Hal adayg : Waraysi Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

  Рет қаралды 64,744

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 352
@snmtv1499
@snmtv1499 5 жыл бұрын
Walahi ninkan hadalkisa waan tageera reerna kuma taagere runtu kahadla waliba waxan hore utaageri jiray xisbiga kulmiye lakin waxan iminka udiga roganaya xisbiga wadani ana kasoo jeeda bariga burco waayo wuu isoo jiiray xisbiga wadani inshaala wuu kuguulaysanaya doorashada soo socota
@abdishakurfarah4132
@abdishakurfarah4132 5 жыл бұрын
Xoghaye Khadar Hussein Abdi, Aqoonyahan Aragti fog, isku kalsoon, Sifiican u yaqaan Waxa uu ka hadlayo, Mustaqbal Siyaasadeed oo Wanaagsan ayuu Leeyahay Maansha allah Hore u soco.
@mokhoibro5035
@mokhoibro5035 5 жыл бұрын
Wariyuhu ku adkee ayuu islaha lkn xoghayuhu sual kasta si fudud ayuu uga jawaabay Aftahan aqooni ku dheehantay
@cadnaanoslo8254
@cadnaanoslo8254 5 жыл бұрын
Hhh ialhy kuma dhiban jawaabta lkn wariye dhex muu ahy
@Shortstories59
@Shortstories59 5 жыл бұрын
Waar ey yar oo neceb xisbiga kulmiye uu u raxleyaa wuxuu marsiunaya jabhda xisbiga wadaniba leh isagoo ugu gabanaya H.yoonis ahaan
@mokhoibro5035
@mokhoibro5035 5 жыл бұрын
@@Shortstories59 Adeer Ninkani Habaryoonisba Maaha
@abdishakur1942
@abdishakur1942 5 жыл бұрын
pinteza graphics qaniis ilma siil ku macaash inaad tahay sidaad u hadleyso ayeey ka muuqata
@abdidanjire5018
@abdidanjire5018 5 жыл бұрын
Anigu waan kasoo dego rogtay kuLmiye caawa ka dip Markad arkay inuusan danka lahayn Doorashoyinka daLka
@mohiprahim3063
@mohiprahim3063 5 жыл бұрын
dan jire sidaa ha u hadlin xusbiga talada haya kama marme hadalka mar danpe hano celin
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 5 жыл бұрын
Awalba wadani ayad ahayd comment kaa uso buxiya
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 5 жыл бұрын
@Khalid Jama mayaa inader gabadh somaliyed ayan ahay lakin walasha iyo hoyada ah
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 5 жыл бұрын
Welcome zx
@Za07Editz
@Za07Editz 5 жыл бұрын
Xoghaya khadar waa siyaasi future ku leh saaxada siyaasada go forward
@abdihamid605
@abdihamid605 5 жыл бұрын
Khadar waa smart he answered every question with intelligence and he spoke like a true politiction that knows what he is talking about .. this man is honest and smart
@book2316
@book2316 5 жыл бұрын
Well he didn't answer this question 24:05 in fact he avoided it completely, he knows the art of diversion.
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 5 жыл бұрын
@paper book, trash-talk of Qudhmiye supporters doesn’t make sense. This man gave exact reasonable and honest answers of every question but those blinded by the toxic tribalism will never accept the truth.
@Sultanadamqassim
@Sultanadamqassim 5 жыл бұрын
Rageedi waa sidmyaasi dhaba oo mustaql ifaya leh like
@amarali4896
@amarali4896 5 жыл бұрын
Messiga xizbiga wadani wllhi waa siyaasi future ku leh saaxada siyaasadeed ee dalka
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Kan haduu xisbiga wadani messi u yahay Waa xisbi aan koob la joogin
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Dhego culus dhiidhiibso ayaan kula talin lahaa weliba guumaysnimo ayaa kuu dheer
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Muuse markuu dadka boobayo ka hadla lkn khadar runtuu sheegayaa
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Ninka muuse taageeraa waa nin aan sharaf lahayn oo bakhti cun ah jabuuti naagaha ka iibiya markaa nijaas dalkii haysata
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Xasan galaydh weriye aan aqoon wanaagsan lahayn oo khadar waxka baranaya si uu isu daawado oo uu yidhaahdo khadar xuseen baan waraystay ana waxaan leeyahay gaadhimayside ku dhererso
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 5 жыл бұрын
Xoghaye khadar ninka qudhee reer kulmiye kaga ilmaysiiya hore usoco zhp ✍✌
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 5 жыл бұрын
Khadar Hussein abdi. Aqoon yahan philosopher bal eegta inta qof aragtidiisa ka soo horjeeeda mddaxiisa ayay ku caayayaaan lkn aqoontiisa way arkaan in uu xataa abahood muuse wado ku marinayo
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Labeenta somaliland weeye geesi geesi dhalay weeye Hadal cad weeye Wadankii qumanyo haysato Ayuu ka damqanayaa
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Ninka waraysiga ka xanaagaa waa sanam sabaaxadi dhashoo ina saliid weeye khadar xuseen cabdi waa aqoonyahan runsheeg ah oo weliba xog ogaal ah askari askari uun ah cid ma xukumo
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 5 жыл бұрын
Nin xamar u shaqategey waa nin kab xaar leh iladay
@yazzinodhahzame9168
@yazzinodhahzame9168 5 жыл бұрын
Siyaasi ruug cadaa ah hore u soco
@abdulkareemaslam4932
@abdulkareemaslam4932 5 жыл бұрын
Run sheeg ayuu Ku caan yahay Khader Hore usoco sxb.
@nuuradiinfarah69
@nuuradiinfarah69 5 жыл бұрын
Thanks
@axmedxaaxi4745
@axmedxaaxi4745 5 жыл бұрын
Wllhi Hadii sida runta loo hadlo jawaabaha bartooduu dhigaya aqoonyahan iga dheh👍
@Sultanadamqassim
@Sultanadamqassim 5 жыл бұрын
Waryaadhaheen ilaahay baa ina dilaye Khadar Hadalkisa kelmad aan diido kuma arag. Walina ma dhamaysan Waraysiga.
@mohalimohsamii5570
@mohalimohsamii5570 5 жыл бұрын
Ninraged hadalyaqan aqonyahan dayar ninkaliyata ka ohiye kulmiye Viva team wadani like sar
@cadnaanoslo8254
@cadnaanoslo8254 5 жыл бұрын
Xasan Male shaqadi saxafi lkn waxa ka muqda in uu kulmoyeysan yahy AMA jeegaan ka muuqato xogeeye khadar waxan ka badan doona siyaasada 👍👍
@abdihakiimmaxamedchannel8455
@abdihakiimmaxamedchannel8455 5 жыл бұрын
Rajada shacabka somalalind hadii xumadu raaci waydo sharciga wanda uyaala DIYAARBANU UNAHAY KACDOON SHACAB 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 5 жыл бұрын
Hadii Biixi Iyo Kaahin Su'aalahaa la waydiin lahaa maka bixi lahaayeen Tolow? Mise way xidhi lahaayeen Wariye Galaydh
@farxaanguul2553
@farxaanguul2553 5 жыл бұрын
Run ahaantii kamy bixi karin
@mohamedhalbeeg7903
@mohamedhalbeeg7903 5 жыл бұрын
Waataan is waydiinayey ba zhp hhhh
@abokorabdilahi8520
@abokorabdilahi8520 5 жыл бұрын
Hassan galaydh 🙌 İnta gacanta u taagtay like ii saar
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 5 жыл бұрын
Waxan leyahay sidad uwaydiinaysay suaalahadag ee aad ugu celinaysay uwaydii xisbiga kulmiye iyo xukuumada kulmiye sida wasiirada balsida ay uxanaaqan anudawane markan eegay suaalaha weryuu waydiinayey xoghayaha wadani waxay u ee gaayen duris iyo caykaradis inu khadar caytamo oo uu taraaro wuu duray weriyuhu ku xigenka xisbiga wadani waana khalad weriyaha xanaaq bakamuuq day soduu usoo fadhoyey marku su aalaha waydiinay xoghayaha wadani
@Shortstories59
@Shortstories59 5 жыл бұрын
Faadumo iyo xoghayuhuu isleeyahay isku dhuvo balse jawaabo aqooned ayuu siiyay ka yar warysiga dabdiisa eega
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 5 жыл бұрын
Xooghayee Khadar we support you 100% through Waddani party. Muujiiyaa Mucaradaada Dhabta ah fadlaan. dalkaa sidaas ku badbaadaaya
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Long Live X.Wadani Ee Wadaniyiinta Rer Somaliland yaa igu raacay
@hamsemohamed5920
@hamsemohamed5920 5 жыл бұрын
Mnsha allllh Xoghaye khadar waan ku watah
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 5 жыл бұрын
Xoghayaha guud xisboga waddani ninkan waa aqoonyahan
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
Xog haye anu kulmiyaan ahay shakhsi ahaana waan ku taageeraa lkin mid malagaa helayaa qof kasta siyaasada markuu banaanka ka joogo waa xariif aan la gaadhin oo hadal macan ood moodo sidaada in janadii lugaha lala galayo hadii lagu doorto hadhawna sidaa muuse aad ku haysato cadaabaha laysjiidhsiinayo waa markaad guulaysatee markaa su'aashaydu waxa weeyi hortaa jireba intan akhriyoo ka weynaye adu qurbajoogna waatahay qurbahana xaaladaheega adag qof kula arkaan ahay ee hadalkaa quruxda badan makaa muwadinimaa mise waa kaa shakhsinimo iyo xisbigu ha helo uun talada kadibna shacabow xaal qaata intii reerkuna buuqa hadayso ?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
XIsbiga wadani aniga madaxdooda kuma amineen ummada somaliland sabaabta oo ah hal siayasi oo aan bukun oo qabiilka ka jacey; wadnaka somalialdn kuma jiro kan yarna adeerkiibaa baa keeney oo muu soo marin marxaladaa lagu doorto daqadu ka soo galey warisyaasha hadhwangnews iyo xisbiga wadani waa cadwaga somalialdn nasiib wanaag soo baxi maysaan insha allha golyaasha na waa la idinka guulaysan doonaa
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 5 жыл бұрын
Xog haye khadar xusen abdi💪❤ aftahan ilhay khibrad siiyay
@samsamm5996
@samsamm5996 5 жыл бұрын
Riya raac baa ugu maahmaahay Baqal yar saasuu uxanaaq sanyahay kkk
@abdalleagtarka4358
@abdalleagtarka4358 5 жыл бұрын
waddani buufiya qudhmiye iyo muuse shaani ba dalkii hog madaw ayey ku rideene kulmiye, kulmiyihii hore maaha
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
Waxna waa sax waxna waa khalad HAGA HAGADA WAXA KEENTA BEEN 👆👆👆👆👆 ABWAAN GAARIYE Hore u soco wariye xasan galaydh
@karti-soor
@karti-soor 5 жыл бұрын
Khadar From Bristol UK local NGo
@guuusha3699
@guuusha3699 5 жыл бұрын
Anigaa waxa igayabiyey sidu shacabka u kala qeybiyey Muuse si u isaguu u bariseeyo.
@axmedxaaxi4745
@axmedxaaxi4745 5 жыл бұрын
Go forward khadar 👍👍👍👍
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 5 жыл бұрын
Anigu wadani baa taageera hadii aanan eheen Somaliland qaabka kutaageero waa dad bulshadu Ku qanacsantahay oo isku keeni kara
@mrbaaxeer4203
@mrbaaxeer4203 5 жыл бұрын
Waar qoladii horn cable Indhawad umay Soo xulan siday weriyasha uso xulan jirtay weriyihii MD daahir riyaale waraysanayay waanu qawadnay ninkan xasan galaydh cawa su,aalihiisu ma miisaanna Waa mida kale dhexdhexaad maaha weriyuhu
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 5 жыл бұрын
Hee muxuu weydiin lahaa wlhi ani ahaa wuxuu weydiiyay su'aal kasta oon maskaxdayda weydiinayay ugu danbayna waxaan ogaaday in isaaq uun iskala qaybiyay oo xisbi kasta gudoomiyaha iyo jagooyinka ku xigaaba reerkiisa uun ay yihiin kulmiyaaba la qaatoo laba beelooda khadarna taa wuu cadeeyay lkin waala badalibuu kusoo gaabiyay duruufbaana keentay anu halkaa markay maraso waxaan odhan lahaa isaaqba haloo taliyo oo 3da xisbi qaranba hawareejiyo
@Naxariiso
@Naxariiso 5 жыл бұрын
Inta raacsan X .Wadani Ee Somaliland waa xisbiga kaliya ee shacabka Rer somaliland badankooda jecel yahiin mustaqbal wayn leh hadaad raacsan tahay x wadani siyaasadiisa Qunyar Socodka Like saar minfadlak
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
Hadaad weligaa aragto soomaali cadaalad ka cabanaya oo aan gabooye ahayn sedbursiimo bay doonayan. Qoloday doonan ha ahaadan.
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 5 жыл бұрын
Haa waa xaqiiq midaasi
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 5 жыл бұрын
Waa siday adiga kulatahay ama aad u turjumatay.
@abdishakur1942
@abdishakur1942 5 жыл бұрын
Yusuf Jama caac qadaad qoysland ma qarsoomeyso si kasto aad u dhigtid
@mubarakkaahim2806
@mubarakkaahim2806 5 жыл бұрын
Jug soo dhacay 2
@abdirahmanyaasiin1575
@abdirahmanyaasiin1575 5 жыл бұрын
Hassan galaydh wariye ruug cadaya suaalaha u waydiyay xoghayaha wan ka wada helay runti
@saedjaanbiir7579
@saedjaanbiir7579 5 жыл бұрын
Xiyaar markaad daawanayso waxakula fudud waxkasta , waxad iska o dhanaysaa, sidaas muxuu usamaynwaayay ,sidaakale muuyidhaahdo. Lkn adigu markaad ciyaarayso xaalku sidaas wuuka duwanyahay. Ninkii fahmay baa fahmay
@crashiidmaxamed83
@crashiidmaxamed83 5 жыл бұрын
Maasha allah siyaasi xumaani ka madhantahay beryahan wadanka qofka caytama ayaa siyaasi dadku uyaqaan lkn khadar waa siyaasigii wadanku ubaahnaa
@somaliland88
@somaliland88 5 жыл бұрын
Ninkani Somaliland siyaasadeeda wax weyn buu ka beddelay, Xoghaye ka aqoon badan dalkaba ma joogo! car waa ninka ii sheega Xoghaye Guud oo ka aqoon badan?
@hamsamoh1454
@hamsamoh1454 5 жыл бұрын
Somaliland88 Walahi Been Kumaad Sheegin Xoghayaha Uun Maahe Siyaasi Ka Aqoon Badan Oo Ka Hadal Aqoonsan Wuxuu Ka Hadlaana Ay U Qodobaysanyihiin Weeye Siyaasada Aduunkana La Socda Oo Aanad Ali Arkaynin Taynu 30 Sano Ku Naqaanay Odayaashan Gabgaboobay Ee Ah Reer Hebel Reer Hebel Ku Jihee Iyo Cay Iyo Is Cambaareyn Uun.
@mustafemohamoud1120
@mustafemohamoud1120 5 жыл бұрын
xoghayaha guud ee xisbiga waddani Mr khadar hore usoco
@ayousef4668
@ayousef4668 5 жыл бұрын
Waxan ka baryayaa ciro in khadar madax waynaha xisbiga wadani in loo dorto
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 5 жыл бұрын
Next president of Somaliland inshaa Allah
@mohamedawale373
@mohamedawale373 5 жыл бұрын
Waar magaca waad igu haysataaye , was side
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Xoghaye, adigu ma waxaad tahay xoghayaha xisbiga waddani mise uur caddee ayaa ah xoghayaha xisbiga waddani. Waxa xaq ah oo xoghayaha guud ee waddani ah mudane uur cadde i.mikana isagaa ah. Wax lagaa dhegeysanayaa ma jirto. Waxba lagaa dhegeysan maayo.
@somricatv5761
@somricatv5761 5 жыл бұрын
khadar afsomali ayuu dhaqday iyo hadal hufnaan. hore usoco
@abdidigaale2767
@abdidigaale2767 5 жыл бұрын
Gur dan sagaaro wax isku biiri habar jeclo maantana makursi baay haaysaa muuse kasoo baqa anaa caano kuuhayee lafageel ciida galeloows kkkkl
@realgirl6570
@realgirl6570 5 жыл бұрын
Ninkan waa fariid fariid dhalay oo aftahan ah Akhlaaq ahaan iyo siyaasad ahan ba hufan Suaalaha siduu uga jawaabayo waa clear
@caydaruuscali1491
@caydaruuscali1491 5 жыл бұрын
Maasha Allah ninkaan xaqiiqda buukahadlay ama kufarax AMA kanax
@craxmaansh.siciid1621
@craxmaansh.siciid1621 5 жыл бұрын
Runti waa nin aragti wax ku dhalaala oo aan iska hadlin Suaal walbo Si fudud ayuu uga jawaabayaa
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 5 жыл бұрын
Waar Muuse inuu Celiyey Foosi wuu dafiray, Foosina wuu hadlay oo wuxuu Cadeeyey in uu Celiyey Muuse. Madax weynuhu Waa In uu Raali galiyaa Sharciga iyo Heshiiska uu la galay Xisbiga.
@somswed.5014
@somswed.5014 5 жыл бұрын
Well Done Khadar. Siyaasiga jiilka soo socda.
@horaloosoconaya6749
@horaloosoconaya6749 5 жыл бұрын
Dhiladu markey gabowdo ee cireesato ayeey gabadh yar soo kaxeesata dabadeedna ku shaqeesa. Cirro marku arkey iin shacabkii ufleyaha ayu inantan keenay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 5 жыл бұрын
Muuse hayscasilo period
@museadan2109
@museadan2109 5 жыл бұрын
Prof khadar educates this guy so call wariye!
@phillianchung7796
@phillianchung7796 5 жыл бұрын
You've got to be kidding me! What can this dude educate? He has barely two marbles to rub together in the faculty of thought LOL! He is a quientessential idiot and i am being generous here! SMH This bald headed nincompoop need to GET an education--he has does not have ANYTHING to give LOL!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
somaliland qurax nabad iyo barwaqa ka muuqataa khadar hadii dhib jiro somalialdn meesha quraxd a badan maad joogteen meel daldalshiisha aayad madax ka soo rid laheyd iyodoo askar kugu wareegsantahey khadar adiga iyo xisbiga wadani nabad somalialnd baad daaco qudhan ka qaadeen
@xamseayax7681
@xamseayax7681 5 жыл бұрын
Xooghaye khadar hogaamiye hal adag
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 5 жыл бұрын
Muuse Wuu Jabhadayna oo waligiijabhad buu ahaa. Mana garanayo Maamu iyo In qoraal lagu Shaqeeyo.l
@shakhsirunsheegeah8524
@shakhsirunsheegeah8524 5 жыл бұрын
Waar Ninkani Waa Messi ga Siyaasada WllhY Wadani Dadkaasa Ku Jiree Kulmiye Halaga Helo wakaase Vampire Miidhan ayay Suudh usoo xidheen Dhiiga Dadka Ku Nool 😂😂
@craxmaansh.siciid1621
@craxmaansh.siciid1621 5 жыл бұрын
Hhhhhh runti waan layaabay masha allah xitaa labo jeer Ayaan daawaday
@mohamedsaed8117
@mohamedsaed8117 5 жыл бұрын
Xataa xisbiga neymar kii siyaasada ayaa ku jira😂😂
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 5 жыл бұрын
Waraysigan maaha mid dhex dhexaad ah ninka wariyaha ah ee waraysanaya xogxayuhu waa yara muxaafid oo dawladuu u janjeedhaa
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 5 жыл бұрын
Saw Horn Cable maaha ma caad baa kaaga qarsoon.
@yassercarafat3168
@yassercarafat3168 5 жыл бұрын
Khadar Hanti Qaran
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
Yaasiro. naaa beeenta joooji.
@leilaosman1429
@leilaosman1429 5 жыл бұрын
Sax sax hor usoc🙏👍👏
@abdifatahhassan6103
@abdifatahhassan6103 5 жыл бұрын
Wariyahu inuu ka xanajiyo rabay lkn ninkani nin u baxaaya maaha siyasadu maaha inad u baxdo dadka sidan nin khadar
@cadnaanoslo8254
@cadnaanoslo8254 5 жыл бұрын
Wxn ka yaabey xogeeye khadar hal suaal oo kuluul kumu celin wariye lkn waxa taa lagu yaqaane qofka akhlaaqda leh iyo aqoonta halka xasan galeydh waydiiyay suaalo bdn oo ka badan mawduuca balwaxad isku eegtan warisige uurcade bixiyay ee uu wariye la murmayay iyo Kan khadar kaaf iyo kale dheeri
@osamenadir8052
@osamenadir8052 5 жыл бұрын
Khadar xuseen ApDi wx GaraD. HOro uzOCo. AQOONYAHAN
@mdh8066
@mdh8066 5 жыл бұрын
Arinka cabdikadir Jirde wa warabe uu taag adiya 1000%
@fethim.abdilahi7222
@fethim.abdilahi7222 5 жыл бұрын
Hadalkana la kala odhan og ilaahayna lakala baryi og wleee xaqiiqa
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 5 жыл бұрын
Aqoon yahan khadar dalka. Ku Baaahan 👏
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
ninkan caqli yaraa oo aqoon yaraa miskiin war wixina wa qabyalad iyo idinkoo og inaydan guulaysaanayn markaa marmarsiinyo iyo dal dumis raba ka warana hadaa dadwayanah somaliland idin yidhahdan ma idin doonayno ma is casilaysan hadii dadka odhan idin diidan waan asiday u eeg tahay walahay umadii odhan waad isku dirten waana laidin diidaya insha Allah
@Hayaan10
@Hayaan10 5 жыл бұрын
Yarkaa wariyaha ah hadii Muuse (BB) ama Kaahin la odhan lahaa warayso Way ku adkaan lahayd in uu suaal caadiya waydiin lahaa.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Adhiraac adhigiisii ha lagu celiyo. Ilaahay ha ka baqo riyo raac oo yaanu ku biirin
@abdiaziizibrahim8467
@abdiaziizibrahim8467 5 жыл бұрын
Xogeye khadar wan ku tageersanahy hadalku soo jideyey wanan ku mahasayahy jawaabaha saxada ee uu bixyey xogayhy wan ku tageersanhy
@mustafeguleed9545
@mustafeguleed9545 4 жыл бұрын
Ninkani khadar xuseen cabdi si aqoon iyo ixtiraam leh ayuu muujiyay lkn waxa meesha ku waalay maxamed cabdi madaxwayne ku xigeenka wadani Suaaasha ah jabhadu wxay muujinayaan rajo
@somswed.5014
@somswed.5014 5 жыл бұрын
We Need More Politicians Like Khadar
@jaabirahmed4946
@jaabirahmed4946 5 жыл бұрын
Nin waalan.
@abdirizkmaxamed3688
@abdirizkmaxamed3688 5 жыл бұрын
Khadar go for ward Siyaasu rug cadayah angu layaabey sida lacagtah cashuur lagu qadanayoh shahadadah somaliland hhhh wllhi dulmih cad Allow naga soo qaboh
@abdirahmanmahmoud5556
@abdirahmanmahmoud5556 5 жыл бұрын
Way xidhilhaa yeen
@masim107
@masim107 5 жыл бұрын
siyaasiintu dadka waxa u hastaan xoolo. waxay ku sheegayaan qabyaalada iska daa hadan aygaa ku shaqaysanay
@yaasiincabdilaahiyaasiinca6702
@yaasiincabdilaahiyaasiinca6702 5 жыл бұрын
maan shalaa
@ahmedmussa454
@ahmedmussa454 5 жыл бұрын
Waa shaqsiga aan hadalkiisa aan daneeyo siyaasiyinta runtii waa hdl yaqan khdr
@ahmedfaisal4949
@ahmedfaisal4949 5 жыл бұрын
Xoghaye khadar si deggen oo aqoon iyo ilbaxnimo ku dhisan buu uga jawaabay dhamman sualihii la weydiiyey. Waxaa cajiib ah sida ka fiirsiga leh iyo feejignaanta uu muujiyey. Gallaydh-na dhexdhexaad maaha.!
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 жыл бұрын
Inan gumeed bukad tahay oo caadifiya weliba waxad sheegaysoo dhami waa astaanta wadani uskagyow
@nadiroahmed1858
@nadiroahmed1858 5 жыл бұрын
He is so funny wlhi waa smart man ninkan oo kale baa leader laga dhigtaa wana uqalma
@dhaladsomalilandcabdalasac4207
@dhaladsomalilandcabdalasac4207 5 жыл бұрын
Waa suaale adiga ma shirwayne ayaa lagugu Soo doortay mise beelbuu kugu keenay yaa KU doortay
@Sultanadamqassim
@Sultanadamqassim 5 жыл бұрын
Ha shirwayna lagu doorty sowkii shegayay miyadan dhegaysan ?
@dhaladsomalilandcabdalasac4207
@dhaladsomalilandcabdalasac4207 5 жыл бұрын
Markii uurcade la eryay ayaa la keenee yaa doortay
@40156
@40156 5 жыл бұрын
Qabyaalad ba lagu doortay shoodje dhukuro
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 5 жыл бұрын
dhego malihi oo indho malihi ayaad lasoo taagan tihiin. Goorma la doortay kulaha.
@Shortstories59
@Shortstories59 5 жыл бұрын
Khadar xuseen ilaahay caqliga kaama qaado hogaamiye dhaba
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 5 жыл бұрын
Siyaasi aad u xariifa waaye waxkaste su'aal kaste siwanaagsanbuu uga jawabay
@abdikhayryasin4054
@abdikhayryasin4054 5 жыл бұрын
baashe waxaan muuse Ogaan hadusameyo sooxirimayo sidiidhakool
@cabdinaasirsaalax3912
@cabdinaasirsaalax3912 5 жыл бұрын
Car waa kuwaase waxan waddani la leeyahay ciil iyo muraara dilaaca wxaaan ahayn ha ka hadlaan
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 5 жыл бұрын
Cirroow ninkan dhalinyarada ah ku wareeji xisbiga iyo musharaxnimadaba.
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 5 жыл бұрын
wariye caadiya noqo oo shaqadada qabso ina riyaraac garsoor dhaxa manoqon karo cidwaliba way ogtahay
@fosiyaabdi5031
@fosiyaabdi5031 5 жыл бұрын
Mashakilka u shegayo halkey kaa jiraan waar nabad gelyada Somaliland baa nadegda wadaniow jooji mushkilaada!!!!!!!
@abdulrahmanmilford5472
@abdulrahmanmilford5472 5 жыл бұрын
Wllee ninkani waa Libaax
@faysalcismaan881
@faysalcismaan881 5 жыл бұрын
Wariye xasan wa nin jira waayo waxuu waydiiyay wixii suaal wadanka yaalay ee waxaan jeclaa inta qabyada uu dhamaystiro
@nimcoyassin1806
@nimcoyassin1806 3 жыл бұрын
Lipaaax hankaaaga waad gaadhi mudane khadar xuseen cabdi 🙋‍♂️
@ahmedqayzinaosman8232
@ahmedqayzinaosman8232 5 жыл бұрын
Aniguh madax Wayne wan ku magacabi laha hadi aan awod uyeelan laha aqoon yahan
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
Ahmad. Anigu adiga dameeer ayaan kuu magacaabi lahaa.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 5 жыл бұрын
WaxaN u sheegay waa sax adba dowlladds reer baa ku difaaceysaa
@mohamedaamiin1330
@mohamedaamiin1330 5 жыл бұрын
Maansha allah Hoggaamiye Khadar Xusseen Cabdi guullayso,
@qaraamilyrics195
@qaraamilyrics195 4 жыл бұрын
Khadar waa caaqil
@cabdicaduur9022
@cabdicaduur9022 5 жыл бұрын
Xisbiga waa xisbiga ubaxii qabyaalada beeray kana waa midhihii ka soo biqlay waxaana xilka loogu dhiibay xaafad ahaan
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,1 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Le parcours d'un roi - Le Maroc de Mohammed VI
56:03
Public Sénat
Рет қаралды 567 М.
Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]
1:00:26
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35