Guurka Ma ahan Sharaako ! Albaabada Jaxiimada | 06 Omar Podcast |

  Рет қаралды 32,027

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 180
@ashakuurmohamed5827
@ashakuurmohamed5827 Жыл бұрын
Podcast tiyada aad so deyso muhiim waye allah kaa abalmari waxi wanaagsan ee ka faa'idney wll OMAR INSHAAR
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Bro Iku caawi subs oky
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
ASC WLLKEY QAALI OMAR INSHAR MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO AQOONTA ALLAHA KUU BARAKEEYO ALLAHA NOO KAA XAFIDO MAHADSANID WLLKEY
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Anigu waxan aminsanahy furiinka raga ayaa usababa waayo dumarka waa qalbi nadiif naxaris hadi lasasabto waxwalba way hagagan lkn raga ayaan fahamsanym micnaha rag waayo dumarki ayuu la challenge gareynyaa 😮
@dheeman350
@dheeman350 Жыл бұрын
Somaalida waxey isku furaan in ragai kaga dhagtay afar la Ii baneeyay asagoo awoodin reerki horana baahanyihin caafimad iyo waxbarasho heysanin biiil la aaaan iyo masuuliyad daro dhanka raga oo xaaasadkoda cawinin xiligan la joogo wey adagtay in ilmo la tarbiyadeeyo ilmaha hada jira 1ki cunug wuxu u dhigma 5 iyo caafimadki waagi hore lama qabo hoyoooyinka iyaga xanuunsan Mel ku nastaan la marki Sida u fahan walal
@muxyadiinibrahimahmed3251
@muxyadiinibrahimahmed3251 Жыл бұрын
hadii naagtu lacag haysatana waa furiin horleh hada ninkaan wuxuu dhahay naagtii lacag bay leedahay dalxiis bayba ka fakaraysaa uusan ninkeeda la socon
@yacquubali391
@yacquubali391 Жыл бұрын
Been maahn Aniga waxan ku talin lahaa Hooyoyinka haloo naxariisto sanadkan ilamaha ayaaba dhibaato ku heeyo badanaa maba arkan Raaxada reerkooda ee ilaahey nasri qeer qabo allah keeno
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
M.a podcast kale , mahadsanid ustaad , podcast waxaan ku jeclahay qofka waxaad moodaa inuu kula sheekeysanayo welina waxaan jeclahay markuu dheeryahay , mahadsan Mar kale ogaansho... Omar inshar.
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Жыл бұрын
Waxan xasuustay hooyo mcn Allah haunaxariisto amiin ay nagu tiraahdo welasha lagu cunteeyo dhaqa hooyo heblaayo ayaa maanta uleh inaydhaqdo welka anu xalayba dhaqay 🤣🤣 rabbi hanagadhigo kuwo kudayda khadiija bintu khuwailat🤲🤲🤲🤲
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Wlle anuu waxaan la yaabay hadiii ninku wax yar si ka yihiin reerku wuuy sii socanayaaaa lkn hadiiii gabdha wax yar si ka yihiin reerkaas way u dhamaatay koley inu waxaan is leeyhy ninku uma dulqaato gabar wax si ka yihiin lakin gabdhhu wey u dul qaadaneysaaa
@saeofficialtube6160
@saeofficialtube6160 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي العزيز
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Guurka somalida guur maaha badanka waa danaysi iyo madaxa layskaga istaago, maalin dhawayd research aan samaynay yaab furniinki oo sii batay iyo dhibaatada lagu hayo Dumarka, Subhanalah ilaahayow noo sahal
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
Omar nimankaas buu case usameenayaa nasiib darro
@fardusomar2794
@fardusomar2794 Жыл бұрын
Amal Omar hadda dhalinyaro badan baa ku xidhan wiilashaa ubadan saan umalaynayo, wuu sii marin habaabiyay. Sababtuna si dhexdexaad ah umuu hadlin cadhaa ka muuqatay . Omar waxaad ogaata dhibaato aanay raggu bilaabin ma dhacdo saa u ola soco.
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
Waxaa loo baahanyahay cid ujawaabta ninkan wallahi
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
Waanka yaaba sida uu delusional uyahay
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 Жыл бұрын
@@Theacademichouse mxaa jwaab eh run uu ka hadlee furiinka hda jiro 80% kor u ukacay sabab la xirito feminism o ah 50/50
@mohiidiinadan4834
@mohiidiinadan4834 Жыл бұрын
Guurka waa ka hadashay lkn walaal kaso hadal dookhashada waxa rajaynayaa inaad qormadaan tix galiso Allaha ku waafijiyo xaqqa mahadsanid
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Bro Iku caawi subs oky
@mohiidiinadan4834
@mohiidiinadan4834 Жыл бұрын
@@Juujuule1 oky
@saidahmed2544
@saidahmed2544 Жыл бұрын
Thanks sir
@tolmoontube1842
@tolmoontube1842 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo cumar
@Ccshariif
@Ccshariif Жыл бұрын
Gabadha aan dumarnimadeeda aqoosaneed ragana ay ku qasbaan inee raganimada iyo qawaamada ilaahay siiyay uu ka tanaasulo waana mida ugu badan ee qarnigaan la isku furo
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 Жыл бұрын
ماشاء الله معلومات مهم جدا
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 Жыл бұрын
Wan ku salamay omer inshaar big respect ♥
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Mawadiic aad muhiim u ah baad kaga hadashaa meeshan ustaad soo badi fadlan
@sowdocadey2552
@sowdocadey2552 Жыл бұрын
Calafkena alaha no hagaajiyo 🤲🥺
@hamsamohamedomar5557
@hamsamohamedomar5557 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@khadarcaafi0708
@khadarcaafi0708 Жыл бұрын
Amiin Amiin
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Si arinkaas looga hortago waa inaynu soo celinaa kaalintii ay raggu ku lahaayeen dhismaha qoyska waayo dumarku inay shaqo tagaan waxa keenayaa waa inaynu ka rag ahaan gabnay kaalinteenii
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Wakaas hadii ka fahmi lahaa intaas way yaraan lahayd arinkaan halista ah ee faminist
@abdirahmandiini1
@abdirahmandiini1 Жыл бұрын
Masha allah ustaad
@abdirahmandiini1
@abdirahmandiini1 Жыл бұрын
Waan kuu saaray adna ii saar
@ugbaadabdilahiabdi6451
@ugbaadabdilahiabdi6451 Жыл бұрын
Waxay yiraahdeen guurku waa danaysi anna waxaan iri "inta xikmadii guuurka alle u abuuray laga helaayo ha iga maqnaado guur danaysi ah.
@SAMAAN24
@SAMAAN24 Жыл бұрын
Guurku ma ahan shuraako Sixitaan Mahadsanid bro
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve Жыл бұрын
Shuraako maxa lagawada?
@ummucayn2474
@ummucayn2474 Жыл бұрын
Wax isku darsasho dabcan anigu wuuyhy shuraako marka meelaha qaal laga eego
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x Жыл бұрын
#cumarow ad iyo ad ayey itabatay videogan insha allah waan isbadilidona laga bilawo sacadas an dhageystay oo igu balan ilahey ah jzkmllh khyr aboowe
@xalkeene550
@xalkeene550 Жыл бұрын
M.a Walal
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Xal iku caawi subs ok
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Masha allah
@kaamildaahir3956
@kaamildaahir3956 Жыл бұрын
Aniga fikirkayga waxba iskama gelin in gabadha shaqaysato iyo in Ay garato mas, uuliyada kasaaran qoyskeda iyo ninkeeda shaqayso gabarey mas, uuliyadadana garo ninkaagana ha garab ordin ka danbee oo ixtiraam
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 Жыл бұрын
aad ayaan kuu salaamay wll cumar
@cabdixakimmaxamed7375
@cabdixakimmaxamed7375 Жыл бұрын
Masha allh
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Жыл бұрын
Allh qof fiican hangu beego
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 Жыл бұрын
Keep going
@13amc39
@13amc39 Жыл бұрын
Asad xaajiyoow ma u hambaliyeeysay wax qabadkiisa fiican ow geed
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Kkkk
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Жыл бұрын
Ma .... 💕✅
@nimcocabdi6088
@nimcocabdi6088 Жыл бұрын
Mhdsnid wll iishaar
@ibrahimmohamedosman3622
@ibrahimmohamedosman3622 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@SuldanGeelle
@SuldanGeelle Жыл бұрын
KZbinrka aan ugu xiisaha badanay
@___-kj4ub
@___-kj4ub Жыл бұрын
Scw
@farhanmohamed4791
@farhanmohamed4791 Жыл бұрын
Waa xaqiiq cumarow rag badan iyo haween badan ayaa isku waayay is fahmi waagaas oo kale
@inaelayeh
@inaelayeh Жыл бұрын
hadaba wll cumar aniga ra'yigaygu wuxuu yahay in la sameeyo goob dhalinyaradu aan guursan ay ku bartaan xaqa ay isku leeyihiin labada qof ee isaqaba iyo sida khilaafaadka loo xaliyo
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Woow the first video the first comment the first like
@user-jo3dx2rn7j
@user-jo3dx2rn7j 8 ай бұрын
Aniga fikir kaaga madiidayo lkn qarnigaan waxaa jira dad aan lagu tilmaami karin dad nool oo sharaf iyo damiir leh 😮 waxaa jira awlaad badan oo ku dayacan gudaha moqdisho oo hooyo ( allaha janada geeyo) ay la daala dhaceyso noloshoda iyo caafimadkooda, waxaas maha wax aan iska leeyahy tusaale dhowba aan ku soo qaato, Aniga aabahey waa nin professor caafimadka dhiga ah kuna nool dalka dibadiisa cilmi iyo darajo fcn ba allah siiyay sidaa ay tahy waligiis si naxriis leh iima soo wicin iskaba daaye xitaa waxaan hubaa inuuba i iloobay uusan magaceyga ba xasuusan. Maanta waxaan ahay gabar jaamici ah oo ka baxday jaamacda ugu magaca weyn dalka somaliya wali ba darajada ugu sareyso oo uu ruux ku gudbo Allhamdu lillah. Marka ummada musliminta ah qaas ahaan raga hala weydiiyo waxa ka dhaxguuxayo.
@fardowsaabdul4076
@fardowsaabdul4076 Жыл бұрын
Runtii waa moduuc qurux badan LKN Saan u maleynayo isbadalka zamanka inuu wato ayaan filayaa zaman ba zamankuu ka dambeyo ayuu ka xunyahy Allaah khaatimada noo hagaajiyo nololshaad ka hadleyso maba heleynee .....
@rayanabdikadir3844
@rayanabdikadir3844 Жыл бұрын
Omar waxbaan kugu qilaafsanhy guurka labada qofba wuu ku dhisan yhy hadu qof xumaado kan kle ma sii wadi karo marka ka hadleysid arin guur iyo mowduucyo klo bdn waxaad eeda dusha ka saarta dumarka ama aad wanaada u jeedisa fadlan ragana waani oo wax u sheeg niman bdn baa la arkay oo aan garaneynin xaqa xaaskoda iyo mida caruurtoda aan biil siisanin aanan booski aabe u qalmin waanada jamac ka dhig plz
@cadnancali4675
@cadnancali4675 Жыл бұрын
M.a horay usoco walal
@mohammedayatulahh
@mohammedayatulahh Жыл бұрын
Allaha kabalmariyo bro. 10 qodob oowaxweyn tarikara allah amarkiis Hadi lawada sameyo sigud 1.laysku naxaristo 2.laga tanaasulo qaladadka yaryar ama hala ismoodsiiyo. 3.qaladka weyn lagawada hadlo. 4.ixtiram mujin qofwalba. 5.qofka wnga ukusameyo logu mahadceliyo lana shego wngas. 6.ducadu dhexdina labadiyo si ikhlaasnimo kujirto. 7.qofna majeclo inu qalad sameyo ukas haday dhacdo totally haba weydin. 8.hadalka wngsan. 9.hayadu hadalkaga hakamidnoqoto. 10.wkhti , gifts waxad awodid then love comes automatically inshallah. #Waa_fikirkayga
@middlesister4438
@middlesister4438 Жыл бұрын
Mahadsanid abowe😊 lkn Numb sagaal max kawadaa mfhimn ani iso sheg fdln
@mohammedayatulahh
@mohammedayatulahh Жыл бұрын
@@middlesister4438 wllshy qaliyey thnks. Waxan kawadaa hayadu ama okeydu hadalkaga hakamid noqoto xata adona samaynayn dheh haye. Carabtuna waxayku maahmaahda "Marxaba dhabarkaga majabiso".
@middlesister4438
@middlesister4438 Жыл бұрын
@@mohammedayatulahh haa aada u mahad santahay wll
@mustafeosman8029
@mustafeosman8029 Жыл бұрын
Wan ku salamay omer inshar Wll wxd iga jaahil saarta afkaarta fimanismka ma afkaar qofka lagu shuba sida diinta oo kle oo ubaaahan in uu dhigto mise waa wax qofka si iskiiya isaga imada sababto ah gabdh ayan arkay afkaad qaldan wadata lkn aan wax faminsim la dhaho aqoon
@abuukarfaarax9137
@abuukarfaarax9137 Жыл бұрын
Walal Cumar Guuleyso Qof Waxtar uleh Bulshada😍😍😘
@abuukarfaarax9137
@abuukarfaarax9137 Жыл бұрын
@@Juujuule1 ok
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
@@abuukarfaarax9137 oky ii saar ProH
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 Жыл бұрын
Labada qof isgursatay waa in isdhageystaan waliba qofka ragga wuxuu radiyaa in hadalkisa laqato ragga waxey isku dilan maamul iyo kala danbeen marka nin ragga hadda laga danbee wayo furiin dhacaayo
@ummucayn2474
@ummucayn2474 Жыл бұрын
Kolay aragtidayda gabadhu waxay ninka ka aragto unbay kula dhaqantaa haduu wanaajiyo wanaagi bay siin haduu xumeeyana way umiisi midlamida markaa eedu dumarka masaarne waa Raga ayay saaran thy inan gabdhaha sifiican udhaqdaano u caqli celiyaan, hadalkii ahaa المرأة مراأة فكن علي حذر . .. waxbaa ka jira oo Macnaheedu yhy gabadhu waa sidii Muraayad oo kale ee ka taxadar
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 5 ай бұрын
Imisa naag rag wanaag ku aday o katay iska hadal loma hadlo
@caishawali8198
@caishawali8198 Жыл бұрын
Waxaa i cajabisay oraahda ah "markaad wax u samaynayso Rabi SWT dartii"walee taas baa lagu liibaanaa
@mawadodaaud8909
@mawadodaaud8909 Жыл бұрын
Sax waayay cumarow aniga ayaa ka soo guuray Sweden hada waxaan daganahay xamar muda 4 sano ah alxamdulilaah. Maxaanba kuu maleeyay in aad soo aragtay meesha waxa ka jiro
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo Жыл бұрын
maxaa dhibaato ah oo ka jira Sweden macquul ba ilama aha qof ka soo guuray Sweden ayaa xamar ta qaraxa badan soo dagaya
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Mashaallah
@foziaali1728
@foziaali1728 Жыл бұрын
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@sahroomar8428
@sahroomar8428 Жыл бұрын
Gurka galbedka famenisem aya burburiyey kawa muslimkana ninisam ereyga qawana qalad ba laga fahmey tankalena furinkana iney nagta shaqeyso kuma xirna meqa gurigoda fadhida lafura dumarkana waxa shaqada ku qasbayo raga bahidoda iska indha tiro un sineynin waxey ubahan yihin tusale aniga intan gursan wan shaqeyn jirey markan gursadey guri jogtan noqdey markan arkey in anan heleynin bahiyaheyga dib ayan ugu noqdey alx biyo sacabadada loga dharga
@shedo7275
@shedo7275 Жыл бұрын
Omar podcast dad kalena ogawac oo ka fikrad duwan ama dad kale iska caadiya
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Жыл бұрын
Shariki fil xayaati kulaha hhhh 😅
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 Жыл бұрын
Please noosoo badi
@saidabdulahiabshir6769
@saidabdulahiabshir6769 Жыл бұрын
USTAAD waa barnaajim cajiip ah runtii noo soo padi Siipa wixii la xiriiira Mustaqpalka.
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Nagaha ayagaaa waaalan walle ani baritaàn aaan sameeyay
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 Жыл бұрын
Hada somalida kusoo socta feminist lkn nagaahas dhan waa kuwa gurigoodii ilaalsan waayay xitaa kuwa carabta markaas rabaan in kuu nasteexeeyaan 😏
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 Жыл бұрын
Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll
@blenderrender8593
@blenderrender8593 Жыл бұрын
Wll ka so HaDaL wilka Sweden JooGo oo gabdhaha Somalida meel iskugu balamiye 5 gabdhood
@Duco-waalid
@Duco-waalid Жыл бұрын
Sc omar kii hore eed kaga hadlaysay guurka carabta maxaad uga saartay youtube ka
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Mahad sanid sxb
@omarmuhumad6179
@omarmuhumad6179 Жыл бұрын
M.a muuqaladhadha ogaansho ayan kagaxirnay kana cawa ayan arka chanel wanakusoobiraay waad mahadsnthy xikmadaha wngsn aad no sogudbisa
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio Жыл бұрын
Wuu Wanaagsan yahay barnaamij kaaga laakin Fadlan ka dhaaf isticmaalka erayga Albaabka Jaxiimada. Mahadsanid وماادراك مالجحيمة
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 Жыл бұрын
Wixii larabo in la'adkeeyo ayaa loo adeegasadaa.
@leylasharif6449
@leylasharif6449 Жыл бұрын
Asc cumar Gurka macnahisa waxaa waye sabar iyo is fahan iyo masuliyad lkn samankan la jogo waxaa dhamati sabar iyo masuliyad ka carar tasne waa mida sababta furinka aniga sida aan uarko
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Жыл бұрын
Eraygaa vimanisamka.ah waa eray igu cusub ee maxaa lagawadaa
@user-kz9zh7vu9d
@user-kz9zh7vu9d Жыл бұрын
Asc wr anaga mawaxad naga garan wayday khalijka misa gaalada carab tumiyay kugumaystaan horta war anagu soomalihadan nahay waligeed balays furijiray laysnaqabijiray ee xagad adigu katimi noosheeg meeshaa dumarka lagucaburinjira laguna gumaysan jiray eed soo arag tay farax lugabas tayasha 😅 soomalida ahnagalatag aragtidoodiixumayd 😶 bakugu dhex bakh tidaye
@abuayuub2454
@abuayuub2454 Жыл бұрын
النسوية دين جديد تجعل النساء تعادى معظم الرجال النسوية باب لدخول المثلية
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
Walahay waagi aan yara rer markay isfuraan waa lawada nixi jiray hadana waa batay wax yarba lagu kala tagaa ragiina qudbo siro kuwada cararaan iyo dus dus toodi daryeeli maayan
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 Жыл бұрын
Mushkilada Oo Dhanba Waa Dhaqaalaha Sidaan Filaayo Aduunka Waxa La Yudhaahdaa Inta Gaajo U Dhimata Waxa Ka Badan Inta Dherag U Dhimata Cajiib Markaa Dhibaatadu Inay Dhaqaalaha Tahay Baan U Badinayaa Anigu Waa Fikirkayga
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo Жыл бұрын
ma dhaqaale xumada mise dhaqaala badnida qaab noocee ah ayaad ula jeedaa mushkiladu waa dhaqaalaha
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Haa dhedigu waa ceeb waana wax laysku caayo inaa laga cararona waa in aad ceeb iyo cay ka carareeso
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Жыл бұрын
Haa markaa ceeb Lugo leh baa aduunka Ku keentay miyaa ?!!!
@daawadkanaal
@daawadkanaal Жыл бұрын
Suugaanta Soomaalida ayey ka buuxdaa huuno ha isku dayin in aad ani hooyaday afka ii geliso Dhedigaansha waa ceeb inaad dhamagsataa meele
@fadumoshardi8016
@fadumoshardi8016 Жыл бұрын
Wllken cumar arinta kahadashe wey badan tahay furiinka bilaa sawabtaa mana aqaan dhaqanka xun meshoo ka imade dadka isqabo hadana malin walba jidadka isku heesto
@user-ml4zt5hf4y
@user-ml4zt5hf4y Жыл бұрын
Mahad sanid
@Boqran5
@Boqran5 11 ай бұрын
Asc nagu kala wada markaad dhahday waxaan isdhahay xalqadii maa dhamaatay😂😂😂
@sakariyeboss4594
@sakariyeboss4594 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 Жыл бұрын
Fadlan, Taxanaha Qorismaris oo la mid ah mowduucan dhageyso...kzbin.info/www/bejne/kIbYgHiwe6-inpI
@cabdirashiid5970
@cabdirashiid5970 Жыл бұрын
Hoyadu iyadaa wrshada oo wx soosarto ilmana dhasha uma bahno iney shaqeyso oowx kale soo sarto inii sidaas loo fahmo ayaa wngsn🤔😔
@najmaqurux4351
@najmaqurux4351 Жыл бұрын
Guurka ma ahaan shuraaku lkn waa isfahan 2qof eeracaada sharciga islaamka oona galada copy yeen xataa hadeey labadooda shaqeeyaan weey isfahmayaan muhimada waa in laays ixtiraamo qofkaste xaq buleeyah
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 Жыл бұрын
Omarow bal kaso hadal gurka somalida baryahan in ay ajanibta gursadan oo arin sobadatay ah dad idan iskudhaqan aheyn
@abuayuub2454
@abuayuub2454 Жыл бұрын
Kasoohadal walal sxb idilka dhalinta Muslimiinta الانتحار شباب الصومال
@ashaibrahman8607
@ashaibrahman8607 Жыл бұрын
Nago ayaba ku imanayay oo ku dhahaa Maxa lafadhisa ninka miyaad cabudaa na kaka oo shaqeeso doqon yaha🥲😢
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Жыл бұрын
Wad fahantay yan lagaa caqli badin oo guriga laga dumin
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Guurka soomaalida kuma burburin feminism ee raga masuuliyadii katagay oo caruurtii iyo xaasaskodii dayriyey imisa hooyo ilma lagu furay sida inay wacalo yihiin xataa lagu biilayn mid kastana inta uur uyeelo hadana cidla uga dhaqaqaan ninkasta 10 kala hooyo ah buu dhalay oo usan war u hayn gabar kasta oo aan xirfad ay ku shaqaysato la ahyn khatar bay ku jirta sabankan waayo nimankii isku halayn maleh
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Hooyooyinka markay yurub tageen ayey masuuliyada xaasnimo iloobeen
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 danbiga iska daa aniga oo dibada ka soo shaqeeya zawjkaygana ukhidmeeya sidii inaa soomaliya joogaa laynacay laygana tagay
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 Жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 maxa yurub kadoone somaliya nahay waxa ilmo somaliya ku dayacan hoyooyinka u rafadayaan abayaashi away?
@usamaiscak4207
@usamaiscak4207 Жыл бұрын
Waa run abaayo rageenii qaar masuuliyadooda sidii larabey ugama soo baxaan lkn anagana hadaa nahay Dumarka soomaaliyeed Waxaa nugu yar cilmiga diinta ah iyo khibrada guurka ama dhaqanka iyo xuquuqda labada qof kadhaxeyso
@usamaiscak4207
@usamaiscak4207 Жыл бұрын
Waayo gabdhaheena qaar yaraanta ayey kuguursadaan ayadoo xitaa dabeecadaha bani aadamka aysan waxkabaran gaar ahaan raga14 ama 15 sano jir gabar ku guursatey goormey waxkala baranee
@anfachassan9462
@anfachassan9462 Жыл бұрын
Nolosha sida dabiicaga ah waa in raga iyo dumarka ay kala dambeyaan lkn raga somaliyeed waxa ay hada ku dhaqmayaan ma,ahn wax loo dulqadankaro guurkaba waa nacay ani waayo gabdho waxaa malin walbo social media ku arkaa gabdho ooyaya hadeysan raga somaliyed aysan dhaqankooda aysan badalin fikirkaan feminist wuu nagu sii badndonaa waxaa arkeysaa nin 30jir ah shaqeysto gabar ay kala tageen caruurta ku dayacay xitaa anan one sent siineynin gabdhi ay isku silicsantahy iyadoo yar aad modo qofweyn iyo waxaa jiro rag wax yar kusiiyo caruurta hadane gabdha u talinaayo ku dhahaayo ma,aroosikartid hadaa arosto ilmahaa ka qadanaa wllhi wadankaa jogaaye hadad aragtaan sida wilasha ay dumarka u galayaan wax loo dulqadankaro ma,ahn warkeyga waxaa kusoo kobayaa war rag iyo dumaroo isku naxariista
@mohamedjeesto523
@mohamedjeesto523 Жыл бұрын
Waxaasi xagaY ka jiran wll Wax jira maaahee
@mindhup
@mindhup Жыл бұрын
Naagahan laso furay hadaa warkooda dhageysatid waa dhibantahey, mida kale intee ku aragte naag lasoo furay oo ninka soo furay amaaneysa, marka adiga xataa waxaa laga rabaa inaa fikirtid.
@anfachassan9462
@anfachassan9462 Жыл бұрын
@@mindhup magladaa joogo iskadaaye guryaha ayeyba noo jogaan gabdho lasoo furay hadane ilmaha lagu deriyay sida iney kaligeed dhashy xitaa sideyihiin lama dhaho
@anfachassan9462
@anfachassan9462 Жыл бұрын
@@mohamedjeesto523 wllhi baa ku dhartee waa wx jiro lkn waa leys indho tirayaa
@anfachassan9462
@anfachassan9462 Жыл бұрын
@@unknow1871 naag marabo nine marabo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Omarow email maleedahay barnaamij muhiima ayaan kuu dhiibi lahaa maadama codkaaga dheeryahay
@sahalmuuse1456
@sahalmuuse1456 Жыл бұрын
CHANNELKA OGAANSHO EMAILKA YAAL UGU DIR
@Usaame999
@Usaame999 Жыл бұрын
pdcast ani ima quseeyo ee by wali magaarin🥵
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz Жыл бұрын
CUMAR WALAL Chanel kada ayan ku xiranahy marwalbo balse waxan jclaan lahaa inad kaso hadasho “Salada” sababto ah waxan noqday qof salada marwalbo kacajiso ama xili dambe tukado. PLEASE THANKS🙏.
@drsaishocuud1496
@drsaishocuud1496 Жыл бұрын
Wllo alle kabari inuu kuu fududeyo oo dadaal adiganeh sida inaa sameysato alarm ⏰ oo kuxasuusiya waqtiga salaada please soo dagso xita
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Makuu shegaaaa waxyaaalaha kaaa caajisiyo salada
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz Жыл бұрын
@@drsaishocuud1496 mahadsanid walal
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 Жыл бұрын
Fikirka wasaqda ah ee feministiga hada soomaliya buu soo galay Ragow naag feminist ama aaminsan fikirka feminist ugooya oo yasa
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Feminism 🥰😍 Dhinac ujeer ujeer badan video kaan kujira waligiinba qaylqaylsha Maanta Somalia saa'id bayba ugu baahantahay feminism
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Maxay taraan?
@jaalecadde1334
@jaalecadde1334 Жыл бұрын
Ii wad sheekada,waxaadan ku qanacsaneen unuu Allah Kaa dhigay dumar Feminism waa taas
@M.khaliij.
@M.khaliij. Жыл бұрын
Dumar waa hoyoyinkayna i habaryalkayna inta kale ma fahmi kari anaa ka mida ah jaiilkaan maxaa iga galaa dadka ka kala faraajiyay
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Somalia hadii la tirakoobo boqolkiiba 100%90 qoysaska way isfuraan
@c.c.536
@c.c.536 Жыл бұрын
viiiiiiiva feminist women 💪💪 Noo adoonsi to jiko walaal anaga oo illaahay ku xiran dhowrsan haddana nalama gumaysanayo 💪💪💪💪💪
@dagandaacad5042
@dagandaacad5042 Жыл бұрын
abyo gumeysi mahn in aan xaajigada io carurtada aad cunto ugariso waraxmad io jcl
@Sadiq-bulshawi10
@Sadiq-bulshawi10 Жыл бұрын
Abayooo sobarooo hortaa dadkas afkartodaaa hatageriin wayooo wa waxyalooo illah laguuu casinayooo noj
@mihaz442
@mihaz442 Жыл бұрын
I found one💀
@abdalarockstar915
@abdalarockstar915 Жыл бұрын
kkkkkk gorme lagu gumysan jiray wa su aale kkkkkk
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Waa runtaa abyo
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 Жыл бұрын
Dumarka in ay adeecan ragooda waxa kahoresa horta wajibkada kasobax ma.oranayo wajibka kaliya wa lacagta ama masruufka guriga lkin wa wanag io ixtiram raga dumarka waxay uhestan meel hoose inay thy inaysan waxba qabsankarin Shaqada guriga dumarku kaqabtan waxay uhestan raga inay wax yar thy inaysan iyada daalayn inay iskasexato yacni shaqada guriga thy eber manta shaqada nimanku qabtan wa inay xafiis faristan intoda badan malinta ay computer isticmalayan Maqabtan shaqadi la.ordi jiray manta lasaconjiray adan furas aad kufarisato helayn fadhi uu ugu horen jiray marakay gurigoda tagan lakin runta waxay thy haday jiran rag qabta shaqada aad bay uyaryhin inta kale mxay ruux maanta dhan Fadhiyay muxu kudalay caajis ba lagqadi io jirkii oo dhaqaaqin xanuuna lagaqadayo ma.arkin wax xifaltamaya rag io dumar Dumar shaqesta oo gurigodana dhaqda jira wana kasohorjeda hooyo inay ilmaheda udhiibto shaqale haday ilamheda larabto akhlaaq wangsan ma.udhibayso shaqale 😒
@yacquubali391
@yacquubali391 Жыл бұрын
Horta totally raga Wey qaldan yihiin Qaladka 50% waxaa leh dumarka sabbto ah Ayada ayaa bilaabeyso in la iska shakiyo La wada xisaabtamo la Buuqo ........ ninka raga ilaahye ayaa ubaneeyey afar xaas taas inaad ku dooodan hadane waxaa rabtiin heshiin macquul maahan waxa badana jiro laakin dumarka hal mid oo ay ragoooda agtooda raaxo uga heli karaan waa iney daacad iyo baari u noqodaan laakin Inta gabdha musuq wado ninkane waa sidoo kale
@suhurhassan811
@suhurhassan811 Жыл бұрын
Maxaa dumarka uu diiday inay shaqaysato. Maxaa uu didady waxay baratay inay lacagteeda kala soo baxdo. Darbiga kaliya een uu bahanahay waa SHAQO/ ISKUFILNAASHO
@yusufabdizalan153
@yusufabdizalan153 Жыл бұрын
Hadii ay naagtaadu wax barato oo shaqayso 💯 waa is fureysaan Markaa nin walboow isku dey in aad naag jaahilada oo indho la,a guursato saa reer waara u yeelato🤔
@hanuuj1744
@hanuuj1744 Жыл бұрын
Maxaa ku dooratay naagta jaahilada ah ma inaa gumeysatid?
@yusufabdizalan153
@yusufabdizalan153 Жыл бұрын
@@hanuuj1744 may wlhi Qalbigeyga wxaas kuma jiraan lkn in aan isku waarno rabaa u doortey!!
@naimaahmed2868
@naimaahmed2868 Жыл бұрын
Muhimadu ma ahan in qofka yahay jahil ama aqon leyahay e lakin wa isfahan isfahankuna wa qeyba kamid ah nolosha 😏
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
@@yusufabdizalan153 gabar diin leh oo ku dhaqanto gaar ahaan diinta baratay radio waad liibani
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Wlo xageed Ka aragtay way jiraan qoysas badan oo wada shaqeeystaan wayna wada nool yihiin.
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 Жыл бұрын
Keep going
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Bro Iku caawi subs
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 71 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 45 М.
AI iyo Mustaqbalka Shaqada & Waxbarashada
27:13
Mogadisu Tech Summit
Рет қаралды 8 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Maxaan U Taageernay Isbayn ?! | Banii Aadamka Caadiga ah |
20:26
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Omar Inshar
Рет қаралды 74 М.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 119 М.
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.