Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020

  Рет қаралды 1,117,100

AhMato Films

AhMato Films

4 жыл бұрын

Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Cayuuni Qurux Hees Cusub Ha Ciishon Vidio Music 2020
Hees Cusub 2020 , Hees Cusub 2019, Heeso, Somali Song, Music, Xidigaha Geeska ,suldaan seerar 2020, kiin jaamac 2020,hodan abdirahman 2020,ugbaad aragsan 2020,hodan abdirahman 2020 ,yurub geenyo 2020 ,mursal muuse 2020 ,xidigaha geeska 2020 ,gulled simba 2020 ,halimogobaad 2020 ,yurub geenyo 2020 ,hees cusub 2020 ,somali, gulled simba 2020 , nimcaan hilaac 2020 , somalia, somaliland , heeso cusub, asma love, farxiya fiska, xidigaha geeska 2019, dhaanto cusub 2019, dhaanto, cabdi hani, hodan abdirahman iyo mursal muuse, waqal studio

Пікірлер: 368
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD Жыл бұрын
Dhamantin Asxabta Nagu Xidhan Madaxa Ii Sarantihin Meel Kasta Oo Aad Joogtan Subuscrbe Noo Saara Mahadsanid ❤❤🙏
@user-zz9kz8ws2s
@user-zz9kz8ws2s 7 ай бұрын
RhFHF❤❤❤😂BKA
@qadanhodomuhumed8987
@qadanhodomuhumed8987 6 ай бұрын
111😢😂😂❤😂😂😢😮❤❤😂❤😂😂😂😂😂
@user-xv1tc8ct7r
@user-xv1tc8ct7r 4 ай бұрын
Dhipta LaYzkU eega waYnO dhaxaYzO ❤ 2024
@SaadamCadulahimaxamed
@SaadamCadulahimaxamed 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤111❤❤
@user-rh1ei5ce2j
@user-rh1ei5ce2j Ай бұрын
Xasuus iyo waayo waayo heestan macaan boqoradii codka magool iyo fanaan qasaali alle labadapa ha unaxarizt0h heestan talantaliga waxan daawanaya anoo gaadhi wata safar habeenimo ku jira hargeysa ila jigjiga sanadkuna yahay 2024 bishii 17/6/2024 saacaduna tahay 00;10 habeenimo hadad heestan macaan dib us00 booqatid likes ii saar libaaax ama libaaxad 😊
@Nastehha
@Nastehha 24 күн бұрын
From JiGJiGa 💋 😂
@Maxamedcumar-mj2pg
@Maxamedcumar-mj2pg 6 күн бұрын
❤ 2:49 🎉2:50 ​@@Nastehha
@Suu234.
@Suu234. 5 ай бұрын
Yaa Ila dhageesanayo 2024 😢
@Isuroon46
@Isuroon46 4 ай бұрын
Ani😢
@Suu234.
@Suu234. 4 ай бұрын
@@Isuroon46 ❤️😭🤌🏿
@abdirashidmahdi702
@abdirashidmahdi702 3 ай бұрын
Aniga shaqo le kujiraa ilhy awoodisa bishii 12/4/2024 caawa qaraamiga ayaan wakhtiga kudhaadhicin
@MaxamedCabdi-ko7bj
@MaxamedCabdi-ko7bj 2 ай бұрын
Ani
@safiyoafrax9712
@safiyoafrax9712 Ай бұрын
Me
@mohaxiis1132
@mohaxiis1132 3 ай бұрын
23/4/2024 habeen saalaasa 12:48:00 doha Hada akhrido like isaar❤😊
@HaniYuusuf-mq4pt
@HaniYuusuf-mq4pt 2 ай бұрын
4:52 galabnimo 2024/5/may😢😂
@mohaxiis1132
@mohaxiis1132 2 ай бұрын
@@HaniYuusuf-mq4pt dib usoo raadisay😂
@user-np9ru1vq3n
@user-np9ru1vq3n Ай бұрын
24 daawanaa😂
@nuura6075
@nuura6075 Ай бұрын
17/6/2024 😢ninkeyga o kala tagnay hal gabar udhalay ba idhahayo an isku labano ano urka gabdheyda 4bil calosha ku eh igu ifuray waliba si an wanagsanen ila dhaqmay😢😢😢💔
@khadarhinomoalin1515
@khadarhinomoalin1515 Ай бұрын
Ku laabo abaayo
@AbdiqaniHugur
@AbdiqaniHugur 27 күн бұрын
Ku laabo walalo
@sabirinsabirin5832
@sabirinsabirin5832 14 күн бұрын
Haku noqon talo xumaa nimankan 😳😳
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 8 күн бұрын
Abaayo haku noqo haduuba ku furay wlhiy waayo waxyar ixtiram haduu ku hayo waxkasta oo dhaca kuma fureen waayo uurbaad u ledahay somahan😢
@ashasaid7324
@ashasaid7324 7 күн бұрын
Ha ku noqon nin maalin aad garabkiisa u baahnayd kaa tagay 🎉
@user-lc7nv1uw3d
@user-lc7nv1uw3d 4 ай бұрын
Waqtiga Manta ikaaa xirxiray marbuu ifurfuri donaa😢 adne uu ikaa xirxiri ninba tokadii waqti bey uso gali 😢😢😢😢😢
@magoolalli
@magoolalli 11 ай бұрын
yaa ila dhagaysanaya 2023 Habeen anoo safar ah hargysa ka imaaday Oo miyi usocda midkii an jeclaana anu isku dhcnay aya gaadhigi an sarna laga daaray heestan wan xasuusta oo intaan wacay aya heetan dhagaysiiyay Hada wxa laga jooga 3 sano
@IsmailAdan-tx6ew
@IsmailAdan-tx6ew 11 ай бұрын
Hda ma is gursateen
@CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc
@CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc 10 ай бұрын
show anuu ahaa kaas?
@mowlidadan4459
@mowlidadan4459 7 ай бұрын
😢😢
@mowlidadan4459
@mowlidadan4459 7 ай бұрын
​@@CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc😂
@user-tg1jy8rh2q
@user-tg1jy8rh2q 6 ай бұрын
Kk adigu hermiyi sanidaa maxad ka dhagesisay show ninkii uu yabay😂😂😂😅
@Codka_mustaqbalka
@Codka_mustaqbalka 6 ай бұрын
06.01.2024 Maalin Sabdi ah Austria 🇦🇹 Vienna ayaan ku dhageeysanayaa
@SafiyoXasan-yt4xw
@SafiyoXasan-yt4xw Ай бұрын
5:49/5/30/2024 xamar cdy anoo wax dhipa qabin baan iska dhegesanooya markaan Hoosha qabanayo inaa heesaha qaraamiga ah daarta iska jeclhy weliba kuwa jaceylka ah ❤😂
@sharmaarkexaaji7027
@sharmaarkexaaji7027 4 ай бұрын
Ruux Dhaawac geysto Dhayayaa ma liite! Baytkaasi waxa ku jira garnaqsi iyo ka garaabid xaajo taagan,waa bayd ay ku jirto gobanimo weyn.
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Wax garad baad tahay saaxiib
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan raxmaanku haw naxariisto Qu'een Of voice Xaliimo kh Magool.
@qaasimcabdi9108
@qaasimcabdi9108 5 ай бұрын
Sowtu raxma xaliimo khaliif magool iyo qasaali my Allah have a mercy Galab thalaasa ah galinkii danbe waxaan ku dhagaysanayaa makhaaxi coffee macaan Nairobi jam street ❤
@AmranAbdi-zs7gy
@AmranAbdi-zs7gy 2 ай бұрын
Ma kula dhagaystaa😂❤
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 Жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa keeekay dhaheen❤
@KayseMaxamed-ds8sv
@KayseMaxamed-ds8sv Жыл бұрын
Dhegrse
@Goreygoray
@Goreygoray 7 ай бұрын
maxamed warsame qaasali iyo xallimo Khalifa magool Alle how naxaristo 😢
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
Anna dhiig sidaan galay kaymaha ku.dhuuntee. Adiguba dharaaraad ka qosleysey dhooshee. Dhibtoo laysku eegaa waa innoo dhexaysee. Waayo waayo. Waa.xusuus I like this song it is reality.
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 7 ай бұрын
Meesha haku ciyaarinee dhaha: Dheegow danteennii, Anigaa dhaliiloo, Ruuxse dhaawac gaystoo, Dhayayaa ma liitee!!
@mukhtaarmaaro6247
@mukhtaarmaaro6247 Ай бұрын
Xusuus 20/3/2004 anigoo miyi jooga ayaan ka dhagaystay rikoodh. Caawan hadana markale ku murqaamaya 17/06/2024. Taarikhdu waa dhigaal Dhab u fiirso
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 12 күн бұрын
2024 7 9 kedi ban intan so mirqamy ku raxaywnya gaeacaw ma mac bad cunaysa mise miiro😂
@apdoqaniofficiall5988
@apdoqaniofficiall5988 7 ай бұрын
20/12/2023 11:30 waa malin xuzuuz leh yaala dhagysanaya reply ama like wll ciyal 2023😮
@HananoHospitalAfgoi-jk9pk
@HananoHospitalAfgoi-jk9pk 7 ай бұрын
snigs aniga
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 25 күн бұрын
ILahay haw naxariisto labadoodaba waa mcn iyo xikmad isku darsatay
@user-nd8du2ft5t
@user-nd8du2ft5t 6 ай бұрын
28 Dec 2023. Habeen khamiisa sanadkii cusbaa ay ka dhimantay. 3 habeen Yaa soo Bookhday dabaday👍
@mohaxiis1132
@mohaxiis1132 3 ай бұрын
Ma nooshyyyy😊
@HassanFatow
@HassanFatow 10 ай бұрын
Cajiib wa hees aanan caadi aheyn
@user-lb5iv9xx7b
@user-lb5iv9xx7b 6 ай бұрын
22/2/2024 habinomo taladah sacadunah tahy 3:47 daqiqo😢💔😢
@Gooshacas
@Gooshacas 9 ай бұрын
Xasuus igoniya ayey heestan Itahay aniga iyo xajigetga 2017 mar an isku dhacnay waliba kala gonay xiririki dhamaday cadho ku kala gurnay dhageysn jiray xiligas oo an dhameyey high school jmcdne cules iga sarna madama jecel la dala dhacayey iyo murugo bdn oo kan 3 sano xirir jecelka aheen naag kale la aqal galay hadane qalbiyan wan jabsna 😭😭😭😭😭 hadane waxan sugayey maalin un inuu iso laban dono isago nabsii xidhxidhay oo jecelki kayagii ahaa un socon dono wayna dhacday taas oo 2018 dhamaadkedi cafis ufidii yey qofti iyada aheedna waa kala yaceen lkn anigu jecelki badna iyo xisihii way iga ba.een oo qof ad adag ayaa nokhday sasey tahy calafka ka bodi wayey iyo qofkan yar irabaa ee nabsigu iso xidhay 2020 is gursanay alx hadaa reer buuxa nahay oo 2 wiil ujoogan m.a lkn heesta marka maqlo meel beerka kamiida igodaa waxan xasuusta 100 jeer inkabdn ina udiri jiray heestan. Yaab wlhy wan qoslaa marka so xasuusto xaladas wlhy 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 jecelku waa wali an lagu qireen😂😂😂😂😂😂 yaa ila miida talow 😅😅😅😅
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 9 ай бұрын
Tolow Man Is Ogayn
@Gooshacas
@Gooshacas 9 ай бұрын
@@AhMatoFilmsHD side man isku Ogeen cml wllo
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 9 ай бұрын
Isku Qiso Wll Waana Tan Markay igu Dhacday Aan Heestan Lyrics Qoray KZbin Soo Galiyo Igu Kaliftay
@Gooshacas
@Gooshacas 9 ай бұрын
@@AhMatoFilmsHD haa. Xanun waye
@cabdishakurgaas3929
@cabdishakurgaas3929 8 ай бұрын
Waali toos ah weeye.😅
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 10 ай бұрын
Caawa ayaan dhagaysanaya oo xisbiyada loo xumkumay doorashada
@sacadcabdiwahaabc.wahaab1158
@sacadcabdiwahaabc.wahaab1158 Жыл бұрын
Dhibta leysku eega wey inaga dhaxysay😢
@Hubaalpodcast
@Hubaalpodcast Ай бұрын
15/6/2024/ habeen ciidii carafo. Saacadu waa 8:31. Saalaadda cisho laga soo baxay. Aniga oo ku jira xaalad wareersan🙆‍♂️
@kaalkaaal9194
@kaalkaaal9194 Жыл бұрын
Wayo wayo yaa so xasustay manta😂
@nadaruun
@nadaruun 10 ай бұрын
8/9/2023😢💔
@kalloofficial5153
@kalloofficial5153 10 ай бұрын
Kla mid ahay ❤❤🎉😢
@user-uw7qs8ug1j
@user-uw7qs8ug1j 10 ай бұрын
Hi wll❤😢
@nadaruun
@nadaruun 9 ай бұрын
​@@user-uw7qs8ug1jhee wall😢
@nadaruun
@nadaruun 9 ай бұрын
​@@kalloofficial5153😢💔😔
@daahircabdi-dt5rq
@daahircabdi-dt5rq 8 ай бұрын
🖐
@FaraAhmetAli
@FaraAhmetAli Жыл бұрын
Xasuuuus abtigay dhagaysan jiryyy amigo yar😢
@qararabostd5427
@qararabostd5427 10 ай бұрын
Are you sure
@zeyruqmohamed148
@zeyruqmohamed148 Жыл бұрын
❤❤❤Inta dimatay Illaha haunaxaristo ❤Amin Viva Somalia 🇸🇴
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 10 ай бұрын
Aamin Wll
@user-wv9xv5yo5n
@user-wv9xv5yo5n 5 ай бұрын
Masha allah heesaha horay hada isku hal ma aha dad waa dadkii hore ha lii soo raaco❤❤❤❤❤🎉🎉
@cambecabdi2098
@cambecabdi2098 Ай бұрын
❤😂🎉😢😅😊
@guledguled6968
@guledguled6968 6 ай бұрын
30/12/2023 😢❤ Cashqa love hadad igadanbeyso
@cizzudiinake6692
@cizzudiinake6692 2 ай бұрын
10/5/2024 Waxaan soo raadsadey ereydan macanka badan AUN magool qasali 🙏🙏😢
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 Жыл бұрын
Yaa ila dhagay sanayo 1/21/23 ?
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 Жыл бұрын
4/12/23
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
2/may/2023
@NimcoDheer
@NimcoDheer Жыл бұрын
5/5/23
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein Жыл бұрын
22/6/2023
@faraxxasan5757
@faraxxasan5757 10 ай бұрын
12/9/2023
@user-rq5cd2ew2t
@user-rq5cd2ew2t 4 ай бұрын
Adiguba dharaarad ka qoslaysay dhooshe dhipta laysku eega way inaga dhaxaysay 😢❤
@jaamacabdilaahi1997
@jaamacabdilaahi1997 7 ай бұрын
16/12/2023 maalin aan Dib uso noqonayn😭😥
@SuusanHassan
@SuusanHassan 4 ай бұрын
Wakhtigan oo ah saq dhexe daawan heestan waxn rajyn mar un inaan arko nin kygya oo ku sugn xaldn hadda ku sugnhy anu sababto ah aad ban u jeclhy asga lkn sidan u jeclhy asgu jacyl iigu ma muujiyo 😩😢
@istarqanyare7590
@istarqanyare7590 3 ай бұрын
😭😭😭
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 6 ай бұрын
Heestan xasuus gooniya ayay igu leedahay Walalkay iga weyn ayaa dhagaysan-jiray markaas wax yarbaan ahaa oo eriyadda' maan fahayn lkn hadda'oo an dhagaysannaayo si gooniya ayay ii taabatat taariikhdu 13.1.2024 Inan aad an u jeclaa muddo badanna aanu wadda soconay ayaa mid iga jeeb wnaagsan iga guursaday 😢😢
@user-up6we3od4d
@user-up6we3od4d 6 ай бұрын
😢Samir wall mch
@laylaxasan7610
@laylaxasan7610 Жыл бұрын
Erayadii hadraawi muusigii bashiir xadi
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 10 ай бұрын
Zxb hadraawi ma laha erayada Waxaa erayada lahaa abwaan dheeg
@cabdicali6954
@cabdicali6954 10 ай бұрын
Asxabta kwrnm nolosha adunka
@salahabdimohamed
@salahabdimohamed 5 ай бұрын
Dhuxushaad ku joogtiye dhamacdii dareemee Dhuxul -dhimbil dab ah Dhamac -kul daran ee debka.
@LibanCumar
@LibanCumar Жыл бұрын
Adiguba dharaaraba kaqos leysay🥺✊
@CumarJiidhe-zg7hq
@CumarJiidhe-zg7hq 11 ай бұрын
Xasuus gaar ah ayay iGu leedahay heestanN ana go ça si ku jirna ay odaYy moi QaaDi jiRaYy MarKaNn wax aaNn QabaNnO WaYyNu aNaGU isKu soo jeesaNnO aYuu Nasoo Fadhiisin jiraayy😢
@alisaid2008
@alisaid2008 14 күн бұрын
Mirihii hadraawi laxankii bashiir xadi codka xaliimo khaliif magool iyo m.w.qaasali
@qadaryussuf1607
@qadaryussuf1607 6 ай бұрын
Malintii udamsay 2023 wlhi xasuus wayah happy new year 2024 hambalyo soomaaliween
@FarxiyoibrahimMaxamed0-bh3ws
@FarxiyoibrahimMaxamed0-bh3ws 11 ай бұрын
12 / 8 / 2023 💔❤️‍🔥😢dheel dheel ma joogte dhab dhab ka firso ❤️‍🔥💔😥🤲😭
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 11 ай бұрын
Jaceyl waxanun
@adanmukhtar7757
@adanmukhtar7757 11 ай бұрын
20/08/2023❤
@user-rq5cd2ew2t
@user-rq5cd2ew2t 4 ай бұрын
2/4/2021 maalin isniin ah sacada geeska africa ay tahay 2:30 duhurnimo waa maalin aan dib usoo noqon doonin waana maalin xusid mudan waligayna aan qlpigyga ka suulayn 😢😢
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr Ай бұрын
Maxaa ku helay walal
@idirisabdi107
@idirisabdi107 7 ай бұрын
Ama dhamay qadhaadhke waa Inaad dhadhamisa😊😢15/6/2018 hada waxa laga joogaa 5 sano 💔😭
@hothoqaniyo2947
@hothoqaniyo2947 4 жыл бұрын
Wlhi wn ka helye heesta
@user-my3yz9np6r
@user-my3yz9np6r 2 күн бұрын
Dad waxaan ku dhagaysanaya xeradda qaxootiga dhadhaab gaar ahaan xeradda ifo nuura. "Ruux taladu dhaaftana, dhaaxaanu aragnee". 20jul/2024. 00:23. Allow naxaji.
@raage4231
@raage4231 3 күн бұрын
Hestan waxan dhagesanaya 18/july/2924 Haben jimco soo galeysa 10:41 habenimo Waqtiga iyo wayaha waa dhambal aan soo noqon donin Hada iga dambeyso isoo ducey in muradkena aduun iyo Aqiro Alle noo hagaaajiyo
@apdirahmanciise9960
@apdirahmanciise9960 5 ай бұрын
Heesti SNM borama ku so gashay😢😢
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 4 ай бұрын
Axsan hees alle ha unxriiso❤😮
@cabasibrahim3930
@cabasibrahim3930 11 ай бұрын
14/8/2023 😢 ʜʙᴇɴ ᴛᴀʟᴀᴅᴏ sᴏ ɢᴇʟᴇʏsᴏ 23:34ᴀᴍ 😢❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 11 ай бұрын
Cabasow jaceyl❤❤. wayoo wayoo cml
@mazlahnur6392
@mazlahnur6392 5 ай бұрын
13-02-2024😢💔12:30 Dhibta Laysku Eegaa Wey Noo Dhaxaysoo Adiguba Dhararad ka Qoslaysay Dhooshee Ana Dhiig Sadan Galay Kaymahaa Ku Dhuntee Sow Caawa Dhaantiyo Sow Caawa Dhaantiyo Sow Filan Maaysid Sow Filan Maaysid Sow Filan Maysid Dheel Dheel😢💔12:30😢💔😩
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 7 ай бұрын
❤ very sweet song ,i love it
@BashiirBayr-sq2ft
@BashiirBayr-sq2ft Жыл бұрын
Dhab dhab dhab ufiirso the best song
@user-ml1re1zs8u
@user-ml1re1zs8u 7 ай бұрын
Allah u naxariisto❤❤❤😢😢😊
@zakariamohamed5187
@zakariamohamed5187 Жыл бұрын
Old is gold wllhi
@abdinooorabdulaahi5352
@abdinooorabdulaahi5352 5 күн бұрын
Ilahow kuu naxariso
@CabdiazizFareey-cl2yx
@CabdiazizFareey-cl2yx Жыл бұрын
Eraya soo sheega away abwaaniintii
@MamaMaajid04-zg7iw
@MamaMaajid04-zg7iw Жыл бұрын
Hadraawi AUN😫
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 10 ай бұрын
Abwaan dheeg
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 3 күн бұрын
fala soofkii somaalida hadraawi
@user-wq3nv8ki3n
@user-wq3nv8ki3n 6 ай бұрын
Yaah 2024 Dawanayy😂😊
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 4 ай бұрын
halima Qalif magoL❤😊
@osaamevich8784
@osaamevich8784 9 ай бұрын
amba Dhamay Qadhaadhke wa Inad Dhadhamisa😮😢 29/9/2023 Rajo😇
@anothernewlevel3469
@anothernewlevel3469 11 ай бұрын
22/8/2023 old music is better ❤❤❤
@mohaqays2146
@mohaqays2146 9 ай бұрын
73 sano bn jira aniga o labaatan jir ah bn Aroosyada baade ka qaadijiry
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 9 ай бұрын
What 🤣
@zaittmahdi
@zaittmahdi 3 ай бұрын
73 ado jira miya😂 hda😊
@maxamedcadilaahi
@maxamedcadilaahi 8 ай бұрын
Woow hees mcn❤
@CaliCabdiraxmaan-nr6rd
@CaliCabdiraxmaan-nr6rd 7 ай бұрын
Dad waa dad kii hore❤
@user-vi2pj1nm4j
@user-vi2pj1nm4j 6 ай бұрын
Hees micno ah magool lagendary of poetry Somali ❤❤❤
@khalidsakriye7229
@khalidsakriye7229 4 жыл бұрын
Waaa La Yaabay
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 10 ай бұрын
Old is gold❤
@muumincade7827
@muumincade7827 7 ай бұрын
Mu'minka ,7/11/23😊
@abdishakuurmaxamedfantasti4603
@abdishakuurmaxamedfantasti4603 8 ай бұрын
Su aal : horta jacaylka iyo ardynimada maxa ka dhexey❤😂😢?
@IsmaelAdanisack
@IsmaelAdanisack 4 ай бұрын
Massimo ayay isku yihiin
@garqaas4926
@garqaas4926 Жыл бұрын
AUN xalimo qalif rabi qabrigeda waasic uga dhig waxay poroqarada hablaha geeska Africa
@Xasanismaaciil-vd4zv
@Xasanismaaciil-vd4zv 11 ай бұрын
Keep Going
@user-ks2cx6hq8g
@user-ks2cx6hq8g 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ soo badi zxp
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 10 ай бұрын
Ok
@qararabostd5427
@qararabostd5427 10 ай бұрын
Intan laysku eegta way naga dhaxaysee😊
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Ай бұрын
Ale hawnaxariisto mogool iyo maxamed warsame qaasaali abwaankuna c/qays weeye
@user-vv6kc1ef2t
@user-vv6kc1ef2t 8 ай бұрын
Ereyada hadraawi Laxative bashiir xadi Codadkii qaasaali iyo magool aun
@MustafeCabdi-pg9hu
@MustafeCabdi-pg9hu 2 ай бұрын
Hee....qaraami..mcn
@user-ik1yi1fg7r
@user-ik1yi1fg7r 29 күн бұрын
Heestan Waa hees sarbeeb ee..habenkii Aun abdirashid sharmaarke(madaxweynixi labaad Somalia) uu dimanaay Aya...laqadii😢
@sabirinsabirin5832
@sabirinsabirin5832 14 күн бұрын
Ma i sharxi kartaaa
@AbdihakiinCabdirisaaq-is4tu
@AbdihakiinCabdirisaaq-is4tu Жыл бұрын
Qaaraami waa hees dhaba
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha Ай бұрын
16/6/2024 subax ciida 1:00 duhurnimo 😢
@hibonoor4805
@hibonoor4805 Жыл бұрын
What a song 🎵 I liked 👍 it is so sweet 😋
@yussufbere1849
@yussufbere1849 6 ай бұрын
Yussuf
@guuleedcali8834
@guuleedcali8834 Ай бұрын
Hees mcn
@jama3213
@jama3213 8 ай бұрын
18/11/2023 Safae habenimo south Sudan to Uganda 😊
@bilancabdilaahi8078
@bilancabdilaahi8078 5 ай бұрын
10/2/2024 9:56 aroor nimo alle haku xafido hada 2024 dhagysanysid heestan 😢
@gabarshiikhaal3034
@gabarshiikhaal3034 5 ай бұрын
22/2/2024😂😮
@maxamuudbarre5047
@maxamuudbarre5047 Ай бұрын
Old is gold
@shiiceypro5044
@shiiceypro5044 8 ай бұрын
Still enjoy 2/11/2023😢
@nimcaanabdirizak8649
@nimcaanabdirizak8649 15 күн бұрын
Who listen 2024❤
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 6 ай бұрын
5/1/2024💔😢
@liinjeofficail261
@liinjeofficail261 2 ай бұрын
❤❤❤ dhab ufiirso weligaa
@najmaabdiali2377
@najmaabdiali2377 Ай бұрын
10 June 2024 ya ila dhgsty ❤❤
@samiabeauty76
@samiabeauty76 10 ай бұрын
1/9/2023 old music better❤
@abdisalaanmohamed2495
@abdisalaanmohamed2495 10 ай бұрын
Buuga nagu waea qor 😂 22/9/2023 xusuus ban ka dhigan dona I.a
@samiabeauty76
@samiabeauty76 10 ай бұрын
@@abdisalaanmohamed2495 😅😅 hye
@JimcaleClahi-xw7gg
@JimcaleClahi-xw7gg Жыл бұрын
My best freinds
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 5 ай бұрын
31/1/2024😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 27 күн бұрын
Dhibta laysku eegaa way noo dhaxaysoo Adiguba dharaaraad ka qoslaysay dhooshe Anba dhamay qadhaadhkee waa inad dhadhamisaa🤷‍♂️
@Saxarlah
@Saxarlah 14 күн бұрын
07/07/2024😢😫❤
@Mranito
@Mranito 4 ай бұрын
Who is watching 2024
@sucadahmed3303
@sucadahmed3303 9 ай бұрын
October/2023😢
@suhaybxariirxariiraxmed2991
@suhaybxariirxariiraxmed2991 2 ай бұрын
8/5/2024 Asxaapta Hada Iyo wixii Kadanbeya Firsanaysa wn Salamayaa😂
@KuprahodanINAIBRAHIM-si6yf
@KuprahodanINAIBRAHIM-si6yf 3 ай бұрын
3 Dec 2023😢💔 adiguba dhararadka qoslaysay dhoosha😢😭💔💔
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 883 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 230 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 447 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН