Qisadeena todobadkan:Gabar Aroos aheyd oo lawaayay, baaristeed waxaa kaqeb galay police iyo cayayan

  Рет қаралды 65,599

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Пікірлер: 306
@XawaCige
@XawaCige 2 ай бұрын
سبحآن الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Talmoona
@Talmoona Жыл бұрын
Walahi. Nadaara waaa naga soo daahday ani KZbin wax kale ma daawado adi iyo Ali Harare kaftanka siyaasadda. ❤❤❤
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
Tixsiga/duqsiga buluugga waa wax igu cusub sheekadiisa. Waa dhacdo aan wax badan ka kororsanay. Mahadsanid Ustaad Nadaara, halkaasi ka wad dhacdooyinka uu qoray ninkaasi odayga ah.
@a.aziizjaamac1028
@a.aziizjaamac1028 Жыл бұрын
Nadaara maasha allaah wallaahi qisadaan waa iga yaabisay ee ninyahow asbuucii 2 jeer nooga dhig mahadsanid
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 Жыл бұрын
Waa Qisa Naxdin Badan ah Allaha u Naxariisto Maskiintaas Aamiin ustaad Nadara Mahadsanid
@harunsalhan674
@harunsalhan674 Жыл бұрын
Masha Allah Jezakumalah it’s good story Hadii alle idmo Waa inoo next Friday aniga waxaan kuu baxshey (NDR) Waa magacaga aan soo gabshey waxan jogaa USA Maryland ama sida aan isku la naqano(macalinka weyn) runtii cnn iyo aljasira isku war ma aha mana isku dhawo Marka laga reebo marka laga hadlayo Cimilada Waxaan USA imatey 1988 waxana ahay cayaal xamar jab jab mahadsanid NDR
@hiboascwllofadlanqaybihika6297
@hiboascwllofadlanqaybihika6297 Жыл бұрын
Wayab wan dhagays ta qisoyinka lakin manta ka hor mamaql dikhsigan wad mahadsathy nadaara ❤❤❤
@gulledmohamed8795
@gulledmohamed8795 Жыл бұрын
Pls soo badi qisoyinka aad wariyahas kasoo xigato
@faisamohamed9766
@faisamohamed9766 Жыл бұрын
Wat mahadsan tahay aboowe qaali sabti kasta wa gadaa hada kadib qisada wa jeclahay
@jaalemaadam5261
@jaalemaadam5261 Жыл бұрын
Nuxurka sheekada: 1. in aynu iska ilaalino in suuqa lala aado waxyaabo qaali ah oo naftaada khatar galin kara 2. in qofkii shirqool gaysta in uu asaga ku danbaynayo 3. sirma qabe Allaa u maqan 4. booraan hadimo haqdin ku dhici doontayaa mooyi iyo in markii aan la xidhiidhno xarumaha amniga hadii khatar ku soo wajahdo.
@ahmedsakawe5982
@ahmedsakawe5982 Жыл бұрын
Masha Alaah Qisooyin aad u wanagsan ayaad no soo desaa waad ku mahad santahay ustaad n
@FaaaraxmaxamedOsman
@FaaaraxmaxamedOsman Жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad wankaga mahad celinaya qisoyinka ad noso dhigto fadlan noso badi qisoyinka
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 Жыл бұрын
Wn arkay inbadan suqsigaan buluga iyo cagaar lkiin waba benbi baari calami ah shekada aad bey xiiso u lahed sida quruxda badan aad nogu soo diyaarisay allh gacantada haku barakeyo ❤❤❤❤
@ahmeddahir4028
@ahmeddahir4028 Жыл бұрын
Thanks ustad
@usrasaid4097
@usrasaid4097 Жыл бұрын
Masha Allah wa aqoon wawwww ❤
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Жыл бұрын
Cajiib 👍👍😢
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 Жыл бұрын
Waxbarashada dheeldheelmaha iyo aqrikana waxbaan baa lagu ogaadaa thankz nadaara noi Badi qisooyinka hortaa qeer
@haadiguure7364
@haadiguure7364 Жыл бұрын
Maansha alah wlhi waa batnamij faa ido badan iyo waxbadan laga barankaro Ani ahaan Aadban uga helay
@laylaahmed5783
@laylaahmed5783 Жыл бұрын
Saxafi nadara uun ba u aqan one in millions ❤
@Fatmahusse
@Fatmahusse Жыл бұрын
Sikasta oo dulum loo qariya allah agtiisa kama qarsoona dulumkas dad badan soomalia na n ay keysteen macquul iyo kaba daran allah ka cabsikii ayaa ummada ka dhamadey
@65nuuryare
@65nuuryare Жыл бұрын
Maasha alaah tixsiga baluuga ah waan bartey hada wahow usoo baxo wana cilmi igu cusub madaarka noo soo badi sheekoyinkan jasaa kala kheer
@alimacalin583
@alimacalin583 Жыл бұрын
Wonderful story and full of lessons
@libanmaxamad3705
@libanmaxamad3705 Жыл бұрын
6
@maxamedaden6332
@maxamedaden6332 Жыл бұрын
Waa sheeko cilmi ah
@ibrahimhusien9350
@ibrahimhusien9350 Жыл бұрын
Wcs. Mahad. Sanid. Nadaara. Waa. Sheeko. Cajiib. Ah. Sxb. Noowad. Dhacdooyinka. Aduunka. Waana. Ku. Mahad. Santahay
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Жыл бұрын
Ustaad dadkaan oo u eg aakhiro moog Ilaahay baa u naxariistay in la qisaaso!!teeda kale qisadni waxay cadayn u tahay abuurka Rabbi iyo cajaa,ibta ku duugan oo cid koobi kartaayi aanay jirin ilaa Ilaahay mooye!!!
@siraadcabdinuur9412
@siraadcabdinuur9412 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@yuusufmuqtaarcabdiraxmaan
@yuusufmuqtaarcabdiraxmaan Жыл бұрын
Macalin nadaara waan kulasoconaa oo
@somaliboy4446
@somaliboy4446 Жыл бұрын
Maasha allaah jizaa.a kumullaahu kheyran scw
@Saamir-yarre
@Saamir-yarre Жыл бұрын
Tnx ustaad nadara
@dallaad
@dallaad Жыл бұрын
masha alah waa sheko wax wayn laga faidi karo marka warka way ka faido badanthy ee soo badi insha alah
@nuurulamiin2359
@nuurulamiin2359 Жыл бұрын
walahi qiso cajiiba alaha u naxariisto marxuunti la dulmiyay,anigu markiba waan fahmay sirta dilidankeeda markay dahabka badan aya dibada la aaday,marka somalay ha layska jiro dahabka qaar ee meelaha qaar loola baxaayo tani waa cashar runtii
@ahmedsaliimofficail4818
@ahmedsaliimofficail4818 Жыл бұрын
Allah maxaay Qiso tahy , Qisada #Basamaad Allah unaxariisto
@shiineceno4298
@shiineceno4298 Жыл бұрын
Wa sheeko Xiiso leh Ineey socoto aya rabay Shugran Ustaad
@hassanabdikhalif8359
@hassanabdikhalif8359 Жыл бұрын
Waa sheeko ilaahay ugutalagalay in lagu waanoqaato lanabarto kaalinta daqsiga buluuga ah si aysan u dhicin markale
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Жыл бұрын
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Nadaara Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 Жыл бұрын
Waa Kheyb waayn oo kamid ah Baarista Meedka wuxuuna ka mid yahay Qaababka Baarista lagu barto Waliba dabagalka Ayaa LA baraa
@saidsahal6625
@saidsahal6625 Жыл бұрын
Asc Maashaa Allah Maashaa Allah mudane A Nadaara mahahadsanid many thanks
@qajafweyn
@qajafweyn Жыл бұрын
Fantastic sign. halkaas kasii wad waa very interesting story.
@abdiccna2192
@abdiccna2192 Жыл бұрын
Waa Arin muhiim ah Duqsiga buluuga ah waa Raqjooge oo meelaha ay ku dhintaan dadka iyo xayawaanada qaar lagama waayo waana uu ku adadagyahay meesha uu ka Urriyo Dheecaanada Naadirka ah sida Dadka oo kale.
@ZakiDucaqabewaalid
@ZakiDucaqabewaalid Жыл бұрын
Waa qiso kamida kuwa aniga isoo marey oo kale aniga waxan ku ogaaday dhacdada igu dhacday lacag ayaan adeegsadey maahin mid aan qoraal ku soo koobi karo qisadeyda ee mahadsanid ustaad
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 Жыл бұрын
Asc nadara waxa marmarka qar waxa noso gelisa qisoyinka nabsiga wayo waxan laiga galey nabsi marka fadlan marmarka qar
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 Жыл бұрын
Hhhh
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Жыл бұрын
Ustaad nadaara mahadsanid
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta Жыл бұрын
mansha allah wa cilmi iga dahna oo an ka kororsanay wa arin cajiib ah
@ayaanalichama1383
@ayaanalichama1383 Жыл бұрын
Acuudubilah ilahyo imaka hanaga qaadin aamiin
@ahmedzaid3628
@ahmedzaid3628 Жыл бұрын
Mash,Allah , waa sheeko xikmad leh ee qeer ilaahay ha ku siiyo , soo badi sheekoyinka please
@XalimoSahal
@XalimoSahal 2 ай бұрын
Asc mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤ yah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maegal1119
@maegal1119 Жыл бұрын
Masha Allah: Qiso cajiib ah!!
@osmanissa1631
@osmanissa1631 Жыл бұрын
Great story! More please!
@abdikarimnur1960
@abdikarimnur1960 Жыл бұрын
Maa shaa Allaah sheeko cajiib ah. Horey u soco Nadaara.
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 Жыл бұрын
Masha alaah waanku salaamay walaalkey nadaara
@cabdulhiCalishiiq
@cabdulhiCalishiiq Жыл бұрын
Ustaad waa sheeko xiisa badan mahadsanid
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Жыл бұрын
Nadaara wariye qaran keep going qasoyinkana inoso badi insha Allah taas oo an filayo in qisoyinkada aad uga heli donan dadka kugu taxan oo an anigaba kamid ahay
@abdiwahab123
@abdiwahab123 Жыл бұрын
Tan kale oo aan barnamijyadada kala duwan ugu taxanahay waxey tahay in aad inoso bandhigto mesha aad kaso xigato waana wax aad uu wanagsan oo kor uu qadi kara dadka kuguso xirmi dona
@mohamoudjamamohamed987
@mohamoudjamamohamed987 Жыл бұрын
Asc Nadaara Waxaan hayaa qiso udhow Basmaat oo sacuudiga ka dhacday 1980 kii waa gabar falastiiniyad oo la dafay ayado adeeg. Makuso gaartay qisodaasi Waxaan aad I xiseeyo qisoiyinka dambi baarista ku saabsaan sida basmaad oo kale barnaamidkana waan xiiseeyaa ilaa idaacadii Horn of Afric ayaan la socda barnaamijyadaada hadda waxaan jooga Nairobi lkn xamar waan tagaa
@ZakariyoZaki-gg3ed
@ZakariyoZaki-gg3ed 2 ай бұрын
Intadawatay 2024 ismujiya❤
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 Жыл бұрын
waa sheeko cajaa'ib badan ,waana sugi waayey illaa ay dhammaanyso waa nooca sheekooyinka la yiraahdo (Entertain the Brain ) marka walaalkiis soo badi qisooyinka noocan oo kale ah inshaa allaah
@ibrahimhasssan4293
@ibrahimhasssan4293 Жыл бұрын
Thanks naddara noo soo badi plz 🙏
@siciidjoqoraafi5106
@siciidjoqoraafi5106 Жыл бұрын
Waan ku salaamay ustaad
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt Жыл бұрын
thank you nadare wa good wiigii laba mar noo soo daay ugaas wa beelo shekoyinkaan❤
@axmedhassan6963
@axmedhassan6963 Жыл бұрын
Maasha allh wax weyn bn k faa iiday
@mxmdbdl
@mxmdbdl Жыл бұрын
Ilaahay xikmad badana subxanallah
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 Жыл бұрын
😢😢😢😢 mashaa allah walalka hooree u socaa guul guul
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Maasha allaah wax badan ayaan oa bartay mahadsanid Nadaara
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 Жыл бұрын
Asc Nadaara Waa qiso cajiib ah oo cilmiyeysan Aad baan kaaga mahad celinaynaa Usdaad Nadaara. Sida hufan eed Wax noo barayso . ,Mahadsanid Usdaad. Nadaara
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Жыл бұрын
Ustaad nooso badi qisoyinkan cajiibka ah
@hbab6140
@hbab6140 2 ай бұрын
Qisawcajiin ah weeye diqsiga buluugaa waxaaba layiraahdaa baqti joog oo waxa dhintay lagama agwaayo nadaara waa kudhaystaa wararka aad soogudbid iyo qisooyinka mahadsanid
@abdinoralasoow9083
@abdinoralasoow9083 Жыл бұрын
Asc sxb nadaara shekoyinkat nosogudbiso runti aadban uladhacnay sxb nosobadi
@ubax3018
@ubax3018 Жыл бұрын
Waa sax baqti fuul baa looyaqaan taqsiga buluuga ama jaalaha ama cagaar birqaayo
@IseFarah
@IseFarah 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤wa.sir.cajib.ah.weye.
@MohamedAli-kz1id
@MohamedAli-kz1id Жыл бұрын
Mr nadaar Maaciisa somaliga waxaa layiraahdaa bakhti dhawr
@mohamedhusseinahmed8939
@mohamedhusseinahmed8939 Жыл бұрын
Asc nadara qisadaas waa qisa dhif ah. Balse waqtigaan waxaa la isticmalaa Eyaha. Hadii maqayad mesha ku ooliin maxaa la samenaa.
@abdiahmed3670
@abdiahmed3670 Жыл бұрын
Asc Abdiqadir Nadara Sheekoyinka aad so xushid. U badal shekooyin diini ah amba sida siirada navigaatio scw. Xayaatul saxaaba dodkeeno In aad bartisa ayey u baahan yihin. Asc Osman Finland
@mohadeeq534
@mohadeeq534 Жыл бұрын
Masha Allaah nadaara baaritaanka barashadiisa waa muhiim
@yuusufmuqtaarcabdiraxmaan
@yuusufmuqtaarcabdiraxmaan Жыл бұрын
Aad iyo aad ❤❤❤❤❤
@shashmuusegeedigeedi1667
@shashmuusegeedigeedi1667 Жыл бұрын
Ninyahow qatar ayaa tahey we support you
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Жыл бұрын
Waa arin cajiiba subxaanalaah ilaahoow nabadbaadi
@ShukriLoyar
@ShukriLoyar Жыл бұрын
Waa qiso aad uqali ah mahdsanid sheekh so badii 😮😊
@melmi3299
@melmi3299 Жыл бұрын
Mash Allahu ustad soo badi
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 2 ай бұрын
Waa ayaa jiir ku bakhtiyay meherada kadibna waan waayay dhowr maalin ayaan baadhayay kadibna markii danbe waxaa ka helay meel duqsi waawayn ku wareegayo meeshii dolawga ahayd ayaan arkay isago bakhtiya oo qudhun saaran.
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
Waa qiso aan wax badan kabartay mahadasanid wariye nadaara
@ahmedmumin3061
@ahmedmumin3061 Жыл бұрын
Wa arin ican nadara hada kadib Wa inan ogana daqsiga buluga ah somaliyiya maxa diqsi buluga joga kkkk Wa wax ficn odnoso gudbisay mahadsanid
@aminahussein9450
@aminahussein9450 Жыл бұрын
ASC. wll aniga waxan ka codsanaayaa inaadan so gelin dad hilbahooda la jar jaraayo sida qisadaadii 2ad. bikulli ixtiraam. Mhdsanid
@salboroble6803
@salboroble6803 Жыл бұрын
Thanks bro waa shako yableh❤
@Baaaaaar12
@Baaaaaar12 Жыл бұрын
Waa markii koowaad anmaqlo lkn qofna ma aminaayo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@a.aziizjaamac1028
@a.aziizjaamac1028 Жыл бұрын
Mahadsanid nadaara
@medinashegow1855
@medinashegow1855 Жыл бұрын
Thank you for good history
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt Жыл бұрын
wa jeclahay shekoyinkaan isbuucii laba mar noo soo daay ❤
@maxamedshariifisaaq9236
@maxamedshariifisaaq9236 Жыл бұрын
Masha allah waxbad nofa,idaysay alla hakubarabkeyo
@maxamuudhirka2845
@maxamuudhirka2845 Жыл бұрын
waan ka helnay qisooyinka aad ka Soo qaadato ninka reer kuwayd
@Abukhaalid1988
@Abukhaalid1988 Жыл бұрын
waa sax wadankaba duqsigaa waxa uu ku badan yahay meelaha baqtiga yaalo
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Жыл бұрын
Asc wwb, aniga dugsiga Baluuga ah waxa aan ku arkay Baadiya somali waxa uu ku dul Wareegaa marka ay oolaha Bakhtitaan isga iyo shibr wayn oo la dhoh(qalowle ama cantalyaa) Waa ku mahadsantahay sheekada,
@mohamedsandheere6995
@mohamedsandheere6995 Жыл бұрын
Thanks Walaal waan ku qanacsanahay 🎉
@luulmaxamed4468
@luulmaxamed4468 Жыл бұрын
Masha allah wan maqlay duqsiga buluuga waan aamini weysana maanta ka hor
@maryamisse6494
@maryamisse6494 Жыл бұрын
waan arki jiray diqsiga midabka leh waxaanan dhihijirnay baqti ku joog, oo meelaha baqtigu ka dhawyahay aan laga waayin, waxaa garankara qofkii dhaqanka baadiye yaqaana
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Жыл бұрын
Sax
@ZuSubayr
@ZuSubayr Жыл бұрын
Asc wll nadara show waka xaga kaga hay shekoyinka daha dabadisa ee dadka ka qarson xaga kaga hay
@caddekacadde9477
@caddekacadde9477 Жыл бұрын
Walaahi wax badan Aan Ogeen aan ka faa'iday
@bashaal62
@bashaal62 Жыл бұрын
DUQSIGA WAXAAN UGU YEERNAA BAQTI FUUL, OO MAYDADKA AYUU CUNAA OO UU AAD U JECEL YAHAY,
@mahadegal5169
@mahadegal5169 3 ай бұрын
Waa sax waxan ku qaatey seminar
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 Жыл бұрын
Cajiib mucjiso sobadi qisoyinkaan waaba cajiib 😢😢😢iyo murugo 😢😢❤ waxaan unaqaanaa bakhti fuule dakhsigan 😢
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
Maydka ayuu fuula meeshaad ku aragto meeyd baa yaala saas ula soco
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Wxa la dhaha bakhti dhawr wax dhintay unbu lajoga qof&xaywan kale
@mohamedbandiro8699
@mohamedbandiro8699 Жыл бұрын
Acw walal shinaha ayaa aad u adeegsada anigu sheeko iguma cusba sheekadaas waxan maqley shinaha oo denbi ka dhacey oo duqsigaa oo ay adeegsadaan
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Жыл бұрын
Dadka somaliyed ninkq ugu haysta ayaad ❤ sheekooyinka
@enggahayr7743
@enggahayr7743 Жыл бұрын
ALLE HAUNAXARIISTO MARXUUM adas
@abdullahisharifmohamed2247
@abdullahisharifmohamed2247 Жыл бұрын
Asc walaalkey Nadara marka hore waan kuu hambalyeynayaa,marka xiga waa codsi playlist u yeel sheekooyinkaaga hadii ay suuragal tahay.mahadsanid
@Shanfol-l9z
@Shanfol-l9z Жыл бұрын
Macha allh nadaara badi yaa akhi aadban kuu salaamayaa af kaaga caano lagu qabay wax laga wadana garan maayo nin farxay uu n iska dheh wallhi wn yaabay war duqsiga goorahanba waxn islahaa maxa quraanka loogu xusay ileen fawaa idbuu leeyahay aanan dad badan ogayay wallahi qur,aanka xawayaan iyo cayayaanka lagu sheegay haloo kuurgalo si daran waliba aniguba aan iska bilaabe nadaro jasaaka Allah khayrn wlaal
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 675 М.
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Daawo: Filmkii Lawada Sugayay Danyar iyo Daneyste #season 001
33:01
ifiye Islamic productions
Рет қаралды 7
QISO DHAB AH: Shirqoolkii Cajiibka ahaa Wariye Jan iyo MARTIN (Sirdoon)
12:13
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 23 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Wariye Nadaara #1- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
31:23
Taariikhdii Mucjisada ahayd ee uu ka tagay Qadaafigii Liibiya.
29:45
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН