HABEEN: QISO CAJIIB AH NAAGTII KAYAAB SATAY BOOLIISKA IMARAADKA, ADAA YAABI DOONA EE HALKAN KA DAAWO

  Рет қаралды 55,943

NADAARA TV

NADAARA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@luqmaan772
@luqmaan772 2 ай бұрын
Ka soo hadal barnaamij ku saabsan arimaha sirdoonka ❤❤❤
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 2 ай бұрын
asc NADARAA Barnamij Wanagsan waaye Halkas kaa WAAD
@CabdullaahiXaaji-vp3pp
@CabdullaahiXaaji-vp3pp 2 ай бұрын
Soo. Dhameystir
@HassanXusein
@HassanXusein 2 ай бұрын
I like
@AaminoCadey-m5h
@AaminoCadey-m5h 2 ай бұрын
asc ❤❤❤
@IbroziMoha
@IbroziMoha 2 ай бұрын
Nadara shekadan iyo qisoyen badan Ayan kasugenaa kkkkk magaceygu waa Ibrahim o kunol dalka Kenya barasha wcn
@BILLEHASSAN-i3t
@BILLEHASSAN-i3t 2 ай бұрын
Nadaratv
@BILLEHASSAN-i3t
@BILLEHASSAN-i3t 2 ай бұрын
Nadaratv
@taabici
@taabici 2 ай бұрын
Tvgu ha sii wado qisooyinkan-from Dulmidiid
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 2 ай бұрын
From Dulmi Diid❤❤
@Maxamedhilowle16
@Maxamedhilowle16 2 ай бұрын
Mideda kale qisadaba waxa iisi maceynaayaba waa adi ❤kusoco legend
@GEELE_JIRE1
@GEELE_JIRE1 2 ай бұрын
Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin
@haaji1970
@haaji1970 2 ай бұрын
Runtii waa barnaamij wanaagsan weeyna wanaagsan tahay waxyaalaha dunida ka dhaco in dadka loo soo bandhigo waad ku mahadsan tahay mr nadaaro
@mustafedhaqane5875
@mustafedhaqane5875 2 ай бұрын
Qisooyinka dunida Sirdoonada dunida Iyo taarikhaha dowladaha islaamka nosoo badi ustaad.
@seryu8204
@seryu8204 2 ай бұрын
Ku soco saxib ha ka baqin sheekooyinka waa la jecelyahay guul saxib
@nimohassan5632
@nimohassan5632 2 ай бұрын
Alaa Cawa sidaa u baqay nadaarow Waa cabis cabsi 😳😳😳subahanallah
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 ай бұрын
Fulayad thy😂😊
@khadarmohamed9951
@khadarmohamed9951 2 ай бұрын
Yes 1 Qisoyinka 2 Tateekhaha 3 Sirdooka Waa nomuhiim Alaabahaas nodiyari pl
@musemohamed4508
@musemohamed4508 2 ай бұрын
Masha Allah. So. Badi Ustaad. Nadaara 🌹❤
@abdirahmanjama1663
@abdirahmanjama1663 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Nadaara, noosoo badi qisooyinka, waan ka helay runtii❤❤
@OmarIbrahim-j4y
@OmarIbrahim-j4y 2 ай бұрын
Yes yes haji nadaara tv good job keep going
@hassansaeed8914
@hassansaeed8914 2 ай бұрын
Nadara TV noo waad barnamiyada okal❤❤❤❤❤❤❤
@CiiseBubaayo
@CiiseBubaayo 2 ай бұрын
Waa.sheeko.layaable.subxaannallaaah.soobadi.nadaara.barnaamijyadadu.aadbay.uxiiso.leeyihiin.maansha.allaaah
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 ай бұрын
From Brit Somali tv iyo HBN
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 2 ай бұрын
Hambalyo hambalyo Nadaara Tv
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH, JazaakAllahu Qeyran Jazaa, Walaal Walaal, meeshaada kasiiwad …. Mahadsanid walaal
@Zakiabdo-g6i
@Zakiabdo-g6i 2 ай бұрын
Masha allah aad baan usoo dhaweenaya nadara tv anigoo reer dulmi diida
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 ай бұрын
Ustaat please continue bariga dhexe because bariga dhexe xaaladiisa waa bariga dhexe calooshaa Nahurooso qisooyinka meel noodhig ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadarshiikh6003
@khadarshiikh6003 2 ай бұрын
Noosoo weriye Mahadsanid ✅
@hassannor1025
@hassannor1025 2 ай бұрын
Haa Ustaad noo soo badi iyo arimaha sirdoonka thnks ustaad
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 2 ай бұрын
Nadaara waad mahad santahay laakiin waxaad isticmaashaa haweenaydii, halka naagta aad isticmaasha qoroolka , well done
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 ай бұрын
Asc nadaara. . Aad iyo aad. Ayaa loo xiiseeye. Dhacdooyinka. Dhabta ah inaad soo bandhigto.. isha allah.
@dalhasaid4513
@dalhasaid4513 2 ай бұрын
Wll maaha nadaara page kiisa caadiga ah ee waa been abuur kan @nadaara show
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 ай бұрын
Asaka ayaa kSeki kankala​@@dalhasaid4513
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 2 ай бұрын
Hhhhhh odey chanalkaan habeen hore ayuu sameeyay 31/10/2024 ayuu sameyay asagaaba chanalkiisa sodhigey inuu chanalkaan sameyay👍​@@dalhasaid4513
@abdallexasanyare1231
@abdallexasanyare1231 2 ай бұрын
Nadaara zxb waa Dr abdulahi wxaa kaso salamaa ugand barnamijyada aad iyo aad ula socdaa ilaa iyo idaacadi horn africa , baenamijyada qisoyinka noso badi insha alh
@sadoabdi2256
@sadoabdi2256 2 ай бұрын
❤❤❤❤ masha allha iss wada qisada
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 2 ай бұрын
From dulmi diid waan ubaahannnay kuwaan oo kale soobadi
@AbdirahmanMohamed-n1o
@AbdirahmanMohamed-n1o 2 ай бұрын
Mashallah soo kurdiiii nadaara tv
@mahamedfarah1980
@mahamedfarah1980 2 ай бұрын
Very good Waan ka helnay Ustaad Nadaaro Noo sii wad Thanks
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 2 ай бұрын
Masha Allaah nadaara
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ай бұрын
Masha Allah ustaad nadaara ino soobadi
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedHassan-bn4zs
@MohamedHassan-bn4zs 2 ай бұрын
Mansha Allah tabarakalaah yaa ustaad aad iyo ayaan u ga helay qisada fadlan noo soo gudbi iyagoo badan mar labaad aad ayaan u salaamayaa nadaara ty
@ashaare1795
@ashaare1795 2 ай бұрын
Asalama caleiykum wrb wan rabna ee nogu soco inshaAllh
@MaanTechnology197
@MaanTechnology197 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Nadaara, nosoo badi.
@KabaxumeMaharo-ky6sb
@KabaxumeMaharo-ky6sb 2 ай бұрын
Masha allah
@teatime6853
@teatime6853 2 ай бұрын
Subxaana laah xasbiyalaah alahu maa najeyna thank you wariye nadara 🙏
@FeysalmaxamedyacquubFeysalmaxm
@FeysalmaxamedyacquubFeysalmaxm 2 ай бұрын
From dulmi diid❤❤❤❤ mar xaban bikum
@cxamiidcqaadir7465
@cxamiidcqaadir7465 2 ай бұрын
waad ku mahadsantahay waqtiga aad noogalisay qasadan waxaana ka codsanaynaa inaa so badiso qisooyinka oo Dunida ka dhacay waana barnaamij wanaagsan Mr Nadaara
@fadumashirwa1959
@fadumashirwa1959 2 ай бұрын
ASC sii wad
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 2 ай бұрын
Asc jizakalaa nooso badi ustad
@SoSo-we6gk
@SoSo-we6gk 2 ай бұрын
From Dulmi Diid
@mohamedyarka9605
@mohamedyarka9605 2 ай бұрын
Masha Allah nadaara waa Qiso cajiib ah waye aad iyo aad ayaan ugu helay Shukran jasakalaha qeer ❤❤❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 ай бұрын
wanjeclahey sheekooyinka ❤
@munasim886
@munasim886 2 ай бұрын
Sumhanallah sii wad sir nadarax thanks it was interested
@MoussaKalil-m5i
@MoussaKalil-m5i 2 ай бұрын
Mashaa allah very nice counting
@deqoomar1731
@deqoomar1731 2 ай бұрын
Ustaad nadaara noo soo badi waan kahelay masha Allah Allah haku sharfo
@QadroIsmacil-x2d
@QadroIsmacil-x2d 2 ай бұрын
From dulmi diid
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 2 ай бұрын
Masha Allah waa si fiican warkii inaynu kaga nasano qisooyin mahadsanid wariye nadaara
@ahmethassan6232
@ahmethassan6232 2 ай бұрын
Please noo soo badi qisooyinka
@zamzammuse2709
@zamzammuse2709 2 ай бұрын
❤from dulmi diid
@mohammedosmandawoud8722
@mohammedosmandawoud8722 2 ай бұрын
Waa sax aad Baan ula dhacnay qisada yaabka leh dhacadooyinkan oo kale wax badan ayaa laga bartaa go head nadaarow
@ArdoAliArdoAli
@ArdoAliArdoAli 2 ай бұрын
😂😂
@jamillasheikh1286
@jamillasheikh1286 2 ай бұрын
Waa qisa cajiib ah waana ka helay ee noo soo badi waadna mahadsantay .nadaana
@Ladan-z5q
@Ladan-z5q 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nadaara TV❤❤❤
@maahirshirey1685
@maahirshirey1685 2 ай бұрын
Ka. dulmidiid Ku .nadara tv🎉🎉🎉
@FarxanSulayman
@FarxanSulayman 2 ай бұрын
Waaw oky 🎉🎉😢🎉
@abdelhassan3600
@abdelhassan3600 2 ай бұрын
Masha Allah keep going with the stories Ya Ustad Nadaara from Ottawa
@FLuulkaAliBelgium
@FLuulkaAliBelgium 2 ай бұрын
From dulmi diid
@abdikadirabshir3203
@abdikadirabshir3203 2 ай бұрын
Asc ustaad Masha allah. Waa barnaamij fiican noowad waxaan soojeedinayaa. 1)Waxyaabaha cilmiga iyo xeeladaha kusaabsan. 2)Map ka xirfadaha dunida & sida loogu kala sareeyo. 3)Sheekooyinka ay dadkaagu cilmi iyo waayo aragnimo badan ka helayaan. Halyey Soomaaliyeed halkaas kasii wad.
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 2 ай бұрын
Noosii badi qisooyinks
@AbdikarimAdenMedaneh-q6m
@AbdikarimAdenMedaneh-q6m 2 ай бұрын
Walhi bilhi waan ka heelnay waxayna noo biirinaysa khibraad xaga dambi baraha iyo xaga kale baa mr nadara ku soco oo wali baa soo baadi malin kasta soo diir waad kuu mahadsantahay
@naasirothmaanteywaani9284
@naasirothmaanteywaani9284 2 ай бұрын
Noosoo badi team nadaara show
@abdifidow3870
@abdifidow3870 2 ай бұрын
Waa muhiim ee sii wad Ustad
@queenayan23
@queenayan23 2 ай бұрын
Nosobadi❤❤❤
@QoraneMahdi
@QoraneMahdi 2 ай бұрын
ما،شا،الله،اكثر،القصص
@AbdikarimAbsieh
@AbdikarimAbsieh 2 ай бұрын
Mshallh wacjib wan khly ❤❤❤❤
@Cabdisalaancabdi-yl3gf
@Cabdisalaancabdi-yl3gf 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@KhadarCabdinasir
@KhadarCabdinasir 2 ай бұрын
Mahadsanid qisada Layla waa qiso cajiib ah soo badi qisooyinka caaiamka kadhaca si aan ugaano
@عيسىعلي-ج5ل
@عيسىعلي-ج5ل 2 ай бұрын
Dulmidiid
@abdula8967
@abdula8967 2 ай бұрын
Qiso fiican oo cajiib ah. Thank you, Nadaara.
@mohamedxassan4477
@mohamedxassan4477 2 ай бұрын
Masha Allah Walaale Şii Wad in Sha Allah
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l Ай бұрын
Asc NADAARA waad mahadsan tahay ustaad noo soo badi insha ALLAAH
@MaHa-qc2xf
@MaHa-qc2xf 2 ай бұрын
Maashallaah Maashallaah Maashallaah ilaahey haku fududeeyo
@timirgele5616
@timirgele5616 2 ай бұрын
4:53
@mansolo3048
@mansolo3048 2 ай бұрын
Manshaallah no ken ayago badhan ustadahii nadara
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 2 ай бұрын
Waa loo baahan yahay qisooyinka nadaara aqii soo kordhi maansha Allah
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 2 ай бұрын
Maasha Allaah Aad Ayaynu Ugu bognay qisooyinkan Iyo Kuwa kalabaa soo wad
@lelaurierhotel9724
@lelaurierhotel9724 2 ай бұрын
mashallah Mr Nadara we need more story like this
@abdiyusuf5963
@abdiyusuf5963 2 ай бұрын
Nadaara waad mahadsantahay brother qisooyinka i noo wad insha Allah jazakumu allahu khayra
@abwaanMadaale
@abwaanMadaale 2 ай бұрын
Masha allaah qisoyinkan oo kale waa qisoyin wax gal ah ee noso badi macalin Nadaara waxan kaaso salamayaa wadanka The Netherlands. Waxan kal9 kaa codsan lahaa barnaamijka xog waran ama m8d ka ag dhow inaad noo soo deysaa waayo waxan jecla barnam8jka xig waran ee idaacada horn afrik aad kasi deyn jirtay alle haku sharfo ustaad Nadaara alle haku xafudo aduun iyo aakhiro janada alle ha inagu kulmiyo. Mahadsanid🙏💯🙏
@SafiyaAli-z4o
@SafiyaAli-z4o 2 ай бұрын
Masha Allah wa si wacan mar Hore away ahead mahadsanid
@wiiloaden506
@wiiloaden506 2 ай бұрын
Asc nadaara qisadan waa shax shax wayna fiicantahay in aad ogaato waxyaabo badan oo kaa qarsoonaa aduunka laakiin Qaza ha hilmamin.
@abdirahmandiriye2833
@abdirahmandiriye2833 2 ай бұрын
Wad mahadsantahay gudoomiye noo soon badi sheekada waan kuu xiisnaaa thanks ❤❤❤❤❤❤
@asha3777
@asha3777 2 ай бұрын
Waa qiso qiiro leh, soo daa Xayaysiinta shisheeyaha naga daa, Nala ogow dalka wixii faaiido u leh Mahadsanid
@AbdiAde-k5z
@AbdiAde-k5z 2 ай бұрын
Soo badi ustaad nadaara sheekoyinkan oo kle waa fcn yihiin inkastoo aan 2 sano ka hor aan maqlay sheekadan
@mahadmohamedjama8519
@mahadmohamedjama8519 2 ай бұрын
Nadaara mahadsanid noo soo badi qisooyinka thanks 😊
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 2 ай бұрын
Subxaana allaah ilaahay haynaga nabadgeliyo saaxiriinta iyo sharkoida nadaara aad baad umahadsantahay inoowad qisooyinkan ookale🎉
@FadumoD
@FadumoD 2 ай бұрын
Maansha alaah alaah ha ku barakeeyo ,noo soo badi sheekooyinka
@jamalmarfadi6958
@jamalmarfadi6958 2 ай бұрын
Masha Allah waa qiso and ifiican noziyadi wadna ku mahad Santamaria sisoco
@AbdulBashir-wv9nf
@AbdulBashir-wv9nf 2 ай бұрын
Waankasugeyne mahaywahadnokeentee walal Maan
@deeqoabdi690
@deeqoabdi690 2 ай бұрын
Waa barnaamij aad ifiican .anigu waan xiiseeyaa qisooyinka aduunka kadhaca noosoobadi
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 ай бұрын
Wsc Mansha ALLAH inoo soo kordhi Qisaska xaqiiqada ah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 ай бұрын
noso badi wan K helanay xaqiiq waa qiso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yahyamohamedamiin3127
@yahyamohamedamiin3127 2 ай бұрын
Asc ustaad nadaara maasha Allaah hore u soco insha Allaah från dulmi diid thanks
@sahalabdi2338
@sahalabdi2338 2 ай бұрын
Excellent nadaara tv djibouti
@liibaancabdibashiir5978
@liibaancabdibashiir5978 2 ай бұрын
Nadaara tv noo soo badi sheekeeyinka dhacdoo yinkaa
@liibaansalaad6622
@liibaansalaad6622 Ай бұрын
Qisoyinka noo soo badi ustaad nadara mahadsanid
@haboonadan
@haboonadan 2 ай бұрын
Masha Allaah Tvga ha sii wado🎉 noo soo gudbi qisooyinka dunida ka dhacdo. Shaqo wacan idin rajaynayaa❤❤❤❤
@afarah4929
@afarah4929 2 ай бұрын
Arin cajiib ah, waligey saan wax ma u dgageysan, nadara hadu afka furo lagama hoos kaco😂👍. Lkn safari remit contract nadara tv mey ku jirta 🤣🤣 nadara show lee u maleyey, mahadsanid nadara 🙏
@hayataliwarsame4758
@hayataliwarsame4758 2 ай бұрын
Mudane nadaare runtii qisooyinka aduunka ka dhacayo waa fiican yahay in aan ogaano waadna kumahadsan tahay figradaada hore u soco mahadsanid
@hawaweheliye1842
@hawaweheliye1842 2 ай бұрын
Barnaamishka qisooyinka dunida wansoodhowenayaa aniga xageyga balse mahubo inaan dhamaan kaqeybqaadandoono sababto ah wanmashquulbadanahay.💯💯👍🏽👍🏽👍🏽
@NasirHasan-qd7nf
@NasirHasan-qd7nf 2 ай бұрын
ASC, Abdiqadir Nadaara Raigaygu waa :- Subax,Galab iyo Habeen waxa iska leh GAZA ila ay ka gulaystan ama ay shahidan. inshallah. Qisoyinka waqti 4aad inoogu samee sida Barqinka ama Fiidka hore. Mahadsanid,Darillahay ayaanku jeclahay.
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
ARIN LAYAAB LEH OO AYSAN MARNABA FILANAYN | SEE WAX U DHECEEN?
23:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН