No video

SAALAX QAASIN HAYAAN WITH LYRICS KABAN

  Рет қаралды 150,055

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 57
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 Жыл бұрын
Shaxdi jare taagan yahay Hadan irman lagu jaladin Afarey aan lagu jiq siim Jilbis weeye laba aflaa Ayyyyy cajaaip yaa salax dhaxal faneed
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 3 ай бұрын
Markuu dadku jiifay xalay jir baa da,ay an i helin Jug iyo onkod ban ku kacay Waxan jeedaaliyoon Jaleeco kedaaliyaba Dabaded ku jiciiray howd hadan jeenyo laaban laa hayaan Ku jaq siin laha jar iyo gebi beyga xigaa jid baa ka sokeeya dheer tala jiir bey gashoo jeegaan ban is daawanaa iyana jiilalku helay Maxay jiriirico daweyn Jaceyl miyay bi,in kartaa haduu lumay wada jirkii ilmada iga jabaqle iyo jileecaba an qarsado malaa janno wey hartee Naf wax jcli waa dhibane 2024 waxan kaa codsana.ina like ila dhaafin❤😎
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi Жыл бұрын
Hadaan jeenyo laaban laa Hayaan ku jacsiin lahaa Jar iyo gabibeyga xiga Jidbaa ka sokeeya dheer Alla maxay hees ku banaaan tahy macaankeeda waxaaa arky nin ku qayiley waliba qaadka oo kala bar u maraa waa aniga iyo zxpkey haashim oo ku sugan gobolada dhexe salaan gobeed zxpyaal team saaalx qaasim ❤️🖤👋
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk Жыл бұрын
hadaan jeer laaban lahaa dheh macnaha mar labaad
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi Жыл бұрын
​@@wacanmidia24-bc8nk adeer aday kaa qaldantahy ee bal dib u zax mahadsanid
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 8 ай бұрын
​@@wacanmidia24-bc8nk haddaan jeenyo laaban lahaa weeye walaal beydka ku xiga xagee geyneysaa markaad dhahdo jeer laaban laa
@Abdiwalixirsi-cu3jo
@Abdiwalixirsi-cu3jo 8 ай бұрын
Zxp qali xgee kaala soo xariiraa geediyow ​@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 Жыл бұрын
Alla maxay cajiip dhaftay heestani Salax qaasin waxaan jeedaaliyoon jaleeco hilaadiyada dabeed ku jiciiray hawl 😱😱😱
@AbdirahmanLaale
@AbdirahmanLaale Ай бұрын
Heestan 2015 ayaan bartay erayada oo ah kuwa culus marka laga yimaado waxaa cajiib ah laxanka iyo kamanka uu heestan ku ladhay Saalax Qaasim 🙏🙏
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 2 ай бұрын
Wah wah 23/6/2024 waa markii igu horeysay aan maqlo heestan saalax qasim mhdsanid isdudio deedi shabow
@ismaanxasan944
@ismaanxasan944 Жыл бұрын
Ileen jibin qaraxda iyo Danab subax jidhidhiq yidhi Jirkey ku xanuujiyaan Jaceylkuna waa sidaad
@aminaserar9449
@aminaserar9449 2 жыл бұрын
Ereyayo xikmad & macno ku fadhiya❗
@aminaserar9449
@aminaserar9449 2 жыл бұрын
Waah Waah Waayo 😍 qofkii u soo joogay baa garan kara waqtigaas oo dhalinyaradu wadaageen Jacayl dhab ah oo dhiig lagu qoray 💗😻😍
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk Жыл бұрын
haa ugaas dadka maanta waxaas waxba kaga ran mayaa cidii garanbaa garan cidaan aqoona loosheegi maayo
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi Жыл бұрын
​@@wacanmidia24-bc8nkwaa hees aan jeclhy zxp heeskani
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 10 ай бұрын
Anaku qax iyo qaxointigu jiniifa ila balayay ayaan ka xasuusta kadibna baraf ayaa iigu xigay
@mahadisse5287
@mahadisse5287 8 ай бұрын
Ilmadan iga jabaqda liyo Jaleecaba aan qarsado 2023
@zamzamabdisalan1078
@zamzamabdisalan1078 2 жыл бұрын
Jacaylka miyey bi'ikarta hadu dhumay wada jirkii🥺🥺🥺
@omerapdi1903
@omerapdi1903 2 жыл бұрын
Xorkii lagadhamay xagagii iyo xasuusba gela lagu xergeya hestan subax aniga iyo nin an saxibo nahay oo wada jabanaynayna igeyay hestani ilahada wan kahadhi layahay ereyada kahelay kolay salax qasin ayaa ereyada iska le sidan umalaynayo haday cidkale ledahay hala iga jahil tiro🙏🙏
@mohameddeeqmire3104
@mohameddeeqmire3104 Жыл бұрын
Saalax qaasin soo badi bro
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn Жыл бұрын
Haduu lumay wada jirkeeni Jacaylku miyay bi'in kartaa💔
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 ай бұрын
Alla maxaay hees daftaay waxa fahmii karo nin hawadaa kujuura aniga iyo saxbkey Hassan ayaa jawii ficaan kuqadaani hestii salax qasiim😮 dhulidkaa mombasa 11/5/2024❤
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Erayadii abwaankii reer buuhoodle cabdilaahi A fariid
@Shihaab464
@Shihaab464 Жыл бұрын
abdullahi cabdi fariid buuhoodle kaliya malaha waa abawaan 5 somalia iska sax qoraalka sxb thanks 🥺
@XuseenHaybe-i2y
@XuseenHaybe-i2y 26 күн бұрын
Waa astaamaha jacaylka inuu ku tuso yidiilo iyo rajo misena kuu saawiro jawiyo kale oo cabsi cabsi Markuu dadku jiifay xalay Jirbaa da ay aan i helin Jugiyo onkodbaan ku kacay Hye maxaa xigay ila fiiri Waxaan jeedaliyoon Jaleeca hilaadiyaba Dabeed ku jiciiray hawd Wuu anba bixiyay hadan cabsi ayuu u muujiyay macquula Hadaan jeenyo laabanlaa Hayaan ku jacsiin lahaa Jar iyo wabibayga xiga Jidbaa kasokeeya dheer Hadana xaal rajo beela ayuu galay Talana jeerinbay gashoo Jeegaanbaan isdaawanaa Iyaba jiilaalku helay Miyay jidhiidhico dawayn Jacayl jacayl jacayl Haduu lumay wadajirkii Jacaylka miyay dawayn Hadana go aan raganimo oo rejo yari ku duugan tahay ayuu qaatayfiiri Ilmadan iga jabaqle iyo Jileecaba aan qarsado Malaa jano way hadhee Jacaylow aabahaa was qofkuu helaa yaqaane sawkii lahaa kol hadaanu soo marin ayaa baraya caashaqa abwaankii waynaaba Wuxuu hadana heesta kaga hadlay waaqica jira hadii qofka la niyad jabiyo inaanu adayg iyo geesinimo toona furdaamin karin Qalbigi sahal loo jabshaa Abaar jaah saartay Wakhtiga uma jilib dhigee Ileen jidib qaraxday iyo danab subax jidhidhiq yidhi Jidhkay ku xanuujiyaan Axsan caleek bal fiiri wakhtiga jacaylku ku haboon yahay hadaan laga sal gaadhin waa khatar kale oo meesha taala Shaxdii jare taagan yahay Hadaan irmaan lagu jaladin Afaray aan lagu jiqsiin Hayeeshe jalaqle oon Arkayaa jidhaan aan biya lahayn Qamaanka la joojisee Heestan waxba lagama qaban karo yaa xabiibul maalaayiin mucaashaqiin illaaliya qalbiyada aadamaha rag iyo dumar kii uu noqdaba
@omerapdi1903
@omerapdi1903 2 жыл бұрын
Qalbigii sahal loojabshayeey abar jaha sartayiyo wakhatiga uma jilibdhigo
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 күн бұрын
Still2024 ✅️ Time 04:20 27/Aug/2024 hwen supxnimo talado hddi aad iga dambeeyso like 👍 ❤️‍🔥
@qarashofficial6915
@qarashofficial6915 3 жыл бұрын
Asxaabta meshaa calamad ? Saarteen ma aqoon wayseen xidigii dibayee haduu nuuraye wajibkiisa gudanaye jage aan badinaa waaye kusoo dara ♥❤
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk Жыл бұрын
way fahmi waayee gudoomiye waadse usheegtay
@AQOON-KORODHSI
@AQOON-KORODHSI 4 ай бұрын
Cir-jiidh xidigii dibaday Haduu haduu haduu Haduu luray waajibkii Jagi an badinayeey
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 Жыл бұрын
Jeegaan baa la dhahaa Ereyada waa C/laahi Cabdi Fariid Laxanka iyo Codka Saalax Qaasim bishii 8aad 1990
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk Жыл бұрын
wax garta waala waysanaa adigaa sheegay
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 8 ай бұрын
Yoonis sxb mahadsanid waad noo faaiidaysay qof noosheega cidda erayada leh waa la waayey. Mahadsanid wll
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 2 ай бұрын
2024 bn dhagaystaa weli heestan
@abdirisakaar9890
@abdirisakaar9890 3 ай бұрын
Wakhtigu wuu is guraya Habeen igu xasuus ah 15. May.2024
@Eye.252
@Eye.252 3 жыл бұрын
Heeso macaan
@ismaaciilsiciid3139
@ismaaciilsiciid3139 Жыл бұрын
Good song
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 ай бұрын
Waah waah 11/5/2024😊❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Ай бұрын
Intaan sexaan waaye saan isku roog roogayay markey hurdo igu so dici weyse ee aan so toose bey hestan igu so daacde eee igu so dacde . MARKU DADKA JIFAAY XALAAYEEE JIIR BA DA.AAY AAN II HELIN JUUG IYO ONKOD BAAN KU KACAAYEY
@aliyusuf-to5jd
@aliyusuf-to5jd 7 ай бұрын
Salax q asin heesta ayaan
@cismaanshiico
@cismaanshiico 7 ай бұрын
❤ ax yaa hees
@wacanmidia24-bc8nk
@wacanmidia24-bc8nk Жыл бұрын
heeta cidii samaysay lkn maxaad usheegi waydeen ?
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO 4 ай бұрын
Isagaa leh erayada salax qasim
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 4 ай бұрын
Cirjiidh xidigii ribaday hadu duray wajibkii
@SharmaakeCabdi-jp4cp
@SharmaakeCabdi-jp4cp 6 ай бұрын
Wowi
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 жыл бұрын
Cirjiidh
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Waxaan jeedaaliyoon Jaleeco hilaadiyaba Dabeed ku jiciiray hawd
@cilmiaxmed7448
@cilmiaxmed7448 9 ай бұрын
@abdishakurhashi4009
@abdishakurhashi4009 9 ай бұрын
Good
@aliyusuf-to5jd
@aliyusuf-to5jd 9 ай бұрын
Download
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@cilmiaxmed7448
@cilmiaxmed7448 9 ай бұрын
🎉
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 222 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 40 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 5 МЛН
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 160 М.
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 314 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 109 М.
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 941 М.
BEST KABAN QAACI AH SAALAX QASIM
9:00
SUPER EAGLE
Рет қаралды 111 М.
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,7 МЛН
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 189 М.
Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics
8:32
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 624 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 40 МЛН