No video

Ha Dagan Nimcooy (Kaban) || Yaasiin Axmed (Digfeer) || HD +Lyrics

  Рет қаралды 172,419

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HA DAGAN NIMCOOY
YAASIIN AXMED (DIGFEER) AHUN
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 25
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Ka mid noqo asxaabta channelka 2aad ee TIYAATAR oo dhowaan si toos ah aan ugu bilaabi doono barnaamijyo suugaaneed oo farobadan 👉🏽 kzbin.info/door/P9Tt3bZxPVnde2GatyHY8Q
@lagahelofficial5531
@lagahelofficial5531 2 жыл бұрын
Oky lgn
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 Жыл бұрын
Woof calayk 3:00 Habenimo 2022 Jimcihi ugu danbeeyay Allaah Waxaan uga Rajaynayaa Lab & Dhadig Fariintayda ciddey Gaarto Sanad Barwaaqo leh Guul iyo Horumar wacan inta Rafaadka Qabta in Alle Raaxo Ugu Bedelo 🙏 inta Raaxa haysta in Eebe Raaxo Raaxo gaarta uga dhigo
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 Жыл бұрын
Ereyada laxanka iyo codka iyo musickuba waa yaasiin axmed ibraahim digfeer
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 2 жыл бұрын
Allah yarhamuk abee Digfer .wallahi aad aan U jecla hesstana Naftaydaan igu heesaba 🤩 Ha dagan ...
@nimcomaxmud8349
@nimcomaxmud8349 Жыл бұрын
Legend axmed yaasin digfeer cod dahable ilaaahay ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Yaa salaam waa hees qiimo badan xusuus gaarana ku leh naftayda waxaan hestan dhagaysan jiray 2008 caawa oo bishu tahay 15/4/2023 ayaan dib u dhagaysanayaa Alle ha u naxariistee wuxuu ahaa fanaan qiimo badan marwalbana waan jeclahay heesihiisa iyo guud ahaan fankiisaba😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Ha dagan Azmaay ha dagan Dumar ugu fil rooneey Dabayl caafimaadeey Indhahaad dawo u tahay Degenida asluubtiyo Dulqaadkiyo xaqdhawrkaad RABBI kuugu deeqoo Dadnimadaad ka hodon tahay Maxaan damac Rageediyo Daymo caashaq waayadan Ku dul meerayaayoon Dib u noqonayaayee Sida roobka dayreedoo Da'ayoo kalaan Waan ku doonayaayoo Hadba kuu dayaa Ubaxoo dilaaciyo Dayax shaniyo tobanaay Waad i deeqdoo maku daawada Maxaan daymo caashaq Waayadan ku dul meerayaayoon Dedayaa Odhaahdii Dib u noqonayaayee Sida roobka dayreed oo Da'ayoo kalaan Waan ku doonayaayee Hadba kuu dayaa Ubaxoo dilaaciyo Dayax shan iyo tobanaay Waad i deeq dee Maku daawadaa Ha dagan Azmaay ha dagan Dumar ugu filrooneey Dabayl caafimaadeey Indhahaad daawo u tahay Dadnimadaad ka hodon tahay Allow kuu naxariiso AHUN Digfeer🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi
@hamsemohamedhabbalyosoomaa4251
@hamsemohamedhabbalyosoomaa4251 2 жыл бұрын
galabta ka horow ma maqal heestan ruuntii
@nuuraadem1895
@nuuraadem1895 Жыл бұрын
Xasuus hore 2005 ❤
@shukrihaaji
@shukrihaaji Жыл бұрын
Ha dagan ha dagan = hala ii sheego ereyga ma fahmine
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 Жыл бұрын
Ha dhayalsan ha yaraysan ha Yasin Kajin how arkin
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Ha dagan waa ha is dhigan ama qof sagan baylah ah
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Ha dagan waa ha is dhigan ama qof sagan baylah ah
@Qurunwareejiiye
@Qurunwareejiiye Жыл бұрын
Outstanding
@Mobileteam2024
@Mobileteam2024 22 күн бұрын
Mustafe tafle
@ADANJAMAC998-jw4fh
@ADANJAMAC998-jw4fh Жыл бұрын
Waaw❤
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Digfeer fanaan weyn Allow ku Naxariiso🤲 Mahadsanid Mazuul #QARAAM#CHANNEL👑❤️
@user-fc8ob1os3r
@user-fc8ob1os3r 9 ай бұрын
wllo
@user-lh2cv1pd5i
@user-lh2cv1pd5i 6 ай бұрын
@ismealaxmed5437
@ismealaxmed5437 2 жыл бұрын
Eshcalaa hees jacayla
@SaffaStar
@SaffaStar Жыл бұрын
Sa
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 7 ай бұрын
Rabi naxariistii jano hawgu deeqo yaasiin ahmed mahadsanid @qaraamchannel
@user-zq3ul6kx9s
@user-zq3ul6kx9s 6 ай бұрын
Mastafe Baashe @iml goo
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 305 М.
axmed yaasiin degfeer heeso kaban qaaci
43:32
Dj cumar lyrics
Рет қаралды 56 М.
Aun Axmed Yaasiin Digfeer & Heesta Digfeer Lyrics
9:57
Gufaaco Entertainment Fun
Рет қаралды 163 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН