsiigisaa waan dhamaystay wax badan baan ka faaiday
@adnaupdy2149
@adnaupdy2149 3 ай бұрын
Wiilkan sheekadiisa waxan u bixin lahaa magaceeda Dadaala wuu garaaa ❤
@NimcoAadan-p2c
@NimcoAadan-p2c 3 ай бұрын
Rally
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
Noloshu waa go aan
@najibabdi9676
@najibabdi9676 3 ай бұрын
Guuleyso walalkey 🇸🇴❤️🇸🇴
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 3 ай бұрын
Iidoor uu nagaad tv usoo direy kobtan horumar wacan sxb.
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 3 ай бұрын
Wlhi waa bashar dadaal badan allah barakeeyo
@abdallemomin9201
@abdallemomin9201 3 ай бұрын
Runtii waa qiso aan wax badan ka bartey iyo ineey noloshu ubaahan tahay adeyg ,aad baa umahadsantahay geedi sahan ninkan dhalinyarada ahna ilaahey wuxu rabo ha u fududeeyo iyo goalkiisa still wuxuu u baahan yhy cawimaad
@aadanabdinaasir8513
@aadanabdinaasir8513 2 ай бұрын
Guuleyso lph
@naasirmahamet5876
@naasirmahamet5876 2 ай бұрын
Legend man
@KhadarDek
@KhadarDek 3 ай бұрын
Wa sababta an hada rabo inana iskudayo inan Iska ilaliyo lahadalka la dhaqanka iyo lashekeysiga somalida aan la joogo
@MohamedDeeq-lr3pe
@MohamedDeeq-lr3pe 3 ай бұрын
Ninkaan qisadiisa waaba sugaaye shaqooyinka talyaaniga qeebkale kasoo sameey😅
@galahsay
@galahsay 3 ай бұрын
Masha allah allah haku caafiyo mo farah
@funnyboyofficial4266
@funnyboyofficial4266 3 ай бұрын
M,a bro riyadada allaha kurumeyo
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤ allahu akbar ❤
@zalebanwarfagad1407
@zalebanwarfagad1407 Ай бұрын
Insha allah guushada wd gaaray wn idin salmamya gedi sahan iyo maxamed ba
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 ай бұрын
Dadaalaa wuu gaaraa
AI iyo Mustaqbalka Shaqada & Waxbarashada
27:13
Mogadisu Tech Summit
Рет қаралды 13 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 60 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 11 МЛН
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Xeebta Somaliland Prt2, 2021
1:20:33
Habarwaa
Рет қаралды 30 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
33:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 262 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 60 МЛН