Sahra Ahmed Hees Haddii aanku naawilay.wmv

  Рет қаралды 2,067,186

gorgornews

gorgornews

Күн бұрын

sahra Axmed Jaamac
Hees Jacayl

Пікірлер: 676
@Nolasha20
@Nolasha20 5 жыл бұрын
Anoo yar oo dugsi diganayo ayan heestan kamqli jire gobaha lagu qayilo. Alla ya raxmaka mama Sahra Ahmed. Hda ila mitahy like isaar.
@salmahussein2198
@salmahussein2198 4 жыл бұрын
Anigaa kula midaa ahaaa
@nadiifodaahir5117
@nadiifodaahir5117 4 жыл бұрын
Ano dugsi aadhiganayay wlhi hada mama 4carura hesata hadana uurleh wlhi waqtiga wasocda
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 жыл бұрын
@@nadiifodaahir5117 hadhagaysan hadaa wllo mar hadaad uur leedahy halis weyane
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 9 ай бұрын
Sido kale lkn hada Ana ku qayilya😂
@ZamiirCade-s2l
@ZamiirCade-s2l 9 ай бұрын
Sido kale lkn hada Ana ku qayilya😂
@aviation_Navy
@aviation_Navy 2 жыл бұрын
Aamintu Waa Arooryo Hore Cirku Waa Cidhiq Oo daruuraa Hadheeyay Roob yar Oo tiix ahna Wuu Da'ay Waxaan Fadhiyaa Balakonka aqalka Miiska Hortayda Ah Waxaa yaala Koob Nescafe Ah Mid Marlboro Ahna Waa Iishidanyahay Intaa Waxaa Iiweheliya Sahra axmed AUN
@abdirisaaqsanka3592
@abdirisaaqsanka3592 2 жыл бұрын
Waxay ka fiicanan lahayd adigo badiye jooga jawiguna uu rooban yahay qaadkii jabanuhuna dhabta ku saran yahay meel cidlo ah aad fadhidan adiga iyo saxibada❤😂
@aviation_Navy
@aviation_Navy 2 жыл бұрын
@@abdirisaaqsanka3592 Meel Iceland layiraa Oo Qaadka aad Adigu Soo Guranaysaan Joogaa Sxb qaad kama Welwelo Wlhy hhh😂
@abdirisaaqsanka3592
@abdirisaaqsanka3592 2 жыл бұрын
@@aviation_Navy adke adke dhalay qaadku wadnkuu ku macanyahay lkin indr
@aviation_Navy
@aviation_Navy 2 жыл бұрын
@@abdirisaaqsanka3592 aad iyo aad inaader
@AxmedCade-r9u
@AxmedCade-r9u 2 ай бұрын
​@@aviation_Navyshp iceland qaadkada murqaan malyhy
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 3 жыл бұрын
Waa maalin Aan ilaawi doonin Waxn saaka ka tagay magalada Garowe wxn u zocda Mugdisho Hada wxn maraya Burtinle Waxan izla socna Sxbky qali ah Waxa Noo daaran heestan Saxra Ahmad AUN waa jowi degan Mash Allah nabad Allah nagu geeyo insha Allah wn uzoo hiisi doona Garoowe😭 23/3/2021
@fadumobashiir7167
@fadumobashiir7167 2 жыл бұрын
M. A wll aĺha kunabad geeyo
@IqroAli-y5x
@IqroAli-y5x 11 ай бұрын
Huno ma nabad tagtey walow qoralkas sanad ka soo wareygey
@lakixasan9541
@lakixasan9541 4 жыл бұрын
Caawo waxan dhegsanayaa anigo qirasan oo wajigega ilmo qosey 😭😭2020
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Maxa Kugu dhacayna wlloh😭💚 10:58
@abdullahihoussein1689
@abdullahihoussein1689 3 жыл бұрын
Aniga kaa biinayoo ee isowac
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 3 жыл бұрын
🥺😭
@saadaqjoin-official3903
@saadaqjoin-official3903 3 жыл бұрын
Abyo ha murogeen waxa ka fican.waad helee
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
1 sano ka dib noloshii wax ma iska badaleen 😓
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg Жыл бұрын
Hadi an ku nawilay sahra Ahmed jamac u duceya saxibayal
@inabeed7691
@inabeed7691 2 жыл бұрын
24/Dec/2021 Habeen jimce Mirqaan baan Cirka marayaa Eraydii Ahmed saleban bide Codkii Zahra Ahmed jamac Inta iga dambaysa ayaan salamayaa Saacaduna 2:30Am
@aim-xm8hc
@aim-xm8hc 7 ай бұрын
Xagee joogtaa sxb
@Qadhar-ml8qm
@Qadhar-ml8qm Жыл бұрын
Wa hees aad u Mac.💯 Waxa fahmi karo qofki jacayl hayo Ereyada iyo miraha hesta.2.Feb.Thus.2023.night ✌❤🔥💯
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 11 ай бұрын
Excellent wlhi❤
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac Allow ku naxariiso Aabahay beri uu berbera shaqa ujogay sahro iyo Asxaab kallana hawlo uyimaaden bay mesha kusheksten ayago aqoon horena isku lahayeen Ayagiyo gobta fadhiya ayaa aabo lasowacay oo la yiri Gabar baa Burco kugu dhalatay waxayna ahed curadiisi aabahay oo asna axmed ladhaho bay tiri war axmedow inantu wa sahra axmed Ee ogaaw sidaas baa logu samiyay Masha allah hader wa 43jir curada aabe allaha kunaxristo eedo aabo iyo walaalo adinkana cimriga alle haidin Dhereyo 😭👏🏼
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
raniya axmed Aaamen mcny ❤️🤲🤲🤲🤲
@suleimanxussein2495
@suleimanxussein2495 4 жыл бұрын
Mss hafuusa wll qaali 0722738127 whatsapka iga soo qabo
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
@@suleimanxussein2495 hhhhh🤣🤣🤣😂😂😂
@mowliidabdirsaaqabshir9212
@mowliidabdirsaaqabshir9212 4 жыл бұрын
Adi inteee jirtana
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@suleimanxussein2495 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zamzammohamed4558
@zamzammohamed4558 2 жыл бұрын
Aduun nugul ku doogsadey rahuna nowda uu gurey🔥💯allow unaxariiso mama sahra ahmed
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Allah hau naxaristo Sahra ahmed February 2018 aya6 dhimatay wan xasusta mantana November 2020 ayan dhagaysanaya adun lagu waari maayo😭 ilahow xaqa na garansii slamullah qof kasto farintyda arka😢👋
@nafisaali7065
@nafisaali7065 3 жыл бұрын
amiin
@MESUT188
@MESUT188 3 жыл бұрын
Xerta Heesaha hore iyo dareenka Samaale baa u horeeya Kk Salaama legend
@nimcoabdi4601
@nimcoabdi4601 2 жыл бұрын
Aamiin
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto
@asmamustaphejibriil6152
@asmamustaphejibriil6152 6 жыл бұрын
Sahra ahmed jama alle qabriga haku nuuriyo fananad sada lodhigo fankii laguma hayee Alle hakuu nxriisto😣😣😣😣😣
@munahassan3331
@munahassan3331 4 жыл бұрын
amen
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 жыл бұрын
Amen😪😥
@maliteacher
@maliteacher 4 жыл бұрын
Horta sahara xafladii somaliland ayan ka live nogu shide, gormay hoygii saxda ahaa aaday? Ala yaraxama
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Eedo Sahra Ahmed Jamac Allow Naxariisti Jano Ka Warabi Allahuma Amiin🤲🤲🤲
@ahmedkadarabdi5692
@ahmedkadarabdi5692 7 ай бұрын
Ku sali nabi maxamed Scw Scw ❤️❤️❤️
@abdirizakjeestole9246
@abdirizakjeestole9246 2 жыл бұрын
Tan hees waa dhaaftay Aun Sahro Axmed fan waakii hore
@mahadhasansaney9179
@mahadhasansaney9179 4 жыл бұрын
2020 ma dhagaysanaysaa like hala dhafin 🌹🌹🌹
@suhuurmaxamed3535
@suhuurmaxamed3535 4 жыл бұрын
Yea
@abdishakuurdaahir7214
@abdishakuurdaahir7214 5 жыл бұрын
xasuus xun marqaan time allahayow dib ha i celin amen
@cabdaleaxmed8229
@cabdaleaxmed8229 Жыл бұрын
Quuud awliyo😅
@xiisstar
@xiisstar Ай бұрын
Amiiin😂
@faqru07
@faqru07 4 жыл бұрын
❤❤xasus.....corona iyo hestan ....guri joog. Like sarr corona virus haduu xasus kugaliye.
@saalaxjaamaccabdi9925
@saalaxjaamaccabdi9925 5 жыл бұрын
Zahra ahmed jaamac ALLE hun awowgay MACALIN CAYDIID ayaa quraanka udhigay iyada iyo fanaankii weynaa ee zoo shaaczaaray maxamed nuur giriig ALLE HUN dhamantoodba iyaga iyo inta umada IZLAAMKA AHBA
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Mamo Allaa yarxamak 🤲 heesahagu dhiiga cas bay kordhiyaan ❤
@badrimaxmed
@badrimaxmed Жыл бұрын
Xaqiq bro 👌
@nisob2440
@nisob2440 10 жыл бұрын
Alla rabiyow umada calosha u nadiifi qabalad bana dadku sahra waa fananad somaliyeed fanana qabiil malahan adeeradiini qoryaha watay ha ku qaldina
@anshaxyare1770
@anshaxyare1770 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan axmad saleeman bide cimriga ilaah haku barakeeyo abwaan qali ah
@zakariyedahir4984
@zakariyedahir4984 3 жыл бұрын
ileen jaceeylku wa nabad wa nugub caloshe Waaw Amezing Sahra Axmed😍
@KkunboshkkunboshKkunboshkkunbo
@KkunboshkkunboshKkunboshkkunbo Жыл бұрын
heestaan waxaan ku xasuusta hoyadau mcn walahay wa hees ficaan ilohow uu naxarisoo sahro axmed
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
Raganimo ninkagii nacasnimo maxa baxday ileen jacelka wa nabar qufki jacelkisa haysto allah isku dhowro yaa ila dawanayo 2019 like
@saidoahmed6906
@saidoahmed6906 5 жыл бұрын
Aniga quruxey ilwad qurux ina nur ameen ❤❤❤
@cabdirisaaqxikmaawi5078
@cabdirisaaqxikmaawi5078 5 жыл бұрын
See camal sxb adi waaba Qurux badanteee Kaa kugu laaday waa doqon))Al xaasil)) Anaa kaaga hiilinaa Jclku farxad galiyana ku'siin' haaa ee Luuqa ii sheeg baayo kula Soo xariiraa Noh))
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
@@cabdirisaaqxikmaawi5078 😂😂shukran yaqey
@cabdirisaaqxikmaawi5078
@cabdirisaaqxikmaawi5078 5 жыл бұрын
ilwad qurux ina nur ilwad Kkkkkk Ok mar xaba
@fartunshariff3049
@fartunshariff3049 5 жыл бұрын
Anig ila wad plz wayo Aniga adig cml ayan ahay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Ereyda Axmdd salaben bide . Laxanka axmed gacayte Codka sahra ahmed Only h yoonis ayaaaa heestan isugu tagay 🤩🤩🤩
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Habeentay sooma laabto wax kasta waxay kugu dhafayan orod shalay ahayd 2010 maanta 2023 ayaan sugaya insha allaah
@adanharednor3192
@adanharednor3192 2 жыл бұрын
waxaan soo xasuustay wallahi bari aan badiyo joogay waliba adaagoose iyo ceelkii burguduud aad baan u jeclaa heestaan sxbkey Ali baa uutuuray waayo hore cawa 08 07 2022 waxaan jogaa muqdisho gaar ahan degmada hodan xagada N.B.C
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Earphone maku dhagaysatay ❤❤❤
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 5 жыл бұрын
Haa, markaan shaqada joogo, mar walba.❤️❤️ Alle hoow naxariisto 😭.
@maryamsaleban4851
@maryamsaleban4851 5 жыл бұрын
Haa talahi
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 4 жыл бұрын
Haaa
@ceynkacade4994
@ceynkacade4994 4 жыл бұрын
Hadan ku dhageysanoo yaa wlhi
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Sidoo kle sxp
@naimaali2501
@naimaali2501 4 жыл бұрын
2020 iyo corona Virus 🦠 yaa dhegaysanaya 😂❤️
@rayanabdirizak6680
@rayanabdirizak6680 4 жыл бұрын
Stay at home igu qasbay in heeskan dagesta😂😭😂
@mustafeaden3393
@mustafeaden3393 4 жыл бұрын
Naima waan kuso duldhacey maxa xal ah
@naimaali2501
@naimaali2501 4 жыл бұрын
Mustaphae Moh haa walhi ku raaxayso hh😂
@mustafeaden3393
@mustafeaden3393 4 жыл бұрын
@@naimaali2501 🔥🔥🌹🌹🌹🌺🌺
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 4 жыл бұрын
Me
@MaxmuudCalinuur-g6z
@MaxmuudCalinuur-g6z 2 ай бұрын
Alle ha ku naxristo sahro axmed
@moeali2281
@moeali2281 4 жыл бұрын
Beautiful voice and choice of song. We love u mama Rest in Peace! From Australia 2020 jamming!!
@maxamuudyoonisshabeel1517
@maxamuudyoonisshabeel1517 Жыл бұрын
.ياسلام صوت المرحومة مااحلى صوت اللهما اغفر..لها وارحمها واعفوا عنها.... امين
@osmanii.7738
@osmanii.7738 3 жыл бұрын
The greatest vocalist of all time sahr Ahmed jama Allah yaa raxma
@Ahmey-ey3wl
@Ahmey-ey3wl 6 жыл бұрын
Best song...Marna kamadaalo Hesta macanka bathan....Alow kunaxariso Sahra Axmed(Mama)
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
Nabsigiyo ayankow xagebad kunishiin AUN sahra axmed jamac erayada mcn dhaafey waxay afkiisa kasoo baxeen abwaanka cabqariga somalida ah ahmed saleeban bide
@osmanciilhassan8905
@osmanciilhassan8905 6 жыл бұрын
22. 7 2018 Subax wan quraacanayaa Ilaahow ku nacariiso Sahra Ahmed
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 жыл бұрын
Osmanciil Hassan ameen ameen
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 3 жыл бұрын
Alle nimcadiisa ha kugu dhowro Sahraay❤️😭🇸🇴♥️🥰🇸🇴
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Musica jummy wuu kaga hadlinaya codka dahabiga ee sahra ayuu ku dhawaynayaa Alle haw naxariisto labadoodaba
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 5 жыл бұрын
Waa Ererayadii Abwaankii weynaa Axmed Saleebaan Bide
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Allow kunaxariiso.. Raganimoy ninkaagii nacasnimo maxa badey ?
@cabdisamadxuseen973
@cabdisamadxuseen973 5 жыл бұрын
Mshalah heestan 2011 waxn ku dhagaysan jiray riyaad k.s.a.
@hodancadey6737
@hodancadey6737 11 жыл бұрын
Heesah sahara waa igu qaali ee haalagadayo waxa loo badalayo ee anay ahayiin heesata waxasina waa reer hargeyisa waaligod heesa haa way badalan tan uun maha xatheesah xasaan adaan marka heesa ha siida kadaya wllo yaalow
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 2 жыл бұрын
Amazing voice janatul fardowsa Allah haka warabiyo hooyo sahra
@zakariyecollow6478
@zakariyecollow6478 4 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaystay anoo dhiganya dugsiga hoose xasuus wlhi cida imika ila dhegysanysa 3/12/2019 Like haygu caawiyan
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 4 жыл бұрын
raganimooy ninkagi nacasnimo maxa badey😱 eysh calaa hees waa erayadii abwan axmed saleban bide iyo codki mama zahra allehaw naxaristeee 😢
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 2 жыл бұрын
Waa aan tabcan la ahaa Yaan dhagaysan jiray ala yaraxma mama
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 7 жыл бұрын
yaasalaam sahro ahmed jaamac cod waa dhaafay kani she is drom ceerigaabo also her legend musician c/salaan jimmy from sanaag
@hawomohammed7942
@hawomohammed7942 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@isaaqshiinow8202
@isaaqshiinow8202 2 жыл бұрын
Best song mama rest in janah
@isaaqshiinow8202
@isaaqshiinow8202 2 жыл бұрын
Amin in. Las vegas
@MaxamuudMadoobe-db8bw
@MaxamuudMadoobe-db8bw 2 ай бұрын
Sahra axmed jamac cod macn laxan wacan ❤❤❤❤
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Waa hees macaan mama sahra naxariista eebe mar walba waa loo bahan yahay
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 2 жыл бұрын
Waaw sahra axmed allow ku naxariiso rabiyow raxmaanow 😥😰🥰💕💞🙏
@waayoaraag1234
@waayoaraag1234 2 жыл бұрын
Comantigaga ayan arkay Inu wax dhaw yhy dadkan kale waaa 1y ka hor wanku salamay hadad ka dhagaysayay memory heestan. Waliba thy somalilander walipa isaaq waliba garxaajis walipa habar yoonis ilove you inader Hadi kale salaan hayso dhafin maadama oo aan comtigaga so gaalay
@asmamohamoud2399
@asmamohamoud2399 3 жыл бұрын
Maxa farqi wayn udhexeeya heesaha maanta iyo kuwii hore gaar ahaan sanadadii ugu danbeeyay 202-2020 like 2022
@CaraayeAli
@CaraayeAli 3 ай бұрын
Anigu magaaladii aan ka soo hadli lahaay cadowbaa heesta ee ilaahey haka dul qado
@nimcoabdi4601
@nimcoabdi4601 2 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac ilahayow unaxriso naxriztada jano #FARDOWZA KA #WARAABI. Awowgey macalin caydiid cige #DUBAD ayaa quraanka udhigey dhamaantoodba ilahay ha uxarizto inta umada izlaamka ah ee dhimateyba
@ubaxabdullahi861
@ubaxabdullahi861 5 жыл бұрын
Wixi hesto allh u dhafo ana mid kheyr qaba insha allh😘😘
@koossabriye7498
@koossabriye7498 3 жыл бұрын
Wle anu cawa oo bishutahy 11.11.2020 Ayanku dhagaysanaya jigjiga Ethiopian Haben xasusle wxka imisa Hargeisa
@princesszuzu9957
@princesszuzu9957 3 жыл бұрын
13.11.20🎧
@abdulkadirdahir831
@abdulkadirdahir831 7 жыл бұрын
sahra ahmed wa fananad qali Somali waqoyiga horey udhaheen sahra ahmed haday masjid ka'aadaanto wan kadaba gelilahayn
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday😮 ..intas iga badn❤ ....R.I.P mother😢
@shaficibashe2995
@shaficibashe2995 6 жыл бұрын
*R. I. P. Mama* _We know you Are in a better Place and one Day we shall meet Again_
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 жыл бұрын
Ameen yarahman🤲😪
@sahrahersi7843
@sahrahersi7843 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo Sahra Ahmad heestan xasuus bay I galisay early teenage ban jecel
@Princesssenaco
@Princesssenaco Жыл бұрын
Cajiib ❤❤🎉 wan idin salmay ciyaal 2000😂
@fathimustaphe3046
@fathimustaphe3046 4 жыл бұрын
Hooyada Fanka😭😭😭😭 alle ha kuu Naxariisto 🙏🙏🙏
@suahybmaxamed5067
@suahybmaxamed5067 2 жыл бұрын
Heez xazuuz gara igu le wixiy daawanaya 2022 wan idin zalaamay🥺✌️
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 Жыл бұрын
Habernkii aan ku murqaamay heesta 2015 ayay ahyd xasus qaali ah
@isqoryoonis4287
@isqoryoonis4287 3 жыл бұрын
01.01.2021 jooga xeebta berbera. Sahra axmed jaamac ilaahay ha unaxariito.
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 4 жыл бұрын
♥️😭😭Alle yaa raxma, janatul Farduus in sha Allaah🇸🇴🇸🇴😂❤️♥️🇸🇴
@abdizeygeesey1503
@abdizeygeesey1503 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@abdizeygeesey1503
@abdizeygeesey1503 Жыл бұрын
Amiin
@maogtahay8727
@maogtahay8727 7 жыл бұрын
hadii maraykankuu doogsado, ruushkuna nawdaa soo guro, sacuudigu wax quudhsado,Qatarta la sheegaay xagee baad ku nooshihiin, ileen carabi waa nacab, waa daba-dhilif shisheeyoo lagama nuuxsado
@alimahamudhassan650
@alimahamudhassan650 7 жыл бұрын
MA OGTAHAY? kkkkkk
@kaxaaabxaaabi
@kaxaaabxaaabi 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@kaxaaabxaaabi
@kaxaaabxaaabi 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@farxiyoclaahi9019
@farxiyoclaahi9019 6 жыл бұрын
@@kaxaaabxaaabi v8iio
@bukhaarimohamuuse2027
@bukhaarimohamuuse2027 5 жыл бұрын
ApWanEh
@MohamedHuseen-d6t
@MohamedHuseen-d6t 8 ай бұрын
Wlhi xasuus bay igu leedahay heestan wixii 2024/1)22 ila dhegaysanaya wan idin salamay HaDii aan kunawilay haYgabin nasiibow🎉😢❤
@Farhiashire2019
@Farhiashire2019 2 жыл бұрын
Haddii Aan ku naawilay ha ii gabin nasiibow 😭😭
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wah waah😭❤❤
@adanharednor3192
@adanharednor3192 2 жыл бұрын
mama sahra illahay naxariistii jano haka waraabiyo
@xaaw0taak066
@xaaw0taak066 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto ayeey0 zaHra Axmed jamac apokor😪
@shamhadmaxamed777
@shamhadmaxamed777 7 жыл бұрын
raganimoy ninkadi nacasnimo maxa badey nabsigiyo ayaankow xagebad ku noshihiin my sahra ahmed 😍😍😍😍
@abdiwalimohamedmohamud258
@abdiwalimohamedmohamud258 5 жыл бұрын
Anoo gaari saaran safar ah ayaan xasuusta xasuus wlhi heesta noo baxaysay😓
@Maahiryare77
@Maahiryare77 Жыл бұрын
Ax 😢 Ilahwo u naxriiso Hooyo Sahra Ahmed Jaamc 🤲🤲🥲🤲
@maxamedrashiid4751
@maxamedrashiid4751 10 ай бұрын
Caawa waa habeen jumca ah tariikhduna waa 30.11.2023 guusha nololeed ama geeri aakhiro
@wizzboyalexis1179
@wizzboyalexis1179 7 жыл бұрын
wooow waa hees shidan heeskani nolol raaxleh iyo caafimad waara ayaan kiu rajaynayaa
@naimastar9366
@naimastar9366 4 жыл бұрын
yaa daawanaya 2020 ala heesto macaan badanaa kuwa sanadahan qashinka ayay ku dheceen
@nidolzack7052
@nidolzack7052 3 жыл бұрын
10/12/2020 inta iga dambeyso aragto wan idiin salamay ✋✋
@anshaxanshax6845
@anshaxanshax6845 2 жыл бұрын
All yacisak musig Abdi salaan siciid xasan jimmy waqti aan inaba caadi aheen xasuus 👌👌
@hanatprado7194
@hanatprado7194 Жыл бұрын
Raganimoy ninkaagi nacasnimo maxaa baday❤️❤️
@abdirahmanabdijr8984
@abdirahmanabdijr8984 6 жыл бұрын
Mamo sahra Ahmed alaha kuuu naxariiisto ameeen fankiii hore fanbuuuuu ahaaa wlhi
@aarfinhassan
@aarfinhassan 6 жыл бұрын
Amiiin allah ha unaxariisto
@mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
@mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 Жыл бұрын
Mansha allah. Bro i liked parnking
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 5 жыл бұрын
Sahar Ahmed Aun janatul fardawasa ha geeyo she was legend wlhi heestan waxaan ku so xasuusta Ayuub nin Anu asxaap ahayn hhhh
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 8 жыл бұрын
hadii aan ku naawilay ha ii gabin nasiibooow inlayn jacalku waa nabad waa run
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 жыл бұрын
Hodan Yasin Xog w/wgw ma laha, Hodaney dadka jacaylku daaliyay sidayda ayaa tahay
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 жыл бұрын
hadaan awoodi lahaa Sahra Axmed Jamac gabadh Yar baan ka dhigi lahaa maanta
@manderayouthcommunityradio3826
@manderayouthcommunityradio3826 7 жыл бұрын
Hodan Yasin Xog w/wgw Very true indeed dear edo zahro axmed wa hoyo xikmad leh her music really attracted me for sure now listening from Atlanta Georgia U.s.a
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 7 жыл бұрын
Abdi Hassan waa aduun yaro caato ah oo an waxba la awoodin sxb
@munaahmed1250
@munaahmed1250 6 жыл бұрын
Ina dhilo afkaaga dheer kala bax habaryoonis garacyow
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Waxay kamid tahay heesaha an maqli jire yaranteydi mom sharaf Aun Sahra ahmed jaamac
@abdimalik2024
@abdimalik2024 4 жыл бұрын
10 sano kadip 2020 ah jcylaa 😭😱
@binhaaji7308
@binhaaji7308 5 жыл бұрын
Hadii aan ku naawilay ha ii gabin nasiiboow eesh calaa hees allaha u naxariisto maamo sahra ahmed jaamac
@mohamedjama6333
@mohamedjama6333 8 жыл бұрын
waaaa hees micno badan sahro axmed jamac cimridheer iyo cibaaado suuban waxay kamid tahay muwaadiniinta soomaliyed eee sharafta keh
@adannoor3573
@adannoor3573 8 жыл бұрын
its ur truth
@saaficadey88
@saaficadey88 4 ай бұрын
Heestan waa jclahy 2019ki upto know ala mxaa wax jclaa 3bil oo naar iso martay mrka so xasusta waa isla yaba wana isku qoslaa lkn inanki wali waa isla socana dagal io hishis 6yr kuso garne marmar wxaa isdhaha kalama dhamatine makan baa calafkga ah 🙊💃🤷🏽‍♀️Ilhahy ha xafido qalinka hdi iskula qoranhy waa is heleynaa insha Allah Wil XL wliba Cacadka Cabdi yussuf Calafna waa halkis wali lol😎👑💍🤴❤️🫶🏻
@HoodiyoAyaanlay
@HoodiyoAyaanlay Жыл бұрын
Nacas nimo umaan dhalan😢 Nasibsiga iyo ayaanku xagee ku noshihiin 😢
@Mohamedali-xw1ep
@Mohamedali-xw1ep 2 жыл бұрын
This when Somali song were really good and they were real artists and have talent
@amino4pf748
@amino4pf748 5 жыл бұрын
Alow kuu naxariiso Boqoradii Codka soomaliyeed 😘
@Birqod2013
@Birqod2013 11 жыл бұрын
mashalah waa hees jirta soomalia ha noolato
@dr.abdirahimhizabdi4458
@dr.abdirahimhizabdi4458 6 жыл бұрын
Rabbi ha ku naxariiiisto
@umuzainali9332
@umuzainali9332 2 жыл бұрын
Allah yarhamak waching still 2021🤲🤲❤️❤️
@suu5222
@suu5222 Жыл бұрын
3/ April/2023 muqdisho somalia😢 love❌
@TausiAliMohamed
@TausiAliMohamed 3 жыл бұрын
Aniga waxaan dhageysanayaa 2021 yaaab dheh
@maxamuudshiine2940
@maxamuudshiine2940 4 жыл бұрын
Dadka heestan jacylka modayaa igu daran haddii Hawiyee dogsaday majerteen nalowda soguray isaaqow raggii nacsnimo Maxaa baday 😂
@mahamedahmedofficial8372
@mahamedahmedofficial8372 Жыл бұрын
G v o t sahra ahmed from ciyaal 2023❤
@SahroQalbi
@SahroQalbi Жыл бұрын
Samidey nabad ku naso🎻❤️
@mohamedkadiye5596
@mohamedkadiye5596 3 жыл бұрын
Earphone maku dhegaysatyna adaa Yaabi Nabsigiyo Ayaankow xagee bad ku nooshihiin😥🤔
SAHRA AXMED  SIR MA QABE  BEST HEES WAAAAAW
9:11
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 260 М.
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 4,2 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Somali song-Dahab la moodyey
5:49
Ashwaaq0
Рет қаралды 3,3 МЛН
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 610 М.
Hadii aan ku naawilay
6:21
Sahra Axmed
Рет қаралды 80 М.
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,8 МЛН
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 797 М.
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 162 М.
Farxiya Fiska.  GORGOR.wmv
6:53
gorgornews
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 365 М.