Hantida, Soomaaliyeed, Waala waayayaa, Hadaan, Soomaaliya, Oo dhan laga sifeyn, Argagixisada iyo inta, Kalkaashaba. SNM, Iyo inta la aragtida ah, Ee, Hogaamiya, Argagixisada, Iyo Wadaniyiinta, Dalka, Soomaaliya, Waa, In loo kala baxaa. Shisheeye u shaqayn, Iyo Hooleey lagu taageero, Qabiil, Waa, Ineey deg deg, Soomaalida, Dalkaan u damqanaya, In lasoo, Afjaro, Loo midoobaa. Viva Deni. Viva PL. Guuleysta, Ciidamada, Dowladda, Puntland.
@bashirabdihirsi76610 күн бұрын
WAAGÌI CIIDANKA CAKAARO OO CISMAAN CAATO MARKEY HIIRAAN KU DUULWEN WAXAA TALIYE U AHAA SHARIIF GEESE WAXEY HIIRAAN KA DHAMEYSTEEN DIDIINKIU WEY DUBAN JIREEN WAA MEESHEEY KU CAYILEEN KUWAANA SAASEY UCUNAYAAN
@soulsista1179 күн бұрын
Kuwii soo diray ineey wax na weydiiyaan ma aha. Argagixisada waa, International, Western iyo Carab leh. Yaan loo juuqin. Ee, Puntland eynu ka difaacano. Ilaa, Eynu aragno, Soomaali u midaysan.
@sadiafarah50219 күн бұрын
Alow gayshka yaga guushasii
@abdirahmanadam807410 күн бұрын
Argagaxisada aad sheegaysid bari hore ayaa laga gudbay adigu waxa aad joogtaa 2001
@DahaboHagarGuleed10 күн бұрын
♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi10 күн бұрын
Carabtu bahalay cunaan
@hiraabnews45789 күн бұрын
😂ibnu xaaraan
@bby610 күн бұрын
Waxan umalen in u yahay qubada bada ku nool amey tahay ader
@saidahmed726810 күн бұрын
Reer ma ahane ninkaan dowlado Buu Dana gaar ah ufulinayey dheh taasaa macquulee
@saidahmed726810 күн бұрын
Hadduu nin mamnuuc ka ah sacuudiga ahaa see buu paasapoor kuhelay....micneheedu waxay tahay deladda sucuudiga ayaa adeegsata ama ay hawlo gaar ah ufuliyaan.....nin agagaxiso ah see paasapoor loogu sameeyey haddii ninkaan uu halis ku ah nabadgalyada sacuudiga yahay
@abdirahmandahir575010 күн бұрын
War niman yahow wiilkaan yar waa wiil karti badan runtana sheega Wiilkaan iyo nin aan ogahay ayaa la odhani isku meel bay ka yimaadeen
@AmalAil-m5q10 күн бұрын
Markaa waxaasoo dal keenay inay saacidaan argagixusada , maxayse ka faaiidinayaan haday maalgeliyaan , kheyr beela soomaali intay isku foognaayeen ayaa la dhex qaaday illaahow ns dhaafi daacish daacizh muslin maaha Mar haday waxaa cunayaan .