Ma Geel Baa Kuugu Dhalay? || Yaasiin Axmed (Digfeer) || Kaban Deggan || HD +Lyrics

  Рет қаралды 173,414

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: MAXAA GOGLA KAAGA XIDHAN?
EREYADA: ABWAAN MAXAMUUD MUXUMMAD
FIDHIN
LAXANKA: YAASIIN AXMED DIGFEER
KABANKA: YAASIIN AXMED (DIGFEER)
LUUQDA: YAASIIN AXMED (DIGFEER)
___________________________________________________________________
Qisada ay heestu ku saabsantahay oo kooban:
Xaaska abwaan Fidhin oo xilligaas hooyadeed u raacday deegaanka Gogla oo ka tirsan dawlad deegaanka soomaalida Ethipia, kolkii uu abwaanku raagsaday xaajiyadda ka dib markii ay wakhti dheeraad ah ku qaadatay xaafada reerkooda oo ku yar daahday ayuu u dhiibay ereyadan AHUN fannaanka Digfeer.
Ka dib markii ay heestu soo baxday sida uu abwaanku sheegay gabadha aabeheed baa markiiba la hadlay gabadhii oo yidhi soco u noqo xaafaddaadii iyo odaygaagiiba, sida uu sheegay abwaanku 2 ama 3 saddex casho ka dib wey soo hoyatay xaasku heestani markii ay gaartay deegaanka Gogla.
Haddii aan wax ka tegay ama khalday qaybta commentiga noogu reeb fadlan.
___________________________________________________________________
QARAAM CHANNEL - LYRICS
___________________________________________________________________

Пікірлер: 64
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Eesh calaa. Sida aad taariikhada u soo raaciseen baan cajaba👏
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin Dhamaantiin❤✋
@abdirashidtosane4126
@abdirashidtosane4126 Жыл бұрын
Heesahan jawiga dagan ah noo soo badi ustaad
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Жыл бұрын
taariikhda heesta alle hawnaxariistee xaaskii abokor mulac oo ahaa mulkiilihii cenema hargaysa ayaa heestan loo sameeyay
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 Жыл бұрын
Abwaankii ereyadan lahaa nolol ayaan ku ogaa dhawan hargaysa joogana istaanka basaska qudhac dheer
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Ma xaaskiisaa tolow wareeg badnayd😂
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Dumarku hadey labo bartaan noloshey kudhinteen gogol dhaaf iyo tuugnimo rabiyo dumarka soomaalida noo xifdi iyo muslimkoo idil
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
ragu labaduba ma u caadibaa?????????????? maxad dumar u odhan qofkastaba way u xun yihiine
@gurxangohe4905
@gurxangohe4905 3 жыл бұрын
@@hothoadam2597 kkk waa runta
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 9 ай бұрын
Mohamed Xassan cige xayraan sucuudiga waa geed goble xaafad ka mid hargeisa
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Anoo guri kuu sharaxay Gasiinkuna kuu dhex yaal Weliba gobanimiyo sharaf ..............
@salahbhai5789
@salahbhai5789 2 жыл бұрын
Adoon gurrac iyo canaan' Adoon gacan iyo dhib qabin' Adoon gaajiyo dhib Arab' Anoo guri kuu sharaxay' Gassiinkuna kuu dhex yaal' Waliba gobanimiyo sharaf' Adiga guudkaaga sudhay' Waliba gacalooy ku jecel' Adoon ku maqnayn wax gara' Inuu gurigoo cidla' ah' Sidii gaal___shire fadhiyo' miyaanay geftaal ahayn ?
@xafsaabdi1410
@xafsaabdi1410 2 жыл бұрын
#SalaH___BHai
@maliteacher
@maliteacher Жыл бұрын
Olaax🎉
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Anoo guri kuu sharraxay Gasiinkuna kuu dhexyaal Waliba gobanimiyo sharaf Adiga guudkaaga sudhay Waliba gacalooy ku jecel Inaan gurigoo cidlaa Adoon ku maqneyn wax gara Sidii gaal shire fadhiyo Miyaanan gartaa lahayn⁉️ Allah yarxam Digfeer🙏 Xaaskeyga mustaqbalka fariintaan adaan kuu dhigay ee Suuraaf nimo iga ilaali❤ 22-5-2024✍
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Ala yaa cisak mahadsanid fanaankeena (axmed yaasiin digfeer)❤❤❤❤
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw cesh,claa,heees,legaleng
@sahalmoumin3525
@sahalmoumin3525 10 ай бұрын
Best father music
@fuaadabdi-rk2jp
@fuaadabdi-rk2jp Жыл бұрын
War waan yaabaye ma gibla baa misa waa gogle
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 10 ай бұрын
Ila sadex ayey marta heestu, Garbo. Gible, Iyo godle Intuba waa magaaloyin ka mida deegaanada Somalidu dagto
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Gogla maaha ee waa Gibla , waana tuulo yar oo u dhow Berbera.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Deegaanka uu abwaanku ka hadlayo waa dawlad deegaanka soomaalida ee Ethiopia walaal, waraysi laga qaaday abwaankana waa jiraa.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel haye saaxiib heesaha Axmed gacayte iyago cod safeexa leh soo geli , weliba heesta Gocomada ha ii jarin isaga iyo sahra halgan ayaan aad u jeclahay.
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
Goglo waa deegaanka ay degaan abwaanka reerkiisa (ree Dalal) .waa qayb ka mid ah gobolka Qoraxeey.
@drabdirizakburaale2360
@drabdirizakburaale2360 2 жыл бұрын
Heestan waxaa iska leh nin basle ahaan jiray oo reer hargeisa ahaan jiray oo la oran jiray mohamed Hassan cige gaaxmaal oo ah garxajis , Hy , xirsi osman reer gobdoon
@alimohamoud2714
@alimohamoud2714 Жыл бұрын
Kkkkk.waar waxa sameeyay Avwaan. Maxamuud Maxamed Fidhin.
@mohamedahmedfaarah1062
@mohamedahmedfaarah1062 Жыл бұрын
Garbaa ku dhiganayaa
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 3 жыл бұрын
Heesta dhudi waxay ku noshahay ban ka rabna
@SEIDFOOXLE
@SEIDFOOXLE Жыл бұрын
Gar Baan kuu dhiganayaa
@mustaferasta9742
@mustaferasta9742 2 жыл бұрын
Wan Wada qaramida
@mohamedabdallah3558
@mohamedabdallah3558 2 жыл бұрын
Heestan waxaa isna ku qaadaa Hobalka Codka macaan ee somali galbeed gaar ahaan gobolka Erar Cabdi mahdi Cabdi Qurux
@carafaadcabdiraxman
@carafaadcabdiraxman 5 ай бұрын
Heestan waxan maqlay naag qaysha ayaa loo soomayy😂
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 3 жыл бұрын
Ustadh@Qarami channel waxaan codsanaya Qisada heestan please 🥰😍
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Soo dhowoow walaal, waraysigaan hoose ku sii dhufo halkaasna ka daawo abwaanka heesta allifay oo ka warramaya qisada heesta muuqaalku marka uu marayo daqiiqadda 30aad. 👇🏽 kzbin.info/www/bejne/jZfMqqFta8tshq8
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Sidoo kale qisada oo kooban qaybta description-ka ee muuqaalka ka hoosaysa baan hore ugu qoray halkaasna ka akhri wll..
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel thanks sxb
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIVe
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 3 жыл бұрын
Gogle maaha ee waa goble , geed goble qofkasta oo hargeisadi hore wuu garanaya , wana wadada xafada cabaye loo maro geed wayn oo kuyaala ilaa hada wu jira geedkasi , mahadsanid
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Bal ila eeg waraysigaas daqiiqada 30:43 oo uu abwaanka heesta sameeyay uu kaga hadlayo qisada heesta 👇🏽 kzbin.info/www/bejne/jZfMqqFta8tshq8
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 жыл бұрын
Hargeisa laga hadli maayee meeshu waa qabri dahahre
@naimamohamed9306
@naimamohamed9306 3 жыл бұрын
Waa run uu jira geedkasi waan arkaye anigon hargaysadi hore hayne
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 жыл бұрын
Goala maahe geed goble weeyi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Maxaad ka wadaa walaal? Bal noo faahfaahi. Ma Gogla maaha baad ka wadaa?
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel haa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Bal ila eeg waraysigaas daqiiqada 30:43 oo uu abwaanka heesta sameeyay uu kaga hadlayo qisada heesta 👇🏽 kzbin.info/www/bejne/jZfMqqFta8tshq8
@gurxangohe4905
@gurxangohe4905 3 жыл бұрын
Ale hawnaxaristo axmad yasin digfer
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@gurxangohe4905 goormu dhintay wllo digfeer
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVETIONS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shares
@ayaansiciid7656
@ayaansiciid7656 Жыл бұрын
Waar heestu waa erayadii maxamed xasan cige xayraan sucuudiga halkudheguna waa goble meeshuna waa ged goble
@fuaadabdi-rk2jp
@fuaadabdi-rk2jp Жыл бұрын
Ayaan baa asiibtay mhsnd
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 2 жыл бұрын
heesatan waxa iska leh nin reer hargaysa oo busle ah maxamed xasan cige gax maal iska hubso waxad qorayso Gogle waa goble oo hargaysa kambal keeda ma ciyaalkii dambe ayad tahay oo taarikh mahaysid
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Goble waa ( geed-goble) xaafad hargaysa ka midda wuu soo gaabsaday barigii hore goble ayaa la odhan jirey
@amiiramaxamed1218
@amiiramaxamed1218 2 жыл бұрын
Gogla waa dhaxbuur dhageyso fidhin
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Io
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 жыл бұрын
Hawl aad u badana waad qabatay Laakiin Playlisty umaad samayn Hadana waad Mahadsantahay. Jaalle.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
@Hargeisa Telegram Mahadsanid Sxb waan isku dayey lkn qaab aan u kooxeeyo baan ku yar wareeray oo sidaas oo dhan easy uma aha. Haddii la dhoho fannaan kasta playlist sii wey yar badanayaan. Qaabkee noo soo jeedin aduu? Qaabab badan oo aan ka fekeray baa jira lkn aanan samayn; 1. Ma fannaanba qaybtiisaan siiyaa sidaan hore ku xusay 2. sannadaha ay soo bexeen miyaan u kooxeeyaa hadba 10kii ama 5tii sannoba? 3. qalabka music-da loo adeegsanayo laftigeedu waa macquul (in wixii qaaci ah aan is raaciyo sidoo kale kuwii kolkaas riwaayadaha lagu dhex qabtayna gaar ka dhigo) 4. Kooxaha ay ka kala tirsanaayeen fannaaniintu, waabberi haba u badnaayeen e. Marka sxb optionska baa igu batay waan iska dhaafay markaas (welina waan soo dhoweynayaa soo jeedinta habka ugu macquulsan), laakiin runtii ku mahadsanid in aad isha soo marisay channelka nalana wadaagtay wixii kolkaas naga dhiman.
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 жыл бұрын
Play listy?
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
“Playlist(s)” baan anuu garanayaa e oo ah qaabkaan kuu fahmay e bal noo sheeg masuul waxa aad ka waddo aduu bal “play listy”!
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 345 М.
Ha Dagan Nimcooy (Kaban) || Yaasiin Axmed (Digfeer) || HD +Lyrics
6:26
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 356 М.
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
WIIL JALAQSAN
Рет қаралды 30 М.
Digfeer "Gar baan kuu dhiganayaa"
6:58
Mahamoud Haji
Рет қаралды 1,5 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 123 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН