Geerida Pro Jawaari, Fadeexad culus oo heysta dowlada xasan sheekh , Jaahil-nimada yuusuf dabageed

  Рет қаралды 22,324

Aftahan Production

Aftahan Production

9 күн бұрын

Пікірлер: 85
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 күн бұрын
Inaaalilaahi WA ina ileyhi raajicun Aun professor Mohamed Cismaan Jawaari dalkiisa wu u soo shaqeeyey wuxu ahaa hard worker nin adag 😢
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 7 күн бұрын
Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay dambigiisa ha dhafo janadana ha geeyo
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 7 күн бұрын
Geedira jawaari tan kuxigta tii Xassan culusow Allaha kadhigo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi hada ayaan jumca sootukadaye Allaha iga aqbalo codsigaa muhiimka u ah dalka iyo dadka somaliyeed!
@Nuurah951
@Nuurah951 7 күн бұрын
Ilkaahow aamiin
@gigachad9879
@gigachad9879 7 күн бұрын
Aammmiiin Musiibada ugu weyn Somalia 🇸🇴 ee qarnigaa waa Xassan Munaafaq Ilaahoow na dhaafi Aaammiiin
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o 6 күн бұрын
Oo maxad ka faa ideysa geerida aabe awowe soomaliyec m weynihii ugu wax qabadka badnaa ninka ugu aqoonta badnaa ee somali weliged xukumay Anigu m weynaha aad baan udhaliil sanahay markuu itoobiya kahadlayo itoobiya waan kuu ogolnahay inan soomaliya bada aad isticmaashid walahi dhiiga igu kaco hadalkiisa liita soomali marka m weyne utahay weliga itoobiya ado kahadlaya uhadal sidii gobtii reer abtiga xasan shiiq ookale ama D5 ookale aad ba uga xunahau balse geri lamajeclin odayga
@DAACAD_OLOLDiiNLE
@DAACAD_OLOLDiiNLE 7 күн бұрын
Alle haw naxariisto aamiin yaa rabbi insha Allah fadhigiisa jannatul fardowsa alle haka yeelo insha Allah aamiin yaa rabbi
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 7 күн бұрын
ilaahay hawa naxariisito qabrigana hawa waasiciyo pro jawaari yaa rabii🤲🤲🤲🤲
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 7 күн бұрын
Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl 6 күн бұрын
Allaha unaxaristo amiin
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 6 күн бұрын
ilaahay ha u naxariistodambigiisana ha dhaafo
@rowdanuur4883
@rowdanuur4883 6 күн бұрын
Ilhaye ha u naxariisato janadii faradow gee amiin yarabi 😭
@sudihersi9028
@sudihersi9028 7 күн бұрын
Inaalilaahi wanaileyhi raajucuun. Allaah ha'unaxariisto. Marxuunka,eheladiisa samir jamiila hakasiiyo Dhamaan
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 7 күн бұрын
Ilaahay hau naxariisto marxaunaka
@shukrilibax
@shukrilibax 7 күн бұрын
Ilaah ha u naxaristo dhaman inti dhimatay amiin yaa allaha 🤲 😢💔😭
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 7 күн бұрын
Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 7 күн бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@AbdulkadirOmar-wt1op
@AbdulkadirOmar-wt1op 7 күн бұрын
Allaha u naxariisto
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 7 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Nuurah951
@Nuurah951 7 күн бұрын
InshaAllah qaainul wadanka wayn ee xasan dhiiqo ayaa ku xigidoona , illashow dalka adaa badbaadinjiray qaainkaan warkiisa nagasoo gabagabee .
@abobasement346
@abobasement346 7 күн бұрын
in shah Allah geridah waxaa ku xigah moryan xasan munafaq iyo ismacil damer museh oromoh Adan moryan iyo kuwah dhibay somalih ilahaw kuwah dhafih somalih
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 7 күн бұрын
Walaahi xasan gurguutaa ka daran afar inglish ayuu macadka sidam ka bartay brofesor buu soo dhegsaday waa yaab somaliyey ilaahey ha kuu naxariisto wax waabad haysaaye barbar naga mari
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 7 күн бұрын
Illaahay ha u naxariisto Maxamed sh cismaan Jswaari aamiin yaa rabi
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 7 күн бұрын
Xasan dhiiqo cuqubada uu umada soomaaliyed ka galaya dhibaatada uu u geesanayo cuqubada ilaahaya haka muujiyo😉
@user-md7ok1ft1t
@user-md7ok1ft1t 7 күн бұрын
Allaha U Naxariisto Professor JAWARI, Aamiin Yaa Allaah,
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 күн бұрын
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin
@baladomar7798
@baladomar7798 7 күн бұрын
Jawaari ilaah ha u naxariisto
@SukritiXasan
@SukritiXasan 7 күн бұрын
Alle ha u naxariisto prosor jawaari
@snw9257
@snw9257 7 күн бұрын
Illahay ha unaxaristo prf Jawaari😢😢😢😢
@RaageAli-hh9cn
@RaageAli-hh9cn 7 күн бұрын
Allaha u naxariisto somaliya tiir baa ka baxay maalin walba nin qiima badan ayaa naga baxo allow u dambi dhaaf qabrigana u waasici cafis iyo masaamax professor jawaari marti la iecel yahay allaha kaa dhigo
@abdifarah3545
@abdifarah3545 7 күн бұрын
Allah u naxariisto jawaari
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 7 күн бұрын
Alle ha unaxriisto amiiin
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 7 күн бұрын
انا لله وانا اليه راجعون Allaha unaxariisto
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 7 күн бұрын
Xasan masiibo hakudhac
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 7 күн бұрын
Allah ha u naxariisto jawaari
@whome6175
@whome6175 6 күн бұрын
Illahay ha unaxariisto
@khadijahirsi3449
@khadijahirsi3449 7 күн бұрын
You are right ❤
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 7 күн бұрын
Balwan waa igaqoslay
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 7 күн бұрын
Alaah ha u naxariisto laakiin qaladaad badan buu sameeyey Gaar ahaan Reer SSC Wasiiradoodii buu SLN ka siiyey Tookadii hore Dasruurkiina wuuku raacay kuwii u ololeeynayey
@karingarfod9151
@karingarfod9151 7 күн бұрын
Geesi samalia aamin san
@user-ft4lv6sj1w
@user-ft4lv6sj1w 7 күн бұрын
Illahy ha unaxariisto Aw jawaari😮😂😂😮😢
@abdulkadirmohamedagey6368
@abdulkadirmohamedagey6368 7 күн бұрын
WAA KOW WAXA SOOMAALIYA QARIBAY...
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 7 күн бұрын
HUBKA UUW SIIYEY HABARGIDIR YOOMAL QIYAAMA ASAGAAY U TAALLAA XISAABTEEDA
@LeylaXuseen-tg3qd
@LeylaXuseen-tg3qd 5 күн бұрын
Alah u naxariisto
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 7 күн бұрын
Hubka Mareexaan iyo Leelkase lagu dilaayo,Xasan Gurguurte ayaa masuul ka ah,annaku Hawiye ayàan u haysanaa,
@osmangure6040
@osmangure6040 6 күн бұрын
S/c war hoy soomaliyey waxa ugu darran kuwa xassn sheekh soo urursaday waxayna noqdeen kuwa addunaka ugu jaahilsan marka isaga lagu daro .addunkuna aad ayuu ula yaabaa dawladdiii jaahiliinta waa lagu qoslaa ismana oga .
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m 5 күн бұрын
Qaacinwadan ayuu ahaa wayo asagaa is sheegay
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 6 күн бұрын
Jawaari waa munaafaq xasan qabyo iyo xulafadiisa Jawaari iyo kuwa kale waakuwii damaray soomaaliya
@KhadraSharif-iw1hv
@KhadraSharif-iw1hv 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 7 күн бұрын
Dir iyo Mareexaan isma dagaalin,jifo Reer Dalal ah iyo Dir ayàa is hayey Mareexaan meesha ha keenin SXB,Reer Diintii xitaa ha keenin,Reer Dalal iyo Dir Sidaa weeye.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 7 күн бұрын
Professor-ka waxaa lagu duugaya Baydhabo.
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@deardevil1264
@deardevil1264 7 күн бұрын
Qofna qabrigiisa qofkale gali maayo
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 7 күн бұрын
Hubka ha la yimaadeen, Mareexaan wali laguma adkaan,gabdheena yar yar ayaa dagaalama.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 7 күн бұрын
Ninkaan teeramkiisii horana sidaanoo kaloo ku dhaqmay waa cawaan qoslaaye dhiig faraha kula jira
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 6 күн бұрын
Jawaari Allaha u naxariisto lkn kuma raacsani hadalka duuduubka ah o wixi 50 sano ka wayn ba idin la haray: 1) wa marka u horraysa kacaanki aya sabab u ah system buuna aha 2) dadba systemkaas madax ka aha kana noqday ka mid bu aha marka wixisu wa galgalasho 3) dadba u dhintay dadna xabis bay u galeen si ay mustaqbal ugu sameeyan dhalinyarada hadda joogta ayakiina wa qariyay dambiilayaal bu ka dhigay sidiisa o kale taariikhdana wu inkiraya
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 7 күн бұрын
Jahanamo haa àdo.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 7 күн бұрын
Waxas Aya xarmer kataleya hawiye folxuma nacaladas dilla
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 7 күн бұрын
New bil “ 13th jabuuti “ 😂😂
@osmangiire1349
@osmangiire1349 7 күн бұрын
The does not add up😂 The boy that was born in 1978 is 50 years old today! That same boy was 13 years old in 1991😮 Qaangaarnimada Soomaalidu waxay utaqaanaa 15 sano😊 Waa inuu yoraahdo 65 jir iyo wixiikaweyn! Eebe ha’unaxariisto Soomildii dhimatey dhamaanteed!
@casalasal6466
@casalasal6466 7 күн бұрын
AQOON LA,AANI WAA IFTIIN LA,AANEE WAA AQAL IYO ILEYS LA,AANE OGAAGA OGAADA DUGSIYADA OGAADA OO AADA OO AADA WALAALAYAL OO AADA HEESIHII ISKOOLADA NALAGU BARI JIRAY BAAD ISOO XASUUSISAY
@hersijama6742
@hersijama6742 7 күн бұрын
Asc.waar somaliyeey. Ninkaan balwaan waxn ka codsanayaa inuu iska daayo cayda iyo ceebaynta madacwaynaha somaaliyeed. Waxaa jira dhibaato ay nagu heyso Ethiopia I, waa inaan u midownaa difaaca dalka iyo badaha somaaliyeed.
@baladomar7798
@baladomar7798 7 күн бұрын
Ar dabageed yaa u dhiibay microfoon ka😂😂😂
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂 gof hawilan dalka madax ka ah deee
@sudiissa5701
@sudiissa5701 7 күн бұрын
Balwaan ku arage waa kuu Dhamataye War soomaaliye ka firsada hadalkiin balwaan intuu idin Fadhiya bila sandakan iska sax please😂😂
@abdibotan4740
@abdibotan4740 7 күн бұрын
Xasen xayawankas hadhibkas foshoxun waa cawantas nacaladas tukgas hawiye folxuma nacaladas
@snw9257
@snw9257 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂🎉
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 7 күн бұрын
Ilaahay haw naxariisto lkn hadal runa ayuu sheegay odoyaasha 50jir iyo wixii kawayni inay wadanka qaribeen kuwii wax kabaran lahaana ay wadadii odayaasha wali hayaan bal mawaxaad aragtay odoyaal dhawrkii sanaba xil utaagan oon dhalinta wax soo bartay jaanis siinayn waxa dawlada kujira dhan dhawr sano wajiyadoodu waa nahor taagan yahay uun ayagana ilaahay umada haka qabto runtii waanu dhibsanay wajiyo cusub ayaa loo baahanyahy
@Dowlaybashir
@Dowlaybashir 6 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@AbddiUhu
@AbddiUhu 7 күн бұрын
Dabageed wuxuu ka fiican yahay qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah ee aan afsomaliga ku hadli karin.... dabageed afsomali haduu ku hadli karo waa okay...
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 7 күн бұрын
balwanow xasen waa hogaamiye kooxad maanta dhiiga qabiil dar tii u hooraya alle madaxiisa haka shubo waxba lagama qaban karo xaalku waa mindi colol ku tagtey maalin kii xilka loo doortey ayaa qabiil ahaan kursiga loo keenay marka maanta waxan lee nahay xasanow hsmbalyo somali waa is laysey waxa kuu soo kor dhay quruubo cusub oo aad dhaqaale ka sameyso
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 7 күн бұрын
Awelba wuu ku talogalsy Baa isku dilaya ha dhihin Èe lagudilayaadheh Mareexaan Iyo Leeljasuu u kala bedelayaa Alaaha lagama dhuunto qalbiyaduu daalacdaa
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 7 күн бұрын
Kkkkk
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 7 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@malyungandal8566
@malyungandal8566 7 күн бұрын
Waan yaabaye hora ta marku yimaado xasan shiiq maxeya isku dagaalaan qabiilada soomaaliyeed waan yaabaye Xasan miyuu eheen madaxweynihii somaalida muu xaliyo dhiiga umada somaaliyee mise isagaa isku diro umada oo wax Dan ah kamuu lahan miyaa oo waa nin Dan kale leh umad an la aqoon ayuu u shaqeeya xasan am waa ciilqabe
@user-ru6po6sg6q
@user-ru6po6sg6q 7 күн бұрын
Farmaajo masiinin gado balwaan War isiihee
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d 7 күн бұрын
c,balwaaaaan halgamaa sare
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 7 күн бұрын
Hasan munaafaq government is down. M
@user-uo4rw4vn5u
@user-uo4rw4vn5u 6 күн бұрын
Acww daba geed ma ahan waa daba feyd,idaha ayuu suuqa Beled Weyne ku iibin jirey,adiga iska fahan
@sacdiyaabdulla9478
@sacdiyaabdulla9478 7 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 YUSUF DABAGED ANAGANAQANE NAWEYDI JIIRTA QABNO MELADHAHO BUULABURDE BARIGEDA ISBARO UMAD BADAN KUXASUQI JIRAY WEYDIYO ASIGA BO WAIDINSHEGAYA 1992 AUMAGALADI UGUHOREYSAY KASOGALAY BUULABURDE KASOGALAY 🤣🤣🤣🤣🤣
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 7 күн бұрын
Xasan 💀👎👎👎👎
@roadahmed766
@roadahmed766 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
President Hassan Sheikh Mohamud | Full Address and Q&A | Oxford Union
1:07:57
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Qabyada Xassan & Maydka Madoobe Wato 😁 Shirka Qatar Ka Dhici Doona!
7:21
FEYSAL CALI WARAABE HAWIYE WAA ADDOOMADA DAAROOD (3937)
1:00:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
WIIL REER SOMALILAND AH OO CALANKA SOMALIYA U JEEX JEEXAY AMXAARADA DARTEED
17:33
SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )
18:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.