"Geesiga Dhulkiisa" (A Hero's Homeland) - Maxamed Tubeec iyo Hibo Nuura [Lyrics + Translation]

  Рет қаралды 159,786

Taariikh Archive

Taariikh Archive

Жыл бұрын

#somalia #Soomaaliya #Mogadishu #Muqdisho #Heeso #Hargaysa #Kacaan #Somali #Waddani #Wadani

Пікірлер: 49
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 23 күн бұрын
Waa markaan caafimaadka qabnay😢 allow somalia 🇸🇴 sideedi kusoo celi 🤲 Yaa waduud
@a.hakimawil5644
@a.hakimawil5644 Жыл бұрын
Sawirka hibo, waxa fiican in aad mid kale ku baddasho Thanks
@akisheharara
@akisheharara 11 ай бұрын
Haddeer ayaan u baahan nahay in maalin walbo loo shido heestaan si ay u baraarugaan dhallinyada maskaxdooda laga barbaariyay qabyaalad iyo dhac oo aan maqal ama in ay jiri jireen waddan Xor ah iyo sgacab qab leh
@nrx8684
@nrx8684 5 ай бұрын
RIP Maxamed Suleeymaan Tubeec amen
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Erayadii abwaan xusen aw faarah ilaahay ha u naxaristee
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 Жыл бұрын
Amiiin
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 ай бұрын
Maleh allaha u naxaris to Abwaan xusen aw faraah Waa iska leh Abwaan mohamuud cabdullahi ciisa sangub
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan alle yarxama tubeec AHN
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 күн бұрын
Xasuustii dalkii Soomaaliyeed
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Maansha Allah Shacabka Soomaaliyeedoow Midowba
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Shacabka Sscoow Laascaanood Waa Caasimada Maamulka Ssc Laascaanood Guulwacan
@Cartan7
@Cartan7 11 ай бұрын
waqooyi heesaha somaliga waa heer sare
@Maxamedabdinuur10
@Maxamedabdinuur10 5 ай бұрын
Abwaan sangub oo nin darood baa iska lahaa ereyada
@Cartan7
@Cartan7 3 ай бұрын
abwaan singub erayada heestan ma sameyn ee waxaa alifay hal-abuur waqooyi u dhashay xuseen aw- faarax
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Maansha Allah Ramadaantay Teedii Kale I Been L😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
YaawayE yartaanaa tanaaacadaytareydataanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey iyoiyo iyoiyo
@user-kh7yx5lb3m
@user-kh7yx5lb3m 5 ай бұрын
Waa taariiq xasuus leh
@user-uw5xz2xw8t
@user-uw5xz2xw8t 10 ай бұрын
Guuleed bal iishweg like it ❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 10 ай бұрын
Whole watching 2023❤
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj Ай бұрын
🇸🇴
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 Жыл бұрын
Wayo wayo
@nrx8684
@nrx8684 4 ай бұрын
Qabyaalad ma jirto ee jahli itiin la,aan ah aa wadankeena ka jirto
@Anisa-wi5zj
@Anisa-wi5zj Жыл бұрын
Can I recommend translating the song “dhulkaaga hooyo” next?
@TaariikhArchive
@TaariikhArchive Жыл бұрын
Why not!
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Motherland
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro Жыл бұрын
Thank you
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 11 ай бұрын
It will be lost in translation
@nrx8684
@nrx8684 5 ай бұрын
Hibo looks iconic in this picture❤❤
@Axmedcabdinuur-of6cn
@Axmedcabdinuur-of6cn 4 ай бұрын
1:53
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Laascaanood Free Maamulka Hargeysa
@GuhaadGabad
@GuhaadGabad 13 күн бұрын
Waxan Dhagaysanaya 2024 4:55 Wax la garab dhigi karayo gesiga dhulkisa gusha u horsada Gerida dishaay gedka Ha Ba'o Heer sare
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 10 ай бұрын
Allaha u naxaris ee waxaa iska leh Heestan sameeyay Abwaan maxamuud Cabdullahi ciisa sanguub malaha dib u eegis halagu sameeyo
@mhassan0163
@mhassan0163 5 ай бұрын
Iska daa beenta, waa erayadaa aun Ali Sugulle dun-carbeed
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 2 ай бұрын
Walhi heswadaniya oo qiroleh hibo maxamad ho
@GaraadXasan-r6r
@GaraadXasan-r6r 2 күн бұрын
Erayadii...iyo.laxankii....abwan...maxamuud.c.lahi...sangub
@Axmedcabdinuur-of6cn
@Axmedcabdinuur-of6cn 4 ай бұрын
Hyh wah and
@somprag9282
@somprag9282 Жыл бұрын
First
@somprag9282
@somprag9282 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 11 ай бұрын
Eyl ilaaa laascano baan dhagaysan heestan dhulka khaatumo inshallaah maalmahan huunada somalida diidka ah ee snm wan ka sifanaynaa Gala dagaalka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 11 ай бұрын
Aa kula tahay boowe
@faysaliman3213
@faysaliman3213 9 ай бұрын
Heesta wadaniga kuwii alifay waaba rer shekh isaxaaq faniinta qaadaysaa dhamàn waa rer somaliland tubeec hibo nuura mandeeq sahra axmed khadra dahir qamar , inan gumeed majerten ah oo ciilqabe ah ayaa tahay dadkan waljgaa gaadhi maysid 😂😂😂😂
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 9 ай бұрын
@@faysaliman3213 adeer inta dhimatay alle haunaxariisto fanaanin qaran bay ahaayeen ina gumeed waxa ah keena kabaha ka cararay 500 nina sidii arigii xero looga soo xaraystay caawana oog baan dul fadhiyaa xabad hadad dhicayga uso rididna burco waan tagayaa habaynba meeshii alle noogu tala galnaa joognaa caawa oog dusheeda fadhiya eebbow mahadaa
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 9 ай бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg ari boowe say ila ahayd baa alle iiga dhigay wixii 25.8.2023 dhacay ragii samayey ban ku jiray caawa oog meel laga arko dul fadhiyaa amarka garaadada ayan alle ka sakow ku istaagay ee burco wan tagi lahaa awoodeedana alle waa isiiyey aan burco wlh ku galo
@Maxamedabdinuur10
@Maxamedabdinuur10 5 ай бұрын
​@@faysaliman3213Abwaan sangub oo nin darood ismail baa sameeyey areyada beenaale
@MohamedHassan-xr6hy
@MohamedHassan-xr6hy Жыл бұрын
Funny and fact for all somali society
@cabdilaahicali7647
@cabdilaahicali7647 Жыл бұрын
itanabarati ayanumdiganuquni
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Wadamada eeyjogaan isbitaaladoda iney booqdan ushaqeyan dowlada kale magac kuradiyan xajkatagnay caruuraa helnay xolan kusineyna isbitalaa jiifta dalkale
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 10 ай бұрын
Geeesi/qaabkeed?????..maxey?/suuugaani/kuugu/tiiiqtiiqsatey/kuusooo/dhigeeen_wax.badan/(🤰🤰🤰godolqaad??? ?malaha/sikale?/baad/kheyrbaan.geesi/waa/mid/wax/kusooo/biiriya/umada🐅gondo🐯garnadiishabeel=gaadmo/libaax🦁(🐪🐪🐪🐪^^^🐪🐪)hal=dhaqaale.umadeed🏺🏺🏺???
SIDA SIDA | TUBEEC & MAGOOL | HEESIHII HORE.
6:32
HH HEESIHII HORE
Рет қаралды 8 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,4 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 781 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 361 М.
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
Heesta: Ismoodsiis || Qalinle iyo Maandeeq || Balwo Lyrics
10:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 797 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,4 МЛН