SIDAA AYAANU KA FILAYNAA HABARJECLO LABA SABABOOD AWGOOD 1. DEE HADDII AYNU DAD WALAALO AH OO ISAAQ AH WAA IN AYDAAN ISU KAAYO SOO RAACIN MAR KALE 2. SIDA UU MUUSE WAX U WADO HADDII AYDAAN KU QANACSANAYN OO LEXEJECLO LAGA LEEYAHAY DALKA WAA IN AAD KA CODEYSAAN MUUSE