Waan kaa fogeeyoo Waxa aanad filan'iyo Warku sida fallaadheed Wuu kaa Fajiciyaa Farta boogta aan daro Aan furfuro'e waxa dhacay Faallada marakaan nabàr U fadhiistay kaligay Faraskaagi laga badi 🤷♂️ Ilahow kuu naxariiso mom khadra daahir cige❤
@bilandeeqa1928 Жыл бұрын
Masha alh heestan runtii xasuus bay iledahy ax yaa wy
@alihanash9829 Жыл бұрын
Heestan orignal sahra axmed iyo bacalwaan baa qaadayaan..khadra baacal gadal bay wada qaateen 3 aun aaamiin
@abdallemaxamed4760 Жыл бұрын
Weyne haunaxatiistoh❤️🥺
@egearale67228 ай бұрын
😂😂😂 fahanoo ujeedada farasgaaki laga badi ❤adkaaday
@bachiirgaraad81382 ай бұрын
Alah ha u naxariisto maamo khadra daahir waa heesaha anan ka xiiso dhicin caana waa habeen mirqaan aniga iyo asxaab qali iyo somalilnad gaar ahaan gabilay 27/8/2024 hadad iga danbayso like ta ii saar
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO4 жыл бұрын
Fooxlaha islaamaga Faraqooda baaree Fasaqaaya diintiyo War ma faaliyaad tahay Maxaa falaga kugu diray Warka faaladiisana Faahfaahin maayee Fahanoo ujeedada Farskaagii laga badi Waaan kaa fogeeyoo Waxaanad filanayneyn Warku sida falaaraha Inuu kaa fajaciyaa Farta boogtaan aan daro Aan furfuraye waxa dhacay Faalada markaan nabar U fariistay kaligay Farskaagii laga badi Maxaa falaga kugu diray Warka faaladiisana Faahfaahin maayee Farskaagii lag badi
@axmedcalixasanxasan22354 жыл бұрын
Waa ereyadii xasan ganey
@axmedcalixasanxasan22354 жыл бұрын
Waxa qadaysa khadra daahir ee maha sahra axmed iyda ku horeysay