goormuu kabaxaya noloshaada narcissist???

  Рет қаралды 1,345

Caaliya Shuceyb  Channel

Caaliya Shuceyb Channel

Күн бұрын

#goormuukabixi#narcissist#noloshada#

Пікірлер: 28
@filsanMohamoudcali
@filsanMohamoudcali 3 ай бұрын
Wuu soo galay waanu kabaxay alxmdulilaah
@doofo1134
@doofo1134 Жыл бұрын
Amiin yaaa rabi ilahey shartooda ha inaga xafido
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 Жыл бұрын
Masha allah very nice 👍
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 Жыл бұрын
Wcs wr br xabiibti qaali Thanks ❤️
@fadumoosman8881
@fadumoosman8881 Жыл бұрын
noso badi abaayo ❤️
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 5 ай бұрын
Dhibta anay I haysata 😢
@Suban24924
@Suban24924 Жыл бұрын
Asc walal Caaliya, qof xun inta uu ku dulaysan lahaa ha kaa maqnaado, aniga sidaa la ii soo khalday raali ahaw iyo been la ii sheegay, habeenkii aan go'aansaday in aan ninka bari subax ka guuro riyo ayaa ilaahay ii soo diray waxan ku riyooday anigoo ka soo baxaayo ceel dheer oo wada baraf ah waliba waan cararayay sida dhulka loogu cararo dibada ayaan u soo baxay. Marka ma fahmin riyadaa, laakiin hada ayaan fahmay riyadaa in ilahay ii soo diray farajna ay tahay ninkii ceel guntii igu ridayna ka tag la i leeyahay, isla subaxii ayaan ka guuray isaga oo aan ogayn, waxan idhi isagoo maqan guur because, waxaan necebahay is qabqabsiga. Addiss ababa ayay ahayd meeshu waliba line ayan rabay in aan u xareeyo oo Uk keeno, hotel ayan u guuray maalintii xigtayna diyaarada ayaan ku soo dhacay aniga iyo gabadhayda yar, uur yar ayaan lahaa wiilkayga, shopping ayaan u diray isagoo maqan ayan ka guuray nolashayduna malintaa ayay isbadashay oo aan arkay qof duli ah in aan naftayda u duleeyay. Alxamdulilah ma khasaarin ubad ayuu ilahay iga siiyay waana ka guulaystay. Gabdho badan oo la dulmiyay aya jira naftiina u noolada gabdhoow. Shukran xabiibti ❤❤❤.
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Mahadsanid nala wadaagidaada xabiibti alxamdulilah hadaad noloshaada ku farxsan tahay hada ilaahey haidin xafido adiga iyo caruurtaadaba❤❤❤
@Suban24924
@Suban24924 Жыл бұрын
@@caaliyashuceybchannel Aamiin walal macaan, alxamdulilah walal nolosha aduunku ma dhamystirna lakiin nin xun iyo qayladiisa waan ka raystay hhh, shukran xabiibti.
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll aniga wadankii ayaan joogaa aniga iyo inta ila midka ahba waa la dulmiyaa markasta
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
@@munaxasandahabo7331 ilaahey hakaa saaro dulmiga abaayo salatuleyl iyo saliga nabiga c.s.w.badi insha Allah waad ka bixi
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Жыл бұрын
Haye wll
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Waxa ugu dhib badan markuu family gaga yihiin
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
Abaayo midaa aniga iyiri hadaad nolosheyda kabaxdo waan ku baabi.inaa asoon ifurin ow biilki iga jartay cunug aan udhalay xataa hada 1 bil jiro intaan uurkiisa lahaayaa isdagaalnay ceebaan kuuyeelaa kaama dhalin aan kudhahaa anaa nacaa dhahaa suuq xerid daran waliba cunuga adaa igusoo tuugi doontid intee geenee ilee hada cunuga xataa masoo fiirinin
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Abaayo qeyb ka mid ah waaye aqlaaqda dadka sunta ah cunugaaga ilaahey hakula koriyo Dan kama galaan caruurtooda
@naimo133
@naimo133 Жыл бұрын
Aamiin macaanto cilmiga alah kuu barakeeyo sifiicanaa utaqaanaa inaad ogtahay wixi igu dhacaad moodaa xataa waxow iyiri naagaha xaafadaan ceeb kaaga sheegaa sey kiu xantaan magaaladana uga guurtid iyo kuwa schoolka kudhahaan dhahay ane aadaan umadax adkahay wax walbo suubiyaan dhahay naciimadeyda leen ahaanaa qofka xun waa layaqaanaa
@RuqiyoKunkaroon
@RuqiyoKunkaroon Жыл бұрын
Narcissistic makala duwan yihiin dhar nooc ma ukala baxaan wayo aan sidàa udhahy dabeecadaha ay ku kala du wanaan karaan majiraa dadkaa Narcissistic qaar leh iyo ku walahyn ooy ku yarhy dabeecadahaa ma jiraan ?
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Haa walaal dhowr nooc waaye
@RuqiyoKunkaroon
@RuqiyoKunkaroon Жыл бұрын
Dadka warka yacni xanta jecel ma yihiin iyo inaa amaan ay mudnsyn inla lasiiyo iskajecl ma yihiin iyo inay siday rabaan kuu amraan haday qalad yar had ka samyso kugu iqaaba iqaab aad ka mudnayn waliba si aad ka filanayn kula dhaqman oo intabadan. Aad iskula wayn qofka la socda ama la nool bah dila qalbi ahaan iyo nafsad ahaanba baabiiya sow calaamadahaa malaha ?
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Dabcan waa qeyb ka mid ah dhaqamadooda .laakiin waxa jira dad badan oo xanta jecel oon ayaga aheyn mahadsanid nala wadaagidaada
@maxamedali2985
@maxamedali2985 Жыл бұрын
Marba shaqada fasaxay markas igu yiri qof adi ahen isma ma fahmin oo markas buu boss wacay yarki wu shaqenaya biloyin kadib hadan is qabano maxu leyaha aniga dartey ku jokta shaqada markas shib iska dhaha oo uqdad ku hesa aniga asiga marka nahay hadal fcnen igula hadla hadan boss ku dacweyo Ani hadal kaso ma dhihin buu leyahay
@caaliyashuceybchannel
@caaliyashuceybchannel Жыл бұрын
Qofka noocaas ah waa qofkaa maseraya walaal weyna fiican tahay inad ogtahy niyadiisa .
@maxamedali2985
@maxamedali2985 Жыл бұрын
Ha wlhi aniga ahan waxan qof qalbi furan shaqada ka adag boss keyga asiga lawadagi wanageyga Alhamdulillah alle shartisa ha iga qabto dadka nucas
@aichahassan9284
@aichahassan9284 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@maxamedali2985
@maxamedali2985 Жыл бұрын
Qof oo wada shaqen Naga dhaxesa ayaa ku arkay calamadahan
@RuqiyoKunkaroon
@RuqiyoKunkaroon Жыл бұрын
Narcissistic makala duwan yihiin dhar nooc ma ukala baxaan wayo aan sidàa udhahy dabeecadaha ay ku kala du wanaan karaan majiraa dadkaa Narcissistic qaar leh iyo ku walahyn ooy ku yarhy dabeecadahaa ma jiraan ?
You'll See These Signs When God Removes a Narcissist From Your Life
1:04:55
When a Narcissist Can't Control You, They Try These 3 Tricks
57:35
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
Somali & Qab Madhan (Narcissist) Siina #Faaraxyada 🤣🤣🤣 #Fatxiyacabsiiye
32:50
qeyb kale maxuu kabaqaa narcissist????
13:26
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1 М.
see isku nacsiin karaa qofka sunta ah????
15:02
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,4 М.
maxuu ka cabsadaa narcissist???
13:01
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 1,2 М.
SIDEEN ISKIIGA BADBAADI KARAA NARCISSTI-GA?
22:31
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 9 М.
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 26 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:00
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA QARSOON
31:36
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 13 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН