HABEEN: War weyn Bin Salmaanka Sucuudiga oo maanta kahadlay xiliga ay israa'lll lasameysanayaan xir

  Рет қаралды 55,011

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

HABEEN: War weyn Bin Salmaanka Sucuudiga oo maanta kahadlay xiliga ay israa'lll lasameysanayaan xiriir diblumaasiyadeed, iyo warar kale

Пікірлер: 136
@Miisaanka2024
@Miisaanka2024 17 сағат бұрын
Ustaad guuleyso adiga iyo walaalaha falastiin magaacada iyo muuqaada ha jiro
@degaghedi1738
@degaghedi1738 16 сағат бұрын
Illaahow illaahow illaahow raxmaanoow raxiimoow sidegdeg ah uqasaari isreal iyo inta lajirta illaahow guuleeh Palestine iyo inta lajirta Illaahow raxmaanoow raxiimoow baryaha naga aqbal Aamiin Aamiin
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 16 сағат бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@Geele_jire
@Geele_jire 15 сағат бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 12 сағат бұрын
Amiin❤❤
@user-vl2vj1px4e
@user-vl2vj1px4e 9 сағат бұрын
اللهم انصر لإخواننا في غزة
@SaidaAli-l4r
@SaidaAli-l4r 17 сағат бұрын
Mashallah tabaraka gul Falastin inshaallah ❤❤❤
@user-zw9is9ee1l
@user-zw9is9ee1l 17 сағат бұрын
Inta tageersan guusha reer falastiin like isaara asxbta
@rafiq5722
@rafiq5722 13 сағат бұрын
Bin Salmaan waa Cajal maalinba wixii lagu soo shubo ee aaway Odagi ma waxa la sheegaya run ah oo mar hora la khaarijiyey
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 13 сағат бұрын
Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh ❤
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k 17 сағат бұрын
Ilaahow ugargaar falastin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 15 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 16 сағат бұрын
Madaxda muslimiintu waa la haystayaal oo gacanta ugu jira macalinka weyn& ardadiisa alle geesiyaal ha nooga soo saaro raga mulimiinta🤲🤲✌️❤️🇪🇭
@daudabdulle4450
@daudabdulle4450 16 сағат бұрын
Kan iyo Sisii waxa ka runbadan Nathanjahu ciddii igu Raacsan Love Saara ❤
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 13 сағат бұрын
Maasha allaah guul good falastiin iyo muslimiinta oo dhan
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 17 сағат бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 16 сағат бұрын
l❤l❤❤
@ashaare1795
@ashaare1795 17 сағат бұрын
ASALAMA CALEIYKUM WRB
@OmariumAbdalla
@OmariumAbdalla 17 сағат бұрын
Xizbullah awoodeeda ma yara
@abdiisse563
@abdiisse563 16 сағат бұрын
Waa hubaa inaad ka faa'deysateen, ku badel inaad ka bogateen..mahadsanid
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 3 сағат бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 16 сағат бұрын
Carabat manata jirata wa waladu siin waye salaman wala qayerakis logama fadhiniyo rabbi taala ku fiilin
@warda_54
@warda_54 56 минут бұрын
Amiin amiin suma amiin amiin ilaahayow uu gar gar walalaheen falastiin oo ku dulmaan dhulkooda ilaahayow uu keen faraj qayr qaba amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@sadiyoali286
@sadiyoali286 16 сағат бұрын
Horta boqortoyada sucudiga iyo imaradka ameey yihin yuhudi daganan jiray sucudiga
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z Сағат бұрын
Masha Alah waan soodhawaynaynaa hadalka sucuudiga Ilahayow ugargaar ree falastiin Aamiin yaa Rabi❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
@AbdiAgood
@AbdiAgood 17 сағат бұрын
❤❤😂😂😂Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh 😂❤❤😂
@omerhassan3041
@omerhassan3041 13 сағат бұрын
Rabbiyoow MBC boqor ha ka dhigin!hana u calfin kursiga baas ee riyaad yaala .
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 17 сағат бұрын
Wcs nadara show markale well come 🫴🏻 Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 6 сағат бұрын
ASC wall runTa ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA ayaa og laakiin ariga weer baa ku jira arinTan daacad maahan sababToo ah dakadahooda sauudiga iyo emaraT iyo urudun aya wax loo soo mar siiyaa hadey wallahood falasTiin wax u qabanayan yahuuda mey cunaqabaTeyaan munaafiqiinTa ayagaa halkaas falasTiin dhigey yaan been nalooshegin
@xasanaadan7019
@xasanaadan7019 Сағат бұрын
Falastiin iyo dhammaan Islaamka guul. Insha A l l a h.
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 9 сағат бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 17 сағат бұрын
Ilaahow rabiyow israil&mareykan dhulka lajar 🥺palestiin ilaahow u gargar oo dhibtaa ka dulqad🙏🙏🙏😢😢
@MaxamedCabdullaahi-cq2zi
@MaxamedCabdullaahi-cq2zi 17 сағат бұрын
Wariye nadiifa ayaa tahay sxb Lkn kalimada aad tiraaho... waxaan hubaa inaad ka faa iideysateen barnaamijkii hore, waxaad ku badashaa waxaan filayaa inaad .............
@yuusuf786
@yuusuf786 14 сағат бұрын
Guusha alaha siiyo Falastiin
@XawaCige
@XawaCige 6 сағат бұрын
Waxas wax kawayn baa laga rabay wayo sacudigu wa quwada islamka mar horeba in ay xidhiidhka ujaran bay ahayn anagu waxba magaranayno ee allow rer farastin guul dagdaga sii
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 9 сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@CabdiYare-il1ug
@CabdiYare-il1ug 14 сағат бұрын
maasha allaah hambalyo boq salmaan
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 15 сағат бұрын
Guul umada muslimiinta oo dhan
@Wholecarpet
@Wholecarpet 11 сағат бұрын
Ya Rab kibirkan iyo awoodan jabi cidkasta xasuqe oo tatikada badan
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 сағат бұрын
Mansha Alaah tabarka Alaah sucuudiga waa walaalaheen muslin ah guul Alaah xfdi amiin yaa Alaah
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 13 сағат бұрын
Allaahu Akbar allaahu Akbar
@Ahmed-i2j4r
@Ahmed-i2j4r 17 сағат бұрын
Madamma ay isgaarsiintii arqalad geliyeen dhanka xisbulah armeey weerar qaadi rabaan
@afrahap4406
@afrahap4406 17 сағат бұрын
Wcs
@nimohussein9781
@nimohussein9781 5 сағат бұрын
Masha Allah
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 16 сағат бұрын
Mahamed salma waa mujrin waa tii palestiin oo saas loo duqaynayso israiil dhulka sacuudiga wax walbo loo soo marsinayey waa qowda mqashii waana beentii balse palestiin ilaahey dhibka haka dulqado Xornimo alle hasiiyo🙏🙏🥺🥺🥺
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 9 сағат бұрын
Xaqiiql❤❤❤
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Сағат бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@fartun9503
@fartun9503 6 сағат бұрын
wcs wlc brother
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 3 сағат бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@CabdiNaasir-v1e
@CabdiNaasir-v1e 17 сағат бұрын
Ustaad nadara gules bro
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 12 сағат бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 17 сағат бұрын
XISBULLAH, DHULKA AY YUHUUDDA KA KICISAY WA DHUL FALASTIIN, UNA MALEYN MAAYO IN AY DIB UGU SOO NOQON KARAAN.
@xamdiaxmad928
@xamdiaxmad928 9 сағат бұрын
Allaw reer falastiin uhiili iyo islaamku meelujogaba
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 9 сағат бұрын
Wcs.nadaar show. Guul shacabka.falastiin❤❤❤❤❤
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 16 сағат бұрын
asc ❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 15 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 16 сағат бұрын
Sheeq nadaara madaxda sacuudiga waa yahuud
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 17 сағат бұрын
Aloow caawe reer palestine ❤❤❤
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu 17 сағат бұрын
ASC INA SALMAN HADALKIISA WAXBO KAMA JIRAAN SUCUDIGU WAA DAWLADII UGU HOREEYSAY EE YAHUUDA XIRIIR LAYEELATAY WEEYE HADALKAN NINKAN INA SALMAAN WAA QAWDA MAQASHII OO WAXNA HA'UTARIN
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 16 сағат бұрын
Turkigaa ka horeeyay
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu 17 сағат бұрын
SHICADAAS AYAABA KANNOOL WAXAN GUDAAFADAHAAS SUNNI ISKU SHEEGEYA ALLA MAXAA KAFULAYSAN DHAXDOODA UUN HA ISLAAYAAN
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 17 сағат бұрын
SUCUUDIGU MIYUU WALAAN YAHAY.SIDEE BUU ISRAIL OO DILEYSA WALAALAHOOD FALASTIIN XASUUQAY AMA XASUUQAYA CARAAB OO DHAAN ISKA EEGAY U ISKUGU AAMINI.
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 16 сағат бұрын
Haa gormey karti yeshen
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 17 сағат бұрын
Asc nadaara show habeen wanaagsan
@nasriabdirahman4157
@nasriabdirahman4157 15 сағат бұрын
Alh
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 17 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 15 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@warisroobo1759
@warisroobo1759 8 сағат бұрын
Hada xiriir uma dhaxeeyo miyaa Saudi iyo israil,???????waa marin habaabin iyo war aan qof caqli leh ku socon ee waqtiga warkale inaad geliso ayaa ka roon.....
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 17 сағат бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 16 сағат бұрын
M.a M bini s👑
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n 17 сағат бұрын
Wcs wrxm nadaara
@nabadoonhassan3399
@nabadoonhassan3399 17 сағат бұрын
Adc
@Jibril58
@Jibril58 17 сағат бұрын
Ciidan iyo hub so isku mid mahan
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 17 сағат бұрын
Musliminta o dhan may go ankas qaatan sida sacuudiga
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 11 сағат бұрын
Inta kale ayaa qaxi haduu dagaal cusub ku bilaabo xisbulah ninka waalan ee Mr netanyaahu
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 17 сағат бұрын
Muxuu ugu ogolaaday inay Soomaraan baabuurta xamuulka ee yahuuda u raran ee dakada Emarat uga soo dega kadibna Jordan kasoo galaan muu Cunaqabatayn saara hadee run katay Gaza Cunaqabatayn saaran yahuuda u quudiyaan Xuuti baa bada ka xiray may ku garab istaagaan
@Khadijo60
@Khadijo60 17 сағат бұрын
natanyahu waa fircoonkii sannadan allaha ummada ha ka qabto
@ladansalat
@ladansalat 3 сағат бұрын
Asc fircon dhama hawenka iyo carurta matabanjirin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 16 сағат бұрын
Wcs wr wbr akhii
@OceanRehab
@OceanRehab 16 сағат бұрын
Fulay Fulay dhalay wuu ka baqayaa Israel marjuu arkay waxa ay lubnaan ku sameeyeen
@shaa1547
@shaa1547 9 сағат бұрын
Waa nin waalan oon garaneeyn waxa oow sameynaayo ninkaasi waxa oow ka shaqeeyaa dantiisa oo kaliya xataa yahuuda dhibaato weeyn ayoow ku yahay oo marabyo in mushkilata oo asagu faraha ugaliyay dhamaato lama yaabo in oow nabad qaato ilaa dowlada oow hugaamiyo burburto taasina ma muuqato oo kuwa xakjirka ah inta oow maqlaayo dowladiisu waa jiree lakin midabaa dhici karta in eey bananbax ku dunshaan dowladiisa
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 17 сағат бұрын
Asc wll nadar wakusalmay adiga iyo umad reer falsatiin guulaysta yahuda alaw jabi tafararuq iyo talo.laan kurid musibo an daw lehayn cudur iyo cafimad la aan clamo iyo cabuq an dawo lahayn allhayaw raxmaanaw raxiimow adaawaxidah galada naga qabo
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu 17 сағат бұрын
SALAFI SUUFI IKHWAN DAACISH SHABAAB ICTISAAM BALO IYO BAAS.....
@omarhussien8958
@omarhussien8958 16 сағат бұрын
how bout Wahhabism? Diinteena cusub ee Somalia!
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 17 сағат бұрын
Asc
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 6 сағат бұрын
Good News Free Palestine
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 30 минут бұрын
Wcs wll w
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 17 сағат бұрын
Allaa mahadaasle😂😂😂😂😂
@dodo6860
@dodo6860 6 сағат бұрын
Yuhud way jabtay mana kamayso
@hony5804
@hony5804 6 сағат бұрын
Qawda maqashii waxna howqaban weye binu salmanow telfono qarxis iskudiyariya😂😂 islamka alle hamideyo
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 9 сағат бұрын
Ilaahay swt genocide Netanyahu balaayo uu eedo hakala kulmo maqaawimada Gaza xuuti iyo xusbullah amiin
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 10 сағат бұрын
Haday macaamilaan oo yuhuudu aado sucuudiga sucuudigana ay aadan talabib oo ay labada dawlo macamilaan Maxa u dhiman
@HodanXuseen-yu9ky
@HodanXuseen-yu9ky 9 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@bandarCabdullahi
@bandarCabdullahi 17 сағат бұрын
Ask
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 17 сағат бұрын
walee waa tagnay maskaxdaa naga dhimatay cidii meel furtaa wadanka gudahiisa haday noqon lahyd cusbitaal ama goob wax barasho ama ganacsi ama wax soo saar waxaa la siinayaa magac aad wax macnaa ku lahayn afka , ama dhaqanka ama deegaanka inaan liidano fahama
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 17 сағат бұрын
yahuud wadnaan jirin lkn Xisbulaah wax ay samayn karto ma jiro wax ka fulaysan shiico ma laha marka yhuud laga reebo
@hawal1287
@hawal1287 16 сағат бұрын
bin Salman awalba yuhuud daboolan buu aha
@maden7818
@maden7818 12 сағат бұрын
Khaladka waxaa iska leh alaabaha elektronikada ah ee laga keenay yuhuuda in laga gato sababtoo alaabo ay sanooyin qaraxyo kusoo xiraayeen ayay kasoo gateen yuhuuda. Haku sameeyaan boycott oo iska mamnuucaan alaabaha laga keeno yuhuuda si looga baaqsado qaraxyada yuhuuda.
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 17 сағат бұрын
Iran wa bakhti xusbullah naf ma leh, hadii xusbullah dagaal qadi weydo in12hrs, xusbullaha mar 3aad nagta laga gelin doona
@abdiwalixajiraabi3158
@abdiwalixajiraabi3158 17 сағат бұрын
taas danteeda kujirta sababtoo ah uma bacbacdhigkarto uk America iyo yuhuud
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 11 сағат бұрын
Way baqayaan
@marian5607
@marian5607 17 сағат бұрын
😅 cabsi in telefonka wax loogu xidhuu ka baqay binu sulayman 😂😂
@xasanaadan7019
@xasanaadan7019 Сағат бұрын
Haka sugin laba dowladood,inta ayba deris yihiin.
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 15 сағат бұрын
🤔🙏🏾🤲
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu 17 сағат бұрын
SABABTUNA SUCUDIGU WAA SAXIIBKA KOOWAAD EE MARAYKANKA LA AH WEEYE SUURTA GAL MATAHAY ISRAIL XIRIIR LAMA LIHI.!!!!!😂😢😅😮
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 15 сағат бұрын
Xisbulaah bootada hanaga deyso waxay tareysaa ma jirtee maalin walba nagtaa lagu hayaa hadana ficil malaha qolyaha duubabka weyni
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 17 сағат бұрын
dhaxal suge maxaa loo leeyahay isagaaba eadanka maamulee aabihiina waa maxbuus magac uyaal ah
@fadumoali7402
@fadumoali7402 17 сағат бұрын
Dabadhilifka reer galbeedka💯🤡
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 17 сағат бұрын
Waxaan rabaa inaad noo faah fisid lubnaan malaha miyaa ciidan qaran oo aan aheyn xisbullah?
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 11 сағат бұрын
Yuhuudigaa Ina salmaan rushdi hoosta ayuu heshiis kala yahay yuhuuda waayo hawadiisa wuu u fasaxay sidoo kale mafiada imaaraadka iyo isaguba waa kuwa dhulkooda Soo Mariya agabka yuhuuda loo wado
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 16 сағат бұрын
SU.AAl dhulka lagu celinayo dadka sobara kacey ma dhul israaiil ledahey ba mise wa dhul ay xoog ku qabsatey????????
@seynabisaq2051
@seynabisaq2051 17 сағат бұрын
Tasso weligeey ma aaminayo
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 38 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 85 МЛН
خسائر ثقيلة تكبدها ضباط النخبة بجيش الاحتلال في غزة.. ماذا يعني ذلك؟
16:14
Al Jazeera Mubasher قناة الجزيرة مباشر
Рет қаралды 423 М.
أين نسل يأجوج ومأجوج؟
13:33
الدكتور راغب السرجاني
Рет қаралды 25 М.
The appearance of 3 signs that indicate that the Great Battle (Armageddon) is approaching!!!
32:28
د. هيثم طلعت Dr. Haitham Talaat
Рет қаралды 3,1 МЛН