SUBAX: Xaalada farahay kasii baxeysaa, Xisbullah oo seefta galka kala baxday, weeraro maanta dhacay

  Рет қаралды 39,494

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

SUBAX: Xaalada farahay kasii baxeysaa, Xisbullah oo seefta galka kala baxday iyadoo maanta ay dhacewn weeraro khasaaro geystay.

Пікірлер: 124
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 6 сағат бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@Geele_jire
@Geele_jire 6 сағат бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 сағат бұрын
Ilaahoow u naxariisto dadkii xisbulaah ka dhimatey intii ku dhaawacantey Alaha caafiyo
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 сағат бұрын
MAREYKANKA waa argagixiyaha aduunka ka,ah NO1 ISLAAMKA SOmalida ka midka ah allaha ku nabadyeelo america
@IsmaaciilGaaweeto
@IsmaaciilGaaweeto 6 сағат бұрын
ALAAHU AKBAR xisbulaah guul
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 4 сағат бұрын
Subxanallah ilaahay swt haw naxariisto inta dhimatay inta dhawaca ahna haw boogo dhayo amiin
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 7 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adnaadna9442
@adnaadna9442 7 сағат бұрын
الله اكبر ❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 5 сағат бұрын
Sheydanka weyn marekan iyo shayadiinta Israel ilaahey dhulgariir iyo uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 сағат бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 6 сағат бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Guul xisbulah idanka alle yuhuud alle adhaxda haka jabiyo
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 5 сағат бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين ودمر أعداء الدين وانصر عبادك الموحدين اللهم اجعل بلد الإسلام أمنه مطمئنه يارب العالمين
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 4 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR allahayow Musliminta guusha halelsi oo garabsih
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 6 сағат бұрын
Allah akber Alxudulaah guul xisbullaah 🇱🇧🤲☪️💯💪🇵🇸Allah jabi yahuud shayadiinta Amerika 👺☠️ Allah caawi reer falastiin xamaas maqawinda alqsaam 🇵🇸muslimiin oodhan miday 🤲☪️🕋🇵🇸🇾🇪🇸🇴🇹🇷🇱🇧🇮🇷🇹🇷🇸🇴💙❣️😍🇱🇧💯☪️☪️☪️
@asfarcade9911
@asfarcade9911 7 сағат бұрын
Cabduqaadir. NADAARA. soo badi Barnaaajmij yadaadi. Sabbto ah. WARARKA waa isdaba joogaaan beryahaan wey is barkan yihiiiin. Zxpo so booobsiii hadiii kale wakaa Guuureynaa
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 4 сағат бұрын
Ilaahay swt ha jabiyo yuhuud amiin yaa Allah
@AhmedAbdikadirA.K.L
@AhmedAbdikadirA.K.L 5 сағат бұрын
Allahu akbar
@sahroali2547
@sahroali2547 5 сағат бұрын
Allaha u gargaaro dhamaan muslimiinta
@SakizolaSakisiciid
@SakizolaSakisiciid 6 сағат бұрын
Falastiin guul❤❤❤❤❤❤❤
@Blackiislo
@Blackiislo 6 сағат бұрын
Nadara waan ku salamey Wararka Somalia 🇸🇴 noosoo tabi malintii hal waqti Dagalka Gaza dhamaad maleh waan ku daalnay 🎉🎉🎉
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 5 сағат бұрын
ولاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 5 сағат бұрын
Allahu Akbar wale xaqii ba hadlay wan sheegay in aney yahuudu horumarka garin balse reer galbeedka iyo ayaga isi sheegi dona Rabbiyow meganta Allow badbaado aduun iyo mid aaqiran ka barinay Amiin guul xaqudirirka
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Alle ha u naxariisto dadka ku shiiday dalka lubnaan kuwa dhaawacmayna alle ha caafiyo yuhuud iyo maraykan alle haka cidhib tiro dunida waayo waa argagixiso
@LabaDhagax
@LabaDhagax 5 сағат бұрын
ALLAAHU AKBAR
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 сағат бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 сағат бұрын
XISBULLAH, CAASIMADDODA LAGU LAA'YAY, IYAGUNA MA DUMMIN KARA CAASAMADDOODA DABAQYADA DHAADHER, XILLI AY WALIBA JOGAAN.
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
@IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 3 сағат бұрын
insha alaah wn wan kaguulaysanaysaa yahuuda
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 сағат бұрын
Yahuud Ilaahey ha jabiyo iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 5 сағат бұрын
WA LA OGAA, IN UUSAN HOWSHA LUPNAN KA MAQNEYN MACALLINKODA.
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i 7 сағат бұрын
ASC ASXBTA MELKASTA O AD JOGTAN WA BATALALE BODHARI BARBARA ILA SO DHAWAYEY SUXUFIGEN RUG CADAGA AH EE BADARA SHOW
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Сағат бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 6 сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 3 сағат бұрын
allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏
@abdiali2420
@abdiali2420 7 сағат бұрын
Wcs
@XawaCige
@XawaCige 3 сағат бұрын
Isreal ale amni masiyo o masibo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo amin
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 2 сағат бұрын
Xisbulaha magac fican bad wadatane yuhuda meel nagasara 😢😢😢😢😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 сағат бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Yuhuudi talaabo ma qaadi kartio aanuu ogayn maraykan waa laba inkaar qabe nacaladi haku dhacdo meel ay joogaanba
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 6 сағат бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@MahamedAbdi-cc8sw
@MahamedAbdi-cc8sw 7 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@asfarcade9911
@asfarcade9911 7 сағат бұрын
Waa hadaa ilaaahy Nabd Ka rabti waye
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Ilaahoo yuhuudi waxba maaha naga qabo maraykan waayo waa fircoonka qarniga waa argagixiso cancer dilaa allaw adhaxda ka jabi kuna salid ruush shiine malaa ig dhulgariir iwm
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 5 сағат бұрын
Gobanimo wayku sugen💪💪💙
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 5 сағат бұрын
Yahuud Masiibo alaha ku rido
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 сағат бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RahmaAhmed-ob5hj
@RahmaAhmed-ob5hj 5 сағат бұрын
wcs
@رقيةروبله
@رقيةروبله 6 сағат бұрын
ilahay ha isku jebiyo shicada iyo yuhuda imisay xasuuqen al suunaha ciraq iyo sirya iran yaman waxas o muslimin ah iya layay shico iyo yuhud
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 7 сағат бұрын
Wcs wr wbr akhii war baan kaa sugaynay
@asfarcade9911
@asfarcade9911 7 сағат бұрын
Hada waxaa so hadlooyo. Xasan Nasrullaaah. Dhaqso so Gali Hadaa Ilaaahay nabd Ka rabtit Nadaaaara
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 3 сағат бұрын
Xisbullah illa ay talafif ku garaacdo madafiicda waxba galka seefta kamey saarin, wax ay xeeriyan xusbullah & Iran o u hadhay ma jirto
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n 7 сағат бұрын
Wcs wrxm nadaara
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Kerby yuhuudi yuhuudi dhalay nacaladi haku dhacdo beenaale wakaa alle ku markhaati fulay
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 6 сағат бұрын
Maraykan musiibo haku dhacdo hadii ay isla qorshayn in ay dhibaateeyaan shacabka reer lubnaan yaa wax kaqaadi karo
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 6 сағат бұрын
Good job
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 6 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud muslimiinta ku nool caalamka
@asfarcade9911
@asfarcade9911 7 сағат бұрын
Hal. Waqti Ziyaado xitaa So dhex Gali mar mar 4Xili Ka dhig. Hadiii. Bacdeenah Io booorsadeenah waka qaadaneynaaa Like nah kusiiiineymo
@naimo133
@naimo133 5 сағат бұрын
Bilaa dhaqan maxey tahay saad dadka ula hadleysid
@shukriyusuf8546
@shukriyusuf8546 6 сағат бұрын
Best analysis. U r the best.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 4 сағат бұрын
GAALO, HAL HAL AYEY CARAB OO IDIL U MOORA DUUGAYAAN, WAANA SIDU TAR TAAR U WADA LAAYAY CARAB.
@mawlidhussein
@mawlidhussein 7 сағат бұрын
Asc waan kusalaamay Nadaara barmaajiku waanagu daahay waan sugila ayn
@MazdaMaalim
@MazdaMaalim 6 сағат бұрын
Wcs mr nadara
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 4 сағат бұрын
alle haw booga dhayo rer lubnan dhib koodana dheef ha ugu bedelo wixii dhibkas geysteyna waa in loo oqoon sado argagaxiso
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 6 сағат бұрын
Marekanka iyo yahuuda wa isku mid alle hakaqabto islamka galadan dabada xaarka kuleh
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Yuhuudi dhimasho ma sheegto lkn adhaxda ayey ka jabeen
@naimaboor5646
@naimaboor5646 6 сағат бұрын
waa yaratahyee itasa leeyaa
@samir7657
@samir7657 5 сағат бұрын
Iraan iyo Hassan Nasrulah waxba ma so wadaan. Ana runta idiin sheegaya. Mesha waxa lagu shirqoolaya plastines. Ayatulahiga Iraan wa mujrim dhameeyay saraakiishi iyo madaxdi Iraan. Natanyaahu isaga ugasi daran Palestine. Si bareer ah ayu u dilay geesigi Palestine Ismail Haniya isago ku raali galinaya Maraykanka si u iraan cuna qabataynta uga qaado. Marka Xisbulah iyo Ayatulahiga Iraan wixi dhimanaya waxba kama Galin. Wa qawda maqashi waxna ha u qaban
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 сағат бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 6 сағат бұрын
Wcs wll w
@abdirahmanabdikarin1873
@abdirahmanabdikarin1873 3 сағат бұрын
Xayeysinta Somaliland ka saar
@MaxamedXasan-s3p
@MaxamedXasan-s3p 5 сағат бұрын
ASC MAXAAD WAADNA. QASTEY XAYESIIN BADANAA
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 6 сағат бұрын
Xisbulaah markay sawirada ka soo qaad qaadeysay maxay kawaday horte 😂meeshaas sawir waxba kama taro ee drons kaamirada meeshay ku xirayeen maxay wax kale ugu xiriwaayeen 😂
@menhee7408
@menhee7408 7 сағат бұрын
Waa yaab hadii mobilka laiskuqarxinaa ileen halis Ayaan gacmaha kuheysanaa 😢
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 7 сағат бұрын
Guul palastine inshaallah
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 6 сағат бұрын
Israaiil kaligeed waxba ma samayn karto wax kasta waa macalinka wayn
@ayaanmahamed270
@ayaanmahamed270 6 сағат бұрын
Yuhuun malinwalba madhaafto dhimashadoodu hal qof been badanaa awalbabeen yuhuudbay uahaayeen
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 2 сағат бұрын
Kalay yuhuudu run kama sheegto khasaaraha gaadhay
@ardayaduun8008
@ardayaduun8008 5 сағат бұрын
Yaa oran kara mareykanow lugbaad ku leedahay islaamka inta sheegata
@saafi1302
@saafi1302 5 сағат бұрын
Nasrulaah kii hore maaha fuley buu noqday lexejeclo iyo lixdanjir
@anfacahmed8981
@anfacahmed8981 5 сағат бұрын
Plz arimaha soomaali kusoodar barnaamijyadaada mhdsnid
@رقيةروبله
@رقيةروبله 6 сағат бұрын
Alaha iku dira shico iyo yuuhuda
@karlesk6498
@karlesk6498 5 сағат бұрын
Odaygii xassan nasrallah ayaa cabsi darteed wax uu sheega garan wayaay ayada oo wajigii laga Durham karayay argahax iyo anfariir uur ka qaday weraarka dhanka is garsiinta ee lagu soo qaday kooxdii
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 6 сағат бұрын
❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤
@Ikismn123
@Ikismn123 5 сағат бұрын
Yuhuud iyo shiico waxoodu dagaal ma aha waa riwaayad
@AbdiAgood
@AbdiAgood 6 сағат бұрын
🎉😂Tabintaada tayada leh ku mahadsanid 😂❤🎉😂❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 5 сағат бұрын
Asc nadaara show galab wanaagsan
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 сағат бұрын
Wax kasta oo israa'iil samayso maraykan ayaa qayb ka ah! Waxba tari mayso in magrigooda maraykanku dafiraan.
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 6 сағат бұрын
Maxay xisbulaah ugu wareegaas maalahaan may weeraraan wadnaha iyo bartamaha caasimada disgusting
@abdiali681
@abdiali681 6 сағат бұрын
NADARA SXB QAALI ADIGA OO MAHAD SAN ,XAYEYSIINTA DIB INOOGA DHIG OO HADALKA KA HOR MARI ,
@eastafricanpost3784
@eastafricanpost3784 7 сағат бұрын
Nadara ninyow baryahn beenta noo qasta
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 5 сағат бұрын
War nadaara waxaagii oodhan way wada qaldanyin dib uraac qaqtiga aad soodaysay warkaaga waalagaabaxay
@asfarcade9911
@asfarcade9911 7 сағат бұрын
NADAAARA. Barnaaamijkagi so boobsiii zxpo waakusugi waynee
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 6 сағат бұрын
Xisaabkasta oo israaliil kensato waa in 0 lasoctaaa
@maden7818
@maden7818 6 сағат бұрын
Xasan Nasrullah waa calool weyne booto badan. Hadal wax tari maayee ee cadowga iska celiya.
@maxamedjibriil5258
@maxamedjibriil5258 5 сағат бұрын
Waxan isgaar siinta lagu qarxiyay muxuu yahay?
@MouminHersi
@MouminHersi 6 сағат бұрын
Weerarki qa dacay libnan ee technologiada Waxa isqa qaashaday Neto iyo israel
@Halima-v8c
@Halima-v8c 6 сағат бұрын
MARAYkan maa ceeb wax ka dhibtaa hubka falastiin lagu gumaadaba saw asagu ma leh wuu ku tala galay inuu carab dahabkeeda oyo shidaalkeeda qaato maatideedana xasuuqa madaxda carabtuna siii xoolohii xero igu jiraan
@HaliimaBintumawliid
@HaliimaBintumawliid 4 сағат бұрын
Xisbula wajib keda hagudato cadawga hayska celiso
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 3 сағат бұрын
Waryaa haday waxa sheegen waybabe.een
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,1 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
26:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,2 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН