Horumarinta Nafta: Part one I Hab-fikir awood leh

  Рет қаралды 14,018

Yusuf Shire

Yusuf Shire

3 жыл бұрын

Sidee loo hor mariyaa maskax ama hab-fikir awood badan
waa barnaamij taxane ah oo 4 qayb ka kooban.
Timestamps⏰:
you can also follow me on social media
📸 Instagram - / yusuf_shire.... .
🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
🔵 facebook - / yuusuf99​
CAMERA GEAR
[ • unboxing Canon M50 camera ]( • unboxing Canon M50 camera )
Affiliate links
📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
▶️ My FAALLOBUUG Playlist
[ • SAAXIIBO KASBO! ]( • 7 da Caado ee Dadka Fi... )
DISCLAIMER
This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Пікірлер: 35
@ladanjama9119
@ladanjama9119 3 жыл бұрын
farshaxankaaba aad iisoo jiitay habo horay u soco qodobka 3 aad aad buu noloshayda u badelay alxamdulillaah
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Haa habo Mahadsanid mahadnaqu waa qodob aad u saamayn badan
@fahimahassan1436
@fahimahassan1436 3 жыл бұрын
Mostly KZbin comments kama bixiyo, Lkn vediogan labo mar ayaan ku ceshtay Masha’Allah tabarakallah wax badan ka faaiday Mahadsanid yusuf shire 😇
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Adaa mudan wllo macaan insha allh mawduucaan waa soo badin
@daahirdayaxoffcial8957
@daahirdayaxoffcial8957 15 күн бұрын
Soobadi sxb
@xasanjama8977
@xasanjama8977 3 жыл бұрын
keep up the good work
@Momaalin
@Momaalin 3 жыл бұрын
Mawduuc muhiima thanks bro
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Adaa mudn wllo
@abdulazizseeraar
@abdulazizseeraar 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Cashar qiimo badan. Horay inoo wad masuul.
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
mahadsanid masuule
@faadumohassan6479
@faadumohassan6479 3 жыл бұрын
Masha allh mahadsanid wllo markastoo aan arko waxyalaha nolashada dhiira galinaya dadaalban kasii aaqaaa kuwaana in eynoqdaan kuwa aan waxkasii faiidan rajeynaa
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Insha allh wll dhamaanten allaha noiga dhigo kuwo na anfaca
@hamdidaudmohamed4466
@hamdidaudmohamed4466 2 жыл бұрын
Mashallh goanqadashada an jeclhy
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 3 жыл бұрын
Qodobo wax tar leh. Aniga in kamida waan ku dhaqmaa. Qodobka aan aadka wax uga faaiidey waa masuuliyada. Markaa noqoto qof masuulka ah naftiisa, ficilada, hadalada iyo dhaqaamadiisaba waxaa gaareysaa hormar maskaxeed iyo mid garaadba. Dadkuna way ku ixtiraamayaan. Intaasa ku darsan lahaa. Waana ka heley muuqaalaakaan.
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Aad iyo aad runtii wa sidaa sheegtay waa qodob xasaasi ah masuuliyadu dadku ma fahansana doorka uu ku leeyahy inuu ruuxu geer gaaro thanks wll
@ahlammaden6179
@ahlammaden6179 Жыл бұрын
Mashallah
@xanaanbilamaxamed3242
@xanaanbilamaxamed3242 3 жыл бұрын
Masha allah wll wa muwduuc jamiil ah guul iyo horumar wacan
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
mahadsanid wllo xasan
@ilhandeeq9184
@ilhandeeq9184 3 жыл бұрын
Waa ku raaxaystay dhagaysiga casharkaaga waxa uu taabanayaa qogkasta
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waa soo badin la soco
@anisamadaxwayne3672
@anisamadaxwayne3672 3 жыл бұрын
M.sh thanks dear . Aaaad baaan uga helay mowduuucan . noo sooo badi please . Keep going bro❤️🥰
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Thanks abayo mcn waan soo badin
@zakihandulle7621
@zakihandulle7621 3 жыл бұрын
Manshaa Allah
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Thanks
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 3 жыл бұрын
Thanks brother
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
you welcome bro
@amaalabdirahmaanhassan4376
@amaalabdirahmaanhassan4376 3 жыл бұрын
Masha allaah waa qodobo oo qiima leh nolosha farxasan wuxay ugu hogamin kartaa inaa himilo fcn hiigsato farxad la'aanta waxaa dareemi inay nolosho is dhimeyso 5 qodobna kalama liitan alaha ku sharfo walaal
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll xaqiiqda taabatay runtii dadk badi taas ma fahansana
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 3 жыл бұрын
Masha allah markasta wan arkay dadka bulshada faidada uleh ma support gareyan bulshadu🤔 kuwa waxa xun fafiya un ba lokala ordi ogyihiin yarkan okle ma arkayan dhiiri geliyaha kuwo lamida moving forward bro jazakallah
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
jazaka allh wllo dadkeeno wax aan micno lahayn bay waqtiga gashaan kase daali mayno inaan wax fiican anaguna sheegno intii doontaa ha dhagaysatee
@KooshinCabdiqani
@KooshinCabdiqani 3 жыл бұрын
Walaal mashaa allah waa cashar sare
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Thanks wllo
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 10 ай бұрын
@caashomaxamed3265
@caashomaxamed3265 3 жыл бұрын
Barnaajayadada waan ku xirnahay aad baana ugu riyaaqay 🥰
@yusufshire
@yusufshire 3 жыл бұрын
Mahadsanid aisha wll
Horumarinta Nafta  Part two I Hab fikir awood leh
6:23
Yusuf Shire
Рет қаралды 4,2 М.
Horumarinta Nafta || U. Abuu Cubayda
29:00
Razeen Training Center
Рет қаралды 19 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 129 МЛН
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Sadex arin oo noloshaada waxweyn ka badli doona.
21:15
Warsame Bade
Рет қаралды 52 М.
7 Jileec yeysan kugu arag
10:05
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 85 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 9 М.
Sideed u horumarin kartaa naftaada xalqadii 1aad sh xamse xabiib
22:00
Sh Xamse Xabiib
Рет қаралды 12 М.
Wax ka ogow IELTS     I     Imtixaan Albaabo badan ii furay
9:34
Yusuf Shire
Рет қаралды 10 М.
Baro Naftaada oo hel hankaaga iyo hibadaada
28:20
Macalin
Рет қаралды 56 М.
Casharada aan ka bartay Fashilka Nolosha !
20:22
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.