Guddiga Qaran ee Xuska maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha qabanqaabada ka socoto

  Рет қаралды 14,506

VTV Somali

VTV Somali

19 күн бұрын

Wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo safar shaqo ku jooga Magaalada The Hague (Denhaag) ee xarunta siyaasadda dalka Holland, ayaa waxa ay kulan la qaateen Kuxigeenka Duqa Magaaladaasi Mudane Nur Icar.
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan Maxamed iyo Kuxigeenka Duqa Magaalada The Hague Mudane Nur Icar ayaa ka wada hadlay Arrimo ay ka mid yihiin; Xal-u-helida Bulaacadaha, Maareynta Qashinga, Iskaashiga Labada Magaalo ee dhinacyada Qorsheynta iyo kor u qaadida aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar.

Пікірлер: 7
@abshirali313
@abshirali313 17 күн бұрын
Ciid wanaagsan. Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo. Aammiin yaa Rabbii
@AwgaManed
@AwgaManed 16 күн бұрын
Asc voA saxabtaqaligah waxan idinleyaha wararka hufan lajoga lajiifa oolajimic sada
@user-io7bo8zv6b
@user-io7bo8zv6b 16 күн бұрын
Ciid.wanagsan
@abdiahmed484
@abdiahmed484 17 күн бұрын
Ciid wanaagsan all Muslims ☪️ 🙄 😅🎉❤❤
@YuusufAadan-dm9vl
@YuusufAadan-dm9vl 17 күн бұрын
She said she would
@user-op7wg7ik1q
@user-op7wg7ik1q 17 күн бұрын
Xasan khayin
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 17 күн бұрын
MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.07.2024
20:09
VTV Somali
Рет қаралды 9 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 6 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,5 МЛН
Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya
19:19
VOA Somali
Рет қаралды 95 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН