Gen Bashir Goobbe - Wareysi #1 - Xil iyo darajo kasta waa leey gartay

  Рет қаралды 60,337

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 66
@abdiazzizyusuf4229
@abdiazzizyusuf4229 11 ай бұрын
Waa nin cajiib ah waayo arag ah keep it up Generale👏👏👏👏
@fahadmohamed2776
@fahadmohamed2776 11 ай бұрын
Masha Allah G bashiir wax bdn oo wng ah ayan ka faa iday wey fiicnaan laheyd iney G dhmn sidan noqdaan thank you adeerkey ayaanle Hussein abdi iyo hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 11 ай бұрын
General Bashir waa shaqsi qaali ah waxuu ahaa macalinkayga markaan baranayay garsooraha kubada volleyballka ixtiraama shaqsi kasta ilahay ha xafido amiin
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 11 ай бұрын
Jen Bashir waxa iskuladi talyaniga missione católica la dhihi waxaa lala waregay 1972 aniga standard four ban ahaa afgoi missione católica nido dinfanzia waxaa laga dhigay xarunta gabadha kacanka.
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Masha Allah bashir wasalamaya wa rug cada wa ya araga, Cimriga Allaha u barakeyo, mahadsanid ataanle.
@sayidcali4931
@sayidcali4931 11 ай бұрын
M.a jananka waa nin cajiib ah, xog badan oo haya ee soo dadaji wareysiga xiga
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 11 ай бұрын
Ayaanle. Waa. Ku. Salaamey. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Jiniraal. Goobe. Waa. Ku. Salaamey. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 11 ай бұрын
Korneel Hussein afgooye taariiqdada waa loo baahan yahay
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 11 ай бұрын
Waxbadan baa laga Baran karaa G. Bashir
@shaaribwadani2138
@shaaribwadani2138 11 ай бұрын
Maasha Allaah allaha ku xafido janaraale
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 11 ай бұрын
امين 🙏 يارب 🙏 العالمين
@143-k1d
@143-k1d 11 ай бұрын
Gen Bashir Goobbe Waa Wadani Allaha Xafido
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 11 ай бұрын
Ayanle iyo Janaraal Bashiir waan idin salaamay marka hore. Marka Janaraalka macluumaad badan ayuu hayaa. Waayo arag la’aaney ba’. Hadaan saan u ogaan lahaa cilmi badan ayaan ka kororsan lahaa waagii uu London joogay iyo Internet Cafe gii Wembley Central.
@saacidxamdan_2454
@saacidxamdan_2454 11 ай бұрын
Sareeye guud bashiir Maxamed jaamac "GOOBE"
@najiimosman2963
@najiimosman2963 11 ай бұрын
General Bashir goobe nin waayo arag iyo khibradi u dhantahay alle haku dhowro 💯🫡🫡
@shariifkhaadey1120
@shariifkhaadey1120 11 ай бұрын
Masha allah runtii aadban uga helay
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 11 ай бұрын
Alle haku xafido
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 11 ай бұрын
ALLA. YA CIZAK AYAANLE WAREYSIGA DADKA AQOONTAU LEH SHARCIGA IYO AQON AMNI LEH YAAN HORTA KAAGAHAMBALYEYNAYA ,. TAN S/GUUD BASHIR WA WAAYA ARAG SHARCIYED WAXAANA FILAYANINEY KALLA DUWAN YIHIN ISAGA IYO KOOXAHAN BURBURKI DAWLLADDI SOMMALIYED KA BACDI MASU,LIYIN KA NOQOTAYE AAN TABABARADAN UU BASHIR SHEGAYO SO MARIN AMABA CAD GOSI U MAS,IULIYADDA RUNTIISKU MID MA AHAN
@SadamMacalin-m5y
@SadamMacalin-m5y 8 ай бұрын
M.a
@maxamedjeelle
@maxamedjeelle 11 ай бұрын
Mr Jaamac waa Jaamacad allaha dhowro, adigana ku Mahadsanid syaanle
@fantastic9536
@fantastic9536 11 ай бұрын
Bashir Goobe Waa Nin culus
@Dr_Jama
@Dr_Jama 11 ай бұрын
SG Bashir Mohamed Jama Keynan.
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 11 ай бұрын
Sareeyo guud Bashiir gooobe waa lagend wlhi waanu mudnaa inaad dadka hor keento
@Boodhari189
@Boodhari189 11 ай бұрын
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Mashallah general bashir nin sheko 😂fican qusol iyo wayo arag nimo badan ❤guuleso
@Foos-hn1lb
@Foos-hn1lb 11 ай бұрын
Ly
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 ай бұрын
Kacaan-ku-sheegu wuu ku shaqaystay, wuu dhibay , gaajona wuu ku dilay caruurta intaan ogahay. Darxumadda caruurtaa ka muuqatay markii askartu qabsadeeen maad eegi karaynin. Injirta, gaajada iyo dacdarada iyagoo intaa qaba ayaa inta dhaadh iyo Surwaal balcada loo xidho la odhan jiray waa caruurtii kacaanka
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 4 ай бұрын
Kiiskaasi hada waxaa la'dhahaa "blackmail" oo ninkaas hada lama xidhin lahayn, madaamo oo lacagta C.I.D du bixisay
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 11 ай бұрын
Food alle ha u naxariisto. Ninkaas wuu geeriyoodey
@JAMHAD10
@JAMHAD10 11 ай бұрын
General Goobe wuxuu ka mid yahay dadka fiican ee Soomaalinimadu ku dambayso Wali. Gobanimo
@xasanmadaxey6438
@xasanmadaxey6438 11 ай бұрын
Bashiir max'ed jaamac waa aabbe soomaaliyeedwaxaana udhahay aniga waxaan kamid ahay ardaydii uu iskoolka geenjiray iskool la oranjiray saqaawadiin yuuigayn jiray 1984_ilaa 1988 aniga abaaĺkiisa magudi karo abaalkiisa ilaah aygudikara mahad sanid
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Qabiilkiisu waa maxay ?
@143-k1d
@143-k1d 11 ай бұрын
@@mohamed88466 waa somali maxamed qabiil kiisa waana wadano
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 11 ай бұрын
Yaahuu qabiil ku dil hada iyo qabiil iswaydiin.
@Mohan_Abdullahi
@Mohan_Abdullahi 11 ай бұрын
@@mohamed88466Raxawayn wye
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 11 ай бұрын
@@mohamed88466 abgaal
@yahye2001
@yahye2001 11 ай бұрын
Rug caddaa soomaali magac ku yeeshay ❤
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 11 ай бұрын
Marki ugu horeysay een arkay waxan is lahaa hanolaato manta ma uhuru kenyata miyuu wareysanayaa. Markan furay ayaan arkay
@dahaboosman3905
@dahaboosman3905 11 ай бұрын
Istagfurullahi. Collegio Nuova Somalia (Femminile iyo Maschile) waxaa lagu dhigan jiray lacag.
@Dr_Jama
@Dr_Jama 11 ай бұрын
Saas ayuu ku dhahay Dahabo. Wariyaha waxu waydiyay boarding gabdhaha ma jirin miyaa. Asna waxu dhaha kaas ayaa goordanbe la furay.
@Foos-hn1lb
@Foos-hn1lb 11 ай бұрын
Haa
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 11 ай бұрын
Balaku aaragtay kaas o ksle ba ino Ah geenaraal amuba yahay kuwa babiiyey kuwa dalkena diib u cunay
@subraarm4381
@subraarm4381 11 ай бұрын
Bashiiroow Siyaad Bare wuu Idin sharfay oo Nin walba oo Soomaaliya meesha wax barashadiisu gaadhsiiso ayuu shaqadeeda xaq u lahaa hadii had Haragysa joogi lahayd Daami iyo qashin qub ayaa lagu eryay lahaa Ilaahay ka sokow Siyaad Bare wax walba oo dharka Raga xidhan wuxuu moodayay Nin dalka wax kale oo ilaashanaya wixii dalka haw ka ilaalinayay ayaa nagu habsaday Bashiiroow inaad noqoto dumiye,danbile, dugaag, danayste, dabjooge Farmaajo wuxuu dalka ka ilaalinayay sharaftooda daro iyo in Lana yaraysto.
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 11 ай бұрын
Farmaajo malaha Adigu caruurta caano ku siinjiray.lkn Alxmdulilah Alxamdulilalah Alxmdulilah Allahi farmaajo iyo fahad ba Dalka iyo Dadka ka badbaadiayay dagaal sokeeye ayu qarka nosaaray lkn Alxamdulilalah ma dhicin
@CoreMjd
@CoreMjd 11 ай бұрын
Maxaaa daaami kagalaye
@MAAREEYECHANNEL444
@MAAREEYECHANNEL444 11 ай бұрын
Allah Ha Dhowro
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 11 ай бұрын
General goobe alle Haku sharfo taliye
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 11 ай бұрын
Maha sareye gud waxa aha samater gerenl
@shariifcabdulqaadirshariif2264
@shariifcabdulqaadirshariif2264 11 ай бұрын
Waxaan sugi la ahay qeeyba 3 iyo 4
@cumaraksomalidance7575
@cumaraksomalidance7575 11 ай бұрын
Nolow bashiyr
@geenyodila9095
@geenyodila9095 11 ай бұрын
Run iyo beenba waad sheegtay ee hada wax la aruuriyo ma jiraane kursiga xajiso yaa hada waa hoogayoo ba ay
@akhalif579
@akhalif579 11 ай бұрын
General ku nin sare, lkn buono custumo inuu ka sheekeeyo ma aheyn, hadii kheyrul masuul lasso qabanayo baarar ka xun xun dowladu Maxay u furatey? Before morality police: first arrange ethics for morality and responsibility, then take action. Otherwise, it is preach of civil liberty and dictatorship. Thanks
@LJama6119
@LJama6119 11 ай бұрын
weligey ma arag garaado sidaa loo xirto. nidaamkii daaqada ayuu ka baxay. waxaad arki calanka soomaaliya oo kala rogan oo madaxtooyada ka babanaya. sawirkiisa xidigta ayuu dhexda galiyey. darajada waa in tan hoose dhanka qoorta loo dhaweeyaa. isagu xidigtii ayuu dhexgaliyey shabeelka iyo garoonka.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 11 ай бұрын
Alla maxaa been la’dhuray 😂 Maxishoodaan subhannallah 👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼👎🏼Khiyaali wariye ah iyo oday aan waligiiba sarkaal hawaysan oo tuuganimo uu Hassan sheekh uga dhigay walahi Somaliya kuwan oo miidhan ayay cadowgu ku adeeganayaan Reergalbeedka maalgaliyaan Alshabaab CIA ayaa wada shaqaalaysiisa walahi ilaahayna wuu arkaa oo maalin ayaa xisaab adag lasaari inshaAllah dunida iyo aakhiraba inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 11 ай бұрын
.5 sidee buu u ogaladay? Isagoo Generaal ka gaaray jahadaa? Q
@88srtakz15
@88srtakz15 11 ай бұрын
Wuu uu qalmaa
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 11 ай бұрын
KZbinrada dhan youtuberka aan ugu jeclahay iyo youtube ka aan youtube yada ugu jeclahay noolow Ayaanle hussein abdi KZbin kaaga 10m uu u qalmaa...
@baashijeego5556
@baashijeego5556 11 ай бұрын
SOS
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 11 ай бұрын
Jaansuus tigree😂
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 11 ай бұрын
Goboladu way lahaayeen kismaayo way la hayd oo Ceel jaalle ayaa loo yaqaanay.
@Mmmmmmmm-s9z
@Mmmmmmmm-s9z 11 ай бұрын
Waa ninkii dhoobleey gubey isaga iyo bara hiiraale markaay isku baheeesteen walaalaha galgaduud
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 12 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 59 МЛН
Ali Xaraare oo sheegey in cirka lagu weydiiyey Qabiilkiisa wareysi xiiso leh
16:01
talo xasan shiikh ku socota halista somali ku soo fool leh
16:23
Mohamed Panama
Рет қаралды 7 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 12 МЛН