GUUL GARAAD JAAMAC DAGAALKII BOOSAASO JOOJIYEY RUNTA U SHEEGAY SICIID DENI IYO INA DIYAANO,GOBONIMO

  Рет қаралды 32,954

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 133
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo inta la midka ah ee waanaga ka shaqeeyo Allaha Xifdiyo
@arrwashire3986
@arrwashire3986 Ай бұрын
Illaahyoow dhulbahante❤ hanoowaayin dhibkeena ❤baadhiba anagana dhibkooda baa nadhiba❤
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Ай бұрын
Garaad Jaamac Garaad Cali Xafidullah guuuuuull puntland /SSC khatumo❤🇸🇱🇸🇴💪💪💪
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Masha allaha guul iyo gobanimo harti weeyne ilaahow dadkena noo xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🌹🌹🌹❤️❤️👏👏👏❤️👏👏❤️👏👏
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Ай бұрын
Illaahayow somalia u,gargaar illaahayow labadan nin way kibreen ee u,gargaar gaar viva garaadada viva harti
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo harti paawara❤️💪🇸🇴❤️💪🇸🇴🏇🏿❤️
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Ай бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC VIVA Harti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Ай бұрын
Mahadsanid eedo Caduunoow sida aad warka noogu soogudbisey
@Gudbiye1
@Gudbiye1 Ай бұрын
Maansha Allah 👍 Guul iyo gobonimo Harti dhamaantin guulaysta in shaa Allah amiin amiin amiin yaa rabi
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar Allahu masali cala Maxamd calehu salam Guul reer Harti Allaha idin xafiido insha Allah GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dalka dadka iyo dinta Allah noxafido GUUL Somalia 🇸🇴🇸🇴
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar. ilaahayow tolka noobarakee SSSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta 🎇🎇 butland 👍♥️♥️♥️♥️♥️
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w Ай бұрын
Manshallha garad jamaca radar cali gaaradk darood dhaan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
guuleysta garaad jaamac garaad cali
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Mansha Allah puntland iyo dhulkayagoo dhanba Allah nabad iyo is afgarad ha ku manaysto
@HassanMohamed-s3b
@HassanMohamed-s3b Ай бұрын
MANSHALAH HARTI MANTA WAA MID DARODNA SIDAA IYO SILAMISA AYAN URAJEYNEYNA GUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤❤❤❤
@Nadifo-gm4dr
@Nadifo-gm4dr Ай бұрын
Aamiin yaa rabil calamin
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Harti hadii uu mid yahay maxaa u diiday hal maamul in ay yeeshaan oo qaar hartiga kale uga cararayaan?
@Gudbiye1
@Gudbiye1 Ай бұрын
taasi waa siyaasad iyo in la helo awood dheeraad ah laakiin beesha Harti waa midday santahay.
@Gudbiye1
@Gudbiye1 Ай бұрын
​@@cabdirshidosman9649 taasi waa siyaasad iyo in la helo awood dheeraad ah laakiin beesha Harti waa midday santahay.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@Gudbiye1 awood waxaa ah Harti hal maamul oo weyn. Laakiin hal maamul mid kale naf iyo maal haku bixiyo, waxna asaga oo aysan uga soo noqoneyn waa waali.
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt Ай бұрын
Garaadada dhulbahante khayr ilaahay ha siiyo. maanta harti iyo dhulkoda ummabahana rabshado iyo dagaal puntland dadkedu waa tabalaysanyahay u dhibrin ayaay u bahanyihin
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Ай бұрын
Masha Allah, meel aan joognaba hadii aan Somali nahay Allah hanagu amaansado
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 Ай бұрын
Mashaallah Garaadada cimriga allaha u dheereyo Soomaali alow xaqa fahansii amiin yaa rabi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 Ай бұрын
Mashaa Allah wafiqa kumu Laahu kulu khayr illahayow puntland balayada kaqabo waa beerkiyo wadnahee illahayow badbaado yeel illahayow bariyow bogooda burcad isu mari
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Alxamdulilaah Illahay masalaxo khayr qaba ha dhex dhigo walaalaha sheydanku isku diray . Way mahadsanidsanyihin Garaadada
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Ай бұрын
Insha Allah nabad ❤❤❤❤❤❤❤
@alijama8180
@alijama8180 Ай бұрын
Always our garad love peace in puntland I wish other feel us in our time
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Maalmahanba waa sugayney in arrinta Boisaaso ka soo cusboonaaday dhexgalaan, Aad ayaan u soo dhoweynayaa, Belaayo hor( dhego) la qabto ayay Leedahaye daba la qabto ma leh, Waa ku bogaadinayaa in arrintaa la soo afjaro intaanay intaa inaku dhaafin. Ilaahay haynaku guuleeyo, inaan arrintaa foosha xun isaga soo afjarno. Darwiish
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid Ай бұрын
Garaad jaamac cimri djheer.iyo cafimaad baan ilahay kaga baryaya.alah iga aqbalo amiin
@FarxaanCali-j3w
@FarxaanCali-j3w Ай бұрын
Maashaa allaah toljira alaha idinka dhigo
@yasminhussein6143
@yasminhussein6143 Ай бұрын
Masha allah illahay subxaanahu watacaalaa haxafido garaadada iyo isimada tolkayo dhulbahante illahayna hakala qaboojiyo ragaa tolka ah ee ishaysta
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 Ай бұрын
Mansha Allah ❤midnimo harti badane iyo daarood wayne boosaaso iyo puntland hadaan nahay harti iyo daaroodba si gaara baanu u ilaashanaa Ehelka isku dhacay garaad ada baa ku filan waana dhamaanaysaa cadawgiin ha jabo 🎉🎉❤❤guul iyo gobanimo
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 Ай бұрын
allaha ku guuleeyo allahana heshiis dhexdhigo butilan iyo somaaliyoo dhan mida kale isimada garaad jaamac haw kacaan heshiisiinta soomaaliyoo dhan insh allaah waad ku guuleysaneysaane
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Ай бұрын
Wiilow ha u gafin isimadda puntland ama Harti oo dhan ama daarood. Jooji hadal xumada.
@AxmadtayyibSaciid
@AxmadtayyibSaciid Ай бұрын
Taariikh ma haysid.Isimka ugu magaca dheeraa,ugunana saamaynta badnaa goboladii waqooyi Bari waxa uu ahaa Islaan Maxamed Islaan Muuse.Maantana Islaan Ciise Islaan Maxamed.Beesha ugu qadiyadda adag uguna geesisan alshabaabna aan noqonna waa Beesha Ciise Maxamuud.Reer mduggu waa dad xiqdi xaasidnimo iyo xin ka buuxo
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 Ай бұрын
Guul walaalahayo oo heshiiyey m8dnimo dadkayaga gacmaha ha is qabsadeen dalkiina ha hormariyeen.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
MAXAMUUD SALEEBAAN WAXA XUN WAA ISKU RAACAAN, WAXA SAN MAYA😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✋✋✋✋✋✋💯💯💯💯💯☘️
@sainabwarsame9112
@sainabwarsame9112 Ай бұрын
Ilaahaw harass jamac noo daa Aamin 🤲
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 Ай бұрын
Masha Allah Nolowda Garada.
@abdirizaqfarah7270
@abdirizaqfarah7270 Ай бұрын
Aac adeerkiis .waraka aadaheeegtid iska baaandheee
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena qabiilka iska dhafa somali weyney 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
WAA RUNTAA REER CIGALLE CID AAN AHAYN I MAJIRTO
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Ай бұрын
Mashaa allah
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Mahadsanid eedo
@shugrijaamacjibriil3992
@shugrijaamacjibriil3992 Ай бұрын
masha allah
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Ай бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@saywhat4807
@saywhat4807 Ай бұрын
SSC MAANTA WAA GUUL WALAALO AH THEY SMART LOVE HARTI OO DHAN INUU MEEL GAARO ISKU DUUBNAADAAN WAA WAQTI XUN OO DOWLAD SOMALIA AY UGU XUNTAHAY JABKAAGANA KU FARAXDO
@RuqiyoAxmed-p9g
@RuqiyoAxmed-p9g Ай бұрын
Mnsha allaah allow xafid isimada ssc
@AshaIbraahim-e1e
@AshaIbraahim-e1e Ай бұрын
Mansha alaah
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Bosaaso waxay u baahan tahay in Dani, in laga qabto waayo waa xasan sheekh oo kale. Waa qabyaaladiiste, waa calooshooda ushaqaysta yaal aan alle iyo islaamkiisa aqoon ee ilaahay sharkooda ha kaqabto somaali oo dhan aamiin aamiin yaarabi
@mq3905
@mq3905 Ай бұрын
Cuqdada Deni u qbtid kuma dhigto!! Muxuu kaa sameeyay!!! Waa la karbaashayaa ina Diyaano haduu meel fariisan waayey. Bosaaso laba dawladi kama talineyso!!!
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
@@mq3905 wll, cuqdad aan Dani, kaligi uqaabaa majirto ee waxaan aad iyo aad unacay dhamaan waxan siyaasiinta somaliyeed la leeyahay oo dalkii iyo dadkiiba kala qoqobaya oo waxaan dantoodaba ahayn kafakarayn!! Talabaad DAni sawma aha ninka intaad ogeydeen ee lacag iyo xildhibaano kusooceliyey mooryaanka weyn ee dalka xaraashaya. ee xasan sheekh??? subxaanallaah
@mustafaa2227
@mustafaa2227 Ай бұрын
Ha dagdagin adeer odayaasha iyo waxgaradka darood waybadanyihiin ha noqon nin is faandhay waa ri is nuugtay
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Ай бұрын
Siwalba dagaal cid rabta majirtoo marka garaadka siwalba oo quwadiisa buuu isku deyayaah in dagaal uuu meesha kadicin daroodka kaleh mee kala DeX galaan aawaye daroodka kaleh
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr Ай бұрын
Guul ssc inshallah
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Ай бұрын
Masha allah garaadada reer daarood
@GuledDahir-m1f
@GuledDahir-m1f Ай бұрын
Cabdulaahi Yusuf oo yar guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Ай бұрын
DAGAALKA BOSASO MUSLIMKII DHEXGELAYA WAA UFURANTAHAY BOSASO LAKIN ADIGU BOSASO XABAD HALAGA RIDO REER MUDUGOOW SOO GURMADA KHALAD BEYNA KUGU TAHAY
@sahraisse2676
@sahraisse2676 Ай бұрын
Ilaahay tolka hakala badbaadiyo frim ssc
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Ай бұрын
Ma jiraan kulahaa isimo lagu kalsoon yahay aan ka ahayn kuwa dhulbahante ka ahayn qabyaaliste
@sagalabdal9387
@sagalabdal9387 Ай бұрын
Boosaaso deeqa belaayo ma helayso insha Allahu
@aydarusali5488
@aydarusali5488 Ай бұрын
Maalin ba meel bay gobanimadu garabka saartaa saman kaan waa kii dhulbahante. Isimadeena waa wacan yihiin xukuumadaa wareerisay
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 Ай бұрын
😢slow. Noda. Hard. Jsmac❤❤❤❤
@habibohussein2019
@habibohussein2019 Ай бұрын
Garaadada maha Dhulbahante kaligah ee waa garaadoh Daarood iyo Soomaali weeyn
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s Ай бұрын
BEENBAA LAGUUSHEEGAYE SIYAD BARRE BARAAGO MA SUMEEYN WAA LA BURBURIYEY DHEH
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Osmaan mahamuud burhaan muuse wuxu moodaa 500sano ka hor gumeysigii in uu jiro kuligiin illaaheey janahaba ku waaro
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Naarta adiga miyaa heysid isku xishoow nacasyaheey
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x Ай бұрын
Asc awoowe guulayso
@sacdiyocali3146
@sacdiyocali3146 Ай бұрын
Asc dani iyo ina diyaano dadka bud laan gaajo kacabanayaan darwiish adoo kale ayaa butlaan looga bahanyahay maxamuud saleeban dhaxal uma helin butlan waa in laga qAbtaa
@mbadi818
@mbadi818 Ай бұрын
Waryaa waa wiilkaga yarka ah.waxaad ka dheereysaa codkaag E waxaan ku leyahaay caga dhiigo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Warnag aamus isimadana afkaag kadaa wilyarbaadtay 🎇🎇🎇🎇✌️ warna aamus butland isimobey kucaanomashay waryaa anoo ugar saleban ah bey idhibeysa hadalkaag dhiga hanagukarin☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 Ай бұрын
Sidaad ufiicnad isku xaartay ilma yar baad tahye maxamuud saleebaan wax haka sheegin doqon yahow
@Mosheeno
@Mosheeno Ай бұрын
Waligiisbuu fiicnaaye aduu kulaxumaaday wiilkan isagana maxamud saleeban ah oo tolkios runta ayu shegayaa
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Maashallah cudoon
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Ай бұрын
Amiin
@AshaIbraahim-e1e
@AshaIbraahim-e1e Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Garaad Jaamac wax u joojin karo ma leh. Puntland qeyb Khaatumo haloo soo jaro ayuu dhihi jiray. Soo kii MJ cayn jiray ma ahan markii ay hal siyaasi oo MJ ah is fahmi waayeen.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
Doqon garaad jaamac markii uu caayi jiray mj wuxuu lahaa maxaad iidoor inuu dhulbahante gumeeyo u daawanaysaan noo hiiliya wayna garawsadeen oo dhamaan harti waa kii noo hiiliyay garaad jaamacna wuu qiray arintaa manta hadii harti midoobay in boosaaso aan dagaal ku dhex marin majeerteen isimada dhulbahante haday isu soo xilqaameen maxad adigu diidaysaa makuwa raba in puntland dunto baad tahay viva ssc khaatumo !
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
@@AliHassan-cx5dy Dhulbahante ayagaa Isaaq aaday markii danbana ey arkeen in Isaaq si hoose u laynayo iskuna dirayo ayay baraarugeen. Majeerteen meel ku shiray oo yiri Dhulbahante xumaantooda halaga shaqeeyo ma jirto.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Ай бұрын
​@@cabdirshidosman9649ninyahow wax badan oo khaldanaa baa la saxay oo taasi meesha ma taalo ee adigu maxaad diidan tahay weli biyo dhacaaga iyo waxa aad ku sababaynayso maan faahmin waxaan kuu arkaa nin ku dhegan garaad jaamac baa beri mj caayay garaadku isagaaba qardho kaga garnaqsaday cadhadii aan idiin qabayna ka badan baanu helay oo aad noo samayseen buu yiri mantana garadku waa mideeye harti u soo baxay oo jecel in harti soomali ugu sareeyo coming man ma tihid laandheerayaashii mj ee miskiin digada ah baa tahay ban filayaa kkkk
@afbile1
@afbile1 Ай бұрын
Garaad Jaamac waa halyeey u soo beesha Harti. allah ha dhowro isaga garbihiisa.
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ mashaa Allah❤ guuul
@sacdiyocali3146
@sacdiyocali3146 Ай бұрын
Asc isimada butlaan waa in lacsiilaa darwiish usheeg wax garatka budlaan
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Dhulbahanteh Abal bu idin ku leyahay malin walbah waxay kah shaqeyan wanaginah idin kunah intat Qolal u so furatah kuwoh shektah majerten in aad caydah firdhiyeh sidah Adigo kaleh o aad ku furtan dacayadoh sidah kuwah u watoh jibril Qobay iyo Abdulahi iyo dhowr habrod sidah faiza iyo kuwoh badan o intah caynayah mamulkah ssc iyo firdhiyeh waxaa idin wanagsan in aad kah fogatan Arimah khatumoh
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Warkani been madana muuqladii hore buu soo dhigayaa ma caaqyo buu nooqabaa
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
GUUL HARTI D5 💪💪💪💪💪💪💪👌👌👌👌♥️♥️♥️🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ALLAAHUMMA AAMMIIN❤😂
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Ninmankaan osmaan mahamuud
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Adiga dadka haysku dirin Ssc/khaatumo iyo PUTLAYN no difference. Waa dad isku mida . Cidii wax taraysa waa loo baahan yahay.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Cumar maxamuud savabta ay ooga baqaan ilmo diyaano aabhooda allaha unaxriisto jeneraal diyasno waa ninkii cabdulaahi yuusuf ka cayriyey gobolka Bari una diido inuu ku soo laabto reer diyaano cusmaan maxamuud dhan ayaa taageersNgobolka Bari iyagaa xukumo ninkii dagaal la soo aado wey edbinayaan qabiilkuu rabo ha ahaado Bari cusmaan maxamuud ayaa masuul ka aha amarkiisa ayaa ka soconaya waana qabiilka ugu xoog badan puntland maanta uguna tababar fiican
@FarxaanCali-j3w
@FarxaanCali-j3w Ай бұрын
Isimo hahay joogaa butlan hala arko
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 Ай бұрын
Asc, waa Maxay sababta ay Isimada Dhulbahante ay nabadda punthland uga shaqaynayaan maantana, oo ay uga shaqayn waayeen, markii ay is haysteen, Jamac Cali jaamac , Genaral Cade Muuse iyo cabdullaahi yusuf. Maxay Dhulbahante Ila safteen cabdullaahi yusuf, Garaad Saleebaan iyo Ina xaabsade Maxay punthland u raaceen, oo Waldflächen Ila safteen,danahooda ayey ka arka yeen. Soolna lama qabsadeen ee waxaa sababay, hiilkii ay Dhulbahante Ila safteen cabdullaahi yusuf, maantana dantooda ku jirtaan Deni iyo punthland.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 Ай бұрын
Deni😮😮😮 waa nin xun oo dabeecad oon
@IqroWarsame-t3i
@IqroWarsame-t3i Ай бұрын
Guul I.n puntulan ❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Walee In caduunoow nafar Cumar niiko ah uma xumid oo meel kasta niiko la taagan oo aan ogeyn wax la yiraahdo Puntland first. Jaamac waa cadowga Puntland.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Islaanka aad sheegaysid boqor burhaan ayaa ka sareeyo muxuu yahay is laangaab lagama yaqaano puntland puntland waxaa ugu sareeyo boqor burhaan niinkii taking jiray baa joogo is laangaab muxuu yahay
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw Ай бұрын
Kabtan caduun wad dhaantaa garacda miidiyaha jooga
@dekaali3106
@dekaali3106 Ай бұрын
Wariye hadalkaaga xaalad abuur baa ku jirta waxaan kuu arkaa in aadan xirfad wariye ma lehidi soo baro saxaafada fadlan
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Majeerteen hadaad maqashid waxaa masuul ka aha cusmaan maxamuud qabiilka ugu taariikhda wey majeerteen waa cusmasn maxamuud inta kale waa askarioda cumar maxamuud muxuu yahay waxey ahaayeen askartii suldaan cali yuusuf dhulka asagaa dajiyey markaas waxaa kibraya kuwii la xukumayey
@NaemaEgal
@NaemaEgal Ай бұрын
Haa edoo Haa watiri edoo macaan
@ichbines4169
@ichbines4169 Ай бұрын
Yuusan Deni idin so dharbaaxshin
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Boqor burhaan ayaa wax ka sheegaysaa adigoo laangaab ah oo cumar maxamuud islaanka aad sheegaysid muxuu yahay fuley ayuu ahaa wuu cararey
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Ай бұрын
Garaad Jaamac Garaad Cali soo kii dhihi jiray Majeerteen waa cadowga Dhulbahante yaana lakala guursan ma hadal oday dhaqmeedbaa waxaas?😂 hadal aan marmasiiyo iyo qiil laheyn.
@dekaali3106
@dekaali3106 Ай бұрын
Wariye is huf hadalkaagana contor fadlan
@qasimsharif24
@qasimsharif24 Ай бұрын
adeer maxaad kahadlaysaa maxaa kajira meeshaa adeer puntland waakawayntahay meel.labo wiil isbaaro udhigan karto boosaaso laga qaxo waxaa kamuhimsan in laso.afjaro ciyaalkan isbaarada kuso koray adeer anaa from boosaaso ah halaga qaxo maahe qof yuu ku harin laakiin waa in maamulka so afjaraa hawshaa aderr dhexdhexaadin uma baahna meesha maamul baa kajira
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 Ай бұрын
Xalin kaliaya maha wa in ina diyano xilka warejiyaa
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Waqtigii kacaanka siyaad bare waxaa daba dhulif u ahaz cumar maxamuud
@frank77w
@frank77w Ай бұрын
Maantayna ilaah haduu kala qaboojiyay xumaan baa sii wadaa. Wiil yar baa tahay ee wax la har
@NajahAli-hm8sr
@NajahAli-hm8sr Ай бұрын
Aad iyo aaad
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Dagaalkii ugu danbeeyey ee boosaaso ka dhaco waxaa soo qaadey dani oo wata ciise maxamuud iyo cumar maxamuud iyo ciidanka bada ciidanka psf waxaa hogaaminayey jeneraal maxamuud diyaano kuli waa uu jabiyey maalintii ugu horeysey cumar maxamuud ayaa la jabiyey was carareen buurtinle orod ku galeen maalintii labaad mid ciise maxmuud jimcaale la dhaho asagana waa la jabiyey tiknakadiisa waa laga qabsadey waa cararey maalintii ugu danbeysey ciidanka bada iyagana dhagahaa lsga tumay ninkii tabar qabo ha soo aado psf psf waa 10000tavabaran diyaarado qabo
@khadrafaarahali7111
@khadrafaarahali7111 Ай бұрын
War afkaaga edeb uyeel oo risiqa karaadso meel xalaal ah tolow ninkaas waa idinka xaal siinaynaa
@yasminhassan5704
@yasminhassan5704 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 Ай бұрын
media yaha hadalo kicina iyo aflagaado halaga dheeraado tolow
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 38 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 15 МЛН
Khilaaf Cusub Khaatumo iyo Puntland Dagaal kulul Waxba La'isuma reeban
27:17
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН