Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta

  Рет қаралды 142,354

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta, waxay ku taala Gobalka Sanaag
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 451
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Fadlan 10kun Like iyo Share Numerka Maxamed: 00252634210800
@SaidHeerQaran
@SaidHeerQaran 3 ай бұрын
Mhdsnid waxad booqtey abtigey maxamed wajiyare wan u xiisey
@SaidHeerQaran
@SaidHeerQaran 3 ай бұрын
Maxamed caraale bilaad iyo maxamed waji yare mid abtey midna inabtigey qoskeygad booqtey mhdsnid
@gamer_pain_99
@gamer_pain_99 3 ай бұрын
​@@SaidHeerQaran abtiga magaalda ladhisaa bro😊
@Khulaasofilms
@Khulaasofilms 3 ай бұрын
Ma cabdalle xaamud baa maxamedna​@@SaidHeerQaran
@AbdiRahmanAbdiRahmanilkacase
@AbdiRahmanAbdiRahmanilkacase 3 ай бұрын
Maashalaah tabaarakalaah
@OmaaaaaR21
@OmaaaaaR21 2 ай бұрын
Wlhi mohamed waji yare waa gob habeen 2:30 habeenimo ayuu nasoo dhaweeyey oo wliba diidey inaan dhaafno alle hakuu barakeeyo adeero gobey haliicin oo hajabin❤️
@nuraegal4395
@nuraegal4395 2 ай бұрын
Waa soomaali ninkii ugu Caqliga badnaa een abid arkay mansha allah
@MastikoVlogs
@MastikoVlogs 3 ай бұрын
Hadii Aad Maqlijirtay Nin Baa iskaafiyey Waa Aabahan Nin Gaajeysan Gob Maha Waa Gun Guuleyso Adeer❤
@TacticalRuse
@TacticalRuse 2 ай бұрын
😢🎉🎉
@Khalid-dc4dh
@Khalid-dc4dh 3 ай бұрын
Toban nin ooisagoo kale ah hadaynu haysano wadanku horu marbuu samayn lahaa❤❤❤❤
@buraale134
@buraale134 3 ай бұрын
Xaqiiq
@cabdifataxdahir1215
@cabdifataxdahir1215 3 ай бұрын
Adi nin ma tihid😂
@amalismail7772
@amalismail7772 3 ай бұрын
Hore mar balaadhan ayaa la gaadhi lahaa hadi tacab wadanka la galinayo
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 2 ай бұрын
XQiq
@geediali437
@geediali437 2 ай бұрын
Maahaa kan oo kale waa inagu waynu wada fiicanee inagaa is dulaynayee waynu is nasakhaynaaye maynaan garan waayin ee nafta ha latarbiyeeyoo runta haloo sheego sidaa iyo si ka fican ba waa la samaynkaraaye
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 3 ай бұрын
This is true visionary leader. This kind of man should be more than a Mayor in terms of leadership Maashalaah and congratulations
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 ай бұрын
Masha Allah muqal qurux badan magaalo Quruxbadan #Magaalada_Maxamed_Wajiyare Waa nin Dhulkisa Aminay Kudayasho Ayuu Mudanyay🙏❤
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 ай бұрын
Maasha allah waa qurux meeshan shaqo fiicana wuu ka qabtey maxamed ummada islaamka ah haka qeyb galaan dhismaha masaajidkan iyoagabkiisaba insha allah allaahumaa aamiin❤❤❤❤❤❤
@saxaneali7891
@saxaneali7891 3 ай бұрын
Waa riyadauda inaan meel noocaas oo kale ah inaan dago absolutely 💯 it’s peaceful of mine no stress
@amalismail7772
@amalismail7772 3 ай бұрын
So beautiful and peaceful weeye ❤
@mohammedabshir6331
@mohammedabshir6331 2 ай бұрын
Ive been there and the level of peace you feel is unexplainable. Birds chirping😍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
SANAAG WAA GOBOLKA UGU BARWAAQAYSAN SOMALIAND
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 3 ай бұрын
Mansha'Allah Aadan Sahan Nin Weyn oo Muxtarim Ah Ayaad Booqatay Maxamed Wajiyare 2020-Kii Xilli Aan U Socodey Magaalada Maydh Ayaan Ku Booqday Deegaankiisa, Wlhi Waa Nin Kulan Saday Shaqsiyad Wanaagsan, Nin Ku Fiican Soo Dhoweynta Dadka Martida Ah Runtii Waa Nin Furfuran oo Marna Sheekadiisa Aan Laga Caajisayn, Maxamed Eebbe Ha Barakeeyo. 🙏💯
@maalmedia623
@maalmedia623 2 ай бұрын
Maxamed magaciisa Oo sadexan ma taqaan walaal ?
@libaanjama4059
@libaanjama4059 2 ай бұрын
Aduunka rag baa ku nool nin wax tabcaday masha allh 👍
@maxamedkhaliv7282
@maxamedkhaliv7282 2 ай бұрын
Ceerigaabo/somaliland ❤ ilahay isha xaasidka hka qabto
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 ай бұрын
adeer, calanka buluga ha u gafin, waa nin Sameystey nolol ka xor siyaasad land land.wbt
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@hawamohamed5502 Waa Somalilandar ma cidkalaa wax qabsan karta way ku soo cawr yayaan uun yaahuu
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3pyaa qayilo markaa hhhhhhhh
@am.b5688
@am.b5688 2 ай бұрын
Maxaa buuraha ina saaray oo Daaroodkan dhulka inoogu yimi banaanka siiyay! Dhulmahante waxa dhalay Arab, dhulka banaanka magaaladana iyagaa degan, sidee bay ku dhacday!
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 Ай бұрын
Siilkii hooyadaa waydii taas naclatulaahi calayk iidoor ​@@am.b5688
@hussenabdihussen5464
@hussenabdihussen5464 2 ай бұрын
Maan sh alh Alaha Barakeeyo wax walba oo la waydiiyo waxa uu uga jawaabaya si fudud Culays dhan agtiisa mayaalo waan uhayaa waa lasamayna waa lafurayaa waa lasiinaya Respekt
@munaomer8597
@munaomer8597 2 ай бұрын
Manshallah Mohamed job fiican ayaad heysaa. Aad baanu kuugu boogaadinaynaa hawsha wanaagsan. Anaguna waanu kuu iman inshallah
@shaqaleaxmed3514
@shaqaleaxmed3514 3 ай бұрын
Nin karmeed hadaad maqasho waakan masha allah
@creativemind8924
@creativemind8924 2 ай бұрын
XADIISKII rasuulka CALEYHI SALAATU WASALAM AYAA YIDHI..DADKA WAXA UGU KHAYR BADAN QOFKA DADKA CAAWIYA EE BULSHADA WAX U QABTA. WAA QOF NOOL OON SIDA RAGA DULIGA AH EE FADHI KU DIRIRKA AH EE QABYAALADI IYO QAAD WAREERISAY....AJARKA ADIGA ISKA LEH. I'M VERY PROUD OF YOU MY BROTHER. AS A TRAINEE NURSE IN EUROPE,I'M WILLING TO COME THERE AND HELP WOMEN AND CHILDREN. 🎉🎉🎉❤❤
@geediali437
@geediali437 2 ай бұрын
Meeshu waa maansha Allaah waa nimcooyinka Allaah inasiiyee aynu garanweynay inaynu ku xamdi naqno AL XAMDULLILLAAH
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 3 ай бұрын
Maashallah tabaarakallah duriyada iyo xadaarad waa laysugu duceeyay illaahay swt ha u barakeeyo allahuma ameen ❤
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 2 ай бұрын
Intay wahsi iyo malaayacni ayku dalaan bay ku odhanayaan dhulkeena waxba kama baxaan bal buurtaa siduu uhagaajistay eeg msha allaah tabaarakallaah allaah haku xifsiyo
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 2 ай бұрын
Gob hadad maqasho waakas allaha kusharfo adeer.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
Ninka noo kale ayayi Somalida ubaahantahay walahi well done sir 👏 ❤
@muqtaarmoh
@muqtaarmoh 3 ай бұрын
Mashallh geedi sahan kusoo dhww gobolka wax badan ayaa ku dhiman ,ku mahadsnid muqaalka quruxda badan ❤.
@gulied_abdirashid875
@gulied_abdirashid875 2 ай бұрын
Guuulayso adeer insha allh mar waan iman meesha quruxd badan wa hal abuur illlahay farshaxan ku manaystay❤
@Azozrashi
@Azozrashi 2 ай бұрын
Maasha Allah , ninka waa nin mucjiso ah taariikhdaa xusi doonta
@NajmaFarah-cf2mg
@NajmaFarah-cf2mg 2 ай бұрын
Mashallah amazing waan amini la ahay in qof kaliya uu waxan oo dhan uu dhisay Yaa Allah qurux badanaa wadan keenu somaliyee indhaha kala fura please . Wlle waad mahadsan tahay in aad nala wadaagto quruxda wadan keena . I can't thank you enough walahi illahay khayr haku siiyo One love somaali wayn🫶
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Faqash loogama baahna somaliland
@majacasechannel2240
@majacasechannel2240 3 ай бұрын
Wlhi meshaan waxaan uhaystay meel qurbaha ah ilaa mar dambe masha allah guulayso maxamed wajiyare
@abdijama1300
@abdijama1300 2 ай бұрын
Maashaa Allah, Good job. This guy he is very amazing man Allah hakubarakeeyo.
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 3 ай бұрын
Ninkaa odogaa haduu qoraalkayga arkayo Walaal dhirta meeshaa kutaalo inaad geed kudartid maaahee wax kajarin deegaankana sharciyo usamee plastic magaaladana halaga ilaaliyo deegaanka, intay yartahayna planing usamee saysan unoqon magaalooyinka soomalida aad moodid qashin ladaadshay marka kor laga eego
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 2 ай бұрын
Weligey qof soomaali ah oo Walalkaas dadaal ku dhan ma arag masha Allah❤ waa inaan agahiisa degaa si aan ugu daysado
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 2 ай бұрын
Mashaallah Allah ha xafido waa nin waxtar leh,oo wax soo kordhiyey,kuwa soo qoraya hadalada aan macnaha ku fadhiyin ilaahay ka cabsada,ummadda ilaahay Afkiina iyo gacantiina ha ka Nabad gasho,Geedi Sagan Mahadsanid
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 ай бұрын
Gobolka sanaag waa gobolka kaliya ee aan u jeclahay inaan ku noolaado, wuxuu gaar la yahay jawi qurux iyo qanow aad u wngsn❤.
@MohamuudYare-he5sr
@MohamuudYare-he5sr Ай бұрын
Masha allaah Maxamed waji yare Wuxuu Hirgaliyay Deegaan dalxiis oo aad iyo aad uqurux badan dhan kastana Kadhamaystiran, Waa shaqsi kudayasha mudan
@shukrisharaf
@shukrisharaf 2 ай бұрын
War ninku fariidsanaa mashaa allaah
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Maasha Allaah gacmahaaga allaha kuu deysto.
@shardiyare2662
@shardiyare2662 3 ай бұрын
Laandheeraha la sheega waa ninkan Allaaha barakeeyo libaaxsanaa. Talow ma H.yonisba ku dhacaas iyaguunbaa leh. Waa nimamka siyaas barrr duhur cad intay indhaha usoo shitaan Jeelasha iska Jabsanayay hhh.
@magoolmahamed2136
@magoolmahamed2136 2 ай бұрын
Xaqiiq waa iyaaga muuse Ismacil waliba❤😂
@munaomer8597
@munaomer8597 2 ай бұрын
Waa nin dadka ka horeeya ninkani. In lagu daydona mudan
@abdulhussein873
@abdulhussein873 3 ай бұрын
Msha alh dhul qurux badan oo natural ah qofkasta oo somali ah hadii uu wax uun qaban lahaa horumar badan ayaa la gaadhi lahaa
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 ай бұрын
Marka sanaag maqasho waa in ay kugu soo dhacdo mid ka mid ah magaalooyinka soomaaliyeed ee aad dhahayso waa jano yar waxay kulan satey awgeed. 1. Waxay leedahay biyo dhacyo 2. Waxay leedahay keymo cufan 3. Waxay leedahay bad 4.waxay leedahay beero 5.waa maagaalo had iyo jeer roobaan 6. Waxay leedahay buuro 7. Waxa kabaxa dhir daweed Insha allah waxaan rajeynaa in aan mar iyo lababa booqdo dadka ku nool ayaan sidoo kale jecelahey sababtoo ah waa dad gob ah ❤❤⭐💖
@GeediAbdi-ue3zi
@GeediAbdi-ue3zi 3 ай бұрын
Aad iyo aad waa sidaa u sheegtay Inshallah mar waan booqanahaya se kaliya meesha magaalo aad ka tiri gobol ka dheh mahadsanid.
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 3 ай бұрын
Ceerigavo fii qulubinaa i.a mar wa tagi
@ismahaanali6163
@ismahaanali6163 2 ай бұрын
Nabda ayaa keentay hormarka meesha yaal allaah swt haku bara keeyo well done
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 ай бұрын
Manshallah ninkani waa karti leh oo dhulkiisu aaminay walhi dhulka hooyo wacanaa keep going Geedi Sahan brother
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Waliba waa diiday ino Europa aado
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 ай бұрын
@@GeediSahan waar waa nin isku filaansho gaadhay cidna uma baahna igu salan odayga
@kchanad
@kchanad 2 ай бұрын
Walaalayaal xaajigan hala caawimo Shaqo cajiib ah ayuu qabtay...
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 3 ай бұрын
Ninkan waa fariid 🎉
@mohamedburhaan4007
@mohamedburhaan4007 2 ай бұрын
Masha allah dhul dagsiimo kaga macaan oo aan sheego garan mayo buuraha G.sanaag
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 3 ай бұрын
Magaalo muuse ismaciil ❤
@sadiamohamed3414
@sadiamohamed3414 2 ай бұрын
Magaalo maxamed waji yare xafidu llah
@mohammedabshir6331
@mohammedabshir6331 2 ай бұрын
Ive been there and the level of peace you feel is unexplainable. Birds chirping😍
@abdicash8787
@abdicash8787 2 ай бұрын
Mahamed wejiyare, waa nin aad u wanaagsan asal ceeri ah.
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 2 ай бұрын
Maa shaaAllah waa qof shaqeysanaya
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 3 ай бұрын
Geedi sahan adeer waxaad tahay qof umadiisa si raali rabi kayahay ugu adeega dadka sidaado kale sameyana ee tirada yar o u kamid yahay A/salaan Hareeri iyo dhore qof oo kale waa wixii logu tala galay in aaladan inagu cusub loo istimaalo arinta maanta waxay katurjumeysaa kartida qofku leeyahay meelwalba oo u jogo hadii naftiisa iyo rabi ba u ku qanacsan yaha walaalkaa waxaan rabi uga baryayaa cimri cibaado fiican adigan rabi haku xafido labada nololoodba
@ibrahimshuib934
@ibrahimshuib934 Ай бұрын
Wow kindly let's support this guy, he's doing a marvelous job. This place is good for touring and picnics. Kudos to this visionary man. The regional government of somaliland has to support such people. 👊👊👊👊👏👏👏🔥🔥🥰
@HassanMire-l2l
@HassanMire-l2l Ай бұрын
Masha Allah Geedi Sahan, nin culus raggeeedii, ku soco. Geedi Sahan shaqo badan iyo karti hufan ayuu muujiyey, waa in subscribers u qalma la gaarsiiyaa ilaa 500,000 ka hor dhammaadka sannadkan 2024 insha Allah.
@foodyarehussein3070
@foodyarehussein3070 Ай бұрын
Maansha allaah...mar in aan soo booqdo ayaan niyaystay ..waana qof ku dayasho wacan le
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 ай бұрын
Waa famley wejiyare cerigaabo Hyonimse ismail, Ragedii Tacan,pannel Solaire keliya Wit inventor kii ayuu u baahanyey, Ragedii
@layladheman6534
@layladheman6534 3 ай бұрын
Mnsha allah karti badanaaa walhi uu tabcaaday bal kwrn hadii uu qalab haysan lahaaa
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 ай бұрын
Haa Qalab ayuu U Baahantey keliya Iyo Pannel Solaire,
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 2 ай бұрын
Maxamed jamac wajiyare waa nin karmeed hawlkara xirfadle ah mufakar ah alle ha barakeyo masaajidkana halala dhiso ilahay darti bu isba udhisay
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 3 ай бұрын
What a great human being ❤❤❤❤❤❤❤❤ thanks Geedi Sahan
@hamdajama3809
@hamdajama3809 2 ай бұрын
Masha allh aabe wax tabcaday alle haku barakeyo❤
@Yaasiin1
@Yaasiin1 3 ай бұрын
Isaaqu waligoodba maskaxada somalida bay ahayeen
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 3 ай бұрын
Hadda maxay yihiin ?
@taammustafe147
@taammustafe147 2 ай бұрын
​@@xasansubagle3586hada wey nabdonyihin Ilahayba mahada le e maaad dhex marten
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 2 ай бұрын
Abaal-marin ayuu u qalmaa xaajigaasi; Alle abaalkiisa janno haka dhigo.
@mohamedsaid3552
@mohamedsaid3552 2 ай бұрын
Waxan xususta halka oo laba reer aanu ku deganahay ina wejiyare inadeerkii ina salax suuri allah ha u naxariiste.mohamed marka waxu ah gerashbay la socoda ahmed toor waxu ah nin karti badan allah ha la qabto tacabka .
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Mzha allh Alleh ha ku Barakeeeyo Adeer ❤❤
@Aamina970
@Aamina970 18 күн бұрын
Masha allah kartidii oo qof ah weeyaan rabi ha u barakeeyo
@mohamedahmedabdi9512
@mohamedahmedabdi9512 3 ай бұрын
Aad ban u soo dhaweynayaa Maxamed Wajiyare, waa nin isku kalsoon.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Allaha kuu gargaaro ummadda ayaad wax tar u tahay. Allahana kaa abaal mariyo fii Dunya wal Akhira. ❤❤❤❤
@hamsehassan8564
@hamsehassan8564 3 ай бұрын
Ninkan all video uu soo dhigo Wan arka
@katrajama2308
@katrajama2308 2 ай бұрын
Masha’Allah is very beautiful and real life❤❤
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Sanaaag waan jeclhy wllhi😢🎉mar uun wan booqan 😮😮i.a❤
@BirYar-y5m
@BirYar-y5m 3 ай бұрын
Qof. Kasto jecel sanaag wan jcelahy aniguna waxan u diyarsanahay inan so dhawayno
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 2 ай бұрын
Allaha ku garab galo ,aabahan wanaagsan ee maskadiisa tuujiyey,meeyku daysadaan madaxdan waalan ee qabiilka duleystey,wallahi anigu madaxweyne somaliyoo dhan xukuma ayaa u dooran lahaa,nasiib daro awoodaa malihi, wadaniga lasheego waa aabahan oo kale guul.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Meeshu waa Somaliland orod hagaajiso wadankaaga madaxwayne lahaanee
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 2 ай бұрын
@@TogdheerBurco-x3p doqon ayaa tahay somaliland waa somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ayaa naga dhexeeyo .
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@faadumoabdullahiibrahim5006 doqon ma taqaanide dabaal dheh kkkkkkkkkk faqasheey
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@faadumoabdullahiibrahim5006 car xasan sheekh hayimaado hargaysa liinta , halow muuse muuse biixi inaad ixiray may saxeexi kkkkkkkkkkkkkk
@siaragali1439
@siaragali1439 2 ай бұрын
Somalia wax ladhoho halkan lagama yaqaan afkaga uraya ka jeedi Somaliland
@amalidiris9641
@amalidiris9641 3 ай бұрын
Masha Allah..wa nin khair qabe ah ilahay cimriga haku dheereyo adiga iyo duriyadadana Allah idin barakeyo..waxatahay tarikhdi o socota..marki hore walaga shekayn jiray intas o qarni ka hore bu qofkasi asasay lakinse magalo ninki dhisay nolyahay wa i kaw
@abdullahiqaasim7120
@abdullahiqaasim7120 3 ай бұрын
Masuul aad ayaankaaga mahadcelinaya warbixintaan aad nala soo wadaagtay. Haseyeshe talo ayaa la isku leeyahaya ; heesta halkad gelinayso gabayo af-soomali ah inaad gelisi ammay ku wacanatahay. Xumaana shaqaysan maysid wanagi nala soo wadaagtay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Very talented man 👨
@RuunASMR
@RuunASMR 2 ай бұрын
Manshallah, this man is a legend 🙌 👏 🙏. Hats off to him 👏
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 2 ай бұрын
Msha allh geedi sahan
@ME024
@ME024 2 ай бұрын
It's truly amazing to see those breathtaking landscapes. I've been planning to travel after graduation for a while now, but I don't know how to start. I'm afraid of facing consequences as a girl. I really hope I can do it.
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 2 ай бұрын
Sister feel free no problem at all the region here is the safest place in Somaliland. You can't face any consequences.... hwbeen iyo maalin ayaad ku dalxiisi kartaa..
@mohammadHassan-fr5de
@mohammadHassan-fr5de 3 ай бұрын
maasha allah waa mahadsantahay.gelmudug waa inaa booqataa
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 2 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha kuu barakeeyo xoogaaga insha Allah ❤❤❤❤
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 ай бұрын
Somalida wanagsan no soo badi
@mubaarikzaytuuni9927
@mubaarikzaytuuni9927 2 ай бұрын
Mnsha allah Waa Nin Caqligisa Iyo Awoodisa IYO ilahay gaashaday
@juanway
@juanway 2 ай бұрын
Allahuma barik fi ahul sanaag wa somaliand ❤❤❤
@Raadadka.Taariikhda
@Raadadka.Taariikhda 2 ай бұрын
Walhi waa Nin buuq iyo qaaylo Karaystay hawa nadifa meel bila buqa waxan odhan laha somalida qurba stareska ku hayo meel Haloga dhiso walhi 7 cisho ayay cadi ku noqon lahayeen
@amalismail7772
@amalismail7772 3 ай бұрын
Masha Allah waa nin karti badan ❤meel qurux badana wuu ku noolyahy
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk 2 ай бұрын
M.a ilahay habarakeeyo adeero , geedi sahanna wuu mahadsan yahay ❤
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 2 ай бұрын
What a legend ninkani waakhatar ❤❤❤❤
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 ай бұрын
Illahayow. Dadkeena dalkooda jeclaysii dalkeenu qurux badanaa
@fardusali9432
@fardusali9432 2 ай бұрын
Manshalaah ilaahay ha kuu barakeeyo aamiin aamiin
@cabdiaadam199
@cabdiaadam199 3 ай бұрын
Geedi mashallah wxd so boqatay Maxamed waji yare zxb hore u sii soco weli mad gadhin dhulki ka sidarna qurux bdn muqalo qurux badn ka so samey zxb
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 3 ай бұрын
Dhulka legalize lagaa dhibo Iya waxoo u baahan yahay proper investment lagu sameeyo
@SagalAbdi-o5l
@SagalAbdi-o5l 3 ай бұрын
mansha Allah waxbarshan ka dhis diin iyo madiba insha Allah
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 ай бұрын
Mashallah nin Karti badan weeyi ninkani
@nimomohamed3937
@nimomohamed3937 2 ай бұрын
Allahumabarik nin xoogweeyn. Illahay khaiyr ha siyo
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 ай бұрын
Maxamed weji yare weeye maashaa Allaaah
@AliMohamed-kp1hm
@AliMohamed-kp1hm 2 ай бұрын
Maasha Allah Mohamed weji yare
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 3 ай бұрын
Masha allah si fiican oo xataa bilaa buuq ah ayuu nin kani u nool yahay runtii waana fursad ganacsi xataa meelahaas bilaa buuqa ah oo kalena waa sida ay u badan yihiin dad kan ree gal beed ku waxad arkaysaa family iska dagan tuulo bilaa buuq ah ❤
@amalismail7772
@amalismail7772 3 ай бұрын
Exactly nolol qurux badan ooo degan ayuu ku noolyahy ilaahay ha u barakeeyo
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 Ай бұрын
Wow 👍🏾👍🏾👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾 it's just amazing what human being can achieve if he really wants to 👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾👍🏾👍🏾 bravo brother 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 3 ай бұрын
MashaAllah waa muwadin wadaniya oo deegaankiisii camiryay ❤🎉
@asli1087
@asli1087 2 ай бұрын
Maasha Allaah
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 3 ай бұрын
Mashallah adeero maxamed weji yare Alle cimriga iyo caafimaadka iyo caqliga ba hakuu barakeeeyo
@Casee0
@Casee0 3 ай бұрын
Waa Legend Weeyi Abahaan
@Sacad.Official
@Sacad.Official 3 ай бұрын
Sanaag waa gobolka uguwanagsan Somaliland
@Geomahamed
@Geomahamed 3 ай бұрын
Soomaaliya dheh
@thefiber100
@thefiber100 3 ай бұрын
Waa Somaliland
@ridwaannagiibcali5235
@ridwaannagiibcali5235 3 ай бұрын
​@@Geomahamedsomalia hady tahy calankeeda lagu arki laha xoolow
@ftshmh4761
@ftshmh4761 2 ай бұрын
@@ridwaannagiibcali5235landtuba waa somalia 😂😂😂😂
@ridwaannagiibcali5235
@ridwaannagiibcali5235 2 ай бұрын
@@ftshmh4761 afka wd ka sheegan karta lkn cagahaaga ma so dhigi kartid sen ku yeelay😂
@DSOOGLE13
@DSOOGLE13 3 ай бұрын
SHAQO WACAN GEEDISAHAN HAWL ADAG BAAD HAYSAA FG: LKN MID AAN KUUGU DARO. 1.SU'AALAHA DIYAARSO KAHOR WAREYSIGA. 2. DADKA AAD WAREYSIGA KAQAADEYSID WAKHTI SII EY-KUGU SIIYAN XOGTA AAD KARABTO. SHAQO WACAN GUULAYSO.
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
Waxaan booqday godka kaliya ee ku yaala dhulkeena, oo uu dhisay gumaystihii Ingiriiska
10:58
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 120 М.
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 9 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 121 М.
BUURTA MUCJISADA AH EE DAALO ~ CEERIGAABO, SANAAG
40:29
Yonis Travels
Рет қаралды 9 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 136 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 759 М.
Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa
9:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 153 М.