Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"

  Рет қаралды 2,977,702

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1969
🌟Laxanka
U/ Bashiir Xaddi
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 528
@maryanosmaan6710
@maryanosmaan6710 Жыл бұрын
Qofkii iga dambeeyo ha isoo duceeyo😢 July 16 2023
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Maryamaosma.. waan kuu duceeyay . duco wanaagsan
@Somalia5
@Somalia5 3 ай бұрын
Allaha kufarajiyo🤲
@DeeqoCalinuur
@DeeqoCalinuur 2 ай бұрын
Allaha kucaafiyo
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 3 жыл бұрын
Heestan anoo jooga meel ladhaho dhabbad anoo jooga baan dhagaysan jire yaahu aduun wakaasa yaasalaaaaam🙌🙌🙌🥰🇸🇴 meel hawd ah oo geelu wada dhalay hadan hameynkii dhaliyarada soo baxdo baa aroos yaad ka qaadi jirne😭❤️
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 3 жыл бұрын
Kkkkkk balihowd miyaad joogtay adeer
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 3 жыл бұрын
carab abdulkadir farah xared Hhhhh carabow iwrn aderow Nairobi maka tagte
@faadumomaxamed1208
@faadumomaxamed1208 3 жыл бұрын
@@carababdulkadirfarahxared Trujillo 8jui8
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
@@nastehmohammed8383 Reer Dhabad goobta cayaarta ka daayaa. Cadeey From...
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 2 жыл бұрын
@@cadeycali6723 😂😂
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Woooooow heeeees iga dheh walee fanku waa kii hore bal u fiirso erayada xulka ah Iyo waxa maanta lagu heeso yartu dhiin dhiin iyo wax aan dhaamin
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u WAAYO WAAYAHII, dib ayaa loogu celisay heesahiis 3 beyd ahaa ee ka horeyay kacaankii. AUN abwaankii waynaa Maxamed Cali Kaariye iyo AUN hobolkii waynaa wadanigii waynaa hobolkii quruxda sugaanta Somaaliyeed Xasan Diiriye Faarax iyo Wadaniyadii waynayd Hibo Maxamed Hudoon Nuura. Intii dhimatay Allaaha u naxariisto ameen
@shiinasacid2837
@shiinasacid2837 2 жыл бұрын
!1?
@kingkaahin9373
@kingkaahin9373 3 жыл бұрын
I miss those days of 2009s No internet NO social media No tiktok Whole family watch television together Only love love and love this song 😍
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
The late 90s sxb u r old we r done it’s the eyj of tiktak .... maxaad filan, Sow iska aamus Afsalax ku dhag Arintaadu ma aha .. Sow amakaaga iyo anfariika Ashqaraar buuxa maaha Sow duni aloosan oo Suurkii la fuufayo Ibleyska talinayo Ibtilo joogtiyo Afsalax ku dhag maaha Uurkutaalo now maaha ....
@Imraan53
@Imraan53 2 жыл бұрын
That sounds too boring now😪😂
@honabdimaaliknuurcali9600
@honabdimaaliknuurcali9600 2 жыл бұрын
777777777777777777777777777
@idilcabdirashiid6456
@idilcabdirashiid6456 2 жыл бұрын
@@qarulxira8697 m1m11m òpòp0
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 жыл бұрын
The days of this song is not from 2009. It absolutely from 1960’s to 1970’s.
@qaraami_
@qaraami_ Жыл бұрын
Mrkey i arkaan ciyaalka xafada anoo heesahaan dhageeysanaayo wey ila yaaban" Lkin ma fahmi karaan💔
@Shaamilibnuxasan
@Shaamilibnuxasan 4 ай бұрын
Dhag ha u dhigin ileen mayaqanaan micnahooda
@mceeri7238
@mceeri7238 3 ай бұрын
Macne Ayaad Dhegaysanaysa Ee Maxay La Yaabayaan
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 Жыл бұрын
Yaa Salaam Niinkii dhiirinaan jiray waqtigaa dhantaaloo Eraygaas saameyn weyn buu igu leeyahay Annigoo jaamcadii bogay Sannad kahor oo shaqo la'aan la cataabaya Hooyo iyo Aabanq ii Daganeen Muqdisho oo aan guri kiraa ku daganahy Adduunyo waa laga bixi doonaa✅
@yasinsharifmaxamed5363
@yasinsharifmaxamed5363 Жыл бұрын
😥
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI Ай бұрын
Insha allha zhp Ana SAS 00 kale. Ayaan d jabuti ku ahay 😔
@Emotionalchanel764
@Emotionalchanel764 2 ай бұрын
2024 Still In Here
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 27 күн бұрын
Me too
@deckdalfure3663
@deckdalfure3663 10 ай бұрын
Xasuuustu waa cajiib Iigu soo duceeya xaaskeyga ayaa Umulaad ehe Dhib iyo dhibaato la'aan I ineey iigu umusho Asxaabeey
@bossartan3263
@bossartan3263 8 ай бұрын
Maxaa ku dhashy laba bilood laga jooga wakhtigasige 😂
@aadanhaaji2323
@aadanhaaji2323 3 жыл бұрын
Aduun iyo xaaalki heestan dhagaysigeda waxa igu danbaysay 1988 iyo gobolka sool cajilad record ah ka dhagaysan jiray
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
😎Aniguna 2002 2003 habeen laylatagi gaadhay oo aan dhexda kaso noqoday ninkiina ku idhi habeen danbe haino ahaato hooya safar ubaxayse😋😍🤣🤣🤣😊
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
@@laylaraqiis3804 runti tarikh yar o xsus le noga shekeyse o dhaqan ah qurux bdan Cajiib
@cabdallacabdalla3473
@cabdallacabdalla3473 3 жыл бұрын
Waa xasuusti caruurnimadeydi marki igu horeysay oon maqlo gabar aan isku aheyn baa inoogu tartanty oo aad ucod macaaneyd❤❤❤
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Жыл бұрын
Walee Abwaan iyo fananba waa kuwii hore murti adag AUN Abwaan Mohamed Ali kaariye Codka dahabka ah Hibo cudoon Xasan diiriye Mahadsanid waayo waayo Waxaan aad ugua helay shurudaha faalada Ka hor
@ahmedkahin7495
@ahmedkahin7495 Жыл бұрын
War yaa beenta ma fiicno abwaanka heesta waa sangub
@MohamedOmar-vh5ur
@MohamedOmar-vh5ur 3 жыл бұрын
Mohamed cali kaaariye ilaahoow kuu naxariiso runtii heesihiisa jacaylka markaad. Dhagaysato jacayl dhan ah ayaad dareemaysaaa
@abdulahiali6847
@abdulahiali6847 2 жыл бұрын
Waa dhaxalka xasan diiriye allah unaxaristee Iyo waliba hibo mohamed (hibo nuura) Waa midka mid ah heesa loogu jecel yahay heesaha somalida Niki dhuumanayee dhabarkiisu muuqdee dhaqso loo ogaadaa Sidiisii kadhigantee
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
RUN. alah raxma Xasan Diiriye
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
RUN:
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Xasan Diirie.. Alah raxma
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
Ma jirto hees Hada saas ah oo le eryo saas u wamgsan Fan waa fankii hore 😮❤❤🎉
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Dhalanteedku waa mid aan iga dhaacayn. ..way diiiday... Hiba Nuuura
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 ай бұрын
Matkii hore dhitiyo subag Dhaay,baan filaayeee Dhiil Maran adoo sida Dhabta igaga turtee❤
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Ай бұрын
Waa dhaawacaagiii waxaan aan la dhuubtee
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Ninki dhiiranaan jiray Waqtigaa dhantaaloo Dhaaxaan itaalkey.. Amba dhaban adeygee Dhudhun iyo laxaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar kuguma dhaafine Dhadhabbay horyeelee🤦‍♂️ Heestan xasuus ayey igu ledahay 13 sano ka hor 2011 anoo yar ayaan Hoyadey la dhageysan jiray aad ayeyna u jeclayd Hoyadey heestan❤ Hiba nuura " aamina Abdullahi " sahra Ahmed " magool" xasan waddo" khadra daahir" Xasan diiriye " Qalinle" fananintas iyo kuwo aana hada xasusneyn ayey aad u dhageysan jirtay. Hadana isma hayno muddo 7 sano ah cimri dheer iyo caafimaad ayan kuu rajeynaya Hoyo mcn💞🙏iyo nooli kulankeed✍
@cubeyd27
@cubeyd27 28 күн бұрын
Ninkii dhiiranaan jiray waqtigaa dhantaaloo🥺 23/June/2024
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 3 жыл бұрын
Heestii dhalanteed iyo fanaantii hobolada waaberi allaha unaxariisto Xasan diiriye faarax iyo Hibo maxamed hudoon hibo Nuur’s fikradii allaha unaxariistee maxamed cali kaariye
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 Ай бұрын
Halkan wxan kasalaamay dhalinyarada 2080 dawan doonta 🤝
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
Qofkii iga dampeeyo isoo duceeyo January 8/2024😢❤
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Anigu Gabdhaha ayaan u duceeyaa.
@shavecm3047
@shavecm3047 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Reer waqooyi waa hooyga suugaanta Somalia ❤
@ahmedkahin7495
@ahmedkahin7495 Жыл бұрын
Reer waqooyi ga aad sheegi maxay tagay sagub ayaa curiyay heestan
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 Жыл бұрын
​@@ahmedkahin7495adeero danahaagad u cuqdaday santahay somaliland yo hargaysa waa hooyga fanka haysku xaarin markaad namaqashe is adkee 😮‍💨🥸🤭😂
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 Жыл бұрын
@ahmedkahin fanka beenta kadaa heesta waxaa curiyay AUN maxamad cali kaariye
@hamz233
@hamz233 7 ай бұрын
Somaliland* dheh 1960 lama joogo abti
@muqtarcali16
@muqtarcali16 4 ай бұрын
Xasan diiriye iyo maxamed cali kaariye ma reer waqooyibaa 😂 hadaba qaata ajarka 😂😂
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Heestan subax walba waan dhegaystaa. waa hees wanaagsan.
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 3 жыл бұрын
Duni waxan joognaa Balbalaarka iyo Sharma heystaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
kkkkkk bilaa macnee baa addunak isgu hadhey ila a Markeyn ba a doqan madaxweyen ka noqdey
@zahramohamed9869
@zahramohamed9869 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 2 жыл бұрын
Waxaad ka tagtay faladagan iyo socdaal oo wariyayaasha qaarkood kaaga careysiinayaan sidey u leeyihiin Alfanaan hebel yaab walee fan waa fankii hore
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 11 ай бұрын
Waa aduun cimrigisi wasay
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 6 ай бұрын
Waxaan heestan dhagta igaga soo dhici jirtey 2007 aniga oo yar Aroos kii Abtigay oo miiga Juffo-gililey ahaa. Xasuus baan gala anigoo xiligaas guriga cad ka celin jirey ama dhaafi jirey xoolaha. Dhalinyar, wiillal & Gabdhaba le oo oo si fiican u soo labistey ayaan ku xasuustaa, oo haasaawe isla jaan qaadey.
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
1: Qaday = Qadoodi ama aan waxba cunin 2: dhito = waa caanaha la kaydiyo si hadhow subag looga saaro 3: dharab = waa Marka roobku da'o ee dhulka iyo xoolu qoyaan markaa waxa la dhehaa geelii wuu dharab dhoomay yacnii wuxu raacay xareedii iyo rayskii markaasi buu dugaagu cunaa xoolaha . 4: Dhedo = waa gabadano ama waxa weeye qabowga habeenkii da'a ee subixii dhulka lagu arko siiba waqtiga jiilaalka . 5: Ceeryaamo = waxay u eegtahay daruurta lkn way ka khafiifsantahay inta badan buuraha ayay ku xidhataaa. 6: Dhalanteed = waa wax aan jirin ama been ah, inta badan xilliga qoraxdu kulushahay ayaa lagu arkaa dhulka waxa kale oo loo yaqaan dhalan habaabiyey . 7: waqtigaa dhantaalay = waqtiga iyo waayaha ayaa fogeeyey . 8: Dhaaxa = waa waqtiyo hore ,mudo hore ama waayo hore ayaan aniguba adkaystay . 9: Dhudhun iyo laxaadkii = waa Dhudhun iyo xoogii ayaa looga jeeda ama gacan iyo muruqeed . 10: dhadhaab = waa dhagax weyn oo meel ku dhegan oo aan la loodinkarayn ama la riixikarayn. 11: dhuub = waxa weeye maydhaxda dhirta laga laga jarto lkn waxa loola jeeda Dhuub yacnii Dhuub maydax ahna kama heli wax yar xataa kama heli . 12: dheeho geelo = waa midabka geela ee ugu quruxdq badan waana midabka ciida u eeg siiba ciida hawdka ee cas ayaa la dhehaa dheeho . 14: Dhaameel = waxa uu ka baxaa geedka qudhac ah . 15: Dhoobaale iyo bulaale = waa laba ceel magacyadood oo geelu ka Cabo . 16: Dhaayaha = Indhaha . 17: Hadalkaa dhansaarka ah = waxa weeye Hadalkaa iga geeda ah ee is dhaafinta ah . #Qofkii wax ku daraya ama waxaan khalday saxaya waan Soo dhoweynaynaa Mahadsanid dhammaantiin . 11th _April _ 2024 Saacadu waa 1:40 habeenimo Juba South Sudan اليوم الثاني لشهر الشوال .
@mohameth_jozeph
@mohameth_jozeph 2 ай бұрын
Af-yaqaan.🫡
@daahircandi-c6g
@daahircandi-c6g 23 күн бұрын
❤❤❤zhukaran zhp aaad iyo aaad baaaad umahasn thy zhp zid quruxda badan ee aad afkeeni hooyo noogu zharaxday AFGARAD guleyso ifyo akhirapa 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 23 күн бұрын
​@@daahircandi-c6g Aammiin dhammaanteenba saaxiib , adigaa mudan saaxiib soo dhowow ❤ .
@user-oh9qj3bg5k
@user-oh9qj3bg5k 4 күн бұрын
👍 good
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
Heestan marka maqlo waxan so xasusta qofti aan aduunka u jacela maantana gacan kuma haayo 5 sano jacel dhisna hal 1 ku dhamaday dumar qiyaamo lagma waayo walhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
dhanihi BULAAALE CEEELKA BULAAALE WAA CEEEEL IIDDOOR IYO OGAAADEENBA DEEEQA WAANA CEEEEL REEERAHA REER GUULEEED ALLAMAGAN REER ISAHAAQ CAANKU YIHIIIN REER GUULEED ALLAMAG BEEEL LAAN DHEERAA
@abiibyare7947
@abiibyare7947 3 жыл бұрын
Haka reerbin sidokale reer aw qudub oo uu ka dhashay ninka sameeyay erayada ee AUN abwaan mohamed ali kaariye
@abiibyare5149
@abiibyare5149 Жыл бұрын
Haka reebin sidokale in ceelka ay cabi jireen geela reer aw qudub “sheekhaash “ ee uu ka dhashay ninka heesta qoray AUN abwan kaariye
@abdulljama4591
@abdulljama4591 Жыл бұрын
Dhalanteedka caashaqa 2014 ba wadanka yamen casimadisa Sancaa ba aad ugu dhagaysan jiray hees aan aad ujeclahay waaye
@Somalia5
@Somalia5 8 ай бұрын
Waaw what a hees ❤WALAHI xasan iyo Hiba nuura waa hanti qaran❤
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Ninkii Dhiiranaan Jiray Waqtiga Dhantaalo Alla Muxuu Waqtigu I Ciilayaa.😥🙏
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 Жыл бұрын
Aad iyo aad allaah inoo sahlo sxb waan sabranaa uun
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
@@abdisamedahmed1174 aad o weyn wax kle ma Awoodno Allah Duruufta Nolosha Dhalinyarada Haga Saaro Aamin yaa rabbi
@udgoon4842
@udgoon4842 Ай бұрын
Abwe waqtiga lama eedeeyo rabi xukumo waayaha adag wa laga baxaa I.a , Alle sidaa jecelnahay hanooga yeelo🥹
@MaxamedAbshir-xz8zq
@MaxamedAbshir-xz8zq 5 күн бұрын
Hees iga dheh 2024 Qofkii iga danbeeya Wan.ku salaamaya
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Dhalanteeed. Erayadiii Abwaan, Xuseen aw faarax dubad.
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r 25 күн бұрын
Ilaahaw u naxariiso xasan diiriye
@Hurre43
@Hurre43 2 жыл бұрын
Ninkii dhiirranaan jiray Waqtigaa dhantaalay! AUN Kaariye, Ilmihiisa wixii uu adduun tabcaday intii uu noolaa buu uga tagay oo ay ka dhaxleen, soomaali oo dhanna suugaantiisa ayay dhaxleen.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Xasan diiriye... fanaaan weyn
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 5 ай бұрын
Still searching 2024
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
Aqal dhinaca ka banan yahy dhaxan kaama celiye 🥺🥺🥺
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik 10 ай бұрын
Markle 27/Aug/2023 Time 1:08 habeenimo Waxna gacanta Kuma haayo Waqtigaa idhantaalay Waa ley taagay😭😭💔 Waan u xiisay farxio❤
@suldananas6070
@suldananas6070 3 жыл бұрын
Nimu dhabarku jaban yahay dhaqdhaqaaqi maayee Alle muxu qalibi ka hadal dhameeyay waxaad moodaa inuu ka hadlayo Jaceeylka i haya, Hassan Diiriye iyo Hibo waa labo fanaan oo caan ka ah ka yiga Somalida, waxan Muqdishu ku dhageestaba Manta waxan ku dhageeysanaya Uganda
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
Xasan Diiriye iyo hibo gudoon waa dad,fan,fanaaniin,laxamo,farshaxano iyo suugaan aan dib loo helayn, waxa badbaado u baahan afka soomaaliga oo sii geeriyoonaya waase Xil Ina saaran soomaaliyeey
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii bashiir xadi codka hibo nuura iyo xasan diiriye faarax
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Illaahay baad been u sheegtay kaariye ma samayn heestan Waxa sameeyey abwaan xuseen aw faarax
@abiibyare7947
@abiibyare7947 3 жыл бұрын
@@ibrahimabdi6399 isaga ayaa kaa saxan waa erayadii kaariye AUN
@applestoori3908
@applestoori3908 3 жыл бұрын
Waqti waa kii tegey 1989kii ayaa igu dambeysay heestan dhegeysigeeda Cajalad Record ayaan ka dhegaysan jiray
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waxay ka mid ahayd heesihii markaan soo kacay aan ugu hor-bartay. Alla fogeydaa meelaad xusuus ahaan dib iigu celisay. Dugsiga hoosaan dhiganaayey bilawgii 70dii. Eesh calaa hees miro, naaxyad, iyo codad macaan Alle hawnaxaristo intii dhimatay Aamiin. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@walkm1
@walkm1 3 жыл бұрын
Hooyadey ayaa dhageysen jirtey. Way noo Sharixi jirtey kalamadaha iyo Micnaha ka dambeeya. Heesihihii waqtigaa waxey salaysanaynaayeen dhulka iyo Dhaqanka Somalia. anigu waxaan ku korey magaalo. Hooyadey ayaa igu Beertey jaycaylka suugaanta soomaalida❤
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb dugsigaggi dhexe gobolke ayad ka dhiganeysay taatiikh Qaliya iyo wakhti Qaliya ayeynu so marney
@mohamedabdulkadirabdi7752
@mohamedabdulkadirabdi7752 2 жыл бұрын
Allaha cimriga kuu barakeeyo inta kuu dhiman
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@mohamedabdulkadirabdi7752 waaw, sidoo kalaan kuugu duceeyey adeer. Jazakalaahu Khayran. Mahadsanid.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 Muqdisho.
@kaarikoosmaan4752
@kaarikoosmaan4752 Жыл бұрын
Ninki dhiiranaan jiray wakhtigaa dhantaalee intaasi saamayn wayn bay igu leedahay caku waayaha fasalka F 4ka Ayaan Ahay imtixaan baan diyaarinayaa saacadu waa 17:45/15/9/2022 Waxaan filayaa Anoo wakhtigaan wakhti ka qurux badan kujira inaan dib udhagaysto heestaan
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow waxaasaa hees lagaa dhahaa dadkii xigmada lahaa wax yar baa ka haray xili waxaynu joognaa ay noo heesayaan dad bilaa micnaa🎻🎧
@saidabdikadir3797
@saidabdikadir3797 2 жыл бұрын
Heestan xasuus wayo wlhi 2010 Ayan dhagaysan jiray 💯
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Hiba nuura.. marka aan ku dhegaysto waan ku jeclahay
@maxamedmuuse6587
@maxamedmuuse6587 2 жыл бұрын
Hibonuura
@maxamedmuuse6587
@maxamedmuuse6587 2 жыл бұрын
.hesahasoomaali
@caddowmaxamedamiin3756
@caddowmaxamedamiin3756 3 жыл бұрын
Marki hore dhitiyo subug dhey baan filaaye dhiil maran adoo sida dhabta igaga tuurtee cajiib
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Odayga isaga oo Qawaaf ah uu u yimid, Macslimadana waa ku socon weyday sheekadiisa. Micnuhu waa intaas.
@safarmaxamedcali6607
@safarmaxamedcali6607 3 ай бұрын
15 sano jaceyl aan iga dhamaneyn ayaa dhibtiisa iheysato maxan sameyaa caawa waa ii murugo dhadhabaa i hor yaalo ii soo duceya inuu illahey ii sahlo qoftaan dunida ugu jeclahay b l n
@AxmedAxmee
@AxmedAxmee 2 ай бұрын
insha allah ❤
@Naruromoha6278
@Naruromoha6278 Ай бұрын
Firi qof side 15sano u jaclane oo dhibkaga ogeyn mise adigu maa tihid qof iman leh ilahay aya ku kalifin Side qof kle u ku kalifa mise maa cibadeysatit qofka hda rbto ina kaa ilowdo cibabadada alle badi oo iska daaf hesaha tasbixda badso oo alle kaa rajey nolol wngsn intas aya kugula talin laha anu
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 жыл бұрын
Odayga wuu Dansheegtay lkn lagama yeelin waxaa ugu dhawayed hibo mrkay dhahday haday dhab kaa tahay dhaar maymarysaa
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 Жыл бұрын
Ninkii dhiiranaan jiray, waqtiga dhantaalay 🔥🔥
@omarnuh
@omarnuh 3 жыл бұрын
Ninkii Dhiiranaan jiray waqtigaa dhantaaloo Dhaaxaan Itaalkay amba dhaban adaygee Dhudhunkiyo laxaadkii wax kudheefi waayee Hagar kuguma dhaafine dhadhaab bay horyaalee Aqal dhinac banaani dhaxan kaama celiyee Dharaartii aan Baahnaa igu dhega adaygtaa. mon.19:40pm.29mar.2021.holland.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Hiba nuura .. ma ogola in beeen loo sheego... dhalanteedku waa mid aan iga dhaadhacayn.
@teamsharma4312
@teamsharma4312 2 жыл бұрын
Xasan diiriye waa ciyaalki hore ee xafada towfiiq magalada muqdisho
@MohamedOmar-vh5ur
@MohamedOmar-vh5ur Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso Mohamed cali kaariye
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Ilaahay haduu doono cadaabta ha ku rido. ha noo xayaysiin anaga , waxaan dhegaysanayaa heees .
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
Aaaaaaax odayga waqtigaa kadaba yimid iyadun kadiiday dulqaad iney uyeelato waatii igu dhacday alah duruufey xumidaaaa 4/1/2021
@user-zu9dp2lt5v
@user-zu9dp2lt5v 5 ай бұрын
Aad io aad heestan meel fog baY ka hadlaysaa hada ma noshahaY✌️😅
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Bal meeshaa eega? Eraygii kastaba sidiisuu qaacido u yahay. "Dharab oradka xoolaha dhurwaagaa ku laayee." Intaas baaba iga badan laba bilood ee socda.
@IsmaaciilYare-ks2xr
@IsmaaciilYare-ks2xr 3 ай бұрын
Mohamed key key Uma jeediyee macalinka qaaraamiga inta Maka maqanyahay❤
@luqmanadanali5354
@luqmanadanali5354 2 жыл бұрын
Runti fankeni wayihi hore hadii dib usi dhagesato ilmo ayaba ka imaneysa cod macana m.a
@kingahmedmohamed9008
@kingahmedmohamed9008 Жыл бұрын
Hadii ay dhab kaa tahy Dhaar ma i maraysaa? Mise kaal dhaqaqnaye Sidaa saan ku dhaafnaa?? 2022 hada dhageysaneeso like dhac kusii
@mohamedalaale8889
@mohamedalaale8889 Ай бұрын
Hadalkaa dhan saarkaa ka dhagaysan maayee hadii ay run kaa tahay dhaar ma ii maraysaa mise kala dhaqaaq naye sidaasan ku dhaafnaa 😢😢😢😢😢😢
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Bulaaale iyo dhoobaaale, waa 2 ceeel oo Xooluhu ka cabaaan.
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 2 ай бұрын
Abwaankii walaal hargeysa ❤❤❤ made in somaliland
@saamijarka
@saamijarka Жыл бұрын
So beautiful 😍 wakhti ad. Uwacan 😢
@mohaidiris3305
@mohaidiris3305 3 жыл бұрын
Dhalnteetku waa midaa anigaa dhaadheceenin
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 2 жыл бұрын
Eesh calaa hees, midho asal ah! Waad mahadsan tihiin.
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 Жыл бұрын
Dadkaan ayaa hes looga heray iyo eraya mcn alow idin naxariiso
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Heestan waxaa iigu horraysay 2008 habaynkii uu geeriyooday xasan diiriye bay BBCdu soo daysay fanaanka magaciisa iyo heestaba habaynkaasaa iigu horraysay intii ka dambaysay baan bartay inuu legend ahaa cod ilaahay siiyay AUN kuwayd buu ku geeriyooday 2008 bishii 8aad si wacan baan u xasuustaa
@abdinooorabdulaahi5352
@abdinooorabdulaahi5352 10 ай бұрын
ninki dhiranan jiray waqtiga dhantaalo love this song
@mohammadkalil893
@mohammadkalil893 2 жыл бұрын
waaaaaaw xalla aduuyu allha waaa xasuuus iyo waxa jiira noloshu nucuwalba weey leedahay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔💘💔
@axmeddeey1467
@axmeddeey1467 3 жыл бұрын
Marki hore dhiti iyo subag dhayban Filaye dhil madhan ado sida dhabta igaga turtee cajiib
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
Waa duurxul... cajiib badan iyo dareenka waayeed ay leedahay Dadkaas ban la noolahay Hadad dugaagooday somaliyi maanta Oo laan laan noqotay Maandeeqna deni iyo biixi iyo dhuxule u talinayan Sow Eegay maaha in aan iska aamusaa Sow ibtilo buuxda Ibleys talin maayo
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xasn Diiriye, Fanaaan aad u weyn
@munomaanka6622
@munomaanka6622 2 жыл бұрын
Heestan tiktok ayaan kasoo arkay weyba iqancisan 2021 9 5 ayaan dhageesanoysss
@rolando6836
@rolando6836 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo xasan diriye isku xafad baa aheen muqdisho
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Aamiin
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Aamiin.
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Aamiin.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Aduun waa aduun kii hore heeso na waa kuwii hore fanaan waa kii hore
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
heestan waxaa sameeyay , Abwaan Xuseen Aw Faarax qaar kale ayaa ku murmi doona.
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 Жыл бұрын
Ma samaynine ma adigaa siin nin wayn baad thye sugaanta walaaqa kala dhax bax
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 5 ай бұрын
Umada beenta la dhaaf Mohamed Ali kaariye ayaa iska leh Erayada
@Juweriahassanjuweria
@Juweriahassanjuweria 3 жыл бұрын
Xasuus Waa aan galhareeri joogay
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 4 ай бұрын
AUN hees murti io mamus leh😢❤
@abdisalaanmaxameddiiriyeab9118
@abdisalaanmaxameddiiriyeab9118 2 жыл бұрын
Heestan xusus gaar ayey igu leedahay anoo yar markii igu horesay ayaan taleefanka abahay ka dhagaysan jiray taleefon waxaa uu haa samsam niclaha ayaa qiyaastii 2014
@MOOLIF00
@MOOLIF00 3 жыл бұрын
Ninka rabo inow hees erayadeeda qoraa heestaan ha dhegesto Ka dib eraya Macna leh oo murti Macaan leh ha soo bandhigo.
@abdihassan894
@abdihassan894 3 жыл бұрын
Hees classic ah erayada yaa leeh sxb
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 2 жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye IHN
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
1: Qaday = Qadoodi 2: dhito = waa caanaha la kaydiyo si hadhow subag looga saaro 3: dharab = waa Marka roobku da'o ee dhulka iyo xoolu qoyaan markaa waxa la dhehaa geelii wuu dharab dhoomay yacnii wuxu raacay xareedii iyo rayskii markaasi buu dugaagu cunaa xoolaha . 4: Dhedo = waa gabadano ama waxa weeye qabowga habeenkii da'a ee subixii dhulka lagu arko siiba waqtiga jiilaalka . 5: Ceeryaamo = waxay u eegtahay daruurta lkn way ka khafiifsantahay . 6: Dhalanteed = waa wax aan jirin ama been ah, inta badan xilliga qoraxdu kulushahay ayaa lagu arkaa dhulka waxa kale oo loo yaqaan dhalan habaabiyey . 7: waqtigaa dhantaalay = waqtiga iyo waayaha ayaa fogeeyey . 8: Dhaaxa = waa waqtiyo hore ,mudo hore ama waayo hore ayaan aniguba adkaystay . 9: Dhudhun iyo laxaadkii = waa Dhudhun iyo xoogii ayaa looga jeeda ama gacan iyo muruqeed . 10: dhadhaab = waa dhagax weyn oo meel ku dhegan oo aan la loodinkarayn ama la riixikarayn. 11: dhuub = waxa weeye maydhaxda dhirta laga laga jarto lkn waxa loola jeeda Dhuub yacnii Dhuub maydax ahna kama heli wax yar xataa kama heli . 12: dheeho geelo = waa midabka geela ee ugu quruxdq badan waana midabka ciida u eeg siiba ciida hawdka ee cas ayaa la dhehaa dheeho . 14: Dhaameel = waxa uu ka baxaa geedka qudhac ah . 15: Dhoobaale iyo bulaale = waa laba ceel magacyadood oo geelu ka Cabo . 16: Dhaayaha = Indhaha . 17: Hadalkaa dhansaarka ah = waxa weeye Hadalkaa iga geeda ah ee is dhaafinta ah . # qofkii wax ku daraya aan ka tegey ama waxaan khalday saxaya waan Soo dhoweynaynaa Mahadsanid dhammaantiin.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Waa ereyadii Abwaan Xuseen Aw faarax.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 Жыл бұрын
MC Kaariye
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
' @@abdiwelihassan7941 Naaa Muranka joooji
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Naa siilka macaan i sii, si fiican iiga soo dhaq, kaadida ka soo dhaq ,muranka badan iga dhaaf. wax baro dhoocil yahay.
@yasminali74
@yasminali74 3 жыл бұрын
Axsan jawab✔
@zahramohamed9869
@zahramohamed9869 3 жыл бұрын
😍😍😍😘
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Yaasmiin...markii aan ku dhawraba dhib ayaa ii kordhaysa.
@qarulxira8697
@qarulxira8697 2 жыл бұрын
Kkk
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Dhalanteedku waa mid aan iga dhaadhacayn.
@abdullahibulla
@abdullahibulla 5 ай бұрын
Ninkii dhiiranaa jiray waqtiga dhantaalo...⌚🖤
@mohamedgiro
@mohamedgiro Жыл бұрын
I remember my hey day 1998 qarami is my soul music.
@mustafxasan9518
@mustafxasan9518 2 жыл бұрын
Nimuu dhabarka jabanyahy dhaqaji maayee💔🥲
@queenlovebbe4104
@queenlovebbe4104 7 ай бұрын
Hadii ey dhab kaa thy dhaar ma ii maresaa mise kala 😮 dhaqaaqnee sidaas ku dhaafnaa 😊 byby 2023 welcome 2024
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Waa adigaa i dhigay dhamac iyo abaar, dhalanteedku waa mid aan iga dhaadhacayn
@abdisalamfarey4367
@abdisalamfarey4367 2 жыл бұрын
Waa hees macan ee talantalis ah AUN abwan gariye
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Жыл бұрын
Gaariye ma ahn wll waa kaariye abwaanka leh Kaariye iyo gaariye waa la isku qaldaa waana labo abwaan Hestana waxaa leh AUN mohamed Ali kaariye
@Farhaan114
@Farhaan114 3 жыл бұрын
Heestaydiii
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Ana kulamid baan ahay sxb heesahaan dhagaysigooda kaxiisa go.in
@faadumomaxamed1208
@faadumomaxamed1208 3 жыл бұрын
Hddttt
@sahrahasan1980
@sahrahasan1980 3 жыл бұрын
Waa.duni.aQurulsaman.ah.shamaboy.iyo.fatun.balbalrka.aya.nohesa.waa.adun.iyo.xalkiis
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Saxitaankaaga wan soodhawaynaynaa Singub inuu midhaha lahaa baa waligay igu qufulnaa
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
Haa sxb aniga horan u ogaa inuu miraha lahaa dhaqtarkii jacaylka waayo heesaha qalbi tabiga ah asaga looga dambeeyaa
@muxundiincadow162
@muxundiincadow162 3 жыл бұрын
Hibo huura riwaayadii iigu horeysey een daawado ayey aktarat ka aheyd riwayadaas oo aheyd murug iyo macaan
@abiibyare7947
@abiibyare7947 3 жыл бұрын
Haa walal waa la isku qalda inta badan heesaha sangub iyo kaariye madama ay isku hal deegaan kasoo jeedaan lkn tan kaariye ayaa AUN labada abwaan
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Midhaha heesta waxaa leh, Abwaan Xuseen aw faarax dubad.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xasan diirye,, Fanaan weyn Alah Raxma.
@shavecm3047
@shavecm3047 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysan jiray mar Jacayl igu galay Goldogob
@FatimaAli-jp9cd
@FatimaAli-jp9cd 6 ай бұрын
Hadalkaaa dhansaarkaa kaadhaysanmaayee hdii dhabkaathy dhaarmaymaraysaa mise kaladhaqaaqnee sidaas bn kudhaafnaa Qalbi la khiyaamay 💔🥹1/1/2024 bn dwanyaaa
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
ninki dhiiran Jiray wakhtiga dhantale
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Foosiya. Waxaan la dhuubtay Jacaylkaaga.
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@@MubYus ninki dhuumaaane dhabarkiso muuqde dhaqso loo ogaadee sidiise ka dhiganto hadalkad Iledhy ka dhageysan maaye Haday dhab kaaa tahaY dhaar may mareysa
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
@@foosiyacali2158 aan wada dhamayno.
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@abdi harago officiall been maxya
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 3 жыл бұрын
@abdi harago officiall kkkkkk sax heesta sharaxeyse ina raggg runta kuma raftan miya
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Nimuu dhabarka jaban yhy dhaq dhaqaaqi maaye
@xaamidbilexasan8182
@xaamidbilexasan8182 11 ай бұрын
Ninkii dhiiranaan jiray Waqtigaa dhantaalo Dhaaxaan italkay Amba dhaban adayge Dhudhunki lixaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar kugu ma dhaafine Dhadhab bey hor yaalee
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 87 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 502 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Faarax Guulleed Samatar Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "ALLA BARI"
10:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 425 М.
maxamed yuusuf cabdi iyo hibo maxamed hibo nuura heesti
11:53
Wacana Media 24
Рет қаралды 104 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 392 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 794 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 18 МЛН
tom and Jerry 😱🆕 #trending
0:23
Nemi Shorts
Рет қаралды 18 МЛН
Today I finally understand that the three of you are a gang
0:14
昕昕一家人
Рет қаралды 36 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
0:18
MrBeast
Рет қаралды 156 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 10 МЛН
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56