Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics

  Рет қаралды 604,040

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 706
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 3 жыл бұрын
AUN Fanaaaan aaan aaad u jclhy... lkn heestaan waaa igu cusubtahay, manta ayn wiil an sxbo nahay status kisa whatsAppka kusoo arkay waaan ladhacay runtii..3 weeks bayna KZbin-ka Jirtaaan Sidan arkaaayo.....heestaan waxa fahmi kara qof jcl soomaray...Aniga waxa isoo maray is untold story runtii....Salaaam inta iga danbaysa👋👋👋
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Bashka noor extaly sidaa weeye intii dadka qalbi le ee jacayl dhaba soo martay jacayl iskuma jiree baa dareemaysa heeskan
@mahamudkidhiye2161
@mahamudkidhiye2161 Жыл бұрын
Adhigaa dhidheee koraahaa inaad igaa kor qadhee. 😭 Legendary Somali singer cumar dulee
@najiibali9960
@najiibali9960 Жыл бұрын
0000
@shiineqaliili8639
@shiineqaliili8639 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@wahbilevy8590
@wahbilevy8590 10 ай бұрын
❤. A song full of love and remembrances. ❤
@Abdikadar.
@Abdikadar. 9 ай бұрын
Ani uun iguma koobne Qofba kaalintiisuu La kulmaa jacaylkee😢 Igu diiday kooraha Inaad iga kor qaadee💔 Aun cumar dhuule waa fananka kaliya xanunka jaceelka iga mayrsiyay heesahiisa waa wada qalbi taabad😢 Qof walba oo cidlo looga tagay ama ani camal qof aan u qalmin naftiisa raaciyay oo calafkisa wax ku wayay waxan u rajeynaa nolol qurux badan ❤ Heestan waxan dhageysan haya waqti galab ah Taarikh 10/10/2023 hadad qoralkeyga aragta waxan ku rajeynaa walal ama walshey ka tagtoonow dhowr wajile yasha❤🙋‍♂️
@nahwoahmed4133
@nahwoahmed4133 8 ай бұрын
Walaaaal😭💔
@faadumaaragsan5431
@faadumaaragsan5431 8 ай бұрын
Ax 😢🥺 Lkn waxwalba waa usabreynaa qofka daacada ah whu dhibtoodaa ugu dambeyn wa kii guuleesta 1 September 2023 waa malin aan ka samray qofkaas😢
@nahwoahmed4133
@nahwoahmed4133 8 ай бұрын
@@faadumaaragsan5431 baayo is adkee wllhi qofaa jeceshahy go an ka qadashadisa ma sahlana😭 Ani marka is dhaho go an ka qado asa isoo xiririnaya oo iwanajinaya markas baa naf wax jecelaa ahee udabcayaaa oo dhankiisa ulaba 2bo malin kadib isla qalbi Jackie ban la kulmaa😭😭💔💔💔
@Abdikadar.
@Abdikadar. 8 ай бұрын
@@faadumaaragsan5431 insha allah waa guleysan doona sidaa daacad ugu ahaa qof ugu ah inee heli donin ba rajeynaa samirka aan iska badsano qof bani Adam ah uma duloobi karnee✊
@Abdikadar.
@Abdikadar. 8 ай бұрын
@@nahwoahmed4133 iska ignore gare abyo ee naftada ka taxadar dadka laba wajiile yasha waa soo baten guulbana ku rajeynaa qofna ha isku xirin aan Allah aheyn 😍
@FahiimaMohamed-wd2yo
@FahiimaMohamed-wd2yo 4 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysana hbeen sabti so galyso 3/2 /2024😢😢 mar aan bogsado baa hlkan kusolaban😢😢 inta iga danbeesa like iisara😢
@abdallamohamed5941
@abdallamohamed5941 4 ай бұрын
Anigu isbitalka wan ka bxy waxan ogahy waxa ka horeeya illah hakula jiro wlshey😊 stay strong 🫡
@FahiimaMohamed-wd2yo
@FahiimaMohamed-wd2yo 4 ай бұрын
@@abdallamohamed5941 wax se ah baiga horeya
@abdallamohamed5941
@abdallamohamed5941 4 ай бұрын
@@FahiimaMohamed-wd2yointa bogsaneysa waqti adag ah marka adkeysi bdn ka horeyo hadan qofkagii ku garabin
@isteelkaxamar4039
@isteelkaxamar4039 4 ай бұрын
😂😂
@FathiOmer-zj7vf
@FathiOmer-zj7vf 4 ай бұрын
Axey axey 2018 up to now me sick 💔
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 20 күн бұрын
Faanaan haduu jiro waa cumar dhuule cali adigoo xalad kale ku jira mid kamida hesahiisa hadaad dhagaysato waad daawoobeysaa waxa ilaheey hibo usiiyay cod macaan iyo gacan kasii macaan cumaroo kale dunidaan laga heli maayo waa fankii oo aadmiya allha unaxristo cumar dhuule waxaan daawanaya 2024 in kenya 🙏🫡
@updysaidjama5869
@updysaidjama5869 10 ай бұрын
Heestaan naftaan ku sasabaa Dumar iyo haasawahood waan dhaafey inta iga dmbeysaay jecylka iska dhaafa jaaaw😢👋
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 9 ай бұрын
😢😢 maya wllo aaa ha oran wlhi anba ruux aan ujeclaa iniyad jabiyay hdna Alxamdulilaah ❤
@abdinejibmohamed8142
@abdinejibmohamed8142 9 ай бұрын
Waan iska dhaafnay sxb
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 8 ай бұрын
Zhp isku midnahay anba waa iska dhafay dumar iyo warkoodba 🎉
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 8 ай бұрын
@@aymanmusic6721 wllo saas hadhihin 3 xiriir ayaa iga bur buray oo waliba wiilal wanaag aab ku tuhmaaye sixun igaleen hadana maquusan doono
@Maxchama
@Maxchama 8 ай бұрын
Dareenkii na mataaneeyay aniga iyo gabadh aan aad isku jeclayn oo Tufaax la dhaho ila hada oo 18 sano laga joogo ayanan ilaabin, jacaylkayagaas guul daraystay midkaayana midka kale kuma eedeeyo kumana dhaleeceyo sababtii burburkiisa, ilaa hadana wn wada xidhiidhna anaga oo reero kale leh, qadartu way dhacda asxaabeey ee yan la iloobin wanagii badna ee gabdhahaas aad kala kulanteen kuna jeclaateen. Salaan gobeed ayan idinku dhaafay.
@mawlidhussein3314
@mawlidhussein3314 4 ай бұрын
Heestaan waxaan dhagaysanayaa anigoo dareemaya miraha iyo laxanka waayo waxaan lakulmay tariikh rag badan soo martay waana jacayl guul daraystay oo naftayda gubaya 4 sano xariir ah kadib ma ilaawo Xafso Nuur iyo xariirkeenii soo jireenka ahaa ee calafku burburiyay waayo qadarta ayaa muhiim ah in la aamino waana ku qanacsanahay wixii illahay qoray oo kala fogaanshaheena keenay😢
@user-de4do9dy4m
@user-de4do9dy4m 4 ай бұрын
qalbiyo bdn oo isku dhow ayuu kla geeyey calafku
@abdiazizmohamed8190
@abdiazizmohamed8190 4 ай бұрын
Wax walboo dhaca qof qofka uu jecel yahay kama tago ee waayadaan dambe jaceyl sax ma jiro waa un dangaar waa laysku danbeysaa sxb😓 Mxa qalbiyo jaceylku ka dhab yahay meel cidla ah looga dhaqaajiyey 😑
@aadanmahad2989
@aadanmahad2989 Жыл бұрын
Markii laga yimaado alle ( swt) Aun cumar dhuule wuxuu qofka kaliya xanuunkii jacylka iga Mayry heesihisa wlhi waa fananka aan is leeyahy waakii ugu Fiicna all time❤✊
@Mumtaskaysse
@Mumtaskaysse 4 ай бұрын
Runti markan qisoyinka iyo falaooyinka kala duwan ee commentiga akhriyayy waxan igaday inay samalidu wada bukan socod cashaq yihiin 'Oh🥺💔 inta jcylka loga baxay niyadana laga dhawacay logana tagay sabab iyo sabab la.aanba waan idinla dareemaya dhibka iyo xanuunkay ledahy rabi qalbiyada hayno qabojiya samir buuxana haynaka siiyo kuwii inaga tagay badal khayrqabana haynogu badalo waad bugsan doontan I.n😢🫂💔 hadad iga dambayso like isar wll 🥺
@CsA-wq9se
@CsA-wq9se 4 ай бұрын
amiin Byo😢💔
@FathiOmer-zj7vf
@FathiOmer-zj7vf 4 ай бұрын
Magacaygu waaaa updyfatah Nasiib laawe Tani waa qisadayda jacaylkii kala jabey 10/01/2017 aragtii jacaylka nachah 😢 anigoo ardey ah 4form Waxan jeclaadey gabadh fasalka 7aad ah Oo aanu isku xaafad nahay oo wax yar noo jirta Kadibna inaantas sidan muuqada iyo cdkeedaba u maqlo waxan u fadhiisan jirey Wado ay soo mrto markay tagayso iskoolka 7:30 am iyo 9:30am oo nusasaca ah iyo 12:pm oo rawaxada ah Kaliya i taas waxan u samaynaya inaana arko bes Wadada ay inntu somarayso Ayeydey ayaa tukaan ku leh kadibna Tukaankaasban hor fadhiistaaaa Waxan sidii ahaadaba oon ku dhici Waayo la Hadalkeeda markii danbe intaan Wadnaha adkeeyey ban la hdley Oo ay lnbrki ii qortay kadibna Halkii ban wx wlpa ugu shegey Yaduna ugu horeyntii imey xumaynba Way isoo dhawaysey wayna i aqbashey Waxan mudo soconaba Aan haaswnaba jcylkuna Mrkuu ugubka yahay wx ka mcn malaha Oo ka xiiso bdn ma jirto Habeen wlpa waxan callka qabsana 10ka ilaa 4ta habeenimo Wxy sidii ahaataba jacaylkii igu sii maax iigu beer jidhkooo idil Iikala dhig qayp qayb Igu noqoy mahiigaan Gooptu waa hoygii fanka iyo mucaashaqiinta Caasimadii hargaysa cadey ❤❤ Inantu waa isaaq sacad muuse Aniguna waxan ahay gabooye Mrkan inantii 2sano wada soconey Ayaan ku dhahay waxan raba Inaam is guursano hawiwi Waxay igu dhahdey macquul maaha Maxaa dhacay ayaan iri nachah Waxay igu dhahdey abdifatah ma suurta galayso Side ayey wax u jiraan ayaan iri Anigu jacaylka ayaa i ilowsiiyey Cida aan ahaaaba 😢😢😢😢 Axey ax jacaylka xanuun bdna markaaa lagaga baxo Wxy igu tiri abdifatah miyaadan ogayn Isma gayno Markay kalmada tiri meelba I hiq tiri wlhi ilaa imikana ima pogsan Wzn ku iri nachah adiga miyaa saasba ileh Wxy dhahdey kuma odhane waa wax jirey Ab ka ab inagu isma gayno Ma sidaa ayaa go aan satey ayaan iri Waxay i dhahdey haa Abdifatah waxan ku rajaynaya Nolol cusub wll Waan yaabey inanta mxy sidan u smaynaysaa ayaan iri Waan baadhey kadibna waxan ogaadey Iney macalinkeedi Xidhiidh isla bilaaben oo aya jeclaatey Kadib 6 bilood ayaan bukaan aha oon xanuusanyey oo ay xaafada wx igu dhacayba garan waydey Qalpuga waxa igaga baxay dab aad arkayso qalpigana xanuun wlhi bdn ka daremeeyey Indhaha ilmo kulul ayaa iga socotey Jidhka kabuubyo iyo kulayl Oomatdii waanka go ay Oonkiyo iyo biyo wanka tagay Hurdo haba sheegin waxan noqdey Maqane jooga Heestan ban buuga xasuus qorka ku qorey Barnidaan jeclaaday igu beertay caashaqa boga iyo wadnaha iyo beerka igaga taalay baahida kalgacalkiyo boholyowga aan qabo naftu kuu basaastoo bogsan waayey awgaa adiguna badhaadhiyo barwaaqaad la jiiftaa anna boogtii caashaqa waxaan ahay basteeyoo barkintaan dul alaa Barniyey adduunyda intaan baaqi noolahay qalbiga kama baxayside waxaad tahay badhkeygee berigii aan kulaniyo barashadii tix galiyoo balantii dhexdeeniyo wacad kii ha baal marin adiguna badhaadhiyo barwaaqaad la jiiftaa anna boogtii caashaqa waxaan ahay basteeyoo barkintaan dul alaa Kadib haben ayaan waxan 3dii tagay Masaajidka waxan tukadey salaatul lyl Waxan ale ka baryey inuu qalpiga ii qaboojiyo Oon ka maarmo jacaylkaas Waagi markuu baryey ilaahay waa iga shaafiyey dhamaan xanuunadiii Aan tabanayey kaliya waxa igu hadhana jacayl keeda oon lhyn xanuun kaliya ah xasuus Kadibna markale waxan buugaygii ki qorey heestan Lilaahi baan kuu ahaayo Lilaahi iimaad noqon adigu Labbo ruux is jecel oo La'isku xantaa ahynee Liibaan ma leh aduunyadu Laakin kaama filaneen Laxawga caashaqa kama ladnaaninee Laabtaan kugu haayaa weli Labo amaannin ereyadaada Waxa la ooyayaayaa kaama maarmo walaalnimo Lamo xujeeyo qof ku jecel Lama ilaawo barashadii macaaneed Xubbi loolal badan baa Muddo badan ilaalsaday Lamaano is raba oo Lagu dmhirtaan ahaynee Iga daaa lugooyada La'aantaa maladayeee Laxawga caashaqa kama ladnaaninee Laabtaan kugu haayaa weli Labo amaannin ereyadaada Waxa la ooyayaayaa kaama maarmo walaalnimo Lamo xujeeyo qof ku jecel Lama ilaawo barashadii macaaneed midii aad hurdada uga go’daye gama kuu diiday midii aad gayaankaba unac daye garabka eegaysay midii nabarka kuu gaysatay halista u gaadhay galabtaba hadii ay kaa tag tayoo gacanta ka taagtay nacas eehadi ay kaa tag taye gacanta ka tagtay hadaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaye nafyahay guuldaradu haysata hay gunuunucin dheh Inanyahay awoodeysate Diide amarkayga Inaan yahaya abaalkan U galay gudi aqoon waydey Inan yahay intayda xun farte Fulinin eeshayda Aramidan i haysiyo Naxligan jiifa adhaxdyda Murugdan badnaate intaa taale cagahayga Niyadaydan aaya xune Agagas deegaanshey Ma ilaawo nooluhu Wuxu yeelo aadmige Maanta iga adkaato Wakhtigu aabo ki noqey Nasbigii albaabada fureypa Aaayer soo xidhye Nabsigaad gashaa Waadanbu kugu gadoodaye Intaa waku daba gaanbiya Gaadhna ka yahaye Gabashuu dabadeed kugu Dilaaa kuguna gaadaaye Waxad gaystuu kaa gura Goor iyo ayaane 😢😢 Axey ax mxn jacayl nacay Iga raali nqda qoraalka waan badiyey anigo ilmaynaya ayaan so qorey inta in ka bdna qan qori kaei waayey oo gacmaha ayaa i daaley 😢 Hadaad iga danbayso isoo booqo wll 04/03/2024 habeen isniin ah Saacada 02:14 am Wxn jooga Tunisia midniim waxan ahay tahriibe wxn sugaya bada waxan rabaa inaan ramadaanta baxo Insha allah 😢
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 Жыл бұрын
Dadka halkaan soo booqtay waa dad wada bukaan socod ah oo qalbigu dakhran yahay. Waxaan idiin rejayn kabasho. Illaahay waxaan ka beryeynaa in uusan qalbigeena naga siin qof aan u turayn oo aan u jeclayn sida aan anagu u jecel nahay oo aan la daryeelayn🤲
@abdifatah3820
@abdifatah3820 8 ай бұрын
❤waleee wa runtaaa😢😢
@haajaraisse730
@haajaraisse730 Жыл бұрын
Hada 2023 dhagestay like sar qof jecel ku dhacay le dameri kara😢
@itz_abdi
@itz_abdi Жыл бұрын
😊❤
@akhyaar11
@akhyaar11 Жыл бұрын
@@itz_abdi aad io aad
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 9 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@user-jr1fe7bu3l
@user-jr1fe7bu3l 7 ай бұрын
Hda ayan macsalameyay qoftan jclaa 😢cwo thy jimco 2023
@haajaraisse730
@haajaraisse730 7 ай бұрын
@@user-jr1fe7bu3l sory
@user-vw5dt3bg4q
@user-vw5dt3bg4q 4 ай бұрын
Sacad 5:43 galabnimo jumca 1/3/24 salama inta IGA danbeysa🙏
@daweya12
@daweya12 Жыл бұрын
Ma ka yaabi doontaa Anigoo karkaba dhigay Inuu kaabigaagiyo Soo dago korkaagoo Dibna kaala kowsado😢 Erayadaan waxan usoo laaban doonaa anigoo bogsooday insha alh 2023💔😭✌🏼
@faraxcabdi2275
@faraxcabdi2275 Жыл бұрын
Plz ii micnee Wll waxa kawado
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 9 ай бұрын
Macnee
@jamacfaraxcabdi4793
@jamacfaraxcabdi4793 9 ай бұрын
Waxa laga wada marku jecylku dib kaaga soo baxo ayad ugan don't xunkis😢
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 7 ай бұрын
😂😂xun waye walhi
@drslaila1426
@drslaila1426 7 ай бұрын
​@@faraxcabdi2275wxu kawada qofka wax jecel marku qalbi jabo o jaceyl ku kuqabay ilababo, kofki klena inu dib kajeclado
@abdiabdilahi793
@abdiabdilahi793 7 ай бұрын
Xalay ayey meel cidla igaga dhaqaday wana cafiyey anigu 💔🥹
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Who is listening 2024 😢💔😩
@najaxaxmed2384
@najaxaxmed2384 4 ай бұрын
Kulamid ahy 2024❤
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial 16 күн бұрын
Heestaas waan qiiroodaa markaan arko meel ay ka daaran tahay gabar aan jclaa waqti dheer calafna nakala waday baan ku xasuustaa markaan maqlo😢😢
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
Marku jaceyl kuhayoo oo gacalisadaad kala harteen sababtuna iyada lehayd, kadibna aad dhagaysatid heesaha cumar dhuule iyo shay mire dacar wlhi qlbi xanuun kasii qaadaysaa
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 Жыл бұрын
Geesi hadaad noshahay gulbaan rajaynayaa
@Cawonour-is4fj
@Cawonour-is4fj 8 ай бұрын
Alla waayaha jaceylku dhibaato badanaa., waa habeen axad sii baxeyso oo isniin soo galeyso insha,allh waxan si quus ah u dhegeysanaayaa heeskaan cajiibka ah anigoo jooga qol aan wax sanqadha laheyn nalkiisana aan iska bakhtiiyey bal qayaas qofka ku guuleysan waayey qofkii uu dunida ugu jeclaa. 5/11/2023😢 8:51 Makhluuq kasta oo ibnu aadam ah rabigey ha siiyo qofkii kheyr ugu jiro. Alla ragow mxd dumar jaceyl uga baxdeen!. waxba kama faa,iidi doontaan aan dhib ka ahyn.!🤦🏽‍♀️ Caawa uun bn go,aan gaadhey wlhi waana ka tegey wax waliba oo aan dhibaato ka marayey😢 waan soo booqan doonaa qormadaan anigoo bogsadey insha,allh😭
@mahidhelmi9442
@mahidhelmi9442 8 ай бұрын
Dhib walba dunnida korkeda Yallo wu dhamani insha allah adna mid ka qeyr badan ayan alle wayne ku waydinaya🙏🏿
@Cawonour-is4fj
@Cawonour-is4fj 8 ай бұрын
Mahadsanid ina adeer.
@sharmaakeahmed1039
@sharmaakeahmed1039 7 ай бұрын
Dhibka laguma waaroo qofna dhaxal uma laha wll waxan kuu Rayaynayaa farxad abid waarta❤
@XaaworuushCali-og5yz
@XaaworuushCali-og5yz 4 ай бұрын
20/5/2020 habenimo. Sabtiya ayaan. Iska tir tiray jaceyl oodhan Allena. Gacanta udhigtay alxamdullilahaa waa gulaystay Qofkastana oo ladaala dhacayaana waxaan urajayn. Nolol wacan.
@Cawonour-is4fj
@Cawonour-is4fj 4 ай бұрын
⁠​⁠@@XaaworuushCali-og5yz 💔😩 Iii soo duceeey ina adeeer. Nolol qrux bdn bn kuu rajeynaayaaa.
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 5 күн бұрын
Heestan waxan ku dhagaysananayey degmada lanqayrta ee xarshin waanan aad u jecelahay ❤ Ani uun iguma koobne❤ Qofba kalintiisu l❤ La kulma jacaylkee❤ Waayo waayo Waanu iso maray mid aad u mcn oo xariis Badanaa ❤❤❤❤❤❤❤
@abdihindi8722
@abdihindi8722 Жыл бұрын
Qalbi kasta wuxuu dareemaya qalbi kale oo u jeclaa misan waqtigu kala durkiyeey nolooleey macanida marka garabkaaga la jogo 😢😢
@KhadraFarah-lz6ot
@KhadraFarah-lz6ot 8 ай бұрын
Jacyl ma jiire Ina been laysku sheegin
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 4 ай бұрын
Heestan waa hees aan jeclahy wxaan dhegysanyaa 4/3/2023 hbeen isniina oo salasi soo gelyso 11:31 wxay ixasuusisay wax bdan runtii cawa darenkygana way bedeshay 😢 wan ku jeclahy ismaciil wanan ku jeclan donaa inkastoo an khaldyo bdan kaa glay hdana wan ka qoomamynyaa adna iima qabatid wxan kgu mahadcelinyaa intaa alle ha inga kuwii jcaylkoda ku gulaysta kolay wax kasta dhib iyo dheefba wuu leyahee😢❤🤴🤲
@sharmaakeahmed1039
@sharmaakeahmed1039 7 ай бұрын
Ani uun iguma koobne💔 Qofba kaalintiisuu 💔 La kulmaa jacaylkee😮 Igu diiday kooraha inaad iga qaado💔❤ Heestan waxa dhagaysanayaa 2:45 habeenimo 29/11/2023 anigoo safar ah
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
Mar labaad Ayaan Soo booqdey chenillkan waayo wan ku raaxeystaa heesaha noocan oo kale Ah Marka Aan wakhti igu filan hayso waxan Idinka Soo salaamyaa Cariga germany 🇩🇪 gaar ahaan Magaalada Hamburg Nolol waarta dhamantiin waa Anigoo ah GUDGUDE Cumar dhuule Alle SWT ha u naxariiso
@labbelgaming123
@labbelgaming123 3 ай бұрын
Qof kasto qofku jcl yhy illhy hau sahlo amiin Comentgaan hal sano ka dip uso laban doona iso duceeya inuu illhy riyadayda ii rumeeyo amiin🤲👋
@user-gi9un9uz7b
@user-gi9un9uz7b 3 ай бұрын
Insha Allah walal hal sano kadib iyo nolol qurux badan ku rajaynaa ❤
@mowlidwarka2949
@mowlidwarka2949 2 ай бұрын
Qiso jacayl ani iyo gabar aan jecla na dhex martay 😢fanaanku waa cumar. dhuule magacaygu waa ayuub ayadanu magaceedu waa ifraax 😢😢 waqtigan arkayna waa 10.02 meeshan ku arkayna waa galkacyo ana waxan la socday dhalin yaro ciyaartoy ah oon u aha kabtan 😢 waxan dareemay inay tahay qofki aan nolasha la wadaagi laha tahay 😢 waxan damcay inaan la hadlo lkn waxan ka baqay qalad inay ii fahanto lkn nasiib wanaag wiil dhalin yara ah oo reer galkacyod ah ayaa ku iri sxp qofta ka waran wlhi waa qof shidane markasu sxp qoftan mida sxipo nahay bay is yaqaanan anigi waaba farxay isla marki ku iri sxp side tellkeda ku heli kara wuxu iyiri sxp qoftan ana lanbarkeeda kuu keenaya haye baan iri wana ka soo tagay waxana soo aaday garawe marki aan xafadaydi imid ayaan wacay wiilki waxana ku iri lanbarki maheshay haa ayuu iyiri waxayna ahyd maalinti igu farxada badnyd waan wacay habeenki marki lagaaray 😢waliba 7.50 waan lahadlay codkeeda ayaa iqaaday waxay ahyd gabar qosol badan waana si jecladay aniga dhan. Waan is. Badalay aniga dhan waxana noqday gooni socoda waxana usheegay arinkayga iyo dhibkayga mudo waxan saa uwada socono waxan goo.aansaday darteed soo aado galkacyo lkn habeenki aan joogay ayaa xabsi ku galay waxana ku jiry mudo bil iyo bar waana la isoo daayay waana soo wacay waana usheegay arinki iqabsaday 😢 Waan ka xumahay kaliya. Bay itiri ana waxan dareemay inaan ilaa hada kaligay wax jeclahy Waagi danbe ayaa aabe gabar idoonay anigi waan diiday darteed gabar ina adertay inaan is guursano waan diiday darteeed😢 Ugu danbayn waxa la igu daray ciidan bs waxana dareemay inaan heli doonin qof i ilaashada waxana ogaday inaan dunida kasi baxayo marke ayadana waan usheegy in ciidn la igu Daray waxana iri iga war hay waxayna itiri ka joog lkn ma ahayn midan ka joogi karay 😢 aabahay ayaana igu dhiiri galiyay Waxana hada jooga xerada ciidanka birina dagaal ayaa gali rabna marke asxaabey. No soo duceeya ani iyo ciidanka😢😢😢😢😢
@ShugricanoyShugricanoy
@ShugricanoyShugricanoy 5 ай бұрын
Waan idin salamay dadka 2024 dhageeysan doona👋🏾🤗
@naimadahir519
@naimadahir519 4 ай бұрын
Oron maayo kadabaa intaad kali u,nooshahy umashega karo oo xishoodaa i dilooday ilhy xishoodkyga wax qeyr qaba ha iku siiiyo😢😢😢 2/3 2024 maalin sabtiya sacada 7:20
@iffrahmohamed
@iffrahmohamed Жыл бұрын
Maka yaabi doontaa anigoo karkaba dhigay inuu kaabigaagiyo so dago korkaagoo Dibna kuula kowsado💔😭 damqashiyo xanuun daranaa la kaliyoobida jacaylka iyo dareenka dhabta ah🤦🏻 Dhaqaajiyaha Qalbiyada la dhaawacay Boqorka qaaciga Cumar dhuule Ali may Allh have mercy on him
@inadabcasar5861
@inadabcasar5861 Жыл бұрын
@mohamedabdulahigurey41
@mohamedabdulahigurey41 Жыл бұрын
Cumar dhuule cali (AUN) wa fananka kaliye Aan dhageystay marka Ku jiray wayaheygii Adka Ee gabdha Aan jelaay waaye manta Waxa umleynaa ineey hooyo noqotay Ana wali Aan xariir kale yeelan xitaa Allow xafid meel walba eey ku noshahay walina sidii An u jeclahay qalbigeyga kama Go’in🥺💔🤲
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 Жыл бұрын
😮
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 ай бұрын
Isku mid ban nahay walal💔😭
@Abdi-AzizYusuf
@Abdi-AzizYusuf 4 ай бұрын
04-March-2024 8:30pm Anigoo rogrogaya meel ay daawashadaydu ku badneyn oo la yiraahdo Tiktok ayay fiidiyowyo badanoo cusbitaalka cumar dhuulle ku qorontahay iyo dad qiiro ka muuqato iga soo hor baxeen dhawr jeer kadib aan anigu markaas ka soo raadshay goobtayda rasmiga ah ee youtube heestaan iyo macnaheeda oo aan ogaaday ugu danbeyn inay jacayl iyo caashaq ka hadleyso waa sida aan ku soo raadshay heestaan. Alle ha u naxariisto danbigiisana ha dhaafo majaajileyste abwaan cumar dhuulle🙌🙌
@KINGTYGA10
@KINGTYGA10 4 ай бұрын
Same 😂
@Abdi-AzizYusuf
@Abdi-AzizYusuf 4 ай бұрын
@@KINGTYGA10 Ma dhamaysatay qoraalka sidaydoo kale miyaa tahay adna😹🙌
@Riise-rw2xg
@Riise-rw2xg 6 ай бұрын
Nin waliba waa markiise anuu caawa ii heystaa qofkii an afkiyo jaceylkaba barey cawaa waxuu jiifaa qof kale laabtiis😢
@ShugricanoyShugricanoy
@ShugricanoyShugricanoy 5 ай бұрын
😢
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 8 ай бұрын
Heestan waa iska jeclahy macal anoo qoftaydii mustaqbalka haysto ayaa dhagaysta illahy ha isku kaaya daayo❤❤
@SamiryarBagaase
@SamiryarBagaase Ай бұрын
Adoo qiil u heelaya haka quusan qoftaada 😢😢😢😢😢 ala jacaylow mxd dhibkeentay haduu jacaylka qof ahaan lahaaa nolosha ku gubilahaaaaaaaaaaaa 😢😢😢😢😢😢 anuuun iguma koopne dhalinta dhan waa wada dhaawac axey jacaylow
@Hibaaqhurfe-el6oi6ky7k
@Hibaaqhurfe-el6oi6ky7k 25 күн бұрын
Really jacaylka waa xanun marka aad adiga bes qofka jeceshay 😢waxan layabay dadka maxay kugu sheganayan jacylka hadeysan kula joogeen mise waxodu waa xiisayn hadabahadey saas tahay ogoow inaad qof nafsadisa galafaty kadaya qalpiyada ciyaarta wlhi jaaylku waa xnuun mana ahan wax laga bogan karo maalmo kooban qalbi jabkisa😢💔
@MO10.
@MO10. 11 ай бұрын
daawo weeye heesuhu nafta lagu dabiib hay dayso murugtuye cumar dhuule idaar rabbiyow unaxariiso aabaha jacaylka ayuu ahaa
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 4 ай бұрын
Hospital-ka Cumar dhuule mar aan ku jiray waxay kamid ahayd daawooyiinkii aan kusoo qaatay😢😢
@Lakiali7207
@Lakiali7207 4 ай бұрын
3 years ban kujiray cisbitalka Cumar dhuule waxaan kasii maqanahy sanad iyo badh alhmdulilah ❤
@dhaadaarmedia8840
@dhaadaarmedia8840 4 ай бұрын
Hhhhhh
@maxamednasir616
@maxamednasir616 Жыл бұрын
Oronmayo tadaba intadada intad kali nooshahay heeskan waxa dareemi kara dadka jacaylka waxka yaqaana fanankani waxan oran karaa wa ninka kaliye heesihisu xaqiqada ka hadlan waxan dhaysanaya ,14kii june 2023 ,1:56❤❤❤ haben arbaca ah allahayow kuu naxariiso❤❤
@engyahyeabas
@engyahyeabas Жыл бұрын
Isla hadan ano Mirqan cirka maraya dhagaysanaya sxb😊
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
@@engyahyeabasmirqaan Bari ka dambeyso mirqaan maaha sxp ee hada Anoo qaad soo qatey marduuf iyo bug ayaan dhageysanyaaa kawrn? 😂😂 nolol waarta sxp
@user-by3tm8fx1w
@user-by3tm8fx1w 4 ай бұрын
Alxm waxaan dib udhageysanayay anigo bugsadaY 😢inta iga danbeysay sidaas oo kle idin rajeynaa💔😭
@iqraali73
@iqraali73 Жыл бұрын
Waxan dhagesanaya hestan anigo daqiqado kahor kala dhamanay qofkan duni ka eganayay wiliba quus mida ugu dambesse an caawa qaatay ilaahow niyadeyda ii daji nolosheyda waa qofka kaliya an jecla lakin cawa wixi ka dambeyo jacel dambo maligu ogo wallhi intan so xanunsan karo wanso xanunsaday intan ooyi karo wan oyay lakin hada kadib i.a ma dhici donto😊
@husseinmohamed682
@husseinmohamed682 Жыл бұрын
Ku noqo walaal qofka aad jeceshahay si kasta oo aad ku soo ceshan karto waxaan idiin rajeynayaa inaad reer wada dhistaan
@mohametpalfrey
@mohametpalfrey 4 ай бұрын
Saz Ha oranee Ku noqo alle idin brkeeyey 💕
@user-jy2ux9zr1s
@user-jy2ux9zr1s 13 күн бұрын
Dumar iyo haasawahood waan soo afjaray❤
@cabdiraxmaanmaxamed8335
@cabdiraxmaanmaxamed8335 24 күн бұрын
Mishan waan ka maqnan la ahay ma Aqano markan xasus galaba waan so labtaa Malinki Boqoradan jecla la ishegay in nin la gu qasbay biil ya kaso waregtay ana wali waan is ma weliya walina waan bogsan la ahy Saxiba yaal Manta waa Jamco bishu Wa jun 28 /6/2024 Like ha ila dhafina siyaan uso xasusto Meshan waxan kuso labaan dona anigo so bogsaday insha allh 😢😢💔💔💔
@user-hi8dt5nz1u
@user-hi8dt5nz1u Жыл бұрын
Omar dhuule waxaad ahayd sxbkayga wehelka cidlada😢 heestaan mudo waa dhegaysanaayey mana joojin doono dhegaysigeeda noloshayda😢😢 qofba kaalintiisu la kulmaa jceylkee.
@KhadroiseWarsame
@KhadroiseWarsame 4 ай бұрын
4 /2/2024 waxaa meshan i kenay wax yar ma ahn rabi intii qalbiga ka dhawacan ha u boga dhayo 😢😢
@QaysIbra-ve4dg
@QaysIbra-ve4dg 4 ай бұрын
Is ku mid nahay😢
@nalkanuurka-yq2sg
@nalkanuurka-yq2sg 4 ай бұрын
Isku midnahy qarabo 😢 anoo shaqo kabaxy habeen 11 00 baa liigu dhahy xanunka soo arak isbuuc baa qatar galay alx dumar waa ii cadow jacel waa ka dharty walee 😢😢😢😢
@SharifGarcadde-hm7wh
@SharifGarcadde-hm7wh 3 ай бұрын
Midka mid ah heesa aam ugu jeclahay heesa dadkeena , Cunar dhuule hees uu qaday oo anan jecleeyn ma jirto alle ha u naxariisto
@AkaashSalaymaan79
@AkaashSalaymaan79 14 күн бұрын
Maan Dareemayo Dhawac jacayl ileen halkan waxaa Caan ku ah bukanada alxm jnta dhawaca allh hasiiyo wax dhaya ❤ inta kadin Umalayn maayo inuh Mic 🎤 qaatay oo heesay shaqsi cumar kacod macan allh how naxariiste waa dhakhtar isagoo dunida joogin buu dad dabiib uyhy heestan waa heestii 2aad ugu fiican Somali song's 🎵 ever waxa kahoraysa hesta boodhari Isla cumar qaado m.s tubec waqaday lkn sida saxdaa hesta waxaa Caan ku ah cumar oo boodhari Somali singer ever numbar one waa cumar lashaka
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi Жыл бұрын
May allah grant Jannah fardowsa He was A Masterpiece🙏🕊
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 10 ай бұрын
Aamin alle Wayne hawnaxariisto
@Marcoz19973
@Marcoz19973 Ай бұрын
ilahay qalpiga Ha idiin Qabojiyo❤️
@hawayasin2853
@hawayasin2853 Жыл бұрын
waa dareen xanuun bdn inaad jeclato qof ku jeclan jiray😐
@nuuranalka4323
@nuuranalka4323 7 ай бұрын
Alle ha naxariisto cumar dhule. Waa malinti igu horaysay aan dhagaysto.hestan/22/12/2023/❤😢
@dermaano5959
@dermaano5959 2 ай бұрын
waxaan ila hada hilmami la ahay waxay igu sameysay waligay ma hilmami dooni jecely ku waa dila qarson🥺💔🥀
@user-gq4uz2jq7r
@user-gq4uz2jq7r 7 күн бұрын
15/8/1998anogoo somaliya jooga ayaa gabadh aan jecelaa waxay iga raacday nin maraykan ka yimid waana maalintan go aan saday inan 🇸🇴 somalia kadhuyaalo Lkn 😢nasiib daro meherkoodi kadib ayey dalxiiz ubaxeen yagoon wali aqal galin lkn gaadhigii la dhacay inantiina lug ayey ka go day wiilkiina dhawr bilod kadib ayuu noqoday wuxuuna hore usiisiyey warqdeedii 😢wakhtigaa dhagaysn jiray heestan inantii 2019kii mar aan hargaysa booqday ayaan ku arkay wali ma guursan ayey idhahday ee hada may cafiyi lkn waxan kudhahay sorry 😢 à bdle 👌🎵
@Fadxiiina-ed6xw
@Fadxiiina-ed6xw Ай бұрын
ALa mxa arka dhalinyaro badan oo qalbi jabsan zxipayaL qofkina saxda aha wu iman insha allh🥰Qofka Daaim ku Qorey isagoo degdegayuu dacalkaga iman😭❤
@Minhaj23456
@Minhaj23456 4 ай бұрын
Ani uun iguma koobne 💔 Qofba kaalintiisuu 💔 La kulmaa jaceylke😢 Qof walba o cidlo looga tagay aniga camal qof aan u qalmin naftiisa raaciyay nolol qurux badan urajenaya🥹……liix saac xaawen nimow nagesanaya 2024
@haajaraisse730
@haajaraisse730 Жыл бұрын
Ya hestan 2023 dhageyty 😢 Jah cashqu wa ixmtan adk😢
@fartunfanifartunfani9254
@fartunfanifartunfani9254 Жыл бұрын
Iguma uusan dhicin jcyle lkn wn tageeraa hesaha qaramigaa waliba cumar dhuule 10/4/2023 bn dhagysanayey naxariis waarta ilhy hku siiyo cumar dhuule
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Allh naxariizti janatul firdawza hakaa waraabiyo aaaameeen cumar dhuule cali eezhcalaa heez amazing voice music 😢
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 Ай бұрын
Maka yaabi Doonta 😢 Anigoo Karkaba dhigay 😢 Inuu kaabigaagiiyo 😢 Soo dago korkaago 😢 Dibna kuula kowsado Waxan soo buuqan doona wakhti an bogsaday 2/6/2024 😢😢😢😢😢😢😢😢
@muneramohamed8451
@muneramohamed8451 7 ай бұрын
7:45 PM, 22 December 2023 maalin jimce ah ayaan dhagaysanayaa heestan, “ma ka yaabi doontaa anigoo karkaba dhigay inuu kaa bigaagiyo soo dago korkaagoo dibna kuula kawsado”🥺🤍
@cosoble
@cosoble 4 ай бұрын
Cisbitaalka caasha ee cumar dhuule ayaan aallaa ha leeygasoo wardoono❤
@kubracawil9189
@kubracawil9189 Жыл бұрын
😢heestan waa jeclahay mudo 1sana lkn caawa ayaan wada dhagaysty qof Qalbi jabay baa daremi kara
@xafsaqurux3305
@xafsaqurux3305 7 ай бұрын
Duhurnimo isniin ah 4/12/2023 Gadaashaa axmadoow baroobeeyay dhowr xiriir oo xitaa isku dayay inaaan rag kale oo ijeclaa ana aan jeclaado balse dareen uqaadi waayay adna ku ilaabi waayay😢😭 Adna naag baad maanta ninkeeda tahay 😭
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 7 ай бұрын
ish😭 sorry byo allaha kaa caafiyo, dumarka jaceylku aad ayuu u dhibaa lkn ragu aad uma fahansana
@hamdamaxamed7241
@hamdamaxamed7241 Жыл бұрын
kolay caashaqeygii kulayka iyo ahibta ibaday haduu caawa jabay 😢💔💔❤️❤️🥹💔💔 waa dareen xanuun bdn inaad jeclato qof jeclan😭😭💔 waxan wayeyqofkii aan ifka ugu jecelahy waxan fadhiya halkii uu igatagay waxan rajanaya in mar labad noloshu nakulmiso aagoo isku faraxasan 😢😢 please 🙏🏻 walalayala iduceeya 11/6/2023 💔A😭😭
@capitalnewsmedia6007
@capitalnewsmedia6007 Жыл бұрын
@hamdamaxamed7241 Abaayo mcn Xanuunkaasi waan kuladareemeyaa Alle ha idin kulmiyo markale qalbiguisuna hakuu soojeediyo
@hamdamaxamed7241
@hamdamaxamed7241 Жыл бұрын
@@capitalnewsmedia6007aamiin Wll qali
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
12-6-23😢😢
@SomaliproMax
@SomaliproMax 10 ай бұрын
Aad ayan uga xumahay waxa kugu dhacay abayo
@CabdixakiinCaliyaasiin
@CabdixakiinCaliyaasiin Ай бұрын
Habeen sabtiya taarikhduna tahay 14 juun 2024 cidii iga danbaysay like ii saara
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
Cumar dhuule cumar mahdi abihii jacaylka iyo cod naxariis leh AHUN 😢❤
@nrx8684
@nrx8684 7 ай бұрын
Oran maayo kadabaa intaa kali u nooshee Allaha u naxariista Cumar Dhuule Cali I never get tired of his codka❤❤
@user-lp3ib2hi9y
@user-lp3ib2hi9y 4 ай бұрын
Sidu ii helay 2021/11😢💔wali dhawac ban ahay 😢
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 4 ай бұрын
Hospital 🏥 cumar dhuule mudo 7 sano ku jira walina ma bogson😢💔 Ani uun iguma koobne qofba kalintiisu la kulma jacelke iguu diiday koraan inad iga dul qadee😢 /4/3/2024/ Remember
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
00:16 Kolay caashaqaygii 1:20 Kulaylkiyo dhibta i baday 1:23 Haduu caawa kala Jabay 1:28 Kolay caashaqaygii 1:31 Kulaylkiyo dhibta I baday 1:34 Hadduu caawa kala Jabbay 1:40 Odhan maayo kaadaba 1:44 Intaad keli u nooshee 1:47 Odhan maayo kaadaba 1:50 Intaad keli u nooshee 1:56 Odhan maayo kaadaba 2:00 Intaad keli u nooshee 2:11 Maka yaabi doontaa? 2:18 Anigoo karkaba dhigay? 2:32 Inuu kaabigaagiyo 2:37 Soo dego korkaagoo 2:39 Dibna kuula kowsado? #PAGE:2 3:53 Anuun iguma koobnee 3:57 Qofba kaayihiisuu 4:00 La kulmaa Jacaylkee 4:06 Anuun iguma koobnee 4:09 Qofba kaayihiisuu 4:12 La kulmaa Jacaylkee 4:20 Igu diiday koorahan 4:23 Inaad kor qaadee 4:28 Igu diiday koorahan 4:30 Inaad Iga korqaaddee #Chorus:. 4:51 Maka yaabi doontaa 4:58 Anigoo karkaba dhigay 5:04 Maka yaabi doontaa 5:09 Anigoo karkaba dhigay 5:13 Inuu kaabigaagiyo 5:17 Soo Deggo korkaagoo 5:19 Dibnna kuula kowsado 5:25 Inuu kaabigaagiyo 5:29 Soo dego korkaagoo? 5:32 Dibna kuula kowsado? #PAGE:3 6:24 Nin kabtaada yeeloo 6:27 Kugu kooban Adiguun 6:31 Inan yahay Kadeedaa! 6:37 Nin kabtaada yeeloo 6:40 Kugu kooban Adiguun 6:44 Inanyahay kadeedaa 6:50 Reer kulul dabkiisaad 6:53 Beryo nabad kulaashee 6:57 Reer kulul dabkiisaad 6:59 Beryo nabad kulaashee #Chorus:. 7:20 Maka yaabi doontaa 7:27 Anigoo karkaba dhigay 7:34 Maka yaabi doontaa 7:39 Anigoo karkaba dhigay 7:43 Inuu kaabigaagiyo 7:45 Soo dego korkaagoo 7:49 Dibna kuula kowsado? 7:55 Inuu kaabigaagiyo 7:58 Soo deggo korkaagoo 8:01 Dibna kuula kowsado 8:05 Dibna kuula kowsado. 8:07 Dibna kuula kowsado 8:12 Dibna kuula kowsado ================END. |Waa mid ka mid ah heesaha | |Xulka ah kuwoda ugu mcn❤️| Waa Xasuustii QIIMIGA badnayd Ee Ustaad ABWAAN, Mulaxan, Kabaniiste, FANAAN Hiboole Fan GOAT, - The Greatest Of Somali Singer- Cumar Mahdi Dhuule Cali AHUN. من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤ الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب : ---- ا مين. Erayada : Cumar Dhuule AHUN Laxanka : Cumar Dhuule AHUN Kabanka : Cumar Dhuule AHUN Luuqdda : Cumar Dhuule AHUN. #MahadsanidLegendGeediShaambow👍
@omarsudi
@omarsudi 2 ай бұрын
Isma laheyn wxaa ka mid noqon doontaa bukaanada halkaan soo booqda lkn wey dhacday inta comment keyga aragto wxaan kula dardaarmaa ineysan Dumar aaminin😢😢😢
@HantiileInacarab
@HantiileInacarab 2 ай бұрын
😢😢😢😢hy lipax
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj 4 ай бұрын
10/3/2024 Malin Axada Sacada 10:34 Barqo Ah Bishii Barakeysanedna soo Galeyso Rabadaan iLahow Kheyr Keed Na Wafiji 🤲🤲 Dhakhtarkeygii Cumar Dhuule ILahow u Naxariiso 🤲 Waa Dabibaha Dadkoo Dhan 💔😢 Maka Yaabi Doontaa Anigoo Karkaba Dhigey 💔🥺 Inuu Kaabigaagiyo Soo Dago Korkaagoo Dibna Kuula Kowsado 💔😭 ILaHow Qlpiga iga Reeb Yaa Rabi Nolol Qurux Badan Ban ku Rajeynayaa Melwalba Aad jogto Keygii 😭💔🤲 Xumad Jeceyl ❤️‍🔥😭🤲
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 2 жыл бұрын
Legends never die hadaa maqasho waa sidaan camal❤🇩🇯🇸🇴❤✋❤
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 9 ай бұрын
Cisbitaalka cumar dhuule ayaan dawooyinka ka qaata😢 anigu.... Kolay caashaqaygii kulaykiyo dhibtay baday haduu caawa kala jabay Odhan maayo kadabaa intaad keli u nooshee Ma ka yaabi doontaa anigoo karkaba dhigay Intuu kaabigaagiyo Soo dego korkaaga Dib na kuula kawsado 😢.
@QaysIbra-ve4dg
@QaysIbra-ve4dg 4 ай бұрын
From tiktok 😢❤
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 4 ай бұрын
Hestan waxan dhegaysanaya haben isniina salasana so gelayso 4/3/2024 saacaduna tahay 22:46 aad ayan uga helaa hestan Ma hubo inan ku guulaysan doono darenka iyo jacaylka waalida ah aan uhayo neima😢❤ Xasuus danbe
@HantiileInacarab
@HantiileInacarab 2 ай бұрын
Insha allah zxp❤
@naphizaupdy-rs1zy
@naphizaupdy-rs1zy Жыл бұрын
Ani uun iguma koobne 😫 Qofba kaalintiisu 😥 La kulma jaceylkee🥺❤️ Hees waa dhaftay tan🎼😫❤️
@cabdurasaakAli9821
@cabdurasaakAli9821 4 ай бұрын
Ani uun iguma koobnee Qofba kaalintiisuu La kulmaa jacaylkee😢💔
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
2023/17/feb 21:45 😢2018 bn heestn dhgysn jiry mrkso wiil an jcla iga tagy Alhmdulilah imika mid wliba noloshiisu raacy walow jcylkiisi idayn hdana sidan waaga aha wn ka ladany lga yaaba dhwr sno kdib in an dib udhgysto ano xaasa inzha allah
@naimayussuf1170
@naimayussuf1170 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@naimayussuf1170
@naimayussuf1170 Жыл бұрын
Xagebabad jogtaa iminka wllo
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
@@naimayussuf1170 hda maraykan xppti
@naimayussuf1170
@naimayussuf1170 Жыл бұрын
@@zaaraali1660 m.a wacan waye aniguna wxaa isojiitay commentigaga xaqiiqdi iyo erayada fananka weyna aun cumar dhule
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy Жыл бұрын
@@naimayussuf1170hno adiguna hlke jgta
@shukri-aden
@shukri-aden 11 ай бұрын
Dhibanayaasha caashaqa ma yaro illhybaa dawo hayee ibnu aadam baan u buknaa waa wax laga duceysto in ibnu aadam gacantiisa illhy wax kaa galiyo baahdil baad udhimaneysaa caashaq hortiis💔😭😢😢
@cabdiraxmaankhaliif6825
@cabdiraxmaankhaliif6825 Жыл бұрын
Maka yaabi doontaa# Anigii karkaba dhigay# Inuu kaabigaagiyo# Soo dego korkaagoo# Dibna kuula kiwsado# _____ hohey! Maxaa fanka boqor soo mara》》》》》》■ from burco_march_2023》》 kama xiisa dhoco cumar dhuule 😊🔥🔥
@engyahyeabas
@engyahyeabas Жыл бұрын
Halka Manta Socdal, Cadosh iyo Balbalarka Fananin ino yihiin. 😢😢
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 4 ай бұрын
Oraan maayo kadaabaa Intaad kaali u nooshahee😢💔 Salaam inTaa igaa dambeysaa
@suugaanmedia
@suugaanmedia 4 ай бұрын
inta cisbitaalka cumar dhule ka baxday ee caafimaaday ayaan halkan ka salaamaya
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 4 ай бұрын
Makayaabi doonta Anigoo karkaba dhigay Inuu kaabigagiyo soo Dago korkaago dibna Kuula kowsado😢 Arbaca .21.march🤒 Insha allh waxan so noqondona anigoo bogsay😢
@nuurosiciidnuorailkacad5129
@nuurosiciidnuorailkacad5129 11 ай бұрын
Mar aan bogsaday ayaan halkan kusoo noqon doonaa.
@ayuubabdisamad7859
@ayuubabdisamad7859 6 ай бұрын
31/12/2023 waxaaan ku dhagaysanayaa jigjiga❤ Aun cumar dhuule😢
@user-hw9pg4ne4p
@user-hw9pg4ne4p 4 ай бұрын
😢😢bukanada.ladhibana kujiraaaa😢😢😢💔😭😭😭waxa so boqon doona anigoo.cafimad qaba gukaysty. 4/3/2024. Habeeen taladaaaaa❤
@hamzemurtiileh5497
@hamzemurtiileh5497 4 ай бұрын
Nin kabtaada yeelay’oo Kugu Kooban adigaad Inanyahay kadeedaa. Run badanaa Omar-Dhuule 19/03/2024- 22:07 Mogdisho. Tan iyo 2022 toos bn ugu xirnaa heestan cawa wxa iso xasuusiyy sxbkay liban hassan oo erayo inan fahansiyo iso waydiiyey. Wn idin salaamaya anoo ah kuwii xnnka jcylka so maree maanta arimaha jcylka qaangaarka u ah xldihiisa. 😮
@MohamedAli-nf4uk
@MohamedAli-nf4uk 3 ай бұрын
Nin kabtaada yeelay'oo Kugu Kooban adigaad Inanyahay kadeedaa.
@maryansakin384
@maryansakin384 Жыл бұрын
1/2/2023 malin an ilawi karin nolosheda inta kadhiman koley cashaqeygi kulelki dhibkey baday hadu cawa kala jabay ila hada wlh xanunka wan ilawe la ahy alllaha iga rebe qalbigega wey xanun badan tahy marki lagugu takorayo qadar ilaah kenay 😭😭😭😭
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Sorry sorry sorry💔 wll allaha kuu sahlo waa i xanuujiyay comment tigaagu😭
@capitalnewsmedia6007
@capitalnewsmedia6007 Жыл бұрын
Wayiiii, Alla Abaayo waan ka xumahay runtii Alle waxaan kaaga bbaryeyaa in meel iyo qof wanaagsan kugu beego
@mohamedkhalif4112
@mohamedkhalif4112 Жыл бұрын
Dhib weye wll 😢😢
@aaminafaarax3452
@aaminafaarax3452 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@shukrinuur1953
@shukrinuur1953 11 ай бұрын
Illaaahow kuu.naxariisto waxaad aheyd alhu kheyr aduunka takoor lagu tusay heeskasru uu qaado waa qiso xanuun ah ah oo soo maray ❤❤
@ahzapapdy7422
@ahzapapdy7422 11 ай бұрын
Ya takoray abayo😢
@qaahira205
@qaahira205 3 ай бұрын
nin kabtada yeelo kugu kooban adiga inan yahay kadeeda 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@alaale919
@alaale919 Жыл бұрын
Allah yaa rahma 💔 21 Ramadan 🤲
@munestervlog4500
@munestervlog4500 Жыл бұрын
heestan xasuus weyn ayay igu leedahay AUN cumar dhule. 2017 waxaana dareemi qof jacayl soo maray hawshiisha wakhtibay ahayd gabadha waan uducayanaa maanta ooy marwo tahay farxad badan ayaan urajayanaa 💔
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 3 жыл бұрын
cumar dhuule AUN hees iigu qaaliya anigiyo sxbkay dr khadar geeljire
@koriye_channel
@koriye_channel 3 жыл бұрын
Eesb qiyaasak sxb waa taariikh wale
@habiibabdisalaam336
@habiibabdisalaam336 3 ай бұрын
Ugu danbeyn hospital 🏥 ka caashaqa e omar dhule wan iskeney anon islaheyn Mar unbaad isku sasabi dawoyinkan 😢😢
@idilmahamed4183
@idilmahamed4183 4 ай бұрын
Kolay caashaqaygii kulaylkiyo dhibta i baday😢🖤
@omashinho9194
@omashinho9194 Жыл бұрын
December 2020 belgium Herk-de-stad ,xanun jacayl 😢😢 , kafagow uurkeygu didheye adha ii icidleyay ee farxad igunolow 😢, Nadiir 😢
@macalinkaaanwaxdhigin8266
@macalinkaaanwaxdhigin8266 9 ай бұрын
Wuxu ku heesyay cod baxsan dabacsan qaboow ya cumar alle Janada haku geeyo Maxad malmo badan o adag ku dhagaystay waxay itahy 2di Habenimo waxan ku jira safar dheer
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Amazing Song Big Legend Cumar dhuulle Cali AHUN. Oran maayo kagaba Intaad kali u nooshahee 22/05/2023 11:30pm In Boorame.🎻❤️👏
@indho2294
@indho2294 Жыл бұрын
Aniga uun iguma koobne qofba kaalintisu la kulmaa jacaylka ❤😢 10/6/2023 9:30 hbenimo Allah xanun badana jacaylku 😢 from borama
@idilmahamed4183
@idilmahamed4183 Ай бұрын
4/30/2024 🥲🥲waxan aniga doorn ayaa laygtahay alxd waxwalb ah alxd alle ayaa idoraye wan kufarxsanhy wel khr warb yaalah😢
@user-pc8du1bk8t
@user-pc8du1bk8t Жыл бұрын
Nin kabtaada yelo Kugu koban adige Inan yehey kadeeda 😢
@maxamedclaahicabdi3765
@maxamedclaahicabdi3765 Жыл бұрын
Anuun uguma koobnee qofba kaalintizu lakulmaa jacaylke😢 Auh cumar dhuule ali
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 214 М.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 713 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Cumar Dhuule | Heestii Hodan | Cilmi Boodhari | With Lyrics
11:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 907 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHADRA DAAHIR || WAA BIXISO ODAYOO WITH LYRICS
10:29
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 335 М.
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
War iyo Wacaal
Рет қаралды 38 М.
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 183 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН