Gurashada Barbarooniga iyo Maamulkiisa

  Рет қаралды 2,185

Farm Somalia

Farm Somalia

Күн бұрын

Tan waa fidiyowgii 13aad oo aan kasamaynay barbarooniga si'ay uga faa'idaystaan beeraleyda Somaliyeed. Waxaan uga hadlaynaa gurashada barbarooniga iyo sidii loomaamululahaa gurashadaas.

Пікірлер: 21
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 3 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo sida aad markasta noola wadaagaysay waqtigaagana noogu hibaysay.
@abdifatahmuuse6131
@abdifatahmuuse6131 3 жыл бұрын
Masha Allah good
@imrantahlil2276
@imrantahlil2276 3 жыл бұрын
Masha Allah aad u mhdsanthy wll sida noga cawiso barashada beeraha
@aminabare865
@aminabare865 3 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH tabaaraka LAAH, jazaaka LAAHUkhayra,maalinba maalika ka dambaysa beeraley xaqiiqa ah ayaa noqonaynaa meeshii aan markii hore xoogsi ay naga ahayd naftayda markaan ka hadlo, fadligeeda ALLE ayaa leh ,dabadeed farm somalia ayaa leh.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Masha Allah aad ayaan ugu faraxsanahay. Waxaan rajaynayaa in aan meel fiican gaarsiin doono walaalkey
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 3 жыл бұрын
Bocor, costo iyo Caroto noga hadal thnks
@sahrasa7873
@sahrasa7873 3 жыл бұрын
Maanshalah aad baad u mahadsantahey Walal MA ka hadli kartaa summer fruits ka sida blackberry, raspberry iyo Blueberry GA in ay dhulkeena ka bixi kartaan iyo in kale Fadlan Ka soo hadal hadey macquultahey
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
insha Allah lkn hadda waxaa kamuhiimsan kuwa wadankeena hadda kabaxa in aan awooda saarno
@cabdiraxmancali2521
@cabdiraxmancali2521 3 жыл бұрын
Yaanyada kahadal sxb adoo mahadsan
@mahaddaahir5575
@mahaddaahir5575 3 жыл бұрын
baraka laahi fiikum yanyo ayaan rabnaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Haa walaalkey yaanyada dhowr videos ayaan kasameeyay inkastoo aysan ahayn sida aan barbarooniga uga sheekeeyay. Mida kale yaanyada iyo barbarooniga wey isleeyihiin qaabka lookoriyo waxyaabo badan.
@yusufalifarah9397
@yusufalifarah9397 3 жыл бұрын
Mahad sanid ustad Ali bashi 🙏
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 3 жыл бұрын
asxaapta ila joogta hargeisa waxaad iga caawisaan meel lagu iibiyo qalabka green house ka hadii aad taqaanid fariin halkan ii gureeb thanks all team farm somali
@aminabare865
@aminabare865 3 жыл бұрын
Walaal waxaan joogaa istambuul sidaadaas ayaan u raadinayey greenhouse, nasiib wanaag waxaan ku arkay meel kargo ah oo hargaysa loo dhoofinayo netkii greenhouska, markaan waydiiyey waxay ii sheegeen in ayagu u soo adeegaan soomaaliya oo dhan gaar ahaan hargaysa ama somaliland maadaama ay ayagu ka soo jeedaan goboladaas,waxaana ay wada shaqeeyaan wiil zakariya la yiraahdo oo u tubers ah waan kuu soo raadin qaabkii aad ula xiriiri lahayd inshaa ALLAAH.
@aminabare865
@aminabare865 3 жыл бұрын
Sida greenhouse looga dhoodiyo turkiga ku qor utubeka ,zakarie abdulahi ali ayaa la yiraahdaa wiilka arimahaas lagala xiriiro
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 3 жыл бұрын
@@aminabare865 hyeh wll thank
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Farm Somalia
Рет қаралды 6 М.
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
16:22
Farm Somalia
Рет қаралды 4 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 34 МЛН
Sidee loo daryeelaa Yaanyada?
12:49
Maria Dajuume
Рет қаралды 13 М.
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
8:31
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,4 М.
NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?
22:01
Farm Somalia
Рет қаралды 3,1 М.
Maamulida Waraabka Beeraha Barbarooniga
16:54
Farm Somalia
Рет қаралды 2,5 М.
Sida Loo Maamulo Nafaqada Nitrogen ka ee Beeraha Basasha
16:59
Farm Somalia
Рет қаралды 5 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН